Munasar furre @abdinasir_furre Channel on Telegram

Munasar furre

@abdinasir_furre


✫✫✫ Welcome to my channel ✫✫✫
Wisdom | Motivation | Change yourself | Advice | 🧠🗣📚🖋

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
≪━─━─━─◈─━─━─━≫

Munasar furre (Somali)

Munasar furre waa goob fudud oo ah halka uu ka dhigo adeegyada aqoonta iyo ilmahaaga si aad uga faa'ideystaan. Channel-kan wuxuu ka mid yahay kuwa ugu muhiimsan ee ku saabsan waxbarashada, ilmahaaga iyo howlaha aad sameeyaan si aad ugu noqoto qof ka mid ah kuwa is agaasime. Abdisamad Furre waa madaxa kala duwan ee channel-kan iyo waxa uu ka kooban yahay. Waxaad ka helaysaa halkan waxbarasho, fikir iyo tusaalooyin si aad ugu faa'iideystaan. Channel-ka waxaa ku jira mawduucyo aad u badan oo ku saabsan islaamka, caafimaadka, bulshada iyo horumarinta nafsigaaga. Haddii aad rabto inaad ka faa'iideystaan aqoon iyo awoodaaga, halkan maalmo dhan waa laga soo tagaa aad ka helaysid waxyaabaha cusub ee waxbarashadaaga. Waqtigaaga ka faa'iideyso, ka hadal, iyo ka faa'iideysiga dhammaan kuwa ka shaqaysa fursadaha aad lahayd oo qiimaha leh. Hadii aadan ka faa'iideystaan channel-ka dhexdiina waxaa laga yaabaa inaad ku guulaysato. Si aad ugu noqoto mid ka mid ah bulshada waa inaad ku daawato, ka faa'iideystaan, iyo ka tagi karaan. Munasar furre waa meel adag oo qof kasta oo awoodda leh loogu heli karo aqoon iyo noocyada ka duwan ee alaabada qaaliga ah. Aqbal inaad ka soo jeedi karto channel-kan si aad ugu noqoto mid ka mid ah kuwa ka faa'iideystaan si aad ilaaliyaan iyo ka helaan noloshaaga. Munasar furre waa meel adag oo si fudud oo ah loogu aqoonsado qaybaha ugu muhiimsan ee noloshaaga!≪━─━─━─◈─━─━─━≫

Munasar furre

16 Jan, 19:50


NOLOL BAA DANBEYSEE
NAA WILAADU YAY DHIMAN
YAA NASIIBKA MUU MAQAN
NADBIGAAGU BENÈEYN
NINA DUNIDA KUMA HELLO
FARXAD WADA NAGAATEE
NASRIGAAGA RAAGA
NAXARIISTU DABA TAAL
YAA SAMIRKA NAAQUSAY
NIMCADAADA KAA QAADIN

Munasar furre

13 Jan, 11:11


Ku sharax jacaylka hal erey.

??

Munasar furre

12 Jan, 18:25


Qosolkiyo markaan qiiradaan anigu aan qeexay

Qodobada shirkii shalay dhiciyo aan qudbado
Dhuuxay

qab qabsigii in laga Soo tagay oo talo lamaareeyay

Ayeey iila muuqee midaan dhagarna meesheeda🙏

Munasar furre

12 Jan, 12:17


Mahmah English ah
show me your freinds and I show your future

Munasar furre

27 Nov, 14:06


Sidaana may dhacdaa in waaran loo jaro madax wayne mamul dhan haysta in la yiraahdo hala soo qabto
Dalku wuu is badalay ma aamin san tahy in lasoo qaban karo #Ahmad madoobe

Munasar furre

22 Nov, 05:35


Ha jeclaan jidhkeeda ee jeclow ruuxdeda
Adna ha jeclaan jeebkiisa ee jeclow noloshiisa iyo qof nimadiisa 💕💯

Jacaylka ha waaro @munasar furre

Munasar furre

16 Nov, 10:36


U jeeddada wax akhrisku maaha inaad wada xasuusatid wax kasta oo aad akhridid. Balse waa inay habfekerkaaga iyo noloshaada wax ka baddelo akhrisku. 💯🤓

Munasar furre

16 Nov, 10:35


......

ᴡᴇʏ ᴀᴅᴀɢ ᴛᴀʜᴀʏ ɪɴᴀᴀᴅ ᴍᴀʀ ᴜᴜɴ ᴋᴜ ʙᴀʀᴀᴀʀᴜɢᴛᴏ ɪɴᴇʏꜱᴀɴ ɢᴀᴄᴀɴᴛᴀᴀᴅᴀ ᴡᴀxʙᴀ ᴋᴜ ᴊɪʀɪɴ,ʟᴀᴀᴋɪɴ ᴡᴀxᴀᴀ ᴋᴀ ꜱɪɪ ᴅᴀʀᴀɴ ɪɴᴀᴀᴅ ᴋᴜ ɴᴏᴏʟᴀᴀᴛᴏ ʜᴀᴡᴏ ᴀᴀɴ ᴡᴀxʙᴏ ᴋᴀ ᴊɪʀɪɴ

ᴡᴇʏ ɪɢᴜ ᴀᴅᴀɢ ᴛᴀʜᴀʏ ɪɴᴀᴀᴅ ɴᴀʙᴀᴅᴇᴇʏ ᴛɪʀᴀᴀʜᴅᴏ Qᴏꜰ ᴀᴀᴅ ᴊᴇᴄᴇꜱʜᴀʜᴀʏ ᴀᴅɪɢᴏᴏ ᴏɢ ɪɴ ɴᴏʟᴏꜱʜᴜ ᴀʏ ᴍᴀᴀʟᴍᴏ ᴍᴜʀɢᴏ ɪʏᴏ ᴊᴀʜᴡᴀʀᴇᴇʀ ɢᴀʟᴇʏꜱᴏ Qᴏꜰᴋᴀᴀꜱ ʟᴀ’ᴀᴀɴᴛɪɪꜱ,ʟᴀᴀᴋɪɴ ᴡᴀxᴀᴀ ᴋᴀ ᴅʜɪʙᴀᴅᴀɴ ɪɴ ᴍᴀᴀʟɪɴ ᴡᴀʟʙᴏ Qᴀʟʙɪɢᴀᴀɢᴀ ᴜᴜ ᴜ ᴛᴀᴀɢɴᴀᴀᴅᴏ ʜᴀᴅɪᴍᴏᴏʏɪɴ ᴀᴀᴅᴀɴ ꜰɪʟᴇʏɴ🥺💔
@munasar_furre

Munasar furre

14 Nov, 09:37


Xijabka....😊🌺
🌺 Wax kastoo Aduunkan qiime sare leh, Alle SWT wuu daboolay, waa xafidan yihiin, si adag baana loo helaa, Tusaale diamond, dahab iyo Luul intaba waxaa laga kala helaa Gunta hoose ee dhulka, Godad dusha looga daboolay lakabyo isa saaran oo dhagxaan ah iyo Gunta hoose halka u dambeysa Badda iyadoo lagu daboolay laguna xafiday dahaar aad u qurxoon. Haddaba, haddii aad ogtahay in jirkaagu karaameysan yaay ama qiime leeyahay Xafid oo Astur”🌹
#munasar furre

Munasar furre

08 Nov, 11:05


ASC DHAMAAN INTA HALKAAN KU SXPNAY ♥️ SHARAF IO KRAAMO AYAAN IDIIN HAYAA MAYL WALBOO JOGTIIN WAXAAN IDIN LEE YAHAY JUMCA WANAGSAN DHAMAANTIIN 🕋📿❤️

Munasar furre

05 Nov, 08:54


https://t.me/PAWSOG_bot/PAWS?startapp=Mcoku6K9
LFG!
PAWS is the new top dog! 🐾

Munasar furre

02 Nov, 20:48


https://t.me/major/start?startapp=7303811167

👑 Join me in @Major game and earn $MAJOR token soon!
⭐️ 750 rating bonus for you.
⭐️ 1000 rating bonus if you are Premium.

Munasar furre

16 Sep, 11:57


https://t.me/hamster_Kombat_bot/start?startapp=kentId5612703795
Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token AirDrop!
💸 2k Coins as a first-time gift
🔥 25k Coins if you have Telegram Premium

Munasar furre

21 Aug, 20:29


Abwan ma noqon kraaa asxby ❓️@follow
#somalia

Munasar furre

07 Aug, 17:07


Fardhuuso hye kkkkk

Munasar furre

23 Jun, 11:31


"Laba qof kaliya ayaa ku fahmi doona

"Mid ka mid ah ayaa xaaladdaada soo maray, kan kalena aad ayuu kuu jecel yahay."

Munasar furre

17 Jun, 04:41



Nolosha iyo waqtigu waa labada bare ee dunida ugu wanaagsan: Noloshu waxa ay ina bartaa adeegga wanaagsan ee waqtiga, waqtiguna waxa uu ina baraa qiimaha ay noloshu leedahay! .


#subax_wanaagsan 🥰🤍

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
╭┈─────────────
╰┈➤ munasar_furre

Munasar furre

15 Jun, 17:02


Eid mubarik walalaha muslimiinta ah mayl wal bowd jogtiin
𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗔𝗱𝘅𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸

Eid mubarak dhamantiin walalayaal, Farxad iyo cafimmaad ku ciida, Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan🤲.

عيد مبارك 🍂عيد الاضحى

الله أكبر، الله أكبر، الله أكبر، لا إله إلا الله، الله أكبر، الله أكبر، ولله الحم

  ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲  👍 𝗟𝗶𝗸𝗲   💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

Munasar furre

10 Jun, 19:53


Waxaad dhahdaa si niyad ah..

Yaa rabbi waxaan xiiso u qabaa Baydka aad ku leedahay aduunka in aan maalin tago anigoo xajinayaa oo gudanaya waajibadka kuna dhawaqaya kalimada ah rabbiyow waan ku لبيك اللهم لبيك ajiibay

Hada dhimanaayo anigoo xiisahas qabo ayaan dhimanaya

hada ii qadarto inaan tago anigoo xiiso u qabo ayaan rajeynaya in aan tago aragtida beydkaga

Camal kasta waaniyah إنما الأعمال بالنيات

10 ka maali ee aad soomaneyd waxa laga yaaba niyad-samidaada in aad ku hesho ajar la'eg dadka xajjinaayo

🖊📝

Munasar furre

11 May, 14:22


Ma jiro qiimo ka wanaagsan mid aad adigu isku yeesho dadkuna ay kaa arkaan👀
#Munsarnews

Munasar furre

09 May, 16:15


Mararka qaar farxadeyda ugu weyn waxay ka timadaa ficiladaada iyo qalbigaaga nadiifta ah..🫂🥺❤️
#munasar--furre

Munasar furre

02 May, 17:36


Inaad noqoto qof wanaagsan micnaheedu maaha inaad u dulqaadato xumaanta dadka kale mar kasta.
  #Munasarfurre

Munasar furre

29 Apr, 20:50


Xataa marka aan jawigena garka ah qadaneyno  , waxaad ku xiran tahay  qalbigayga oo dhan.♥️🥺🫶😍
@munasar-furre

Munasar furre

27 Apr, 20:35


Munasar furre pinned «page kaan Maxaa ku haboon oo soo dhigaa?»

Munasar furre

19 Apr, 01:44


Channel name was changed to «Munasar furre»

Munasar furre

20 Mar, 13:46


Channel name was changed to «Munasar»

Munasar furre

05 Mar, 14:08


Asc dadkayga waan idin salamay . Salaan kadib . Waxaan filaa inaa ii wada caafimaad qabtiin . Halkan ayaan taan wax masoo dhigin sababtuna waxaan inka dareemay caajis io hoos udhac channalka.lknse ramdaanka wax cusub ayaan idiin sooo wadaaa . Ee mxaa filleysiin ??? Oo aad jeceshihiin❤️ . Mida kle page ka 2k hala gu tuuro asxbay 👍👌🫡🫡🫡

Munasar furre

27 Feb, 09:30


" Gacantayda midigiyo miirkiyo xiskaygaay  Nolashayda maantana mudantaan ku faanay ....🥺🤞💙

Munasar furre

25 Feb, 16:08


"Mar marka qaar waa inaad socotaa kali waxay kaa caawinaysaa inaad u fikirto si qoto dheer

#habiin wngsan 🔥 qarabo
#Munasarnews

Munasar furre

24 Feb, 14:28


Adigaa marlay dumar
Ugu magac sareeyo
Miiqaamka gobanimo
Rabba kugu manaystee
Muxibada jacaylkiyo
Doonistaadan igu maran
Mara waaxid ila garo
Oo midigta ii dhiib
Aan heeso mariyee.
#Munasarnews