qalas qaawiye SSB @dhiigyacabadii Channel on Telegram

qalas qaawiye SSB

@dhiigyacabadii


dhiigyacabadii (Somali)

Dhiigyacabadii waa qalas qaawiye SSB oo ku taalla Telegram, kan ugu horreysa ee kala socda akoonka Soomaalida. Qalas qaawiye SSB waa qalas lagu daabaco suugaan, maanso, iyo qoraalo kale oo Soomaaliyeed. Kan waxaa loo adeegsadaa si khaldan oo sir ah in akoonka Soomaalida la la socdo kala duwan, laga yaabo inay ka mid tahay dadka Soomaalida ku nool gudihiisa iyo dibadda. Qalas qaawiye SSB waxaa ku jira maansooyin caanka ah, suugaan, iyo qoraalo kale oo la xiriira dhaqanka iyo cilmi-baadhista Soomaalida. Dhammaan akoonka Soomaalida waxay ku dadaalayaan in ay ka faa'iideystaan qalas qaawiye SSB si ay u ogaadaan taariikhda iyo dhaqanka Soomaalida. Haddii aad rabto inaad ka faa'ideystaan qalas qaawiye SSB, ka soo booqo kan hadda iyo halka uu ku taallo Telegram si aad u hesho maansooyin, suugaan, iyo qoraalo kale oo aad ka faa'iideysan karto dhaqanka Soomaalida.

qalas qaawiye SSB

11 Feb, 06:45


Farqiga u dhexeeya "Head of State" iyo "Governor/State Governor/Regional Governor"

Waxaa jira farqi wayn oo u dhexeeya Head of State iyo Governor ama State Governor ama Regional Governor iyo titles ka kale ee loogu yeedho Madaxweynayaasha, Guddoomiyayaasha Gobollada ama ismaamullada, Gaar ahaan marka la joogo diblumaasiyadda iyo arrimaha dibadda.

> Head of State : wuxuu la micno yahay madaxda qaranka ama madaxwaynaha rasmiga ah ee waddan leeyahay, Waa qofka matala waddanka si heer caalami, wuxuuna noqon karaa : Madaxweyne (sida Madaxweynaha Maraykanka ama Nayjeeriya), Ama Boqor/Boqorad (sida Boqorka UK ama Boqoradda Denmark)

> Governor/State Governor/Regional State :
Waa Hoggaamiye Heer gobol ah oo ka tirsan nidaam dowladeed, Wuxuu maamulaa Hal gobol ama maamul-goboleed, wuxuuna hoos yimaadaa dowladda dhexe, Waxaa badanaa lagu magacaabaa Regional Governo, Sidoo kale waxaa loogu yeedhi karaa ; Provincial Governor, Regional Commissioner, Chief Minister, iyadoo ku xidhan hadba waddanka uu kasoo jeedo.

Tusaale : Madaxweynaha Maraykanku waa Head of State, Maadaama uu matalo qarankiisa oo dhan, Halka Madaxweyneyaasha kililada itoobiya Ama States ka wadanka Nigeria ay yihiin Governors (Regional President), maadaama ay matalaan hal maamul-goboleed oo ka tirsan dowlad federaal ah.

> Sidaas darteed, Shirka World Goverments Summit ee imaaraadka ka dhacaya 11 bishan, Title ka la siiyay Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ee "Head Of State" Waxba kuma jabna oo waa Madaxweyne Waddan.

Captain zack

qalas qaawiye SSB

10 Feb, 15:25


Dawlada Imaaradka Carabta ayaa u diiday Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu dalkaasi kaga qayb galo Shir ay ka qayb galayaan Madaxda Caalamku Sida Ilo xog ogaal ah u xaqiijiyeen Luqmaan Media.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sacadihii ugu danbeeyay ku jira sidii Dawlada Imaaradka Carabta looga ergeyn lahaa ka qayb galkiisa shirkaas balse ilaa iyo hada Dawladda Imaaradka Carabtu may aqbalin.

Taas Badelkeeda Madaxweynaha Somaliland ayaa Hargeysa kaga duulay Diyaarad Khaas oo Dawlada Imaaradka Carabtu u soo dirtay taaso ka degaysa Garoonka ay ka degayaan 30-ka Madaxweyne ee Shirka ka qayb galaya iyo madaxda sare ee caalamka ka socota Iyadoo Madaxweyne Cirro loo diyaariyay soo dhawayn la meeqam ah Madaxweynayaasha Caalamka.

qalas qaawiye SSB

06 Feb, 07:44


6 February Maantoo kalle ayuu
bilaabay dagaalka 3 jirsaday

๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ๐Ÿ”ญ

qalas qaawiye SSB

05 Feb, 19:41


Update: Maleeshiyaadka Nabadiidka ah Ee Taliska Tuulada Fuqufuliye ee Koonfurta Sanaag oo ay weheliyaan Maleeshiyaad kale oo ka yimid Bariga Gobolka Sanaag watayna 12 Gadiidka Dagaalka ayaa Jiidaha Koonfurta Sanaag kawada dhaqaaqyo Abaabulan oo ah dulaanka Ceerigaabo.

Kooxahan Nabadiidka ah oo ay kawar hayaan Ciidamada Madaniga ah ee Taliska Dhuurmadare iyo Kuwa Qaranka ee Taliska Dibqarax ayaa aad ugu soo dhawaaday Degaanka Dibqarax halkaas oo ay qorshaynayaan in ay dagaal gaadmo ah kasoo qadaan,waxase si dhaw ula socda Talisyada Dhuurmadare iyo Dibqarax ee Ciidamada Qaranka.

qalas qaawiye SSB

05 Feb, 17:16


Ciidamada jiidaha hore ee gobalka Sanaag ayaa caawa qayb gaadiid la sheega in ay sahan hayeen.

qalas qaawiye SSB

03 Feb, 22:06


Beesha supeer awall ayaa jabhad cusub kags dhawaaqday magalada berbera

qalas qaawiye SSB

03 Feb, 21:24


Huwan Hada Been Moodi Jirtay waakan isagoo sawir ah. yarka Madowgaa waa Jamecian Isaga iyo sxpkiisa ladharka waa Daraag Gadayaal UK raadinayso

Dadkeenu Waxbay Sahashadan, Ninkan wuxu Saxiib Layahay Yarka Dhinactaagan waana Calooshii U Shaqayste Lasookiraystay.

Kolay naarbaa Laga Waraabin Oo intaan Ka Ogahay Dowladu Waxay wada diyaar Garow wayn Dhankasta Ah Balse in Labaahiyo in Magacii Huwan Toos Banaanka Ugu soobaxay.

qalas qaawiye SSB

02 Feb, 08:42


MaaNta iyo maydadka Cusub Yeylle

qalas qaawiye SSB

02 Feb, 06:51


#DEGDEG: Laba nin oo kala sheegtay dhulbahante iyo majeerteen oo sheegay dagaalkii goblay ee doraad inay ku hadfeen ayaa cawa oog soo galay iyaga oo gumays moodaya, intaa ka dib waxa la wareegay ciidanka qaranka waxana hada loo soo qaaday jeel ka burco.

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 20:36


Video kalle oo Labada Lugood iyo Labada Gacmood Isbeer AhaaN Ay SSB ugalla baxeeN masoo Fasaxaa

Love โค๏ธ. HAAA
OoHiNta๐Ÿ˜ญ MAYA

Codku waa 500 midka Lataabto

7 video midba mid ka daraN Yahay AyaaaN Hayaaa Qaarbaa xataa Calloosha isberr aHaan Looga saaray


baradho kulul

Shallay HuwaNtu way Jabtay ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 20:34


Video wakaaa Waa labbo Nin oo huwaNa ka Go, Lasaaray waa La jarjaray

KaN kalleNa Dimaha iyo saqafka sare Ayaaa isbeer ahaaan Looga Qaday

Waad iga HaysaaN

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 19:22


Video DhullbahaNtaa oo kurkuba agyaalo ayaa Laysoodiray

Dagaallka shallay waxba laysuma reebim

Hadii aad leedahay soo dhig
Love TaaBo โค๏ธ

Hadaad Leedahay kadaa meesha
oohinta Taabbo ๐Ÿ˜ญ

Mudo Hall saaca iyo Tijaabo weeye

Wlhy video Aad ka NaxaysaaN hadaad aragtaan argagax leh

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 16:52


Ninka Jaaamac caadalla waa dhiNtay baa Laleeyahay war ball soohadall ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ


Shallay gurmadbuu ku tagay buhoodle ๐Ÿคฃ

HuwaNey kaga sooHadall siiya ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 14:56


Aakhiro Guulleyso iftiiNka GacaN SSB Ayaad ku baxdee

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 14:34


Qallas maan oo ah tiktok caaaNa Ayaa xogo hoose sheegayaaan inuu ku dhintay dagaalkii shallay marna waa dhaawac laleeyahay

Lakin xog rasmi Ah kama hayo runn iyo been labada way noqon kartaa Lakin xogtaasi xaga laascanood dad jooga ayey ka timj

Warkaas halla soohubsado

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 11:00


Ciidamada SSb oo ay dhullbahantihii maydka ka baryayaaan

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 10:58


Kanna wuu dhintay shallay

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 10:57


Dagalkik shallay ayuu ku dhintay

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 10:56


Dagaalkii shallay ayui ku dhintay waxaana wllo yihiin tiktok Caanka dhifiq

qalas qaawiye SSB

31 Jan, 08:37


Saaxiibkay jaamac Cadaalla madhabaa miyuu dhiNtay ball Huwaney ball isoo sheegga Saaxiibkay jaamac

Hadad Nooshahay ball sxb soohadall Jaamacow๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

30 Jan, 20:38


HuwaNTii Cawa Meell wallba Gurmadka ayey Labo dhiGaysaa

DhaamAaN FurimaHa DagaaLka Beri Halla FeejignaaTo

qalas qaawiye SSB

30 Jan, 17:31


Labadii gaadhi ee lagubay mid kamida

qalas qaawiye SSB

30 Jan, 15:32


Labo Gaadhi ayaa maaNta HuwaNta Laga Gubay

MidNa waa Laga Qabsaday

qalas qaawiye SSB

30 Jan, 13:52


VarTaaNa waaTaas waad HaysaaN Reer soomaliland

GaadhiGay la wareegayeen Huwantu ilaaa saaka Waa been Sawirku waa beri hore

qalas qaawiye SSB

30 Jan, 13:39


Xabadu Waxay Hada Kasocotaa Dhanka Habari Heshay Halkaas Dadka Deegaanka Ee difaaca Uga Jira Gumar Ayey Ubaahan Yihiin

Dadka Deegaanka Reer Habar Heshay Hala Garab istaago Sida wararka Kuhelayo Waxa Ladagaalama Huwan Oo Dhan wayse U Jilib dhigeen Oo Rag isdifaacay Weeye.

Ugu DanbayN

Waxay Tahayba Dadka Inagaa Ee iyagu isumuqda Arka Oo dhaafa Hana Ka Ficil Qadanina Dhalinyaro.

qalas qaawiye SSB

30 Jan, 13:28


Ciidanka SSB Qurulugud Weerarkii Gaadmada Ahaa Waxag Kaga Jawaabeen Gacan Kulul Oo Naxariis Lahayn

Waana Labaacsaday Huwantii waxa La dhafiyey Meesha Ay Shangeed Ula Baxeen Ee ay Jiingadaha Kataagen.

Dhalinyarada Kaftankii Tiktok Yaalay Usoo waariday Facebook Waxan Dhihi Lahaa Waar waxani Waa Ceeb Ee jooji Tolow.

qalas qaawiye SSB

30 Jan, 13:17


Video Ay huwaNtii soodhigayso maanta ee ay maxaabiis habarjeclaa ku sheegayaan maaaha

waa Dagaalkii dacawalley waana ciidamada liyuu police oo ay qabteen beesha Arab

Video hadaad aragto dhagayso waa dagaalkii dacawalley

qalas qaawiye SSB

30 Jan, 13:00


Khasaaraha huwanta oo xaqiiqa ayaan soo helay

13 nin oo dhimasho ah 10 nin oo meel ku gubtay oo aan waxba la noolayn

dhaawacooda ma xaqiijin karo
laba gaadhina waa laga gubay

Warkaygu waa biyo kama dhibcaan.

qalas qaawiye SSB

27 Jan, 20:19


Cawa Team QaraNka iyo Team HuwaNbaa Loo kalla baxayaaa

Ninkii seexdaa waa HuwaN
Ninkii soojeedaNa waa Team qaranka

qalas qaawiye SSB

27 Jan, 19:13


Ma Ciro AyaaNu Doona Mise Ictiraafkii??



Eebbow Si Khayrle Noogu Soo Bidh-bidhi.


๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

26 Jan, 05:40


Xog aaN saaka soo Heelay iyo SSB

20 DhaliNyaraa oo Ciidamada SSB AH ayaa u XidhaN Ciill Qabbe badhaasaab Ramaax

Cid ka Hadllaysa Ma JirTo

MiyaaNey Dhalinyarada Habarjeclo Xataa Hall kalmad u odhaN kariN iNamadeeNa Jeelalka Laga buuxiyey ee waliba Deegaamadooda difaacaya

qalas qaawiye SSB

25 Jan, 22:55


Badhasaabka Gobolka Togdheer ee Ramaax Yadoo Godob Hore Loo, TiriNaayo

iNuu Cawa Media iyo TV yada Lasoo istaaGo Ciidamada SSB Burco Masoo Gali karaaN Wuxuu Arkay jiilleeca Habarjeclo

ANigu waxaan Leeyahay Ramaax adiga iska Daaye Hooyadaa ayaan Burco Ka CeliN kariN Ciidamada  SSB.

Hadallkaasna afka kamaad odhan ee meel kalle oo hugantay ayaad ka tidhi

Habarjeclo kuma Aragto Ramaaxow ee Adigu hays TusiN

qalas qaawiye SSB

23 Jan, 12:03


Qolladii Arabb sheikh isxaaq iyo Ciise muuse meesha maku JirTaa Tollow aaN admiN meesHa ku wareejiyee

Alla Habarjecoy Heedhe ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

21 Jan, 20:18


#DEGDEG:Laascaanod nin ayaa isku qarxiyey ciidanka booliska iyo xasilanta oo howlgal amni ku dhexmarayey magaalada.

Halkaas waxaa ku dhintay 3 askari Alle haw naxariiste 2 kalena waa ku dhaawacabtay, sidoo kale gaadiid ayaa khasaaro soo gadhay.

Laascaanood ma magaalo argagaxiso ayay noqotay? Ila joog

qalas qaawiye SSB

19 Jan, 16:58


Dagaalkii gaadmada ahaa ee galabta lagu soo qaaday reer guuraaga laanxaabaal waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh dadka degaanka ayaana iska difaacay Huwantii iyagoo markii dambena gurmad ka helay Ciidanka SSB iyo Ciidanka qaranka huwantii ayaana galabta baaruuda la leefsiiyay waxaanay goobti kala kaceen dhaawac iyo dhimasho inta lay xaqiijiyay huwanta waxaa ka dhintay labo nin halka 6 kalena ay ka dhaawacmeen"

qalas qaawiye SSB

19 Jan, 03:39


Dalka ameerica ayaa dhamaan allada TikTok laga xidhay Hada

qalas qaawiye SSB

18 Jan, 12:02


DEG DEG: Kooxaha Nabadiidka ah ee Fuqufuliye ayaa Weerar gaadmo ah kusoo qaaday Fadhiismaha Ciidamada Qaranka ee Koonfurta Gobolka Sanaag.

Waxana iska difacaay ciidamada kala duwan ee Madaniga iyo kuwa Qaranka waxana dib loogu celiyay halkii ay kasoo duuleen.

qalas qaawiye SSB

18 Jan, 11:55


Dagaall iyo Dhuur madare ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€

qalas qaawiye SSB

12 Jan, 01:47


- wasiiro caaniyo
hadaad badhasaabbo culus waydo.

- guddomiyaha Hawd, ood caloosha u sii daysaaba waa cawo adduun ๐Ÿ˜‚




Habarjeclo sallama

qalas qaawiye SSB

11 Jan, 16:46


Abti xirsooy Noosoo Celi Doob Yagse



Abti xirsoow Nosoo celi Doob Yagse




Abti xirsow Nosoo Celi Doob Yagse




Abti xirsoow Noosoo Celi doob Yagse



Abti xirsoow Noosoo Celi Doob Yagse



Tollow telegramka ma ku Jiraa xirsi ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

07 Jan, 03:18


Qaab-dhismeedka Kooxda Daacish Soomaaliya iyo Qabiillada Hoggaanka Kooxda!

1) Cabdulqaadir Muumin Yuusuf; Majeerteen, Cali Saleebaan.

Waa aas-aasaha iyo aabaha kooxda Daacish Soomaaliya, iyo Amiirka Daacishta Bariga iyo Bartamaha Afrika. Waa wadaad, oday dhaqameed, iyo qurbajoog hore oo Boqortooyada Ingiriiska ku noolaan jiray. Waxa uu Soomaaliya ku soo laabtay sannadkii 2010 asaga oo markaas kooxda AS ku biiray. Sannadkii 2015 ayuu AS ka goostay oo uu aasaasay garabka kooxda Daacish ee Soomaaliya.

2) Mahad Macallin Jajab: Majeerteen, Cali Saleebaan.

Kooxda dhexdeeda waxaa looga yaqaannaa Caaw Geelle, waa madaxii hore ee Xafiiska Dacwada kooxda, sidoo kale waxa uu hore soo noqday ku-xigeenka Xafiiska Maaliyadda kooxda. Hadda waa mid ka mid ah Ku-xigeennada Cabdulqaadir Muumin. Sannadkii 2018 ayaa Mahad Jajab lagu daray liiska argagixisada caalamiga ah ee Mareykanka, waxaa na lagu eedeeyay in uu dagaallamaayaal iyo hub badan soo galiyay Soomaaliya.

3) Cabdiraxmaan faahiye Ciise: Harti, Dashiishe.

Waxaa kooxda dhexdeeda looga yaqaannaa Axmed Aadan, Khaalid, iyo Yacquub. Waa mid ka mid ah ragga ugu sarreeya kooxda Daacish Soomaaliya. Waxa uu soo noqday Ku-xigeenka Amiirka kooxda. Sidoo kale, waxaa jira warar sheegaya in uu Ina Faahiye hadda yahay Amiirka Daacishta Soomaaliya, maadaama uu Cabdulqaadir Muumin noqday Amiirka Daacish ee Bariga iyo Bartamaha Afrika. Waxaa lagu eedeeyaa in uu agaasinkiisa lahaa qarax is miidaamin ah oo kooxdu Boosaaso ka fulisay sannadkii 2017.

4) Abuu Yuusuf; Majeerteen: waa madaxa Ajaanibta kooxda Daacish Soomaaliya. Waxa uu dhalasho ka heystaa dalka Mareykanka oo uu muddo ku noolaa.

5) Cabdixakiin Dhoqob; Majeerteen, Cali Saleebaan.

waxa uu ahaa Macallin Iskuul oo hore iyo hoggaankii kooxda AS ee gobolka Bari. Waxa uu soo qabtay madaxa arrimaha siyaasadda kooxda Daacish Soomaaliya. Cabdixakiin waxaa lagu dilay duqeeyn ciidanka Mareykanku la heleen baabuurkiisa oo marayay deegaanka Xariiro ee gobolka Bari. Cid lagu badalay wali lama oga.

6) Xamse Fareey; Majeerteen: Waa madaxa dacwadda ee kooxda Daacish Soomaaliya, mahad macalin ayuu na beddelay oo xafiiskan hore u maamuli jiray.

7) Macalin Bashiir; Majeerteen: kooxda looga dhexdeeda waxaa looga yaqaanaa Cabdullaahi-Buur. Waxa uu ka tirsan yahay saraakiisha sarsare ee xafiiska dacwadda kooxda Daacish Soomaaliya.

๐Ÿ˜Ž Cabdiqani Luqmaan; Majeerteen, Cali Saleebaan: waa madaxa howlgallada ciidanka ee kooxda Daacish Soomaaliya. Dadka qaar ayaa sheegaya in ninka magacan wata uu Leelkase yahay oo aanu Harti aheyn.

10) Fahad Aboole; Ogaadeen: waa madaxa loojiistikada kooxda Daacish Soomaaliya.

9) Abuu Xafsa; Gaaljecel: Waa Ku-xigeenka madaxa howlgallada ciidanka, waxa uu ku xigaa Cabdiqani Luqmaan. Waa Nin dhalinyaro ah oo dhamaadka da'da 20aadka ilaa billowga 30aadka ku jira. Waxa uu hore uga tirsanaa AS oo uu Hiiraan kaga biiray. Waxa uu ka mid yahay xubnaha dhalinyarada bartamaha iyo koofurta dalka kooxda uga soo duma.

11) Xamaas; Xawaadle: waa madaxa guud ee ciidanka kooxda Daacish Soomaaliya. Xamaas iyo Abuu Xafsa oo labadu ba reer Hiiraan ah ayaa loo badinayaa in ay fududeeyeen in kooxda Daacish Soomaaliya ay unugyo howlgallo fulin kara Beledweyne ku yeelato. Hore ayay kooxdu u sheegatay in ay Beledweyne dhowr howlgal ka fulisay.

12) Jacfar Dabaashaan; Majeerteen, Cismaan Maxamuud.

13) Cabdirashiid; Qabiilkiisa la ma hayo: waxa uu isku hayaa madaxa Sirdoonka iyo madaxa xafiiska hubka iyo agabka dagaalka. Kooxda dhexdeeda waxaa looga yaqaan Mukhtaar. Waxa uu xariir fiican la leeyahay Burcad Badeedda iyo ganacsatada Yeman hubka ka soo dhoofisa.

Hoggaanada kale ee kooxda waxaa ka mid ah: Cabdiwali Maxamuud Aw Yuusuf Walah (Majeerteen, Cali Saleebaan); Abshir-Gardheere Maxamuud Mire; Jaamac-Dheere Ismaaciil Saciid Saalax; Axmed-Beerdhagax Omar Cali.

Xigasho: Hiraal Institute, US State Department, NISA, iyo ilo madaxbannaan.

qalas qaawiye SSB

07 Jan, 00:17


Sadexdaa Nin HuwaNta Halla waydiiyo 2025 sadexduba cawa waa marxuumiiN

1 marxuum yaasiiN xuuf
2 marxuum Guray
3 marxuum cabdi madoobe

qalas qaawiye SSB

06 Jan, 22:11


Caawa Warar Xoog badan ayaa kasoo baxaya Hawdka sare Dhaqdhaqaaqyo Sansaan Colaadeed leh ayaa kasoo baxaya Dacawaaley iyo Xarshin.

qalas qaawiye SSB

31 Dec, 12:02


Ma maqashay cuqubadu halkii laga galay caw ku hurudaa caruurtay ka laysaa ninkii caano baas dhamay ?!!

Jigjiga Waa Meeshii laga soo abuubulay dagaalka bariga somaliland 2023 mar qudha ayay ku dhawaaqeen isaaq dhulkeena kama arimin doono waar nabsiga barigii hore diin baa siday iminkana dabaylahee ninkii yiri dagaalka gala hubka iyo rasaasta dhiibay maanta way ku xun tahay cagjar itoobiya Waa u badheedhay dad aad laysay uma dawladayn kartid mana xukumi kartide badhashaab ogaadeen ah noqo baa lagu yiri โœ‹

Wuxuu taagan yahay maydkii wiilayashyda cashuur baa layga qaaday maxaa sidaa u leedihiin?!!

Waxaasi socon maayaane bax baa la yiri dhacdadan waxaa inoo fudaydiyeey wepset yadii aynu isticmaalaynay baa xaqiiqada caalamka tusay markaad dawlad ka tirsan tahay sida jabhada looma dhaqmo guul baynu ka gaadhnay shacabow halkaas ๐Ÿ”ฅ

Dacawalay Waa magaalo toos federaalka u hoos tagta dadkeeduba calanka Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น hoos joogaan โœŠ

qalas qaawiye SSB

31 Dec, 03:34


Saaxdheer garac weyn ayaa ku noolaa markii boqor cismaan sheegayna garacii isaaq iyo soomalida kaleba waaka raysatay munaafaqadiisii ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

31 Dec, 00:49


Kaadi Badane iyo Dhuusaweyne Waa Taariikh 2024๐Ÿ˜‚

Dagaalkii gallabta dhuuso wayne ayaa loobixiyey

qalas qaawiye SSB

30 Dec, 22:28


Update nin reer hagara ayaa hada dhakhtarka buuhoodle ku dhaawac dhintay inay wax qarsoomayaan miyay u maleeyeen nabad diidku

qalas qaawiye SSB

30 Dec, 22:26


Qasaarahii dagaalkii galabta ka dhacay shangeed ee u dhaxeeyay kooxaha nabad diidka iyo dadka deegaaanka

dhimashada xageena
1 nin oo solomadaw ah

dhimashada kooxaha nabad diidka ah
2 dhimasho ah cali Gari iyo wacays aadan
2 dhaawac ah samakaal axmed iyo reer hagar
waa xogta rasmiga ah ee dagaalkii galabta dhacay .

Nabad-diidku way dhamaadeenba โœ‹

qalas qaawiye SSB

30 Dec, 15:13


Shangeed iyo Qudhac Gaab๐Ÿ‘ ๐Ÿ‘

qalas qaawiye SSB

30 Dec, 15:13


Shan-geed dagaal Cullus Hubka waaweyn Laysu adeegsaNaayo ayaa ka socday

wixii faahfahin halkani kala soco

qalas qaawiye SSB

30 Dec, 15:11


Deg Deg

Goobta uu Dagaalku kasocdaa waa shangeed

qalas qaawiye SSB

30 Dec, 15:10


Deg Deg

Dagaal culus ayaa qorilugud ka socda๐Ÿ‘€

Guushu sida cadada ahyd waa dhankeeNa

qalas qaawiye SSB

29 Dec, 11:57


BeesHa WarsaN Galli oo ku DHawwaaQday Dagaaall ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

qalas qaawiye SSB

29 Dec, 01:17


Warar Ayaa sheegaya Beri Ama Malmaha soo Socda in Uu Dacwalay Booqan Doono Taliyaha Ciidanka Ethopia Ee Barigu

Hadaba Dadkeena Deegankaas Kuxeeran gar ahaan Dacawalay waa in ay Mujiyaan in dadku uusan diidanayn Dowladooda Ethopia ee Ay Kasoohorjedan Dayuus Boolis oo ah Kuwo U Adeega Danaha Reerkooda.

Waana in Janankan Loomuujiyo sodhawayn Laguma soodhaweeyo Calanka Federalka Ethopia.

qalas qaawiye SSB

28 Dec, 17:48


Wali waxaa Ayga laga ururiNayaa maydka ay ka carareen liyuu police

qalas qaawiye SSB

28 Dec, 13:10


Saw Ninkii shaaliqe ka ahaa axmed sallaad ee Liyuu police ku Faani jireen waa dhintay

Maantaay inan u adeer uu yahay berri aan lasheekaysan jiray isheegtay

Futto awliyaad saw waxba beesha arab kamay reebin haduu ninkani dhintay ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

28 Dec, 12:12


Sida warbaahinta Ethiopia & midda caalamku sheegayan arintii waxaa lagu xaliyey:

1. In Labada ciidan lakala qaado, oo ay dib ugu noqdaan agagaarka degmooyinka Yoocale & Xarshin. Waana la fuliyey qodobkaas

2. In ciidanka deeganku uusan tagi Karin degmooyinka, Xarshin, harta Sheekha, Daroor & Gaashamo. Qodkan asna waa la fuliyey oo police-kii degaanka waa laga qaadey degmooyinka sida dadka deeganku kusoo waramayaan.

3. In maamulka somaliland iyo dowlada degaanku kawada hadlaan khasaarihii dhacey iyo xalka kama dambaysta ah.

Xog XaQiiQa

CiidaNka Federalka Halla soodhaweeyo Nabad Gellyadana halla ilaaaliyo Guull iyo gobonimo ayaa ka dhacday ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

27 Dec, 16:27


Ciidamadda Federaalka Itoobiya ayaa muuqaalo iyo sawiro ka qaaday guryihii dadka shacabku lahaayeen ee ay gubeen ciidamada Liyuu Boolisku.

Federaalka ayaa fadhiisin ka samaystay goob u dhaxaysa dhulkii muranka sababay ee ay wada degayeen beelaha Ood Wadaagta ahi.

Ciidamadan Federaalka ee saaka dacawalay soo gaadhay ayaa dadka deegaanka ku war-geliyey in ay cadaymahan gaadhsiin doonaan Maamulka sare ee Itoobiya.

Waxa xusid muddan in ay Federaalku xog ururin ku sameeyeen cadaymaha muujinaya ciidankii Liyuu Booliska ee soo weeraray Dacawalay.

qalas qaawiye SSB

27 Dec, 09:09


Shalay ilaa xalay waxaan ku jiray xaqiijinta wixii lagu heshiiyay waxaan ka hubiyay dhawr qof oo ka duwan oo goob joog ahaa .

hal qodob ayaa muhiimsanaa, kaasoo ah in Ciidanka deegaanka soomaalidu aysan tagi karin dacawalay iyo aagii dagaalku ka dhacay taas badalkeedna ay Ciidanka qaranka Ethiopia tagi doonaan aagaas .

qalas qaawiye SSB

27 Dec, 08:32


Federaalkii oo Dacawalay gaadhay.

CIidamadda Federaalka Itoobiya oo Saaka gaadhay goobtii ayaa guraya Maydadkii ay ka yaaceen Ciidamada Liyuu Boolisku.

Ciidamada Liyuu Booliska oo weerar Gaadmo ah kusoo qaaday dadka Shacabka ah ee reer Dacawalay ayaa jab weyni ka soo gaadhay deegaankaasi.

Kadib iska caabin xoogan oo ay dadkii deegaanka kala kulmeen ayaa sababtay in ciidamada Liyuu Booliska uu Maydkoodu 200 kor u dhaafay sida ay ii xaqiijiyeen qaar kamid ah dad deegaankaasi.

qalas qaawiye SSB

27 Dec, 02:15


Digniin Digniin Ciidamada Jiidaha Bariga Ceerigaabo Joogaa Ha Iska Jiraan Raga Lugaynaaya Ayay Rabaan Inay Idiin Soo Galiyaan Gawadhidu Waa Ka Danbaysaa Lacalaa ๐Ÿšจ

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 23:46


Saacadaha soo socda bariga iyo galbeedkaba dagaal fisha siiba aniga ahaan 100% waxan hubaa ka bariga waxanu noqon kaadi badane ayad hore u maqashene shuban badane nabad diidka ah

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 21:38


Dagaalo qadhaadh aya Beri oo jimca ah laga cabsi qaba in lagu soo qaado laba jiho oo kala ah dhanka Gobolka Sanaag iyo Deegaanka Dacawaley oo ka tirsan dowlad deeganka Somaalida Itoobiya halkaasi oo laga dareemayo dhaqdhaqaaq Ciidan.

Labada dhinacba heegan ha ahaadan oo yaan lays dhigan.

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 21:28


Ogaadeenku waligoodba sonkorta iyo timirta cirkay ugu tagi jireen aad bay ujecelyihiin ๐Ÿ˜†

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 17:59


Dacawalay: Waxa Goor dhaweyd U Ambabaxay Ciidamadda Federaalka Itoobiya.

Ciidamada Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa Goor dhaweyd u anbabaxay Qabaleega Dacawalay oo ay ku Dagaalameen Dadka Deegaanka Iyo Shuftada Liyuu Booliisku.

Milatariga Itoobiya oo maalmahanba joogay Xarshin ayaa sida uu ii xaqiijiyay Sarkaal Sare halkaasi u tagay in ay Kala dhex galaan Dadka Deegaanka Dacawalay iyo Liyuu Booliiska.

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 12:02


Ciidamadda Liyuu Booliska oo Dirayskii Ciidanka la baxay ayaa mar kale isku soo Urursanaha Deegaanadda hoos yimaadda Gobolka Qoraxay.

Gaadiid shacab iyo Ambulance gurmad ah oo baddan ayaa kamid ah gaadiidka kusoo duulaan tagayaan.

Dadka deegaanka Dacawayal ee duulaanka lagu yahay ayaa iyagu ka war qaba deegaan kasta iyo magaalo walba oo ay soo marayaa Ciidamada Liyuu Boolisku.

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 11:43


300 boqoll oo Video AyaaN Hayaaa LaakiiN sida musasallka AyaaN marba 3 xallqadood soodayNayaa insha allaH

Shallay xasuuq baa ku dhacay Liyuu police waanay hadli karayn jabb weyn baa soogaadhay 80 saaka dhaawac iyo mayda oo ay kasoo carareenbaa lasoo uruuriyey marka laga yimaado kuwii shallay saaka oo kalliya 80 lasoo uruuriyey

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 11:38


Hawiye Ayey wada sHeegteeN ogaadeenkii shallay ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 11:36


Markii Laqabtay Ayuu ku waashay Habarjeclo ayaaa idhashay

ANaguna waxaaNu u daaraYnaaa Heeestii Habar yarr ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Lakin waxaan is waydiinayaa ogaaadeen iyo habarjeclo tollow ma carabahay isku dabsaareen ismaba soogaadhane ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 11:14


Dadka Lugtaas Leh Baa Doonaya Inay sheegtaa Hawiye Faatax iyo Ashraaf๐Ÿ˜…

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 11:10


Taliyaha Liyuu Booliiska Oo Amray In la bixiyo Dirayska, Dagaalkana dib loogu noqdo.

Ciidamadii Liyuu Booliiska ee maalmahanba ka dagaalamayay Da'awalay ayaa la geeyay Dhagax Buur, ka dib markii ay dawladda Federaalka Itoobiya ay ka war heshay arinta Xasuuqa ee ay u geysteen dad badan oo shacab ah.

taliyaha Liyuu Booliiska Gaafaydhe ayaa amray in la iska bixiyo Dirayska dibna loogu noqdo Furimaha dagaalka.

The police forces that have been fighting in Daawalay these days have been taken to Dhagax Bur, after the Federal Government of Ethiopia found out about the massacre of many people.

Liyu Police commander Gafaydhe ordered to take off the uniform and go back to the battlefield.

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 11:01


Cgdheer ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 10:58


Walaahi Iidooroow inaa maamulka Ogaadeen ka hoos baxdaan maanta ayey idiinku dhawdahay oo la idiin garaabayaaye deegaamadiina yaan lagu arkin astaan aan Calanka Federalka ahayn.

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 04:29


QaNiiimo

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 00:22


Maxabiista Dir ee dagaalka lagu soo qabtay si gooni ah haloola dhaqmo.

qalas qaawiye SSB

26 Dec, 00:18


Barri Subaxa isgoyska ayay xabbadu ka bilaabmaysaa Oo cidagale, gaar ahaan Abokor Muuse ayay doonayaan inay galayaan Ciidankii liyuu polic-ka iyo Shuftadii ay wateenba.
Fadlan sii shere-gareeya

qalas qaawiye SSB

02 Dec, 08:27


DEGDEG: Taliyihii degmada fuqi fuliye ugu magacawna Khaatumo ayaa ka goostay, ciidamadda soomaliland ayuu isku dhiibay.

Waxaa jira dhalinyaro badan oo ciidamada khaatumo ka tirsana oo hadda isku soo dhiibaya kuwa Soomaliland ka dib markii ay soo wajahday dhaqaale xumo iyo dagaalo joogta oo garaadada iyo maamulka deegaankaasi ku hogaaminayo.

Isbadal dhanka barriga ayaa socda.

qalas qaawiye SSB

02 Dec, 08:06


Ball ariNtaN u fiirso

WaxaaN daawaday Video GaN iyo Qaar kalle

Waxaa Laga FidiNayaa been cad dadka shacabkaa ee degan laanqayrta arabka ee itoobiya,, inay yihiin arsenal

Sheekadan waa dhacdadii lagu eedeeyey barigii dadkii lagu xasuuqay maagalada jamac dubad oo kalle xligii cabdi illey

Waxaana larabaaa in sidii oo kalle dadka shacabkaa ee beesha arab ee itoobiya deggan dhiigooda looxallashado laguna eedeeyo arsenall oo beeen laga sameeyo iyo bogorbaagandhe


Kadibna ciidamada itoobiya iyo federlka feker khalldan laga aaminsiiyo si ay dadka shacabkaa iyo fedellka layskugu dhufto ciidamada federalkana loo adegsado sidii jaamac dubad oo kale


Waaa arin layaableh in dad shacaba oo itoobiya u dhashay lagu eedeeeyo waxaanay ahayn

Arintaan aaad haloogu fiirsado waaa halis badan tahay

Sidoo kalle dadka shacabka ee degan laanqayraha ee video iskada duubaya hubkaaa waaan uga digayaa hana lagaadhsiiyo messhu waaa itoobiya video kaliya ee aad hub duubayso waaa video laguu adeegsan karo inta loogudbiyo ethio

qalas qaawiye SSB

01 Dec, 11:54


Deg deg

Mudahaarado waaweyn ayaa kasocda deegaamo hoostaga degmada xarshin gaar ahaan deegamada beesha arab oo ay kamid tahay sentenka laanqayrta arabka iyo Qabaleeyo kalle oo kamida dawlada deegaanka somalida itoobiya

Mudaharadaas ayaa lagaga soohorjeedaa kadip markii ciidamada liyuu police ay dad shacaba laayeen

Dhawaan ayey ahayd markii deegaamadas dirir dagaal ku dhexmartay beelo kamida beesha arab iyo beesha ogaadeen

Dadka shacabkaa oo aan la xidhiidhey ayaa isheegay in ciidamadu hab qabiiliya ay ulla safteen beesha ogaadeen

Ugu danbeyn

Waxaan ugu baqayaa dhalinyarada arab ee social media joogaa inay dadkooda shacabkaa ee xaqdarada lagu leynaayo inaanay ka aamusin indhahana aanay ka qarsan

qalas qaawiye SSB

30 Nov, 16:55


DeG DeG

Haayada DWp ayaa maaNta SHaacisay iN RaasHiN Loogu Tallo gallay dad masaakiiNa oo ku Nooll magaalada buhoodle iyo LascaaNood

Ay xadeeN ama dHaceeN dadka hogaamiya dadka sooll galbeed iyo magalada buhoodle kasoo jeeda oo uu kamid yahay firdhiye iyo shiqsiyaad kalle oo ay xustay Haayada DFp

Sidoo kalle haayada DFP waxay sheegtay inay joojisay dhamaan adeegyadii kasocday deegaamadaa Madaabo dadka masaakiintaa hantida loogu tallagallay ladhacaayo

Fadeexadii ugu weynayd ayaa maanta dull hoganaysa firdhe aduunkoo dhamina arintaa ayey fallanqeynayaan

WabilaaHi TawFiiQ

qalas qaawiye SSB

30 Nov, 12:29


Faahfaahin: Wararkii ugu danbeeyay ee Xaaladda Ceerigaabo.

Sida ilo xogogaal ah ii xaqiijiyeen odayaashi beesha Harti ayaa iska diiday amarkii ahaa inay maleeshiyada kala baxaan Ceerigaabo. Raggan oo wata hub culus ayaa ku soo qulqulaya gudaha magaladda oo sii xoogagsanaya halka ciidamadii caabin lahaa ee magaladda ka saari lahaana amar ku sugayaan dawladda.

Saacad kasta xabbadu dhuunta qoriga ayay ka bixi karta, gudida nabadgalyada gobolka ayaa bandaw ku soo rogay magaladda, maleeshiyadiina aagga suuqa barriga ayay dhufays kaga soo jiraan.

qalas qaawiye SSB

30 Nov, 03:18


Faahfaahin: maleeshiyo hubaysan oo ay beesha dhulbahante leedahay ayaa rasaas kooban ka soo riday guri ku yaala magaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

Sida dadka magaaladu noo sheegen waxaa caawa magaladda soo galay ciidamadda RRUda iyo guutooyinka tirsan kuwa qalabka sida ee Soomaliland.

Maalin ka hor ayey ceerigaabo gudaha u soo galeen maleeshiyo hubagsan, kuwaas ku sugnaa daanta ay degto beelaha Harti.tiradooda waxaa lagu qiyaasay ilaa 100 nin oo hubaysan.

Sidaan xogta ku helnay Gudida nabad galyada ayaa amar ku siisay beesha dhulbahante inay maleeshiyadkooda hubaysan bananka uga saaran magaladda, ilaa barri ayaana loo qabtay wakhtiga kama damaystaa ee maleeshiyada laga saarayo magaladda.

Hadii barri balankaasi hirgali waayana waxaa suurta gal ah inay isku dhacaan maleeshiyada hubka sidata iyo ciidamadda Soomaliland oo magaladda ku sugan.

qalas qaawiye SSB

29 Nov, 23:13


XAALADA GUUD AHAAN CEERIGAABO ๐Ÿ”ฆ

Xaalada Ceerigaabo Ka Duwan Tii Hore Caawa Waxaana Isbadalay Oo Sabab U Ah In Maxaabiisti Rabashka Hore Loogu Soo Xidhay Markii La Sii Dayay Ee Codsigii Odayada La Aqbalay Bilaabeen Rag Iyo Hub Uruursi Kawadaan Xaafad Somaal

Waxa Dhacay Inay Kuwaas Iyo Kuwii Magaalada Joogay Is Uruursi Sameeyeen Taaso La Ogaa Lana Rabin In Lagu Fasaxo Ciidanka Ayaa Badalkeeda Ciidankii Magalada Joogay Laga Saaray Maalintaas Hore, Si Aan Culays Loo Saarin Dawladeed Xaalkuna U Kala Dago Magaalada

Intaas Kadib Shalay Waxa Lug Magaalada Kusoo Galay Rag Toboneeyo Ahoo U Muuqda Gurmad Magalada Soo Galay, Kadib Waxa Xalay Laga War Helayna In Ragii Oo Dhanba Inay Intay Khamri Isla Wada Dhaceen Buuqoodu La Dareemay

Kadib Ciidanka Qaranka Ee RRU-da Ayaa Maanta Dub Ugu Soo Noqday Magaalada Waxana Hada Isku Weer Laga Hayaa Xaafada Koox Sharwadayal Ahi Isku Uruursadeen Oo Dhalooyin Khamri Ahna Wada Sita Waxa Kalena Ma Jiraane Waa Uun In Ragan Sarkhaasani Xafadaas Soo Dhaafin Uun

Ugu Danbayn Hada Ceerigaabo Waa Ok Lkn Mar Kasta Jawigeedu Waa Isbadali Karaa Waana Mid Aan U Badinaayo Hadii Kooxdan Yaree Buuqa Wada Ee Aan Odayadooduna Kula Socon Badankoodu Markay Sarkhaamaan Is Odhan Magalada Rabsha Kadib Wajibkooda La Marin Dhibaato Kale Ma Jirto Askartuna Waa RRUdii

Xaalad Kasta Oo Soo Korodha Waanu Soo Gudbin Teamka Qallas Qaawiye

qalas qaawiye SSB

29 Nov, 23:12


Rasaasta Huwan Shangeed Galabta kusoo ridaysay waa Yool-baadh iyo Hoosaasin oo badankoodii waxay iska xaadiriyeen Tuulada Fiqifuliye, waxay is leeyihiin yaan la isu gurman.

-Shangeed Cashar ku filan waa qaateen waa kuwii Maydadkoodii, Dhaawacoodii iyo Maxaabiistiiba ka yaacay, uma maleyn maayo inay dib u Soo hubgurayn doonaan.

qalas qaawiye SSB

29 Nov, 23:11


Wixii hore ciyaar dhaha Caawa ceerigaabo Xaaladeedu ma Sahlana

Dhegtu Haydiin Taagnaato

qalas qaawiye SSB

28 Nov, 15:12


DEGDEG: deegaanka qabaale oo ka tirsan ismaamulka soomali galbeed saaka waxay dagaal ku dhexmarayaa beelaha Dhulbahante iyo juffo ka mida beesha Garxajid(reer cawl).

Dirirta beelaha ayaa ka bilaabantay degaan iyo baraago la isku haysto.halka isku dilaya waxay hoos tagta degmada gaashaamo.DEGDEG: deegaanka qabaale oo ka tirsan ismaamulka soomali galbeed saaka waxay dagaal ku dhexmarayaa beelaha Dhulbahante iyo juffo ka mida beesha Garxajid(reer cawl).

Dirirta beelaha ayaa ka bilaabantay degaan iyo baraago la isku haysto.halka isku dilaya waxay hoos tagta degmada gaashaamo.

qalas qaawiye SSB

27 Nov, 22:10


Caawa Dararweyne Boodhlay Ceerigaabo Dhamaan Dhaqdhaqaaqyo Ayaa ka jira

qalas qaawiye SSB

27 Nov, 22:09


Ceerigaabo

Hada Magaalada Ceerigaabo Gudaheeda Rasaas Teel Teel Ah Baa Ka Socota Waxa Suuro Gal Ah In Ciidamada Madaniga Ahee Shacabku Faraha Isasaaraan Isla Hada Isha Ku Hay ๐Ÿ‘€๐Ÿ”ฆ

qalas qaawiye SSB

26 Nov, 19:21


CeeriGaabbo ๐Ÿ‘€ ๐Ÿ‘€

qalas qaawiye SSB

18 Nov, 21:00


Deg DeG

Xoogaga SSB Ee Buhoodle Ku Sugaan Ayaa Galabta La Wareegay Degaano Cusub.

qalas qaawiye SSB

13 Nov, 17:05


Waxa farxad ah in codayntii nabad iyo jawi farxadeed ku soo dhamaatay.

Ilaahow waa mahaddaa.

Somaliland โœŠ

qalas qaawiye SSB

12 Nov, 20:43


Nabad ku codeeya DHaMaaN
ReeR SoomaalilaNd โค๐Ÿ’Œ๐Ÿ’š


Guull iNsha allaH

qalas qaawiye SSB

10 Nov, 16:58


Dhamaaan SSB๐ŸฆŠ iyo hj oo dhan xog hoosaaan hayaaa ah in 3 daaa cisho doorashada hadhay ama ayaamaha lagu gudo jiro huwantii dagaaal soo qaaadi doonto qorshaysan qof kastaba dagaaal laaabta haka ogaaado oo yaaan lays dhigan any time bay xabadu bilaaabmi kartaaa


GUUL SSB๐ŸฆŠ๐Ÿฆ

qalas qaawiye SSB

10 Nov, 15:54


DhulbahaNtiHii Way QaxeeN MaaNta sool iyo buhoodle iyo saNaaG DegaNaa

Dadka waraadadu GurayaaN iyo DHayNuHu ee deegaamadii ay ka codeyNayeeN LooQaadaayo

waxay moodeeN Gurmad Jiida ku socda

DAROODKU FULAYSAA ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

06 Nov, 20:36


๐——๐—˜๐—š-๐——๐—˜๐—š

Waxa Hadda Lay Soo Sheegay In ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐—ฎ-๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ Ee Ka Soo Hoosaysa ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€ Diyaar Ku Yihiin Ciidamo ๐—ฆ ๐—ฆ ๐—– Wuxuuna Colkaasi Ku Wajahan Yahay ๐—š๐—ฎ๐˜„๐˜€๐—ฎ-๐˜„๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฒ Iyo ๐—š๐—ผ๐—ฑ-๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ถ.

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ.

qalas qaawiye SSB

05 Nov, 19:17


Gulleeed Foill waa Garac Nimankii Darood wuxuu ugu soogabo gabeeyey
iska war La ay iska warraN

KuwiiNii aad ka yaacdeeN xataa uma war HaysaaN ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

05 Nov, 19:09


Daroodkii iNay jabeen oo Jug culusi gaadhay waxaa Cadayn kuugu filaN

Hablo cay uuNbay kaga soohadhay

Haday Riwaayado ku waasheen

qalas qaawiye SSB

05 Nov, 10:08


Dad badan ayaa iga codsaday inaan meesha kasaaro muqaalkii gabadha iyo muqaalkii Garaada darood iyo Darood oo dhaN Nabada xasuusiyey

Oo waliba masuuliyiin iyo
dhalinyarada iyo haween AH

Somalinimada iyo muslinimo
Meel loodhafaa ma jirro

Ugu danbayn waan ka saaray

Wabilaahi tawfiiq

qalas qaawiye SSB

05 Nov, 09:59


Ilmaadeerayaall xataa Qofkii sallad TukaNaya Hadaynu camero Ladabo socono oo kii dhaqaaqaba Duubno waa dhibaato

Camerada badan hala joojiyo

Dadka jiida jooga arintaa halaga wacyi galiyo oo ciidanka camerada halaga daayo

Wabilaahi tawfiiq

qalas qaawiye SSB

05 Nov, 05:56


Dad wada jaahilina meesha yimi oo wax kasta camera ๐ŸŽฅ la daba socda bal hada dadkan sirta u qarsoon mxy thy wleee waaa yaaaab๐Ÿค” bal wacyi geliya oo gaadhsiya cidii wax ka qaban karta
Hala joojiyo duubista saanada iyo location kaba ๐Ÿ˜ก

qalas qaawiye SSB

05 Nov, 01:34


CiidaNka Somalia iNay kusugaN yiHjiN jiida Buhoodle ma Cid buu sHaki kaGa jiraa

Video DHameyso Dhagayso

qalas qaawiye SSB

05 Nov, 00:58


WIXII DIFAACA UUN HALAGA WADA HADLO,

MUHIIM MAAHA XABADA INAMADA TOLKAA AY WAFTIGA KA HORKEENEN IYO HADALKAN AAN SALKA IYO RAADKA TOONA LAHAYN EE LAGA FAALOONAYO, ILAA HADANA QOF CADAYNAYA AAN LAHAYN.

MID KASTOO NAFIS REBEY QORILUGUD UUN BUU KU SOO QABSANAYAA. MEESHA XOOLAHA IYO MAATADA AYAANU CADOWGA KA FOGAYNAYNAAYE BUUQA IYO SIYAASADA HANALOOGA DAAYO, DHALINYARADDAN GOBOLADDA JOOGA INAY KABA HADLAAN BAA QALAD AHBA.

INANKA ISAAQ AMA REER SOMALILAND EE HALKAA JOOGA CIDNA KAMA XIGTO, SAAKABA SIDII GOBONIMADA LAHAYD AYAA LAGU XALIYEY KIISKII YARAA. WAX LA BUUNBUUNIYANA MAAHA.

ARINKA DIFAACU WAA MID MUCAARAD IYO MUXAAFIDBA INAGA GO'AN KII AAN DAACAD KA AHAYNA SAGAA DAALAYA.

Ugu DanbayN

HadaLka La LeeyaHay XiNiFbaa yidhi oo Garxajis Afllagaadeeyey waaa BeeN Cadd oo Socail media DHex wareeGaya

Horre iNoo wada markaaa

WabillaaHi TawFiiQ

qalas qaawiye SSB

04 Nov, 11:47


Shangeed iyo waji dagaal oo cusub hada๐Ÿ‘€

qalas qaawiye SSB

04 Nov, 10:44


Video GaN oo beri Horraa Ayey HuwaNtii Vidoe maaNtaa ka DhiGaysaaa ee VarTa ka DabboGeeyo


HuwaNey idiNku video beri Horraa kama DaashaaN ilaa DorraaaD๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

IsaaQNa Var Var Var kama Daaallo ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

04 Nov, 10:36


VarTa ka Dabbo Geeyya HuwaNta Darood

Video ay LeeyiHiiN waa MaaNta waa Video 2023 AUG 28


Nio NiNku Haduu Nooll yahay HuwANey video caadiya kasoo duuubba Daroodow Hadii kalleNa Ninka waxba Ha QariNiNa



HadaaN caadi u shakiyey tollow NiNku miyuu dhintay illeen marba video beri Horaa ayey keeNayaaN

IlleeN Haduu Nooll yahay mid cusub bay keeNi LaHaayeeeN

Waxbaa kHalldaN

Waa Lakalla SHamiyey ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

qalas qaawiye SSB

04 Nov, 07:08


WiiL surre AH oo Gabay ka tiriyey Guushii SSB iyo Jabkii Darood sooHaadhay

qalas qaawiye SSB

04 Nov, 03:50


Challenge isaaqow iska Sooduuba Codkaa dhalinyara dhamaan ragg iyo dumar ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

04 Nov, 03:47


Daroodow ama HuwaNey

WaaNu wayNay Nabaddii uuu ku dhawaaQay Garaad ka Dhullbahante๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

DhalliNyarad SSB waa Apdate Laandheerayaall

CodkaN CHallenge hallaga dhigo SSB ama isaaq

qalas qaawiye SSB

04 Nov, 03:16


FaaH FaaHiNta Magacag bixiNta Dagaalkii ka Dhacay Qoriligud iyo buhoodle ama SHangeed ee ((((wasmo BadaNe))))


DHagayso Video

qalas qaawiye SSB

04 Nov, 00:03


Clipkan waaa riwayadii ay iyagu samasteen ee gacmaha kabaha lagu qaadanayey oo dhab ah fogeeya REER SSB๐ŸฆŠ

qalas qaawiye SSB

03 Nov, 17:51


Deg Deg

XoG AaN ka HellaY HuwaNta maaLiNta berri AH Saalada subax waxaY RabaaN iNaY Gaadmaa ay sooQaaDaaN

Markaa dhamaaN FariiNtaa Halla Gaadhsiiyo Ciidamada SSB ee jiida JooGa

NiMaNkaasi weerar ayey RabaaN HaaGdaaa iNay saalada subax berri sooQaadaaN

WabillaaHi TawFiiQ

qalas qaawiye SSB

03 Nov, 15:03


Magacaas isTicmaalla isaaqow dhamaaNtiiN

Dagaalka waxaa LooGu magac Daray

WasMo BadaNe

qalas qaawiye SSB

03 Nov, 14:47


Daagalka waxaa LooGu magac DarraY Dagaalkii WasMo BaDaNe


DAROOD YAGOO DUMARKOODII INta FuriNta Lagu Qabtay Dill iyo Dabsaar Layskugu Daray ayey waliba Dumar isaaq aH cayayaaN



Hadii ay AfllaaGadada Hablaha JoojiN waayaaN Darood

WaxaaN sooFasaxaa Video HablaHoodii Dagaalka Lagu Qabtay eee La dabsaaray Laga Habaystay wasmada iyo Dillka Layskugu darray eee Jiida hore Laga Qab Qabtay Daarroodka (((HuwaNta)))

6 vidoe CoMiNg sooN

qalas qaawiye SSB

03 Nov, 10:56


Waxaan idinku celinayaa Mar labaad in cabdi madoobe uu DHiNtay kadib dhaawac Cullus oo soogaadhay dagaalkii (( 01 Nov ))

Carr Hasoo Hadllo HuwaNey ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

03 Nov, 10:45


Callaacalka Darood Tiktok iyo Facebook Meell kasta wuu kaa soohor baxayaaa

Nimanku si xunn bay u jabbeeen ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 23:44


AbwaaN SHabeell Hawd oo kasoo Jeedda beell aHaaN HabarjEclo ayaa Gabay Cusub ka Tiriyey Dagaalkii Shallay iyo Dorraad ay GuusHa GaadheeN Ciidamada SSB
Iyo Jabkii sooGaadhay HuwaNta Darood


SillsilladaN Dirr iyo Darood iyo Hawiye iyo somalida kalle way u FiraN Tahay

INsHa allaH aNiGa Gabaygaygii waa Diyaar ilaa beri oodaaN kasoo Qadayaa

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 22:06


Update social media : sidaynu ognahay in huwanta jab wayni soo gaaadhay kuwoodii ugu sareeyeyna ku dhinteen kornaylo iyo taliyayaalba dumarkoodina ay ka yaaceen taaas darteed dhulbahante caawa dhexdooday ka taagan thy waxayna rabaaan si ay laydh baabiin u sameeyaaan inay ciilka iyo cadhada kula dul dhacaaan hablaha habarjeclo oo qolal kasoo furtaaan caytamaaan dhamaaan daaarood ignore ugu dedaala waaayo inagu guul baynu taaaganahay yaaan target ๐ŸŽฏ ka dagaaalka iyo dabaaal degiina laynaga duwan ๐Ÿซก๐ŸฆŠ๐Ÿฅท

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 21:01


#DEGDEG:

Dagaal Ayaa Cawa Ka Socda Degaanka Fiqifuliye Dagaalkan Ayaa u Dhexeeya Laba Belood oo walalo ah. Wixi Ka Soo Kordha Nala Soco

Ba,, abdalle iyo bihi caraale waaNa Naalleye aH Labaduba DHullbaHaNte

Dagaalku wuxuu ka Qarxay Nin Ladillay oo dhexdooda ay iska dilleeN oo HorgallNimo Lagu eedeeyey laguna Dillay

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 19:53


Darood Afllagaadada HabllaHa joojiya

ANigu video danbe oo Dumar keeNi maayo waaaN JoojiNayaaa

6 video oo kalle ayaan Hayaaa oo hablii Darood ee Quruxda badNaa Ee aaad waliba cidlla kaga cararteeN HuwaNey


Nin HabliHiisii ka cararay iyo maatidiisii Ayaaa FaaNaya oo Jabay (((HuwaN )))

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 19:34


Maydka mid kamida Dumarkii ay ka carareeN Huwantu ((((((Darood))))


WaaN ka xumaHay iNaaN SooFasaxo Video Habllahooda huwaNtu ay ka CarareeN


LkN huwaNtu yagaa dumar cay iyo aflagaado bilaabay


8 video oo kalle Ayaan sofasaxayaaa Maydka hablihii ay ka carareeen huwantu


Coming soon 8 vidoe oo kalle
oo Dumarkii HuwaNtaaa oo Qaar Ladab saaraayo ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 19:30


Mayd kii HuwaNta ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 14:34


Deg Deg

Basaasbaa lagu qabtay maanta gal gal waa dhulbahante abti loo yahay oo burco ka yimi

SSB iyo ciidanka qaranku feejignaan gaara haw yeeshan cida xeryaha ciidanka dhex joogta

taleefankisii markii la baadhay wuxuu sir ciidanka ka diray waad yaabaysaan wlahi

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 13:35


Garaada dhullbahante oo Nabad ku Baaqay

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 13:35


https://www.facebook.com/codkassckhaatumo/videos/1505906394135031/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 12:34


VAR VAR VAR


VIDEO AY wareejiNayaaan huwantu waa beeen waaa ciidan somali oo calanka Somalia Sita

๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃcalanka somalia aya garabkiisa ka muuqda

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 12:17


DeG DeG

Taliye Cabdi madoobe ayey wararku SHeegayaaaN iNuu u DHiNtay Dhaawac shallay sooGaadhay

XogTaas baa soodhacday Hadda

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 09:44


Huwantu Nabada ay ku baaQayso YaaN La rumaysaN waaa Sheekadoodii iyo HoosaasiN

FaHaNay FaHaNay HuwaNeY

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 08:59


Vidoe waxaaN kasoo Dhex Qaaday Group whatspp aH oo ay LeeyiHiiN Ciidamada HuwaNta Darood

Video Halla Gaadhsiiyo ciidamada SSB si Loolla socdo hubka iyo zaadka ay haysTaaN HuwaNtu iyo dhaqdhaqaaqooda


Group baaN saaka u dhacay huwantaa waan dhex Fadhiyaaa ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

qalas qaawiye SSB

02 Nov, 08:52


SAAKA HUWANTii LaMa Hayo Meell Ay mareeN Iyo Meell ay kusuGaN yiHiiN

QoFka soosheeGa Meell ay JooGaaN HuwaNtu waxaa LasiiNayaa 30 kuN $

qalas qaawiye SSB

09 May, 19:33


Waa dhullbahante gaar ahaan khaalid NiNkaasi waaNa garaad

qalas qaawiye SSB

09 May, 18:47


"Update Dagaalkii Hawdka maanta ka dhacay ee dhex maray Reer Daahir & Dhulbahante"
__________

Khasaaraha dhinaca Habar jeclada waxaan hore u sheegay 3 Nib oo dhaawac ah oo la leeyahay Nin ayaa dhaawacii ku dhintay.

Dhinaca warar lagu kagu kalsoonyahay oo aan ka helaayo Degaanadii Dagaalku ka dhacay dhinaca Dhulbahantaha Nin meyd ah ayaa lagaga cararay goobtii dagaalku ka dhacay Tuulada Fardo-laaye iyadana waxaa la geeyey 6 Nin oo meyd ah & dhawr & toban dhaawac ah

Waxa wararku sheegayaan markii Meydka & dhaawaca badan la geeyey deegaanadaa aan kor ku soo sheegay in Gurmad dhan kasta ahi uu ka imanayo xaga Dhulbahantaha oo ilaa qaar Reer Biciidyahan ah ayaa la sheegayaa inay Gurmadkoodii uu marayo.

Gurmadada la sheegayo ayaa sababi kara in Dagaalo kale oo hor lihi ay ka qarxaan deegaanadaa.

La soco wixii ka soo kordha.

qalas qaawiye SSB

09 May, 17:29


Wixii been iyo bogor bagaandhaa yaan laqaadan sawirkana waa Galmudug

qalas qaawiye SSB

09 May, 17:21


Warka sheegaaya in maxaabis laqabsaday oo Habarjeclo laga qabsaday waa been sawirka lawareejinaya waa kuwan waa mareexaaan waa sawiro been ah sidaa halloolo socdo

qalas qaawiye SSB

05 Mar, 10:07


Ciidamada SSB ee Aagga Maygaaglle ayaa DeeGaaN Cusub Hallka ka sameeyey Hawll waynbaa socota

qalas qaawiye SSB

25 Jan, 00:04


ciidamada ssb ee jiidaha jooga heegan hagalaan warkaa hala gaadhsiiyo,,

jawi dagaal

qalas qaawiye SSB

24 Jan, 23:21


Jawi dagaal" jiida buqdharkayn iyo yeyle ciidamada ssb"

qalas qaawiye SSB

10 Jan, 08:58


AriNtan reer soomaaliland Haka faa, iidaystaan meell dheer hallaga tuuro Hallaga hadlo

qalas qaawiye SSB

02 Dec, 13:59


Waxaanu Taageersanahay Hadalkii Suldaanka Guud Ee Habar Jeclo Sidoo Kale Waxaanu Xaal Ka Bixinaynaa Hadalkii Deelqaafka Ahaa Ee Cade Gude
Beesha Habar Jeclo na Garabkooda Ayaanu Nahay โ€

Suldaanka Guud Ee Beelaha Reer Somaliland Suldaan Daaโ€™uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir โ€œ

qalas qaawiye SSB

30 Nov, 15:09


SuldaaN Maxamed Cali JabaaN ayaa Ka jawaabay Hadalkii shalay kasoo yeedhay gudida beesha Garxajis sidoo kallena u mahad celiyey Salaadiinta beesha habarawal

qalas qaawiye SSB

28 Nov, 15:44


Hadalkii oo suldaanka oo Kooban ๐Ÿ‘‘

1-Anigu ILAAHAY baan ku xidhanahay intaa ka dibna habarjeclo

2- Magac wanaagsan baannu idiinka tagnay ee kor u qaada.

3- Habarjeclo oo dagaal lagaga badiyay taariikhda laguma sheegin

4- Habarjeclo fadhiga ka kaca oo wax iska celiya

5- Ninka dad idiin xigaa hadduu walaalkaa yahay oo aanu guul kula jeclayn ka taga oo naca.

6 Qurbo Jooga Guddi Dagaal Iyo Dhaqaale Sameysta

Alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereeyo, caafimaad taama oo soo deg degana haku siiyo xurmadle suldaan abdilaahi suldaan Ali.๐Ÿฅฐ๐Ÿคฒ

qalas qaawiye SSB

24 Nov, 22:54


Wiilashii reer SSB ๐Ÿ”ฅ

qalas qaawiye SSB

24 Nov, 17:22


HANARJECLO waxay GuuleysaN dooNtaa

MaaLiNta Qurba JooGta QoF waliba Wuxuu Hayo Badka keeNo oo Tolka ku Garab isTaago Dhaqaale iNtay dooNto Ha Noqotee

MaaliNta Ragga Togdheer, SaaxiL,, Hargaysa,, SaNaag, CayNaba jooGaa ay FadhiGa Ka kacaaN oo GoobaHa JiidaHa Horre iska XaadiriyaaN FiciLka ku DarraaN Waxa ay ku HadLayaan ama sooqoraaN

MaaliNta Ragga Hubka iyo baqaarada iyo KaalmaHa Haysta Ay Tolkood Garab isTaaGaaN si, Hagar La, aaNa ama Goobkasta Laboobo XooG Lagaga Qaado Oo aaN La, baryiN kaaliN kasta Qasab Lagaga shubto ShidaaLka HubkaNa Laboobo Iyo baqaarada waaweyn iyo wixii Kallee LoobaaHan yahay

Sadexdaa Qodob maaliNta Lehello waa maaliNta ay Habarjeclo Dall iLaa Dibad wada GuuleysaNayso

WabilaaHi TawFiiq

qalas qaawiye SSB

24 Nov, 15:37


https://vm.tiktok.com/ZGeeg42sd

qalas qaawiye SSB

24 Nov, 05:23


DHamaaN DHaliN yarada BeeLwaynta HabarjecLo ee social media ku Jirta waxaaN u Sheegayaa inagu halganbayNu ku JirNaa ee Nimanka magaca isaaq iNalla sheegta ee Caytamaaya Haw jawabiNa Xataa coment Haka bixiNiNa Yasida ugu Jawaaba

HalGankeeNu waa MeeL ee yeyNaan ku mashquuLiN meelo Hoose

BaLaNkeeNu waa GuuL ama Geeri

WabillaaHi TawFiiQ

qalas qaawiye SSB

24 Nov, 04:33


Dad badanbaa cawa igu haystay warkii aan halkan iyo facebook kusoo gudbiyey ee ahaa inay ciidamo wardheer ((Doollo)) ka yimi Ay buhoodle iyo yayle soogaadheen oo OGaaDeeN AH Gaar aHaaN ciidamada Liyuu police LakiiN ugu DanbayN WariyaHan Reer buhoodle wakaa Akhrista

qalas qaawiye SSB

24 Nov, 04:29


Wuxuu ka yimi boosaaso Qabiilkiisu waa majeerteen (MaryaN) Shalaybaa Lagu cibaadaystay dagaalkii

qalas qaawiye SSB

23 Nov, 20:08


Ninkan Waa sarkaal ka tirsan ciidanka Ethiopia gaar ahaan dawlad deegaanka soomallida wuxuNa ka hawl gala gobolka doolo ama wardheer waaNa oGaadeeN

waxaana lagu magacaaba wan-dhalaali wuxuu soo gaadhay buhoodlle isaga iyo ciidan uu wato .


Noqosho ma jirto โœ‹