Maankaliza πŸ”Š @maankaliza2 Channel on Telegram

Maankaliza πŸ”Š

@maankaliza2


Welcome to our Channel waxaa ka helidoontaan

1: Technical analysis
2: Trade Ideas
3: How trade in cryptocurrency
4: Top 10 coins to trade
5: Daily News of market
6: Set-ups

Maankaliza πŸ”Š (English)

Are you interested in cryptocurrency trading and technical analysis? Look no further than Maankaliza πŸ”Š! Our Telegram channel, maankaliza2, is your go-to source for valuable insights, trade ideas, and market news. Whether you're a beginner looking to learn how to trade in cryptocurrency or an experienced trader seeking the latest market updates, Maankaliza has got you covered. Join us to access top 10 coin recommendations, daily news, and expert set-ups to enhance your trading strategies. Stay informed and ahead of the game with Maankaliza πŸ”Š!

Maankaliza πŸ”Š

15 Dec, 19:59


AVAXπŸ‘€

Maankaliza πŸ”Š

15 Dec, 19:59


πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ€‘

Maankaliza πŸ”Š

13 Dec, 08:34


eBadal waxaa ka helaysaa deposit & withdrawal usdt

Withdrawal ka waa free

WhatsApp

https://wa.me/message/CGARLGCHET6RD1

Maankaliza πŸ”Š

13 Dec, 08:22


πŸ“ŒLast month signals Gain percentages 88.3%πŸš€πŸ’°βœ…οΈ

Maankaliza πŸ”Š

13 Dec, 08:21


πŸ“ŒSUI 10 december

Maankaliza πŸ”Š

13 Dec, 08:21


πŸ“ŒSUI 11 december 10%πŸ“ˆβœ…πŸ’―

Maankaliza πŸ”Š

13 Dec, 08:21


πŸ“ŒSUI today 20% πŸ“ˆβœ…

Maankaliza πŸ”Š

05 Dec, 10:21


eBadal waxaa ka helaysaa deposit & withdrawal usdt

Withdrawal ka waa free

WhatsApp

https://wa.me/message/CGARLGCHET6RD1

Maankaliza πŸ”Š

05 Dec, 10:20


Kaalinta 6 BTC πŸ”₯

Maankaliza πŸ”Š

05 Dec, 08:22


Btc

Maankaliza πŸ”Š

01 Dec, 12:19


πŸ“Œ November Report : dufcadii 1-aad ee dhameesatay fundamental and technical analysis .


Qaar ka mid ardada dufcadii 1-aad oo dhameestay coursigooda iyo waxa ay la kulmeen suuqa bishii nasoo dhaaftay November .

(November pnl calender )

πŸ“Ardadan waa kuwa marka hore aqoonta raadiyay ka dib suuqa lacag ka sameeyay ( learn and Earn ).

πŸ“Œ aradadaan waxay barteen sida loo trade gareeyo suuqa crypto currency waliba si aqoon ku dhisan .

πŸ“ardadaan waxay kaloo si wacan u fahmeen technical analysiska ayagoo fursadaha suuqa si qurux badan uga faa'idaysanaya bishii nasoo dhaaftay November

πŸ“Œ ardadan waxay kaloo helaayeen signals trade-yo ah kaas oo ay wax badan ka faa'ideen .

Sida sawirada kaaga muuqda waxay sameeyeen in intial money ay ku daraan lacag fara badan sida 20% ama 60%

πŸ“Œ ardada qaarkood ayaa sameeya lacag 2k iyo 3k bishii nasoo dhaaftay .

Note : marwalba aqoontu waa muhiim waa midda kuu horseedeysa guushaaada

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

( knowledge is key of success)

Maankaliza πŸ”Š

30 Nov, 20:14


πŸ“ŒBisha bari december dhalanaysaa waxaa noo bilaabanaya dufcadii 2-aad ee koorsiga anagoo barayna technical analysis oo dhameestiran min bilaaw ilaa dhamaad .

πŸ“ŒCoursadaan waxaad ka halaysaa :

1-aqoon dhameestiran dhanka Technical analysis.
2- telegram Live group oo aad waligaa ku jiraysid ( life-time ) .
3- inaad barato sida loo trade gareeyo crypto currency
4- inta coursado socota inaad heshid signals high quality ah .
5- sidoo lasameesto trading plan iyo trading journal
6-inaad halaysid mentorship
7-marka ay coursadu dhamaato in aad noqotid qof ka trade gareen kara crypto u fadhidana gacantiisa .


Hadii aad diyaar tahay fadlan la xadhiidh wixii macluumad ah coursada ku saabsan @Kryptolady8

Maankaliza πŸ”Š

26 Nov, 19:55


Ardada iska diwan galisay link gaan la xariir @Kryptolady8


https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc33tY0OgM42ZbJG18GdyfsZear-QlhIbX6sySP0VJ9_2jtsg/viewform?usp=sf_link

Maankaliza πŸ”Š

26 Nov, 11:03


Thanks 2k subscribers πŸ™

Maankaliza πŸ”Š

25 Nov, 19:12


Mashaa allaah
Ardayad kamida arda dufcadi koobaad

Maankaliza πŸ”Š

25 Nov, 18:40


Habeenka 27/Nov arbacada vc chatka soo furaynaaa waxaana ooga hadli doonaa

xaaalada suuqa falaanqeenta suuqa
Coins ka aan isha ku hayno
Trade yadii bixishaan aan bixinay

Hadaba hamoogaan

Una sii share garee asxaabtaada si ooga faidaystaan

Maankaliza πŸ”Š

25 Nov, 13:29


5days left

Maankaliza πŸ”Š

24 Nov, 22:44


Signal βœ…

Maankaliza πŸ”Š

24 Nov, 21:55


πŸ“ŒSAGA 28%πŸ“ˆ

Maankaliza πŸ”Š

23 Nov, 12:31


6 days baa ka haray diwaan galintii ardada link ga iska qortay ha la xariiraan @Kryptolady8

Maankaliza πŸ”Š

22 Nov, 19:02


πŸ“ŒAlta-coins aan Isha ku haayo iyo price-ka ay gaari karaan

1) Solana 480$
2) Sui 15$
3) Avax 130$
4) ZRO 12$
5) NEAR 40$
6) RENDER 20$
7) Movr 240$
8) Arweave 100$
9) chain link 40$
10) Tao 1,800$
11) io.net 12$
12)TRB 140$
13)TAi 15$




πŸ“ŒπŸ‘€Alta-coins aan is leeyahay lacagta ugu horeesa waa ay soo galaysaa waa cryptooyinka laga leeyahay mareekanka waliba kuwa ugu waaweyn .

1)Dot
2) Hbar
3)NEAR
4)Doge
5)Xrp
6) litecoin
7)ADA
Iyo kuwa kale

πŸ‘€Let's see ilaa bisha March2025 iyo sida cryptooyinka xaalkoodu noqon doono

Note : Dyor

Maankaliza πŸ”Š

22 Nov, 07:44


BTC 99k πŸš€

Maankaliza πŸ”Š

21 Nov, 12:28


Waxaan firnay channel aad kala socon doontaan xogaha sarifka

https://t.me/ebadal0

Maankaliza πŸ”Š

21 Nov, 11:13


BTC OO WADADA 100k kusocotaa

Maankaliza πŸ”Š

21 Nov, 06:13


Btc 100k

Maankaliza πŸ”Š

20 Nov, 13:50


BTCπŸ”₯

Maankaliza πŸ”Š

19 Nov, 19:00


BTCπŸ”₯

Maankaliza πŸ”Š

19 Nov, 10:10


Signals aan soo dhignay 7 trade

6 win βœ…οΈ +70%πŸ“ˆ
1 loss ❌️ -4%πŸ“‰

Total : +66%πŸ“ˆ

Maankaliza πŸ”Š

17 Nov, 17:57


Ardada iska diwan galisay link gaan la xariir @Kryptolady8


https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc33tY0OgM42ZbJG18GdyfsZear-QlhIbX6sySP0VJ9_2jtsg/viewform?usp=sf_link

Maankaliza πŸ”Š

16 Nov, 15:49


Waxaan firnay channel aad kala socon doontaan xogaha sarifka

https://t.me/ebadal0

Maankaliza πŸ”Š

16 Nov, 10:41


1: Sida loo isticmaalo tradingview ga

TradingView Tutorial(Qaabka lo isticmali tradingView ga)|MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/tnGv6JAGnbU


2: Wa maxay candle sticks & timeframe

Casharkii 3 candlesticks & timeframe | MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/_dgTmFW_mC0


3: Market structure

Casharkii 4 market structure| MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/5eUNBAVkvMY

Maankaliza πŸ”Š

16 Nov, 10:41


Deposit & withdrawal usdt hadaa ubaahato kala xariir

https://wa.me/message/CGARLGCHET6RD1

Withdrawal ka waa freee

Maankaliza πŸ”Š

16 Nov, 06:55


Ar after

Maankaliza πŸ”Š

16 Nov, 06:54


Ar

Maankaliza πŸ”Š

14 Nov, 10:56


Ardada link gaan https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc33tY0OgM42ZbJG18GdyfsZear-QlhIbX6sySP0VJ9_2jtsg/viewform?usp=sf_link iska diwan galisay fadaln laxariira @kryptolady8

Maankaliza πŸ”Š

13 Nov, 20:53


1: Sida loo isticmaalo tradingview ga

TradingView Tutorial(Qaabka lo isticmali tradingView ga)|MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/tnGv6JAGnbU


2: Wa maxay candle sticks & timeframe

Casharkii 3 candlesticks & timeframe | MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/_dgTmFW_mC0


3: Market structure

Casharkii 4 market structure| MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/5eUNBAVkvMY

Maankaliza πŸ”Š

13 Nov, 15:02


91kπŸ”₯

Maankaliza πŸ”Š

13 Nov, 14:33


BTC After

Maankaliza πŸ”Š

13 Nov, 14:32


90kπŸ”₯

Maankaliza πŸ”Š

13 Nov, 10:59


BTC

Maankaliza πŸ”Š

11 Nov, 15:49


BTCπŸ”₯

Maankaliza πŸ”Š

11 Nov, 13:58


Waqtiga diwaan galinta socon doonto waa 11-20 November inta ka horaysa hadii ardada ugu tala galnay isidiwan galiso ka hor bay xirmaysaaa diwangalinta

Maankaliza πŸ”Š

11 Nov, 13:34


Maankaliza πŸ”Š pinned Β«Diiwan galinta way furantahay iska diwaan gali links hoos ku xusan Ku bixi lacagta number ka link ga kujira marka isdiwan galisana la xariir @Kryptolady8 Waa kala qaadnay course ka Waxaana ka kala dhignay laba qaybood oo kala ah 1: Technical analysis…»

Maankaliza πŸ”Š

11 Nov, 13:33


Diiwan galinta way furantahay iska diwaan gali links hoos ku xusan
Ku bixi lacagta number ka link ga kujira marka isdiwan galisana la xariir @Kryptolady8


Waa kala qaadnay course ka

Waxaana ka kala dhignay laba qaybood oo kala ah

1: Technical analysis
2: Fundamental analysis + dex package + cex bots setup + portfolio management

Technical analysis waa 2 months

Fundamental analysis kana waa 1 months

Iska diiwan gali link gaan
Qaybta technical analysisπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌ

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc33tY0OgM42ZbJG18GdyfsZear-QlhIbX6sySP0VJ9_2jtsg/viewform?usp=sf_link

Iska diwaan gali cryptocurrency fundamental and dex & cex package linkigaan hooseπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌ

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSd8T4RsjmOprP-EKq7zkvsFCBJvDpX5JKQCjUp1NedodUyzoQ/viewform?usp=sf_link

Maankaliza πŸ”Š

10 Nov, 16:31


Halka dhaqaaqa ka danbaysa

Maankaliza πŸ”Š

10 Nov, 16:28


Zero After

Maankaliza πŸ”Š

10 Nov, 16:27


Zero before

Maankaliza πŸ”Š

10 Nov, 16:26


Saga After

Maankaliza πŸ”Š

10 Nov, 16:25


Saga before

Maankaliza πŸ”Š

10 Nov, 16:24


πŸ“ŒTAO : 12πŸ“ˆβœ…

Maankaliza πŸ”Š

10 Nov, 12:50


πŸ”₯

Maankaliza πŸ”Š

10 Nov, 06:31


Btc 79k

Maankaliza πŸ”Š

08 Nov, 14:18


Arday badan baa telegram ka io whatsapp ka iga soo waydiiye dufcada labaad ee ardada aan qaadan laheen

Diiwan galinta waxay furmaysaa 15 November

Waa kala qaaday course ka

Waxayna noqonaysaa laba qaybood oo kala ah

1: Technical analysis
2: Fundamental analysis + dex package + cex bots setup + portfolio management

Technical analysis waa 2 months

Fundamental analysis kana waa 1 months

Iska sii diiwan gali link gaan
Qaybta technical analysisπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌ

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSc33tY0OgM42ZbJG18GdyfsZear-QlhIbX6sySP0VJ9_2jtsg/viewform?usp=sf_link

Iska diwaan gali cryptocurrency fundamental and dex & cex package linkigaan hooseπŸ‘‡πŸΌπŸ‘‡πŸΌ

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSd8T4RsjmOprP-EKq7zkvsFCBJvDpX5JKQCjUp1NedodUyzoQ/viewform?usp=sf_link

Maankaliza πŸ”Š

07 Nov, 19:16


πŸ“ŒZRO 10%πŸ“ˆ

Maankaliza πŸ”Š

07 Nov, 19:16


πŸ“ŒZRO one of the best trades

Maankaliza πŸ”Š

07 Nov, 10:15


Zro & Ftm πŸŽ―βœ…

Maankaliza πŸ”Š

07 Nov, 05:31


Trade yadi xalay soo dirnay hit 🎯

Maankaliza πŸ”Š

06 Nov, 14:20


Deposit & withdrawal usdt hadaa ubaahato kala xariir

https://wa.me/message/CGARLGCHET6RD1

Withdrawal ka waa freee

Maankaliza πŸ”Š

06 Nov, 10:23


October signals kii ansoo dirnay waa kan report kii

Maankaliza πŸ”Š

06 Nov, 10:13


Mid ka mida signals kii lasoo diray

Maankaliza πŸ”Š

29 Oct, 18:46


BTC HIT 73k

Maankaliza πŸ”Š

29 Oct, 13:26


Apps ka aan ugu isticmaalka badanahay maalin kasta

Maankaliza πŸ”Š

29 Oct, 11:59


Hadaa u bahantahay deposit ama withdraw USDT

Nagala soo xariir whatsapp kaan

https://wa.me/message/CGARLGCHET6RD1

Maankaliza πŸ”Š

22 Oct, 14:50


1: Sida loo isticmaalo tradingview ga

TradingView Tutorial(Qaabka lo isticmali tradingView ga)|MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/tnGv6JAGnbU


2: Wa maxay candle sticks & timeframe

Casharkii 3 candlesticks & timeframe | MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/_dgTmFW_mC0


3: Market structure

Casharkii 4 market structure| MAANKALIZA πŸ”₯
https://youtu.be/5eUNBAVkvMY

Maankaliza πŸ”Š

21 Oct, 14:55


Asbuucii labaad io guulahii πŸ“ˆ

Maankaliza πŸ”Š

21 Oct, 05:25


BTC waxay ku wajahantahay 70K

Maankaliza πŸ”Š

21 Oct, 05:25


πŸ“Solana 6.7% πŸ“ˆ

Maankaliza πŸ”Š

15 Oct, 09:58


Signals kii la qaatay

Maankaliza πŸ”Š

14 Oct, 19:33


Way xirmatay isdiwan galintii qaybta mentorship ka waxaa dib loo furi doonaa hadii aan waqti u helno oo macquul noqoto 15 November hdii anan xiligaaa soo gudbin waa in aan waqti uwayne mentorship danbe la qabaneen

F.G: Waxaa anan waxba iska badalin oo markasta ku soo biiri kartaa waa qaybta signals ka

Maankaliza πŸ”Š

13 Oct, 12:45


Bari kaliya ka dhiman in casharada bilomaaan waxaa jira arday lacgta bixisay oo wali qolka casharada lagu darin maanta io bari baa haysataa fadlan soo hadal si laguugu daro qolka haday casharada bilomaan qofna cududaar kama dhagaysaneeno

Maankaliza πŸ”Š

12 Oct, 09:17


14 October bay xirmaysaa isdiwan galinta

Maankaliza πŸ”Š

11 Oct, 15:29


Dadki isoo waydinayay smart trading muqaalkaan hadawadoπŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡


https://youtu.be/eccrD9i-6EU?si=zdWA5wuVa0gJ65E8

Maankaliza πŸ”Š

11 Oct, 12:45


Arday kamida adrayda oo ka fa’idaystay signals kii saakay lasoo diray

Maankaliza πŸ”Š

11 Oct, 12:29


Saaka signalkaan la soo dhigay 4% up yahay hadal yar howl badan

Maankaliza πŸ”Š

07 Oct, 18:27


Hadal yar io hawl badaban signals ka aan soo dirayno waa kuwa aan anagu qadaneeno mid ka mida wallets keenaπŸ’°

Maankaliza πŸ”Š

07 Oct, 10:11


qaybtaan signals ka waxaa ka faidaysan kara qofka raba in uu signals qaato oo mentorship ka rabin bishii waxaad bixin 25$ only

Maankaliza πŸ”Š

07 Oct, 09:53


Trade ideas xalay lasoo galiyay website ka waxaa rajaynaa in aad ka faaidaysateen dhaqaaq bay sameeyeen