QALBI SOOR

@toodhe


https://www.facebook.com/profile.php?id=100086533987246&mibextid=ZbWKwL

QALBI SOOR

02 Sep, 09:36


Mid ka mid ah caadooyinka waaweyn ee aan kugu dhiirigeliyo inaad sameyso xiliga hurdada ka hor โค๏ธ

Taleefankaaga banaanka qolkaaga jiifka jaajarka ugu tag, gal oo sariirta isku diyaari, gacanta ku qabso buug aad akhrisato nuxurkiisa iyo isticmaal iftiin cad oo ku qoran bogaga buugga isha ka soo saar ๐Ÿ‘Œ

Maalin walba nus saac ilaa saac ku celceli mawduuca akhrinta hurdada ka hor tani waxay kaa caawinaysaa aqoon iyo dhaqan, wacyigaagana kor u qaad si aanad malayn karin, kor u qaad luuqadaada, waxaad noqonaysaa hal abuur insha allah, intaana ka horna way anfacaysaa.

Likes and love ๐Ÿ‘€

QALBI SOOR

02 Sep, 09:33


ุชุฌุนู„ ุฌูˆุนูƒ ู„ู„ุญุจ ูŠุฌุนู„ูƒ ุชุฃูƒู„ ู…ู† ู‚ู…ุงู…ุฉ ุงู„ุนู„ุงู‚ุงุช...๐Ÿ’”

Ha u ogolaan gaajadaada jacaylku inay kugu keento inaad cuntid qashinka xidhiidhyada...

QALBI SOOR

01 Sep, 20:56


ุงู„ูƒู„ุงู…ู ุณู‡ู„ ูˆุงู„ุฃุญู„ุงู…ู ุฃุณู‡ู„ุŒ ูˆุงู„ุฃู…ุงู†ูŠ ููŠ ู…ูุชู†ุงูˆู„ ุงู„ูƒูู„ุŒ ูˆู„ูƒู† ู„ุง ูŠููˆุฒ ุฅู„ู‘ุง ุฃู‡ู„ู ุงู„ุนุฒุงุฆู…ู’.โœจ๏ธ



Hadalku waa sahlan yahay, riyooyinku waa sahlan yihiin, rabitaankuna waa mid qof walba gaari karo, laakiin kaliya kuwa go'aansada ayaa guuleysta.โœจ๏ธ

QALBI SOOR

30 Jul, 22:10


๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ-๐—ธ๐—ฎ  ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฅฌ(๐—ฆ๐—ฝ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐—ต)

Koostadu waxa kujiro  dhammaan qaybaha Nafaqada waxay qani ku tahay fiitamiinada : vitamins K vitamin A vitamins C  Folate (B9)
Macdanta :  manganese  calcium, iron, sidoo kale Koostadu waxay leedaahay  vitamins K iyo vitamin A aad u badan .

1.Waxay xoojisaa Aragtida isha : vitamin A kujiro koostada  wuxu ka hortagaa xanuuno ku dhaco isha sida aragtida habaynkii oo yaraato iyo indho qalayl-ka .

2. Waxay xoojisaa Lafaha : waxa kujiro vitamin K aad ubadan oo ka qayb qaato samaysanka lafaha iyo aktiif (active ) gayaynta borotiinada ka qayb qaato dhisida lafaha sida (osteocalcin) sidoo kale waxa kujiro macdanta calcium .

3. Waxay kor uqaadaa caafimaadka Unugyada jirka : vitamin A kujiro wuxuu joogteeyaa badqabka unugyada loo yaqaan (epithelial cells) ee ku dahaaran xubnaha jirka

4. Waxay u fiicantahay dheefshiidka : waxa ku jiro maadada fiber-ka oo saacido dheefshiidka caloosha .

5. Waxay u fiicantahay Difaaca jirka : waxa kujiro vitamin A iyo vitamin C oo dowr muhiim ah ka qaato shaqada difaaca jirka .

6. Wuxu u fiicanyahay xinjiraynta dhiigga : vitamin K kujiro wuxu ka  qayb qataa xinjiraynta dhiiga isagoo aktiif (active) ka dhigo cunsurada(factors) qaabilsan xinjirowga dhiiga.

QALBI SOOR

08 Jul, 10:19


https://youtu.be/HnDafkU4sSI?si=Sv6A_uyGQLJXStxP

QALBI SOOR

24 May, 12:34


Lacagtu waxay dheereysaa cimriga dumarka ee walaalayaal siiya lacagta ..


Waryaa sii lacagta !



War sii lacagta !



Dhiib lacagta !



Sii lacagta !




$ wax ma fahantay

QALBI SOOR

24 May, 12:32


โ€œNin kasta oo deyn qaba, naag baa ka dambaysa

QALBI SOOR

01 Apr, 18:42


Channel name was changed to ยซQALBI SOORยป

QALBI SOOR

01 Apr, 18:39


https://youtu.be/HqPFEKmjQo0?si=Pf__xZv6a6ktyi6q

QALBI SOOR

13 Mar, 13:21


https://youtu.be/Wppzom8lU2w?si=tZY1wEcvvq7goTt9

QALBI SOOR

13 Mar, 13:20


Sallahu Alaihi Wasallam...๐Ÿ’—๐Ÿ’—๐Ÿ’—

QALBI SOOR

15 Jan, 14:33


https://youtu.be/0uerstdGgJ0?si=fd9Jjv7UWp5sTB-w subscriber garee and like MHDSNID wll

QALBI SOOR

01 Jan, 13:04


https://youtu.be/wrW8GT51rOk?si=URDzqXVpzTd6Q43E

QALBI SOOR

20 Dec, 10:43


https://youtu.be/Unoy1x-BWKo?si=rcjH1tdHESUojMny

QALBI SOOR

16 Dec, 19:01


https://youtu.be/OdmuS_7w5nA?si=4rIk5PzDNyQ-cBx8 subscriber garee and like

QALBI SOOR

14 Dec, 10:44


https://youtu.be/EhyAvZI0fgk?si=f2oDxTRWih-qHeGY subscriber garee

QALBI SOOR

08 Dec, 19:16


https://youtu.be/9gX05HgqJGc?si=uwrjQFBfC-T9wMao subscriber garee

QALBI SOOR

08 Dec, 18:14


https://youtu.be/L21wsIKQCvM?si=JYfFOb1l2N8m2sU1 subscriber garee

QALBI SOOR

07 Dec, 11:09


https://youtu.be/yKeySVklWSI?si=V8RrVEUwnMWgvI3z subscriber garee

1,079

subscribers

3

photos

17

videos