252 Digital services @academy252 Channel on Telegram

252 Digital services

@academy252


ICT MENTORSHIP 2025

252 Digital services (English)

Are you looking to enhance your digital skills and knowledge? Look no further than the Academy252 Telegram channel! With the motto 'Wanna be the best you gotta learn and listen to the best 😎,' this channel is dedicated to providing top-notch digital services and educational resources to help you excel in the digital world. Academy252 is the ultimate destination for individuals who are serious about improving their digital skills and staying ahead of the curve. Whether you are a beginner looking to learn the basics or an experienced professional seeking advanced insights, Academy252 has something for everyone. From web development and graphic design to digital marketing and data analytics, the channel covers a wide range of topics to cater to diverse interests and skill levels. The channel is curated by industry experts and thought leaders who are passionate about sharing their knowledge and expertise with the community. By joining Academy252, you will gain access to valuable tips, tutorials, industry insights, and exclusive resources that will help you level up your digital game. Don't miss out on this opportunity to learn from the best and take your digital skills to new heights. Join Academy252 today and start your journey towards becoming a digital expert!

252 Digital services

14 Feb, 04:14


πŸ‘Congratulations 🎊 πŸ‘

πŸ“ŠπŸ‘πŸ”₯Hambalyo ustad waxan kuu rajena phase 2 inad isagana in sidaan u baasin doonto.

βœ”252 waxa ugu imaata aqoon  iyo hagis sax ah

252 Digital services

13 Feb, 12:04


EU DONEβœ…οΈ

πŸ”₯London session 13/2/2025

🎀Wax walbo waa lagari kara kaliya sabir iyo adkeysi lohow

252 Digital services

12 Feb, 17:56


πŸ“ŠπŸ”₯After CPI news

πŸ‘‰πŸ“ˆEURUSD waxa hesanay bias clear ah balse waxa naga maqna rule kamid ah rules ka entry modelka sida ayan ku qadan weynay entry gan galabta


πŸ‘‰Rules kaga hajabin psychology iska dhis waa hubaal waxad noqon doonta profitable hadii FVG manta laguu so buuxin wayo waa hubaal in trade yada kale laso buuxin doono.


🎀Haka hordhicin trade yada quruxda badan ee soo socdaπŸ™Œ

252 Digital services

12 Feb, 07:31


πŸ“ŠAsc maalin wanagsan waxa rajena ina cafimad qabta

πŸ‘‰ maanta sidaa lasocotan waxaa jira CPI news waxana trade raadin doonaa after news inshallah suuquna marka Newyork news weyn jiro London ma dhaqaqo marka waa inoo after news

πŸ“Š 4:30 pm galabnimo

252 Digital services

11 Feb, 18:42


πŸ”ŠπŸŽ€Every word will be tasted after actioningπŸ‘

πŸ‘‰252 always focuses valuable thingsπŸ–

252 Digital services

11 Feb, 17:48


Discord meeting just

252 Digital services

11 Feb, 11:20


πŸ”ŠDifferent ways to lose any trade

πŸ“ŠNote πŸ“ πŸ“‹

252 Digital services

10 Feb, 17:18


🎀DISCORD MEETING

πŸ”Š11/2/2025 Talaado 8:30 pm habenimo.
Waxaa inoo jira meeting ka dhici doona discordka qof walbo waxa rajena in buug iyo qalin u qadan doono note πŸ“ gresan doono qodob walbo.

πŸ“ŠCIWAANKA

"Sida loo dajiyo trading plan iyo sida qofka trader ka u xakameyn lahaa emotions kisa"

252 Digital services

10 Feb, 15:17


πŸ“ŠWaxaa dib inogu bilaabmay dhamestirka casharada biaska waxana casharkena caawa uu noqon doonaa

πŸ‘‰TGIF (thanks God it's Friday)

🎀First lesson of 2025


πŸ“ˆ252 digital servicesπŸ‘πŸ”₯πŸ“‰

252 Digital services

10 Feb, 08:04


πŸ“ŠAsc subax wanagsan maalin wanagsan isbuuc wanagsan.

●Waxa rajena ina cafimad qabtan waxa ino bilowday isbuuc cusub nasiib wacan qof walbo.

πŸ‘‰isbuucan waxa jira mid kamid ah news yada ugu wa weyn oo CPI maakinka arbacada

πŸ‘Maalin walba marka rabtid ina trade greso waa in calender aad fiirisa news events ka


πŸ–Good luck every trader

252 Digital services

09 Feb, 18:46


πŸ“Šzoom of Weekly outlook is done

πŸ‘‰Isbuucan waxa rajenena 252 family inuu noqon doono mid qurux badan every day every session Biaska waa so diri doona inshallah

βœ”Happy New week πŸ–

252 Digital services

04 Feb, 10:01


EU 1:3 DONEβœ…οΈ

252 Digital services

04 Feb, 08:47


πŸ“ŠManta talo ayaa idin siin doona oo ah trading days

●Sabti iyo axad waa fasax suuqa wa xiranyahy

●Isnin waa malinka ugu horeyo isbuuca waana accumulation waxana fican in aanan la trade gren sababto ah weekly profile ka waxa la ogada talado, arboco ama qamis

●TALAADO, ARBOCO IYO QAMIIS WAA BEST TRADING DAYS WAXANA DHACA EXPENSION KA WEEK DHAN

●JIMCO waa ay ka duwantahay saddexda malin e hore
1-Hadii laba entry aad hesho talado, arboco iyo qamis waa in maalinka jimcada aadan wax entry qadan oo suuqa kuso laban
2-Hadii 3das malin entry weydo jimco waad iman karta oo entry waa radin karta
3-Hadii jimco uu jiro News weyn sida NFP waxa la trade trade greya after news waa marka aanad wax entry ah qadan mal mihi hore oo ad soo weyday mar hadaa 2 entry hesho jimco magalkaga gal


πŸ“‰TALAADO-ARBOCO-KHAMIISπŸ“‰πŸ”₯

252 Digital services

03 Feb, 19:33


"HADII AAD U SHAQEYN KARTID QOF KALE 8 SAACADOD, WAXA AAD U SHAQEYN KARTAA NAFSADADA 2 SACADOD"

252 Digital services

03 Feb, 08:28


πŸ“ŠNEW WEEK OPENING GAP(NWOG)
πŸ‘‰Definition:-Waa Gap ama space kaaso suuqu samesto marka uu suuqu furmo maakinka isninta waxa uuna kafurma halki uu ku xirmay jimcihii meel aanan ehen waana Gap loo bahan yahay in lasoo buuxiyo
πŸ‘‰Maxa sababa NWOG:-
Waxa sababa in suuqu kafurmo meel cusub waxa sababa isbedelka ku dhacay dhaqalaha, geopolitical factors iyo newsyo dhacay inta lagu jiray labada maalin ee fasaxa
πŸ‘‰Sidee looga trade greya :-
Waxa loo isticmala sida PD ARRAYS yada oo kale sida FVG, LIQUIDITY PRICE VOID, VI, iwm
●Marka uu suuqu yahay bullish waxa oo suuqa samesto Gap waa laso buuxin doona sida FVG oo kale waxana laga laban kada Afkisa ama kal barka 50%(Concequent encroachment) inta ugu badan waxa laga laabta kala barka
●Marka uu suuqu yahay bearish
Marka uu suuqa samesto Gap jihadisuna tahay bearish waxa qasab ah in lasoo buuxiyo opening gap ka si loo sell greyo waxana laga laban kara 50% ama afkisa
N.B opening gap waa meel suuqa soo jiito waxana qasab ah in laso caafimad tiro rebalanced si suuqa uga koco

252 Digital services

03 Feb, 05:26


πŸ“ŠAsc subax wanagsan maalin wanagsan waxa rajena ina cafimad qabtan

πŸ‘‰Manta waa isnin waa malinka ugu horeyo ee suuqa isbuucan marka uu jiro NFP maalinta isninta waa macqul in entry boxo


πŸ‘‰Bias ka waxa soo dhigi doona discord ka inshallah

252 Digital services

02 Feb, 18:55


πŸ“ŠNEWS EVENTS IN THIS WEEK
3-7 FEBRUARY/2025

πŸ”₯7/2/2025 JIMCE (NFP DAY) 4:30 PM

252 Digital services

02 Feb, 18:38


Weakly jihada suuqa uu aadi lahaa All Ready Waan Sadaalinay alx
Marba hadii Bias taqaano
Simple wye In aad ogaato

252 Digital services

01 Feb, 19:24


Habeen dambo oo axada ha waxaa inoo jiro Zoom
Kasoo aan ugu hadli doono ama ku falan qayn doono suuqa weakly siduu noqon lahaa
Bias jihada uu noqon lahaa
Guuleysta my family 252

252 Digital services

01 Feb, 07:59


Hampalyo dr waa mirihii 252
Waxaa uu ku Baasiyay phase one two Trade

Waxaana sababay dadaal iyo aqoon lahubo

1/2/2025

252 Digital services

31 Jan, 14:36


AFTER πŸ“ŠπŸ”₯πŸ”₯
DXY
GBPUSD
EURUSD

252 Digital services

31 Jan, 14:35


BEFORE πŸ”₯πŸ”₯
DXY
GBPUSD
EURUSD

252 Digital services

30 Jan, 20:10


πŸ“Š252 mentorship cashrada bisha February 🧠

πŸ‘‰next month
-Lessons
-Weekly outlook
-zooms
-CRT
-CBDR
-London model
-Newyork model
-Time frame alignment(Monthly-Weekly-Daily-4H/1H-5m entry)
-PSYCHOLOGY
-How to pass Challenge account
-Best risk management
-Weaks of ICT(wax yabaha ict dacifka ku tahay)
-MMXM model
-How to journal
-How to be full time trader
-How to set plans and rules in trading
-How to evaluate your trading journey
-SMT divergence(Master)
-Liquidity(Full explanation)
-3D accumulation-manipulation-Distribution
-Standard deviation
-TGIF
-probability trading days

252 Digital services

30 Jan, 19:29


BIAS in lagu baro misana laga Saxo waa wax aad u weyn
Dadaalka waa dhankaga
252 wixi cilmi iyo aqoon ugu imow video ka arag system ardeyda wax ubarno iyo nidaamka iskula shekeystan ayaga iyo macalimiinta
Hadii aad gacanta fadhiisin ubahantahy wan kacawin donaa

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

30 Jan, 13:57


πŸ“ŠπŸ”₯EURUSD 1:4 RRR Newyork session 30/1/2025 last trade of January

252 Digital services

29 Jan, 15:13


πŸ“ŠSi aad ugu bedesho riyooyinkaga kuwa rumooba

βœ”Waxa ay kugu qaadaneysa:-

πŸ‘‰D= discipline
πŸ‘‰R= routine
πŸ‘‰E= education
πŸ‘‰A= action
πŸ‘‰M= mentality

252 Digital services

29 Jan, 06:36


πŸ“ŠAsc subax wanagsan 252 family waxa rajena ina cafimad qabtan

πŸ‘‰Maanta o ah 29/1/2025 arboco waxa jiri doona one of the most impact news oo ah FOMC waxa uuna so bixi doona 10:00 pm xiliga geska afrika

πŸ‘‰Qof walbo risk management iyo rules kisa ha ilaalsado yusan jabin

πŸ“‰Guul ayaan idin rajena dhamanπŸ“ˆ

252 Digital services

28 Jan, 19:09


WAXAAN FILAA IN AAD FAHAMTEEN
SAWABTA MAANTA ENTRY QURUX BADAN UUSAN UBIXIN
WIXII CILMI AH FAMILY 252 WAA IDINLA SHARE-GAREYN DONAA I.A

252 Digital services

27 Jan, 18:29


DISCORD

Ardeyda 252 Every Day Qabka trade u qataan iyo Sida aan ugu caawino inay Trade A+ helaan
Hadii aad ubahanatahy Caawimaad
Kala xiriir link hoose

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

27 Jan, 13:00


EURUSD after

Buyside liquidity is done βœ” πŸ™Œ

"IF YOU KNOW THE DIRECTION NOTHING STOPS YOU"

πŸ‘‰πŸ“ŠBIASπŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯πŸ”₯

252 Digital services

27 Jan, 10:30


πŸ“ŠEURUSD 1:3 RR

London session

Bias+Entry

27/1/2025

"Isku so noqosho wanagsan"

252 Digital services

27 Jan, 08:18


27-31 January
News events on this week

252 Digital services

27 Jan, 08:18


1H Buyside kas in laqado rajenena

252 Digital services

27 Jan, 08:17


EU daily bullish

252 Digital services

24 Jan, 18:48


Wuxuu kamid yahay cashirada ugu muhiimsan Bias
waxaad ku baran doontaa isbuuca oo idil suuqa halka uu aadi lahaa

252 Digital services

23 Jan, 18:21


Hadalka Trump Δ°nta ugu muhiimsan β€’ Qiimaha Saliidda iyo OPEC: Trump wuxuu ku baaqay in OPEC, gaar ahaan Sacuudiga, ay hoos u dhigaan qiimaha saliidda si looga caawiyo dhammaadka colaadda Ruushka iyo Ukraine.
β€’ Heerarka Danta: Wuxuu dalbaday in bangiyada dhexe si degdeg ah u dhimaan heerka danta ka dib markii qiimaha saliidda hoos u dhacay.
β€’ NATO Kharashyada Difaaca: Trump wuxuu ku taliyay in xubnaha NATO ay kordhiyaan kharashyada difaaca ilaa 5% GDP-ga.
β€’ Soo-saarka iyo Cashuuraha: Wuxuu xoogga saaray in warshadaha dib loogu soo celiyo Mareykanka, isagoo ku hanjabay cashuuro sare shirkadaha aan raacsanayn.
β€’ Siyaasadaha Dhaqaalaha: Trump wuxuu muujiyay istaraatiijiyad dhaqaalaha ah oo ay ku jiraan dhimis sharciyo iyo canshuuraha oo si weyn loo yareeyay.
β€’ Aqoonsiga Jinsiga iyo Siyaasadaha DEI: Wuxuu soo bandhigay qorshooyin lagu baabi’inayo siyaasadaha DEI ee heerka federaalka, isagoo aqoonsanaya oo kaliya jinsiyada ragga iyo dumarka.

252 Digital services

23 Jan, 14:18


WAXAAN KULA WADAAGI DONAA 8 QODOB OO MUHIIM U AH TRADERS


Trading management samey(BE/PARTIAL)
1)Haka baqin qaldaadka, qalad inaa gashid waa waxa kutusaya waxa saxan.
2)Hadii account aa gubtid ha niyad jabin.
2) SL ka ogolow is a part of the game.
3) Weekend charts ka kanaso fasax ka qaado.
4)Qof ha isla barbardhigin wayo
5) Waligaa account qof yusan kuu baasin
6) Trade kaa tagay hadaba cararin
7) Qof ku haga waa lagama maarman Mentorship
8)Isku kalsonow confidentiality

252 Digital services

22 Jan, 18:44


πŸ“ŠMid kamid ah 252 mentorship family (,Discord)

London session
3%

Guulesta dhamantiinaπŸ–

252 Digital services

20 Jan, 18:01


πŸ“ŠDONALD TRUMP ERA

πŸ“‰Waxaa maanta lacaleemasaray DONALD TRUMP oo dib ugu soo laabtay kursigiisa marka laga hadlo xirirka ka dhexeya Trump iyo dhaqaalaha dunida waa mid aad u weyn sababto Trump afarti sano ee hore waxa ay suuqyada caalamka sameyen sare ukac aad u sareya waxana lafila 4 sano ee so socoto inay noqdan marka laga hadlo forex iyo crypto kuwa Volatile ah qof walbo oo trader ah waxa u rajena in afartan sano ay noo noqon doonta kuwa wax badan iska bedela dhaqao ahan iyo maskax ahaan ba

πŸ“ˆFOREX IS COME BACK HERE WE GOπŸ€žπŸ“‰

252 Digital services

19 Jan, 18:16


βœ”DHIIRAGALIN🧠

"Waxaa mar walbo dhihi jirtay hadii 2025 lagaro waxa baran doona xirfad cusub balse weli waxad joogta Halki 2024 aad joogtay saaxib, walalkey, walashey waad ogtahay wadanka xaaladiisa shaqa la'an ee xirfadu waa muhim kagama baahno waqti dheer sida school iyo jaamacada ee noloshena bar naga qaaten 12 sano school iyo 4 ama 6 sano jaamacad waa 18 oo wax u baranesay si aad shaqo uheshid adigoon hubin xitaa shaqada balse xirfad aad ku bixisay 6 bilood sida forex iyo xirfado kalo badan waa hubal inay naftada ku abaal marin donan guul iyo nolo wanagsan oo kalsooni leh"

252 Digital services

18 Jan, 19:14


Anas wuxuu kamid ahaa ardeyda Bias aan kacawinay alx manta wuu guuleystay

252 Digital services

17 Jan, 19:26


QAABKA ARDEYDA ENTRY UQATEEN IYO SAWABTA KU HELEEN HALKAN KADAAWO IYO SYSTEM HALKAN KALA SOCO

252 Digital services

16 Jan, 18:15


πŸ‘‰SABABAHA UGU WAA WEYN EE INTA UGU BADAN SL LOO QATOπŸ“Š

252 Digital services

15 Jan, 19:02


Bias Wuxu kasacidaa si kalsooni leh in aad trade uheysatid halkaan waxaa kaga muuqdo trade long time in aan hayay alx

252 Digital services

15 Jan, 14:16


πŸ“ŠNEWS CPI IS DONE

πŸ‘‰Weli isbuucan. Ma bixin wax trade A+ ah waxa ino haray qamis iyo jimco waa isla arki doonaa inshallah.

πŸ“ˆSuuqa ha qasbin mal maha quruxda badan wey so socdanπŸ“‰

252 Digital services

14 Jan, 17:52


πŸ“‰ROAD TO SUCCESSπŸ“ˆ

"Wadada aad ku guulesan leheed waxaa hor yaal burbur iyo niyad jab, Horey usoco ilaa aad Ka guuleesato"


πŸ‘‰One day you will be successful trader🀲

252 Digital services

13 Jan, 19:28


Asc family 252 tomorrow is the first day of 2025

Beri waa malinka ugu horeso aa trade gren doono sanadkan cusub 2025 waxa rajenena
Maxaa yeelay waxan sugayay inuu dhacdo news NFP si aan u ogaano orderfollow suuqa waxan rajeynaa dhamanteen in uu noo noqdo sanad qurux badan inshallah


Are you ready?

252 Digital services

13 Jan, 08:36


PD Array wuxuu kamid yahay cashirada lagu barto Bias kuwa ugu muhiim
Cashirada iyo kuwa lamid ah waxaa ku bixina mentership

Kafideysi wacan pd array part 2

252 Digital services

12 Jan, 19:08


BIAS MAKU ADAG-YAHAY

Markan jogno ict model 13
Kaliya waxa ubahantahy in aad taqaano HTF suuqaan oo ah BIAS
Taas kadhigi karto maanta profitible

252 waxey kacawin dontaa in Bias ku barto misana laguuu soo diro every day
Waxaan bixinaa mentersip oo dhameystiran + Bias
Waxaa jiro Group discord ardeyda iyo macalimiinta isla wadagan Analysis

WAX-YABAHA AAD HELI DOONTIπŸ‘‡

1: COURS BIAS + MENTERSHIP AH
2: EVERYDAY BIAS LASOO DHIGO DISCORD
3: CASHIRADA ENTRY MODEL OO DHAMEYSTIRAN
4: PDF BIAS OO AFSOMALI AH
5: PDF ENTRY MODEL AFSOMALI AH
6: TALIN ANY TIME
7: ARDEY ENTRY ISLA QADATAN IYO MACALINTADA KU HAGAYAAN
8: ANY QUESTION SI BUPLIC AMA PRIVATE NAGU WEYDIIN KARTID

WXII CAWIMAD AH KALA XIRIIR LINK
Wa.me/+252614126411

252 Digital services

11 Jan, 18:42


7 QODOB MUHIIM U AH QOF KASTO TRADER AH

MAALMAHA AAN TRADE LAQADAN WAX KA OGOW


1: marka Asianku uu ka bato 30 pip
2:Marka ay jiraan news yo waa weyn sida NFP, FOMC, PPI, CPI entyga raadi after news
2: marka Asianku uu labada dhinac la qaado High iyo Low
4:maalinka holiday jiro(Fasax)
5:maalinka holiday ka danbeysa
6: maalinka uu suuqu shalay oo kale  dhaqaqay 100+ malinkas entry qurux badan majiro
7:marka aanad haysan A+ entry iyo bias

252 Digital services

09 Jan, 14:47


7 TALO AMA WAANO ADIGA KUGU SOCOTO HADII TRADER TAHAY


1) Qof ha isla barbardhigin
2) Waligaa account qof yusan kuu baasin
3) Trade kaa tagay hadaba cararin
4) Qof ku haga waa lagama maarman Mentorship
5) Isku kalsonow confidentiality
6) HA trade garen News yada waa high risk
7) Waa inaad yeelata lifestyle ka qofka trader ka ah.

252 Digital services

08 Jan, 19:20


wax yabaha lagu eegto orderfllow suuqa

Kafaideysi wacan our family 252

252 Digital services

08 Jan, 17:39


πŸ“ŠUpdate

πŸ‘‰Waxaa daily biaska u warejinay Discordka madama what's appka xogta Usan kedin Karin sidaas ha u ogadan ardeyda mentorshipka kujirtoβœ”βœ”

252 Digital services

08 Jan, 12:07


7 QODOB ADIGA KUU MUHIIM AH MASKAX AHAN MARKAAD TRADER TAHAY


1) Haka baqin trade yada rules kaaga kuu waafaqa.
2) Habedbedelin RRR 1:3 ama 1:2
3) Qofna haku oran waa qaldantahay suuqa marka qof walbo waa saxanyahay waa Adiga iyo analys kaga.
4) Mar walbo aqontaada iyo qibradaada hormari
5)Backtesting iyo Journaling sameey
6) Trade aa ku jirtid qof hala wadagin
7)Trade aa gashay waligaa ha xirin

252 Digital services

07 Jan, 14:46


6 QODOB MUHIIM AH KAFIDEYSI WACAN



1) Waligaa haqadan trade rules kaga kuu wafiqin ama low probability ah.
2) Maalin walba maalin trade ma ahan.
3) Maalinka uu kuhesto any problems ha trade garen
4) OVERTRADING is the killer of the market
5) Trade yada ha qasbin
6) Habedbedelin rules kaga ku dhegnow

252 Digital services

07 Jan, 08:30


horey ma umaqashay PD Array
Waa mid kamid ah wxa lagu analysis gareyo suuqa qasatan Bias


Kafaideysi wacan

252 Digital services

06 Jan, 19:17


Midaan waa dhirigalin sawabtoo ah ardeydaan waxeynu bartay Bias iyo hagid joogta ah
Balse maanta ayago aan Bias loo dirin ayee sidaas sameynayaa cilmig waa muhiim

Guuleysta our family 252

252 Digital services

06 Jan, 14:12


5 KAMID AH PHYSCHOLOGY AND MINDSET

1)Waxaad ogaataa inta trade ee Strategy adaada kusiin karto(ICT MODEL 13 average 2,3)
2)Aamin process ka wax walbo oo qurux badan waxa ay qaataan waqti.
3)Trading plan waa inaad leedahay(%, win, loss)
4)Hadii aad 2 ama 3 jeer loss qadatid tradeyada Kuxiga yarey lot kaga.
5) Pairs kagu waa inay yaradan(2 ama 3)

252 Digital services

06 Jan, 06:55


Entry model hadii aad taqaano waxaad heysataa fursad aad uweyn
Maxaa yeelay waxaan ku soo direynaa jihada suuqa Oo loo yaqaano Bias
Taas oo macno ah in aad account muddo gaaban ku Baasin kartid
Sidoo kle waxaa kayaranayo overtrade aad ku sugantahay hada
Sidoo kle waxaad heli donta kalsooni buuxda maxaa yeelay waxaad heysataa menter ku haga
Iyo ardey aa Entry wada qadataan
Suuqaa wuu soo laabtay
Adiga maxaa ku qorsheesan Account Real ama challenge midke heysataa

Hadii aad mentership kamid noqo waxad heli donta

1:everday Bias
2: zoom weekly outlook
3: cashiro dhameystiran Bias ah
4: Entry model cours dhameystr
5: pdf afsomali ah Bias + Entry
6: Test ama Assegment weekly

Wixii caawimad ah link hoose
Wa.me/+252614126411

252 Digital services

05 Jan, 17:55


Asc team 252

πŸ‘‰Caawa waxaa Rabaa in aan idin faaideyo sirta biaska🧠

πŸ‘Biaska sa wada ognahay waa jihada suuqa HTF ka marka biaska waxaa lagu eegta wax yaabo badan balse ani ahan 4 shay ayaan u adeegsada wana 4 shey uu mentorka wen adegsado maechel Inner circle trader

🀜4 shey waa
1. Institutional orderflow
2. Dealing range or A-B
3. Swing high/low
4. Weekly profile


N.B waxaa kaloo jira kuwa kale oo lagu eekto.

πŸ“ŠπŸ“ŠPart 1πŸ“ŠπŸ“ŠπŸ–

252 Digital services

05 Jan, 16:48


FOREX IS FANANCIAL FREEDOM

1: you wake up with out on alarm
2: you are in no rush
3: your plane out your day
4: no Traffic jam
5: you work on your own terms
6: you can take breake any time

252 Digital services

05 Jan, 08:41


wuxuu kamid yahay information ugu waa ween oo lagu hello daily bias ama lagu ogaado orderfollow suuqa

Kafaideysi wacan guys

252 Digital services

05 Jan, 07:15


Wax qabadka 252 muddo gabaan alx suurtagaliyaha waa alla swt

Video dhiiragalin ayaan idinku soo dhigay iyo in qof walba uu dadaalo uu gaari doono hadafkiisa
252 waxey u tagantahay sidii aan kaga cawin laheyn Baahidaada

252 Digital services

04 Jan, 18:22


5 step of success

1: set agoal
2: make a plane
3: stay focused
4: work hard
5: stay Hamble

Mar walba ahow qof leh hadafyo
Natiijada cidna ha usheegin kaliya Tusi

Wisdom says

A fish with a closed mouth never gets cought

252 Digital services

04 Jan, 08:05


1: Suuqa wax walba waa suurtagal
2: xalad kasta oo hada tagan wee kaduwantahy midii lasoo dhaafay
3: Trade walba aad qadato miduu ku dhaman-doono los iyo win lama ogo ee ha dag-dagin
4: uma baahnid in aad ogaato waxa uu suuqa sameyn rabo si aad usameyso lacag

5: menter ama Hage wa in aad lahataa si aad kalsooni ugu sii jirtid suuqa


Thanks allot

252 Digital services

03 Jan, 17:37


πŸ‘‰Answer:-

Jawaabta waa NFP 70% wee sexeen hambalyoπŸ–

252 Digital services

03 Jan, 11:16


Galabta hadii aad jaanis heyso kasoo qayb gal zoomka ardeyda mentership ku jiraan loo qabanayo
Si aad aqoon u kororsato
Link halkaan ayaan soo dhigi doona waqtiga uu bilawanayo

252 Digital services

03 Jan, 07:30


πŸ‘‰Jimca wanagsan team 252 waxa rajena ina cafimad qabtan.

πŸ‘‰Sidaa wada ognahay bil walba jimcada ugu horeso waxaa so bixi jiray ama dhici jiray mid kamid ah news yada ugu waa weyn ee suuqa dhaqaajiya non-farm payroll (NFP).

πŸ‘‰sida caadada ehed maso bixidoono jimcadan maanta, waxaa uu soo bixi doona NEXT FRIDAY 10/1/2025.

πŸ‘‰Marki uu jimcadas so boxo Newska isbuuca kuxiga ayuu suuqa sida saxda ah Volatility uyeelan doona.

πŸ‘‰βœ”14/1/2025 maalintas ayaa ino balan ah waxana dib u bilaabi doona Bias kena oo si malinle ah uguso dhigi jirnay ardeyda mentorshipka.


πŸ‘‰Thank you we wish you the bestπŸ”₯

252 Digital services

03 Jan, 04:26


maanta waa jimco aan kuwada salino xabiibkeena muxamad scw

252 Digital services

25 Nov, 17:59


Part 2

🀞marka aa kahadleno ka Somalia traders ahaan waxaa u badanahy suuqyadan

πŸ‘‰FOREX (EURUSD, GBPUSD, USDJPY, GBPJPY)

πŸ‘‰COMMODOTIES(XAUUSD OR GOLD)

πŸ‘‰CRYPTOCURRENCY(BTC BITCOIN)

πŸ‘‰TIRA YAR OO TRADE GARESO INDICES IYO FEATURES KA


Note: GOLD IS NOT FOREX IT'S COMMODOTIES.

πŸ™WALALKEY AMA WALASHEY OGOW LACAG WALBO DABEECADO GAAR AH AYEY LEEDAHAY ISKU DEY IN HAL PAIR AMA LABA BAIR KU TRADE GREY SI AAD ULA QABSATO.

πŸ‘‰HADII AA TAHAY BILOW FADLAN GOLD HA KU TRADE GAREN

THANK YOU ALLπŸ‘‹

252 Digital services

25 Nov, 17:50


Asc team 252

πŸ‘‰PAIRS
Marka laga hadlaayo pairska aa trade gareno waxay ku kala duwan yihiin bahda ay ka tirsan yihiin sida -
πŸ‘‰FOREX
πŸ‘‰COMMODOTIES
πŸ‘‰FEATURES
πŸ‘‰INDICES
πŸ‘‰STOCK MARKET
πŸ‘‰CRYPTOCURRENCY


🀏Part one🀏

252 Digital services

25 Nov, 08:35


Asc team 252
Waxa rajena ina caafimad qabtaan.

Happy new week, waxaa idin rajena guul iyo trade yo qurux badan

252 Digital services

24 Nov, 05:11


Basic Forex cours (ict strategy) 2025

Shuruudaha ardeyda 252

1: waa inaad leedahay mobile ama laptop
2:course da waxaa ku qaadan doonta asaasiyaadka forex
3:Waxa kubari doona strategyada ICT bilow ilaa dhamaad
4:Waxaa lagu qaadan doona qaab online ah
5:casharada course da waxad heli karta waqti walbo
6: suaal walbana waa lagaga jawaba
7:Waxana lagugu dari doona group whatsapp' Discord' iyo telegram
8: course da waxay socon doontaa mudo 1bil iyo bar
9: sanadka cusub waxa kaharsan 1bil iyo bar waana waqtiga coursda lagu dhameyn doono 2025 waxad awood uyelan doonta inad naqato "full time ict trader"
10: model 13 ayaan ku bari donaa
11: 15 hbn waxaan ku dhamen dontaa casharada basic iyo Entry model 15 kle waxan ku bari donaa bias model 13
12: cours markaad dhameyso still waxaa jaanis uheli dontaa in aan maalin walba daily bias laguu soo diro si aad uhesho Entry saxan
13: is diwangalinta waxey ku egtahy malinta arbacada i.a habenka khamiiista Zoom ayaa no bilawan doono
14:Qiimaha courseda waa 39$

252 Digital services

22 Nov, 20:29


Qofka wllka ah ama ardeygaaga ah

Maanta sida adiga aad jeceshahay in laguu caawiyo ucaawi adiga
I.a intaas in kabadan naga mudanyihiin ardeyda 252

252 Digital services

22 Nov, 09:58


EU
Baiska saaka sellside ki aa rabnay waa laqaday

Orderflow ga suuqa waa sell waaliga suuqa haka hor imaanπŸ–

252 Digital services

22 Nov, 07:57


Asc team 252

BIASKA WAXA SOO DHIGI DOONA DISCORD KA AY KU JIRTO ARDEYDA MENTORSHIP KA INSHALLAH

ICT STRATEGYπŸ‘πŸ“ˆπŸ“‰

252 Digital services

21 Nov, 18:07


EU bias
SSLQ IN LAQADO RAJENENAπŸ‘Œ

252 Digital services

21 Nov, 18:07


πŸ‘€πŸ‘

252 Digital services

21 Nov, 18:06


EU
AFTER TP ALHAMDULILAH

"ICT 🐐"

252 Digital services

21 Nov, 10:52


GU DONE SELLSIDE LIQUIDITY

balse EU weli waa kujirna after TP so dhigena inshallah

252 Digital services

21 Nov, 09:30


Wow πŸ™Œ

252 Digital services

21 Nov, 08:33


EU

TP INSHALLAH

TEAM 252 LEE SAMEEN KAROπŸ§ πŸ“Š

252 Digital services

21 Nov, 08:08


EU bias
SSLQ IN LAQADO RAJENENAπŸ‘Œ

252 Digital services

15 Nov, 16:40


Live zoom kii galabta

Entery qurux badan 1:3RR EURUSD

252 Digital services

15 Nov, 15:24


Asc team 252 juma karem
Eurusd

A+ entry

Newyork session 1:3 RR

"Everything is possible"

"Tradekan waxa nala qaatay ardeyda mentorshipka zoom"

252 Digital services

15 Nov, 10:22


London session shines me alotπŸ˜ŠπŸ“ŠπŸ“ˆπŸ“‰

252 Digital services

15 Nov, 10:20


Usdjpy πŸ“‰
πŸ“ˆIf you know the direction, nothing stops youπŸ“Š

"Scalping"

252 Digital services

15 Nov, 07:56


Asc juma hilwa team 252
Waxa rajena ina caafimad qabtaan

Waa maalin kale oo qurux badan inshallah trade yo qurux badan baan idin rajena

252 Digital services

14 Nov, 17:11


USDJPY
"Forex is come back"

1:3RR

Waa maalin qurux badan

"ICT STRATEGY MODEL 13"🐐🐐

252 Digital services

14 Nov, 09:54


After alhamdulila 1:3 RR

252 Digital services

14 Nov, 08:16


EU
Sellside ka hoose ayaa target ah

252 Digital services

13 Nov, 15:26


Waa iska shaah uun🀣🐐

252 Digital services

13 Nov, 15:24


EURUSD 1:3 RR
Newyork session

πŸ‘‰πŸWaxaa xaqiq ah malinta ICT barato una sabarto in facaaga aadan ubaahanenπŸπŸ“‰

252 Digital services

13 Nov, 08:20


EURUSD After 🐐ict

252 Digital services

13 Nov, 08:19


EURUSD before

252 Digital services

13 Nov, 04:02


Wixii faahfahin kala xiriir link hoose

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

12 Nov, 18:12


Mission is done 100 pips

252 Digital services

12 Nov, 10:38


USDJPY
BSLQ LAQADI DOONA BIASKAN SHALAY AYAN SOO DHIGNY

252 Digital services

11 Nov, 09:13


Entry 15 minute

252 Digital services

11 Nov, 09:13


1H clear wye
MMXM model wye

252 Digital services

11 Nov, 09:12


USDJPY
BSLQ laqadi dona inshallah SL or TP waa isla so wadagena

If you know the bias your the king of forexπŸ‘‘

252 Digital services

09 Nov, 10:42


Su'aalo iyo jawaabo

Qofkii uu dhaafay weak i a weak xiga

252 Digital services

07 Nov, 17:34


News= FOMC
Caawa waxa jira news kaso bixidona USD dollar
Marka waxa lafila in lacagta dollarka hoos u dhacdo

EURUSD buy
GBPUSD buy

USDJPY sell
USDCAD sell
DXY sell

Waxana kula talina inadan trade garen.
Risk management ku dadaal.

252 Digital services

07 Nov, 14:39


waa zoomka galabta cidii uu dhaaftay halkaan kadaawo xogta aan iswada dhaafsanay su'aalaha aan isweydiinay

252 Digital services

07 Nov, 14:08


Adiga kadhiman zoomka wuu socdaa kafaideysi wacan

252 Digital services

07 Nov, 13:59


EURUSD

Inshallah natijada wa isla so wadagi doona

252 Digital services

07 Nov, 13:58


Soo gal asxaabta

252 Digital services

07 Nov, 13:58


https://us05web.zoom.us/j/88288245353?pwd=abT92a8G71Fb8VBu4QrF8vQz6hTkGQ.1

252 Digital services

07 Nov, 13:16


After 10 minute zoom
Be ready?πŸ‘

252 Digital services

06 Nov, 16:58


Waa qaar kamid ah adeeg-yada ay bixiso 252 digital services
Wixii faahfahin kala xiriir link

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

05 Nov, 09:08


https://www.facebook.com/profile.php?id=61555884817101&mibextid=ZbWKwL

πŸ‘‰Inshallah hala follow gareyo πŸ“‰

252 Digital services

05 Nov, 09:07


Asc team 252

Isbuucan suuqa waxa ka jira news yo wa wen sido kale waxaa dhacayo doorashada dalka marekanka.
Marka qof walbo taxadar ha muujiyo waxana idin kula talina in isbuucan dhan aa ka dhacdaan.

Thank you all

252 Digital services

02 Nov, 19:22


Waa haben kle iyo ardeyda mentership
Oo aan cashirka SMT wada fahamnay
Cilmi baro kadib lacag samee

Hbn wanagsam my family

252 Digital services

02 Nov, 18:59


Asc team 252 fx
Habeen wanagsan waxa rajena ina cafimad qabtan.

Hadii aa nahay dhalanyaro waxa mar walbo lakulanaa caqabado dhanka nolosha ah, waxa kaliya looga gubdi karo waqtigan casriga waa ina allah tala saarato iyo inaad XIRFADA CASRIGA aa barato.

Waxa gabagabo ah 2024 waxana nagu soo wajahan 2025 waxana ka dhima 2 months.

Laba bil goaanka qadatid oo ah ina xirfad cusub barato waxay gundhig iyo mustaqbal ifayo unoqon doonta sanado badan ee soo socdo.

Ka faaideso qima dhimista ICT MENTORSHIP 2025.

wa.me/+252614126411

252 Digital services

01 Nov, 17:46


NFP galabta iyo sida aan ugu faaideysanay
Suuqaan hadii aad heysato waxaa hubaal ah in aad lacag kasameyn karto runti
Hadaba kafaideyso qiima dhimista aan sameynay

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

01 Nov, 12:52


Video from Abdullah

252 Digital services

01 Nov, 12:43


USDJPY

Mushaar uu qof dhan 5 bil ku shaqen laha aya within 5 minute lagu shaqeyy

ICTπŸπŸπŸ“‰πŸ“ˆ

252 Digital services

01 Nov, 12:42


EURUSD
alhamdulillah waa sida aa sadalinay yeeeees🀣🀲

252 Digital services

01 Nov, 12:11


Asc dhaman waxa rajena ina cafimad qabtan inshallah 20 daqiqo kadib waxa so bixi dono NEWS

NFP

EURUSD=BUY
GBPUSD=BUY
GOLD=BUY


USDJPY=SELL
USDCAD=SELL

balse mar walbo riska management ku dadaal yusan account kaa guban inshallah

Allah nagu guuleyo 🀲

252 Digital services

01 Nov, 03:05


Waa qaar kamid ah shuruudaha mentership oo aan qiimo dhimis ku sameynay
Halkaan ka aqriso
Wixii faahfahin kala xiriiri link hoose

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

31 Oct, 10:44


USDJPYπŸπŸ“‰πŸ“‰πŸ“ˆ

SILVER BULLET

Tp alhamdulillah

"Wax walbo waa macquul"

πŸ“‰MENTORSHIPKA WELI WAA FURANYAHAYπŸ“‰

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

31 Oct, 09:59


AFTER TP ALHAMDULILLAH
1:2RR

ALHAMDULILLAH FOR EVERYTHING🀲

252 Digital services

31 Oct, 09:58


GBPUSD before

bisa is importantπŸ‘πŸ“‰πŸ“ˆ

ICT is advanced strategy🐐

252 Digital services

31 Oct, 07:06


Asc team 252 forex academy

Waxa rajena ina cafimad qabtan

Manta iyo maalin cusub waxa rajena qof walbo ino risk management iyo rules kisa ino kudadaalo sbbto ah waxaa jiro news yo waa weyn

Nassib wacan dhamanπŸ‘

252 Digital services

30 Oct, 17:59


Entry Galabta ayuu baxay
GBPUSD the best Entry ayee galabta bixisay
Waxaa intaas kaga daran Rulles oo idil ayee wafaqday cajiib

Lacag waa cunis cilmi waa ict

Fursado ma daa'imto waxaa socdo mentership ict kala xirir link hoose

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

29 Oct, 14:13


EURUSD
1:2 RR
24 pip TP alhamdulillah

"Everything is possible"

Maanta waxay ii ehed malin ii gaar ah alhamdulillahπŸ€²πŸ“‰πŸ“ˆ

252 Digital services

29 Oct, 08:50


You can do it πŸ“‰πŸ“ˆβœŠ

252 Digital services

29 Oct, 08:47


TP ALHAMDULILLAH 45 PIP wax walbo waa sabir iyo adkeysi iyo allah ina tala saarato

252 Digital services

29 Oct, 08:46


After bais 1H

252 Digital services

29 Oct, 06:56


USDJPY waxa rajenena madama A-B ino baxday discount lajogo ina BUY gareno ilaa BSLQ laqado i.a After waa isla arki doona

MENTORSHIPKA ICT WELI WAA UU FURANYAY
@614126411

252 Digital services

29 Oct, 06:21


FVG shalay aa calamadesany waa la ino so buuxiyay waxa rajenena in orderflow uu sell yahay ila sellside ka hoose laqaado waana swing low dailyπŸ‘πŸ’΅

252 Digital services

29 Oct, 06:18


EURUSDπŸ“‰πŸ“ˆ
Shalay waxa rajenenay in FVG 1H naloo tago madama 1H shift noo dhacay A-B premium lajoogay

252 Digital services

29 Oct, 06:15


Asc dhaman team forex waxa rajena ina cafimad qabtan
πŸ‘‰πŸ‘€Waxa so dhigi dona biaska

252 Digital services

28 Oct, 08:42


NewsπŸ‘€πŸ“°NFP Friday

Bil walbo jimacaha ugu horeeso waxaa soo baxa mid kamid ah news yada ugu waa wen ee dhaqajiyaa suuqa forex

Jimco:-3:30 pm

NFP (NON-FARM PAYROLL)

252 Digital services

28 Oct, 08:02


London session
πŸ“‰GBPUSDπŸ“ˆ

πŸ‘‰Rules

1H poi
Asian low
Mss 5m
Fvg
Target BSLQ

TP alhamdulillah

252 Digital services

27 Oct, 18:53


ICT MENTORSHIPπŸ“‰πŸ“ˆ

πŸ‘‰waxaa ino soo dhamaday zoomkena cawaa.

πŸ‘‰Beri waxaa ino furmi doono suuqa(isniin)

πŸ‘‰Inshallah ardeyda kujirta mentorshipka waxa ogeysinena ina soo diri doono biaska isbuucan.

πŸ‘‰Guul inshallah

252 Digital services

27 Oct, 04:33


Waxaa si toos usocoto mentership academy
Hadii aad cilmiga heyso suuqa waad kashaqeysan kartaa
Muhiimada waa in aad aqoonteeda leedahay
Sidoo kle hadii aad daneeyso xirfadan simple way ayaan kugu bari donaan

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

26 Oct, 19:10


12 models of ictπŸπŸ“‰πŸ“ˆ

Xaqiiqdi ict waa cilmi uu qof walbo markuu barto oo ku dareemi doono financial freedom waxaa xaqiiq ah mar hadaa barato xitaa 1 model kamid "you will sufficient"

Ict 12 model waa ay kabadan tahay balse waa kuwa loogu isticmalkoda badan yahay.

Fiid wanagsan(ictπŸπŸ‘‘)

252 Digital services

26 Oct, 09:57


ICT MENTORSHIP

Waxa ugu talagalnay inta kaharsan sanadkan 2024

Waxa ay kubexeysa qaab online ah waxana lagu qadan doona qeybahan:-

πŸ‘‰ENTRY MODEL
-model 13
-silver bullet
-Mmxm
πŸ‘‰Bias

Finaly marka entry model iyo bias qadatid waxa awood u yelan donta ina ku trade gareso ict si professional ah

Thank you allπŸ‘

252 Digital services

17 Oct, 11:01


Trade day london Break even alx

252 Digital services

16 Oct, 13:38


Trade day ny loss

252 Digital services

15 Oct, 15:22


Channel name was changed to Β«252 Digital servicesΒ»

252 Digital services

15 Oct, 15:21


Trade new york session done alxπŸ‘Œ

252 Digital services

15 Oct, 07:36


Trade day london EU doneπŸ™ˆ

252 Digital services

10 Oct, 10:45


Trade day london eu

252 Digital services

09 Oct, 08:30


Trade london eu

252 Digital services

08 Oct, 10:32


Trade day

252 Digital services

07 Oct, 10:30


Trade london eu 1:1 ayaa ugu baxay

252 Digital services

02 Oct, 08:16


NO TRADE

252 Digital services

01 Oct, 17:08


Last trade of septemper

Barito iyo london + Bil cusub

252 Digital services

01 Oct, 08:01


Yesterday Ny EU

252 Digital services

30 Sep, 07:05


Trade Eu london session win alxπŸ˜‹

252 Digital services

26 Sep, 17:00


Cilmigu waa midka kugu hagi kara wada toosan ama guusha alx trade sakay ayuu ahaa aqoon ayuu ku baxay

Hadii aad jeceshahay barashada xirfadaan forex waxaa jiro ardey bilaw ah kamid noqo

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

14 Sep, 18:50


Alx wax walba alle ayee usugnadeen intaas kadib waxaan leeyahy ardeyda sharafta leh shaqo ayaan inoo taalo aan wada dadaalno si aan gusha ugaarno


Guleysta team 252 forex academy

252 Digital services

14 Sep, 10:44


Zoomka cawada waxaa inoogu marti ah mid kamid ah ardeyda advanced academy 252fx

252 Digital services

10 Sep, 08:41


HitπŸ™ˆ

252 Digital services

08 Sep, 18:53


Muhiimada waa ardeyda iyo macalinkooda si wacan ugu shekeystaan suuqan iyo warbixintiisa kawada hadlaan sidaan cml

Forex umaha wa easy hadaad heysatp jiheeye ama macalinka ku tusayo waxa suqa kadhacayo

252 Digital services

30 Aug, 16:36


20-35 waa waqtiga noloshaada aad dhisi laheed  dhan waliba hadey tahay dhanka jeebka dhanka maskaxda jidka ragnimada iwm
Maaha in aad 12 saac marna jiifto marna waqtigaaga shukansiga iyo macdaro kulumiso
Bro bisha waa dhamaad jaaniska kuma sugayo manta dunida waa digital
Xirfad baro waliba xirfadaha dunida ugu shidan sida forex ama crypto

      Wixi faahfahin kala xiriir link

Wa.me/+252614126411

252 Digital services

29 Aug, 15:15


Dhacdada ugu wayn ee maanta laga sugayo suuqa Forex waa warka loo yaqaan Unemployment Claims oo kasoo bixi doona lacagta Dollarka.
Unemployment Claims waa sheegashada shaqo la'aanta, waana war lagu ogaado dadka shaqo la'aanta sheeganaya ee ku nool waddanka Maraykanka.
Waxaa larajaynayaa inuu kusoo baxo warkani in lamid ah intii uu hore ugu soo baxay taas oo u xumaan doontaa lacagta Dollarka.