Dernières publications de Udhawoow alle ❤️ (@udhawoow_allaah) sur Telegram

Publications du canal Udhawoow alle ❤️

Udhawoow alle ❤️
Dhiirigilin midda u wanagsan waa in aakhiradaada lagugu dhiirigiliyo🤍
9,957 abonnés
174 photos
11 vidéos
Dernière mise à jour 11.03.2025 07:44

Le dernier contenu partagé par Udhawoow alle ❤️ sur Telegram

Udhawoow alle ❤️

10 Jan, 09:02

1,681

﴿ ﷽ ﴾﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﴾

"Eebe iyo Malaa'igtiisa Nebiga ayey ku Saliyaan aqyaarta Eebe iyo Rasuulkiisa Rumeeyow Kusalliya Suubanaha

ﷺ ﷺﷺ ﷺ`
Udhawoow alle ❤️

07 Jan, 12:24

1,692

Hadaad milkin laheydeen sanduuqda raxmada Alle , dadka ayaad udiidi laheedeen maxaa yeelay waxaad kabaqeysaan wax bixinta ,
Insaankuna waa mid bakheyl ah

﴿ قُل لَّوْ أَنتُمْ تَمْلِكُونَ خَزَائِنَ رَحْمَةِ رَبِّي إِذًا لَّأَمْسَكْتُمْ خَشْيَةَ الْإِنفَاقِ ۚ وَكَانَ الْإِنسَانُ قَتُورًا﴾


Bina-aadam Rabiyow hanoo baahin aamiin yaarabi❤️
Udhawoow alle ❤️

05 Jan, 09:34

1,729

-sunanka nabigena kuwa kamida (sallallahu calayhi wasallam)🏴📚

1-inaad kadaba dhahdid mo'adinku marku adimayo🗣🤍
2-cuntada saddex farod kucuntid❤️🤌🏻
3-ha cabin biyahay ama cabitan adigo tagan💙👍🏼
4-saddex jeer inad neefsatid markad biyahay cabysid🥹💕
5-daharo qab inad kusexato😴🛏
6-dharkaga kuwa cadanka inad xidhato "ragga"🤍
7-gacanta o laisku salamo marka lakulmo🫱🏼‍🫲🏻🫂
8-garabkaga midig ina kusexato marka sexanyso🛌😻
9-qofka xanunsan ina labooqdo🤒🎀
10-qoratada ama goodaadada oo ladilo👍🏼🤍
11-qashinka ama qudaxda oo jidka lagaqado🥺💕
12-timirta oo cuntid tiro kaladher (1,3,5,7,)🫘
13-cuntada oo adan ofufinin👍🏼🤍
والدال على الخير كفاعله 🤍🫂🎀
Udhawoow alle ❤️

03 Jan, 10:50

1,775

𝗺𝗮𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 3 𝗲𝗲 𝗯𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗿𝗮𝗷𝗮𝗯

Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sanadeedka hijriga waxayna ka mid tahay 4ta bilood ee xurmada goonida ah leh."

ilaaheey (swt) ayaa yiri:
{ مِنْهَا أَرْبَعَةٌ حُرْمُ }

𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗱𝗮𝗺𝗮 𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗵𝗮 𝘅𝘂𝗿𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗹𝗲𝗵 𝗶𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗮𝗮𝗮𝗱 𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗮𝘆 𝗱𝘂𝗻𝘂𝘂𝗯𝘁𝗮 𝘀𝗶𝗶𝗯𝗮 𝗱𝘂𝗹𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘄𝘂𝘅𝘂 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗸𝘂 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗵𝗮𝘆´
Nafihiina ha dulmiyina oo ka dhawrsada dunuubta {:فلا تظلموا فيهنّ انفسهم}
:-ha mooganina inaa laba jibbaartana acmaashii wanagsaned afakaagana yuusan ka marnaanin xuska 𝗔𝗟𝗟𝗲
💙🌿
                 💕سُبحان اللّٰه،الحمدللّٰه،لا إله إلا اللّٰه،واللّٰهُ أكبر)

Rasuulkuna🤍𝐒𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐥𝐡𝐮 𝐜𝐚𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐥𝐥𝐚𝐦🤍waxuu ku duceeysan jirey:-
[ اللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَشَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان.]

"Alloow noo barakee Rajab iyo Shacbaan, Oo na gaarsii Ramadaanka."

maantana waa jimco badi salliga nabiga iyo akhrinta suratul kahfi ducada saacada danbe ee malinkanna ha hilmaamin`
Udhawoow alle ❤️

01 Jan, 12:52

1,601

Idinka waxaa idiin sugnaaday diintiina, anigana waxaa ii sugnaaday diintayda
Udhawoow alle ❤️

29 Dec, 11:33

1,741

اطمئن فكل الأشياءِ التي تُخفيها في قلبِك الله يعلمها، وجميع ما صبرت من أجله سيكافئك الله به ذات يوم 🌻

Ku kalsoonow, Alle waa ogyahay waxa qalbigaaga ku qarsan, wax kasta oo aad ku samraysayna waa waxa uu Alle kugu abaal marin doonaa maalin uun.
Udhawoow alle ❤️

26 Dec, 16:48

1,853

يــا جماع الخيـر🌸
صـلّو علـى الحبيب المصطفـى ❤️
Aan badino cawa iyo biriba salliga nabiga🤍sallallahu calayhi wasallam 🤍
Udhawoow alle ❤️

26 Dec, 11:48

1,900

Shay Qof isku qurxiyo waxa ugu qurux badan kalsoonida Nafta.)

Hu’ lagu lebistana waxa u mudan taqwada
(وَلِبَاسُ التَّقْوَىٰ ذَٰلِكَ خَيْرٌ ۚ)

Sahay la qaatana waxa ugu qiimo badan , dabeecada wanaagsan (akhlaaqda wanaagsan ) 💯

قال عليه الصلاة والسلام : { اتق اللّه حيثما كنت، وأتبع السيئة الحسنة تمحُها، وخالق الناس بخُلق حسن }

Wuxuu yidhi suubanuhu ﷺ : illaahay ka baq meelkasta oo aad joogto, xumaantanna wanaag ku xiji wey masaxaysaaye, dadkana kula dhaqan dabeecad wannaagsan. ❤️😊
Udhawoow alle ❤️

23 Dec, 09:47

1,840

𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐲𝐞𝐞𝐥𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐣𝐚𝐚𝐡𝐢𝐥 𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐦𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐛𝐮𝐝𝐨.

𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐮 𝐖𝐚𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐪𝐨𝐥 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐰 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧𝐚 𝐢𝐟𝐭𝐢𝐢𝐦i𝐲𝐚 ĺ𝐚𝐚𝐦𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐦𝐚 𝐧𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐮𝐧𝐚 𝐮 𝐢𝐟𝐭𝐢𝐢𝐦i𝐬𝐚 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐚.

𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐨 𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐱𝐨𝐨𝐠 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐨𝐨𝐥𝐨 𝐭𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐟𝐮𝐫𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐢𝐧.

𝐀𝐝𝐮𝐮𝐧𝐲𝐚𝐝𝐮 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐢𝐬𝐮𝐠𝐮 𝐱𝐨𝐨𝐠(𝐭𝐚𝐦𝐚𝐫) 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐱𝐞𝐞𝐥𝐚𝐝𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐤𝐚 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐲𝐚𝐲.

𝐇𝐚𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐡𝐢𝐧 𝐪𝐚𝐲𝐫𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐟𝐚𝐜𝐢𝐢𝐬 (𝐝𝐚'𝐝𝐢𝐢𝐬) 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞𝐲a.

𝐃𝐮𝐧𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐛𝐨𝐪𝐨𝐫 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧 𝐪𝐨𝐟 𝐝𝐚𝐲𝐫𝐨 𝐚𝐡 𝐝𝐚𝐡𝐚𝐛 𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐮𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚𝐭𝐚𝐲𝐞 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐫 𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐬𝐚𝐦𝐢𝐧.

𝐊𝐚𝐫𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐝𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐮𝐧𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐰 𝐥𝐮𝐦𝐢𝐧.

𝐀𝐝𝐢𝐠𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐥 𝐡𝐚𝐠𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐚𝐝𝐢𝐠𝐮 𝐡𝐚 𝐢𝐬𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚𝐠𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐲 𝐝𝐚'𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚aga 𝐝𝐢𝐢𝐛 𝐦𝐚𝐫𝐢.

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐤𝐡𝐛𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞𝐲𝐬𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐠𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐱 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐢𝐝𝐨.


𝐒𝐨𝐰 𝐦𝐚 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐧𝐚 𝐰𝐥𝐥𝐤𝐚𝐲𝐨w 𝐚𝐦𝐚 𝐰𝐥𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐊𝐮𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐢𝐧𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐮𝐮 𝐚𝐚𝐧𝐟𝐚𝐜𝐚 𝐚𝐝𝐮𝐮𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐚𝐤𝐡𝐢𝐫𝐚𝐛𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮'𝐚𝐚𝐡𝐚𝐚𝐭𝐨 𝐪𝐨𝐟 𝐠𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲𝐚 𝐚𝐝𝐮𝐮𝐧 𝐈𝐲𝐨 𝐚𝐚𝐚𝐤𝐡𝐫𝐢𝐛𝐚.✍️

https://t.me/udhawoow_allaah❤️🌸
Udhawoow alle ❤️

21 Dec, 08:46

1,670

Wax la iska xisaabiyo malinta qiyame :-
Cibaadada haddey tahay:-salada u HOREESA
Wixii kalana DHIIGA u horeeya 🥹