Dernières publications de Udhawoow alle ❤️ (@udhawoow_allaah) sur Telegram

Publications du canal Udhawoow alle ❤️

Udhawoow alle ❤️
Dhiirigilin midda u wanagsan waa in aakhiradaada lagugu dhiirigiliyo🤍
9,957 abonnés
174 photos
11 vidéos
Dernière mise à jour 11.03.2025 07:44

Le dernier contenu partagé par Udhawoow alle ❤️ sur Telegram

Udhawoow alle ❤️

31 Jan, 12:40

1,595

Manta waa malinta ugu horeeso ee bisha shacbaan

Ilaahay waxn ka baryayna inuu cafimda iyo baraare nagu gaadhsiiya bisha Ramadan🤲 bishanna waa bisha diyaar garowda ka fagow wax walba oo ajjarkaga daciifinaya ahow mid ay badato acmaashiisa oo ilahy ugu dhawaanayo❤️
Udhawoow alle ❤️

27 Jan, 10:50

1,732

Abayo ma dooneysaa inaa dhanka fiican isku badasho?🥰

1.Ilaahey tala saaro oo bani aadam ha isku haley.

2.Salaadda ilaali oo waqtigeeda ku duko.🍀

3:Si maalinle ah u aqri qur'aanka hal safxad ba ha noqotee. 🍀

4:Caado ka dhigo aqrinta suuratul Baqara maalin walba.🍀

5:Ka bax groupyada xun xun ee xanta iyo xumaanta looga sheekeeyo.🍀

6:Ku biir groupyada wanaagsan ee Alle ka cabsiga iyo dhiira gelinta lagu soo gudbiyo.🍀

7:Unfriend dheh nimanka ajnabiga ah oo cinwaankaaga kusoo koob gabdhaha iyo qaraabada.🍀

8:Unfollow dheh page yada kaa lumiya waqtiga ee maalaa yacniga iyo xumaanta lagu soo gudbiyo.🍀

9:Ka fogoow saaxiibada xun ee xanta iyo xumaha ka sheekeeya oo ku badalo saaxiibbo wanaagsan oo dhanka rabbi kuu dhaweeya.🍀

10:Iska jar xeriirada aa la leedahay ragga ajnabiga ah oo haddaa guur diyaar u tahay hadda guurso haddaadan rabinna iskaba xer shukaansiga waqti lumiska ah waayo waa dambi qalbigana wuu kaa madoobeynayaa, ogsoonow qofka kuu qoran waad heleysaa xattaa haddaadan waligaa la hadal.🍀

marwo❤️
Udhawoow alle ❤️

25 Jan, 15:00

1,717

أَفَلَمْ يَنظُرُوا إِلَى السَّمَاءِ فَوْقَهُمْ كَيْفَ بَنَيْنَاهَا وَزَيَّنَّاهَا وَمَا لَهَا مِن فُرُوجٍ ●

● Miyayna eegin Samada korkooda ah sidaan u dhisnay una qurxinay ayna duleella u lahayn.


وَالْأَرْضَ مَدَدْنَاهَا وَأَلْقَيْنَا فِيهَا رَوَاسِيَ وَأَنبَتْنَا فِيهَا مِن كُلِّ زَوْجٍ بَهِيجٍ ●

● Dhulkana waan waasicinnay waxaana ku sugnay Buuro, waxaana ka soo bixinnay dhexdiisa nooc kasta oo quruxsan.

تَبْصِرَةً وَذِكْرَىٰ لِكُلِّ عَبْدٍ مُّنِيبٍ ●

● Inay aragti iyo waano u noqoto Ruux kasta oo Addoon Eebe oo toobad keen badan ah.

....❤️
Udhawoow alle ❤️

20 Jan, 13:38

1,907

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Haddii aad gaftaan ilaa uu gaadho gafafkiinu samada, kaddibna aad towbad keentaan, waa la idinka tawbad aqbalayaa."❤️🤲

Ilaahay waa naxariis badane, danbidhaaf baddane ee ahow aduun mar walba ilahy u noqday xitaa haddii inyr oo danbi ah ka dhaco
Udhawoow alle ❤️

19 Jan, 11:41

1,960

Seddax seddax baa lagu kabaa:

○ Aqal yar ardaa wanaagsan baa lagu kabaa
○ Aqoon yar aamus baa lagu kabaa
○ Adduun yar iimaan baa lagu kabaa.
Udhawoow alle ❤️

16 Jan, 14:40

2,063

سَلامُ عَلَيْكُمْ بِمَا صَبَرْتُم🌸❤️.
𝗔𝗹𝘅𝗮𝗺𝗱𝘂𝗹𝗹𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵🤍
اللّٰهُ أَكْبَر اللّٰه أَكْبَر💗.
𝗺𝘂𝗱𝗱𝗼 467 𝗺𝗮𝗹𝗺𝗼𝗼𝗱 𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗹 𝗶𝘆𝗶 𝗿𝗮𝗳 𝗸𝘂 𝗷𝗶𝗿𝘁𝘆 𝗾𝗮𝘇𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗮𝗻𝗯𝗲𝗲𝗻 𝘄𝗮𝘆 𝘅𝘂𝗿𝗼𝘄𝗱𝗮𝘆 🍀💜

{إذَا جَاء نَصْرُ اللّٰه وَالْفَتْح}❤️‍🩹

Muslimmintana waxy u tahy farxad wayn 💝
Udhawoow alle ❤️

14 Jan, 11:09

1,781

" Sirtaada ha ahaato adi iyo rabigaa dhexdiina Hana ka cabsan faqri iyo geeri Usamafal labadaada waalid kaalmeyso rabigaa Oo ku dadaal salaada noqona qof samirbadan ha sheegin qofkii ku wanaajiyey iyo kii ku xumeeyay toona markasta noqo qof faraxsan Oo isku kalsoon ,🍃❤️


._.
Udhawoow alle ❤️

12 Jan, 08:42

1,631

Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Qofka bara aayad ka mid ah kitaabka ilaahay (ﷻ) qof kale ajarkeeda ayuu helayaa inta aayaddaa qofkaasi uu akhrinayo."

ku dadaal in aad dadka Qur'aanka barto oo xitaa Faatixada oo aad qofka ka saxdo ama barto siiba dadkeena waaweyn ajar badan baad ka helaysaa waayo faatixadu waa tiir ka mid ah Salaadda oo la'aanteed aanay ansaxayn.
Udhawoow alle ❤️

11 Jan, 17:09

1,584

Haddii ay jirto duco xagga Alle kaaga soo daahday ku laabo naftaada, fiiri haddii uu jiro danbi u baahan in aad ka baxdo ama aad ka baxdo, waxaa laga yaaba danbigaas in uu kaa hortaagan yahay in ducada laguu aqbalo, waayo rabbi bilaash uma dhihin ibarya ee wuxuu rabaa in uu wax ina siiyo, balse mararka qaar inaan ducada la aqbalin waxaa u sabab ah nafteenna.

Ee ku laabo naftaada 💗👍🏾
Udhawoow alle ❤️

11 Jan, 09:20

1,796

SAWIR: Halkaas waa deegano kamid magaalada Los Angeles ee Maraykanka. Dab ayaa sidaas ka dhigay magaaladaan. Dad badan ayaa barbar dhigay sidii Gaza loogu burburiyay hubka Maraykanka in Ilaahay magaalooyinkii Maraykanka sidaas ka dhigo.