أحدث المحتوى الذي تم مشاركته بواسطة Udhawoow alle ❤️ على Telegram
Udhawoow alle ❤️
10 Mar, 09:33
151
Rasuulkii Ilaahay, Sallallahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam wuxu yidhi : Qofkii ka taga salaadda Casar camalkiisu waa buray.
Bukhaari ayaa soo saaray
#udhawoow_allaah❤️
Udhawoow alle ❤️
09 Mar, 16:41
214
الموت الأعظم هو موتُ القلوب، والفرق بين الموتِ والحياةِ: ذِكرُ الله، قال ﷺ : ( مَثَلُ الَّذِي يَذْكُرُ رَبَّهُ وَالَّذِي لَا يَذْكُرُ، مَثَلُ الْحَيِّ وَالْمَيِّتِ ).
صالح العصيمي - حفظه الله -
Dhimashada ugu ween waa mida qalbiga laga dhinto , farqiga u dhaxeeyo nolosha io geerida waa xuska allah sida rasuulka uu Dhahay kii tusaalihisa waxa waye midka xusaya rabigiis iyo midkaan xuseenin waxay la mid yihiin mid nool iyo mid dhintay او كما قال رسول الله صلَّى الله عليه وسلم
ﷺ ݪبيڪ يٱرسۅݪ ٱݪݪہ❤️
Udhawoow alle ❤️
06 Mar, 15:56
458
kitaab kasta iyo buug kasta oo la qoraya qoraagu wuxuu ka horaysiiya cudurdaar ah inuu wixii khalad ah u kasin ama uu qalinka ku ilduufay yacni qalinka ayaa si khaldan ugu dhacay