Neueste Beiträge von Udhawoow alle ❤️ (@udhawoow_allaah) auf Telegram

Udhawoow alle ❤️ Telegram-Beiträge

Udhawoow alle ❤️
Dhiirigilin midda u wanagsan waa in aakhiradaada lagugu dhiirigiliyo🤍
9,957 Abonnenten
174 Fotos
11 Videos
Zuletzt aktualisiert 11.03.2025 07:44

Der neueste Inhalt, der von Udhawoow alle ❤️ auf Telegram geteilt wurde.

Udhawoow alle ❤️

10 Mar, 09:33

151

Rasuulkii Ilaahay, Sallallahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam wuxu yidhi : Qofkii ka taga salaadda Casar camalkiisu waa buray.

Bukhaari ayaa soo saaray 

#udhawoow_allaah❤️
Udhawoow alle ❤️

09 Mar, 16:41

214

الموت الأعظم هو موتُ القلوب، والفرق بين الموتِ والحياةِ: ذِكرُ الله، قال ﷺ : ( مَثَلُ الَّذِي يَذْكُرُ رَبَّهُ وَالَّذِي لَا يَذْكُرُ، مَثَلُ الْحَيِّ وَالْمَيِّتِ ).

صالح العصيمي - حفظه الله -

Dhimashada ugu ween waa mida qalbiga laga dhinto , farqiga u dhaxeeyo nolosha io geerida waa xuska allah sida rasuulka uu  Dhahay   kii tusaalihisa  waxa waye midka xusaya rabigiis iyo midkaan xuseenin waxay la mid yihiin mid nool iyo mid dhintay  او كما قال رسول الله صلَّى الله عليه وسلم



ﷺ ݪبيڪ يٱرسۅݪ ٱݪݪہ❤️
Udhawoow alle ❤️

06 Mar, 15:56

458

kitaab kasta iyo buug kasta oo la qoraya qoraagu
wuxuu ka horaysiiya cudurdaar ah inuu wixii khalad ah u kasin ama uu qalinka ku ilduufay yacni qalinka ayaa si khaldan ugu dhacay

lkn kitaabka rabbi waxa lagu bilaabay 💗🫶🏻☘️
ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِلْمُتَّقِينَ

macnaha:- kani waa kitaab uuna shaki ku jirin haba yaraatee wax shaki ah kuma jiro wuxuu hanuun iyo wado toosan u yahay kuwa rabbi ka baqa (mutaqiinta )

haka daalin inaad mar walba ka dhigato saxiib khaas kuu ah siiba bishan Ramadan oo ah bisha quranka lasoo dajjiyay 💗🫀🫶🏻
Udhawoow alle ❤️

03 Mar, 11:33

637

#صلة_الرحم 🍃

📌قال رسول الله ﷺ :

🕹🪴 " مَنْ أَحَبَّ أَنْ يُبْسَطَ لَهُ فِي رِزْقِهِ، وَيُنْسَأَ لَهُ فِي أَثَرِهِ ، فَلْيَصِلْ رَحِمَهُ ." 🪴

رواه البخاري 📚

#Xiriiriinta_qaraabada

📌 Wuxuu yidhi Nabi Muxammed scw: " Qofka jecel in rizqiga loo balaariyo, cimrigiisana loo dheereeyo ha xidhiidhiyo qaraabadiisa." 🪴

W/W: Bukhaari 📚

رمضـان شـهر الـقــرآن🤍
Udhawoow alle ❤️

01 Mar, 18:22

34

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha
Udhawoow alle ❤️

01 Mar, 15:19

748

قال ‎ ﷺ

قال الله :- ان نظرة سهم من سهام ابليس مسموم من تركها من مخافتي ابدلته ايمانا يجد حلاوته فى قلبه

Nebiga scw wuxu dhahey
illaahay wuxu yiri swt waa xadiisul-qudsi :-

Eegmadu waa falaar kamid ah falaaraha ibliis [ Naclad haku dhacde ]
Qofkii uga taga cabsi uu iga cabsanayo
Waxan ugu badalayaa iimaan uu macankiisa ka dareemayo qalbiga

Fahamka xadiiska :-
Eegmadu waa mida xaaramta ah
Tusaale :- Adigo Meel maraya ayaa ishadu qabatay wax aan fiicanayn ama denbi ama adigoo Mobilkaga daawanaya ayaad muuqaal xun aragtay waad is dhaafisay Waliba adiga Allah dartiis ugu tagay ama isku dhaafiyay illaahay wuxu kugu badali iimaan
Udhawoow alle ❤️

28 Feb, 18:15

813

Alxamadulilah ugu danbeen bishi barakysan way dhalaty waxa nileeyahy Ramadan Mubarak 🌙❤️

ILaahy ha innga yeelo kuwii kafaidysta bishan ku dadaal inaad diyar garow xooggan sameesid siiba dhanka cibadada wakhtigagana ooga faidee wax ajjr kaga baxayo Laguna labo laabayo Inshaa allah 🌸💜
Udhawoow alle ❤️

28 Feb, 05:12

883

WAXYABAHA LASUNEYO JiMCAHA
1=Qubays🚿
2=iscarfin
3=Cadeysi🪥
4=inaad ducaysatid sacadda aqbalidda ducada🛐
5=Saliga nabiga oo badisid📿
6=Aqrinta suratu Alkahfi📍
7=Misajidka In lo Kalaho (xilli hore)
8=Dharka midka ugu wanagsan in laxirto🍀
.
Udhawoow alle ❤️

24 Feb, 10:22

1,141

قَالَ الإِمَامُ ابن باز رحمه الله:

«الوَقْتُ هُوَ الحَيَاة، وَمَنْ أَضَاعَ وَقْتَهُ أَضَاعَ حَيَاتَهُ، وَمَنْ أَضَاعَ حَيَاتَهُ نَدِمَ وَلَا تَنْفَعُهُ النَدَامَة».



Imaam ibn- bazi wuxu yiri :

《 Waqtigo waa nolosha , qofki waqtigiisa dayaca noloshiisa ayu dayacay , qofki noloshiisa dayacyna woo shalaynaya , shalaytina waxba uma tareyso 》.
Udhawoow alle ❤️

17 Feb, 17:46

1,523

"Waxa aan dhadhamiyay dhammaan waxyaabaha qaraar, mana arkin wax ka qaraar in aad dadka ubaahatid."

—Cali Binu Abii Dhaalib, RC.