Mohamed Elmi @suxufim Channel on Telegram

Mohamed Elmi

@suxufim


"Welcome to [Mohamed Elmi Channel]Stay updated with the latest news, insights, and updates on [Hamster Combat..]. Join our community for curated content, discussions, and exclusive information

suxufim (English)

Are you a fan of Hamster Combat? Do you want to stay updated with the latest news, insights, and updates on this exciting game? Look no further than the Mohamed Elmi Channel on Telegram! Join our community of fellow gamers for curated content, engaging discussions, and exclusive information about Hamster Combat. Mohamed Elmi is dedicated to providing you with the most up-to-date and relevant information about this popular game. Whether you are a beginner looking for tips and tricks or a seasoned player interested in the latest developments, our channel has something for everyone. So why wait? Join us today and be part of the ultimate Hamster Combat community on Telegram!

Mohamed Elmi

15 Feb, 06:43


KURULUS OSMAN | Qaybta (179AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2025
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   11๐Œ

IMDb| 9.5/10

#Fanproj

Mohamed Elmi

07 Feb, 19:59


KURULUS OSMAN | Qaybta (178AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2025
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   13๐Œ

IMDb| 9.5/10

#Fanproj

Mohamed Elmi

01 Feb, 06:26


Gabadhi yareyd ee Haben hore halkan ku bahiney Xalay ba la helay Alxamdulilaah
aad baad u mahadsanidtihin

Mohamed Elmi

25 Jan, 19:42


KURULUS OSMAN | Qaybta (177AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2025
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   22๐Œ

IMDb| 9.5/10

Mohamed Elmi

21 Jan, 07:32


MAGACA : ENEMY
SANADKA : 2021
LUUQADA : AF SOMALI ( FANPROJ )
CABIRKA : HD MB4 (1.00GB )
NUUCA : ACTION THRILLER

Mohamed Elmi

17 Jan, 18:05


Itoobiya Meel Walba Sidan ayaa Dhalinyaradii Loogu Dhameyay

Mohamed Elmi

16 Jan, 07:19


JUST IN: ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ Dabaal dega Heshiis ka Qaza Ciyaalka Falastiin.

@BRICSNews

Mohamed Elmi

15 Jan, 19:12


DEG DEG: Raโ€™iisul wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay heshiiska xabbad-joojinta Qasa oo ay wadajir u gaareen Xamaas iyo Israaโ€™iil; โ€œ Qatar, Masar, iyo Mareykanka ayaa ku faraxsan inay ku dhawaaqaan in heshiis laga gaaray Qasa,โ€ ayuu yiri, isagoo intaa ku daray in dhaqangelinta heshiiska ay billaabanayso maalinta Axadda ee 19 Jannaayo, wuxuuna caddeeyay inay sii socdaan wada-hadallada u dhexeeya Israaโ€™iil iyo Xamaas ee ku aaddan dhaqangelinta heshiiska.

Mohamed Elmi

15 Jan, 15:05


ina ilahi waa ina ilahay rajicuun ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

Mohamed Elmi

10 Jan, 11:08


KURULUS OSMAN | Qaybta (176AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2025
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   22๐Œ

IMDb| 9.5/10

Mohamed Elmi

08 Jan, 07:21


KURULUS OSMAN | Qaybta (175AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2025
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   13๐Œ
IMDb| 9.5/10

#Fanproj

Mohamed Elmi

02 Jan, 07:27


Haddaa salaadda dayacdo, ood qur'aanka ka fogaato, ood xuska alle ilowdo, waxaad sugtaa murugo iyo walwal iyo stress iyo dhibaato, waayo xuska Alle iyo ku xernaantiisa waa amni iyo amaan, ka fogaanshahiisana waa cabsi iyo dhibaato.

Labadan xaqiiqo waligaa xasuusnaaw:
โ– "ุฃู„ุง ุจุฐูƒุฑ ุงู„ู„ู‡ ุชุทู…ุฆู† ุงู„ู‚ู„ูˆุจ"
โ– "ูˆู…ู† ุฃุนุฑุถ ุนู† ุฐูƒุฑูŠ ูุฅู† ู„ู‡ ู…ุนูŠุดุฉ ุถู†ูƒุง"

Mohamed Elmi

31 Dec, 21:34


Dunida Islaamka, waxa u bilatay bisha Rajab [7] oo kamid ah afarta bilood ee xurmada gaarka ah leh ee Ebbe reebey dilka iyo dulmiga oo idil.

Rasuulku NNKHA, waxuu ku duceeysan jirey:-
[ ุงู„ู„ู‘ู‡ูู…ู‘ูŽ ุจูŽุงุฑููƒู’ ู„ูŽู†ูŽุง ููู‰ ุฑูŽุฌูŽุจูŽ ูˆูŽุดูŽุนู’ุจูŽุงู†ูŽ ูˆูŽ ุจูŽู„ู‘ูุบู’ู†ูŽุง ุฑูŽู…ูŽุถูŽุงู†.]

"Alloow noo barakee Rajab iyo Shacbaan oo na gaadhsii Ramadaanka."

Mohamed Elmi

31 Dec, 08:15


https://www.tiktok.com/t/ZP8FJavQV/

Mohamed Elmi

27 Dec, 18:45


passportiyadii waa la helay โ™ฅ๏ธ๐Ÿ™

Mohamed Elmi

26 Dec, 17:33


Fursado Shaqo oo Banaan๐Ÿ“ข

Bosaas ka 20 ayuu Soo Saaray Dhakhtarka Cusub Phoenix Generaal Hospital ee Laga Furey Xafada Sheekh Xabib Ee Degmada 09 Magalaada diridhabe

Qofka 3 Sano oo kaliya Khibrad leh ayaa ugu Sareeya Bosaska La soo Saarey Khibradaha Loo Bahan yahay inta kale Wax Khibrad ah lagagama Baahno Lakiin Qofkii Khibrad Wato ayaa Muhiimada Gaar ah la Siinayaa

Fursadahan Halaga Fa'ideysto Nuuc Walba oo Xirfad Cafimaad ah Ayaa loo Bahan yahay Sido kale Bosas aan Waxbarasho Cafimaad Loo Baahneyn ayaa Ku Jiro

Saxiibka Gaadhsi haddi ay Adiga Kusoo Gaadhey oo Share dheh

โœ๏ธ Mohamed Elmi

Mohamed Elmi

25 Dec, 14:51


Imaam Ibn al-Jawzi wuxuu yiri :

Qofkii carabkiisa u barto inuu sheego mar walbo cawrada iyo ceebta dadka, qofkaas waqtigiisa markii la gaaro carabkiisa Ilaah wuu ka xijaabaa ashโ€™haadada.

Qurโ€™aanka laba Suuradood ayaa lagu bilaabay hoog / halaag.

ูˆูŠู„ ู„ู„ู…ุทูููŠู† โ€ฆโ€ฆ ูˆูŠู„ ู„ูƒู„ ู‡ู…ุฒุฉ ู„ู…ุฒุฉ

Mida koowaad maalka iyo xaqul naaska, tan labaadna cardigooda iyo sharaftooda. Labadaba iska ilaaliโœ๐Ÿฝ

Ilaah carabkeena, laabteena iyo akhlaaqdeenaba hanoo wajaajiyo๐Ÿคฒ๐Ÿฝ

Mohamed Elmi

22 Dec, 07:55


KURULUS OSMAN | Qaybta (174AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   10๐Œ
โ’ธ๏ธŽ
IMDb| 9.5/10

Mohamed Elmi

18 Dec, 20:39


KURULUS OSMAN | Qaybta (173AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   19๐Œ

IMDb| 9.5/10

for only fanproj interesting people

Mohamed Elmi

18 Dec, 08:41


meshan cusub ee loo wada guurey aynu tijaabineyna lacag ba lagaga dhargey ba la lee yehe ina mariya.

Mohamed Elmi

18 Dec, 08:40


live furo halkan ka qadee..๐Ÿคฃ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://clapperapp.com/Mame91?is_invite=1&r=jJ5rj88rop&c=in&m=co

Mohamed Elmi

08 Dec, 06:57


KURULUS OSMAN | Qaybta (172AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   21๐Œ

IMDb| 9.5/10

Mohamed Elmi

30 Nov, 10:36


KURULUS OSMAN | Qaybta (171AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   22๐Œ

IMDb| 9.5/10

Mohamed Elmi

26 Nov, 13:46


Shinida waxay leedahay laba calool, mid waa mida raashinka, mida kalena waa mishiin waxay ku keydisaa dheecaanka ay ubaxa kasoo qaado ka dibna malab ayuu isu soo bedelaa.

Shinada waa sedex nooc, mida malabka soo saarto ayaa ugu shaqo badan saas darteed cimrigeed waa maalmo keliya, maalmahas ay nooshahay waxay soo saartaa hal qaado keliya oo malab ah Subxaanallaah saas darteed Ilaah ayada ayuu tiradeeda badiyey si uu malabka u kala goโ€™in, mida boqorada ahna wuxuu qadaray ilaa 2000 oo ukun ah inay maalin walbo soo saarto.

โ€œ ุซู… ูƒู„ูŠ ู…ู† ูƒู„ ุงู„ุซู…ุฑุงุช ูุงุณู„ูƒูŠ ุณุจู„ ุฑุจูƒ ุฐู„ู„ุง ูŠุฎุฑุฌ ู…ู† ุจุทูˆู†ู‡ุง ุดุฑุงุจ ู…ุฎุชู„ู ุฃู„ูˆุงู†ู‡ ููŠู‡ ุดูุงุก ู„ู„ู†ุงุณ ุฅู† ููŠ ุฐู„ูƒ ู„ุขูŠุฉ ู„ู‚ูˆู… ูŠุชููƒุฑูˆู† โ€œ

Mohamed Elmi

26 Nov, 08:42


Qiimaha wakhtigu lee yahay
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡https://www.tiktok.com/t/ZP8LcgfPR/

nagu soo biir Follow dheh

Mohamed Elmi

24 Nov, 19:07


KURULUS OSMAN | Qaybta (170AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   10๐Œ

IMDb| 9.5/10

Mohamed Elmi

16 Nov, 06:03


KURULUS OSMAN | Qaybta (169AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   12๐Œ

IMDb| 9.5/10

Mohamed Elmi

08 Nov, 19:20


KURULUS OSMAN | Qaybta (168AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   12๐Œ

IMDb| 9.5/10

Mohamed Elmi

05 Nov, 07:14


Goobtan inoo muuqata waa ceeryaanta Boomerang oo dhulkeena ka fagow fogaan dhan 5000 oo sanno ileys. Goobtani waa barta ugu
qabowga badan kawnka oo idil inta la ogyahay, heerkulka goobtan waxa lagu qiyaasaa -272โฐ C. Taas macnaheedu waxa weeye in ay kaliya hal degree Celsius ka sarreyso heerkulka loo yaqaan absolute zero oo ah heerkulka ay dhammaan walxuhu ku joojiyaan dhaqdhaqaaqa kuna qalalaan.

Mohamed Elmi

01 Nov, 17:16


Diri dhabe: Booliska ayaa gacanta ku Dhigey in ka badan 1,700 oo litir oo saliida Cuntada ah,Daqiiq,bariis iyo Nuucyo kale oo Macuunta kamida ah Kuwaaso Wakhtigoodu dhacay Balse La rabey in Suuqa La soo galiyo Si Bulshada Looga Ibiyo

Qaar Kamida Bulshada Xafadaha Diri dhabe ayaa Booliska Arrintan la soo Wadaagey Sidaas ayayna booliska ugu Fududaatey in Gacanta Lagu Dhigo Dadkii Alaabtan Suuqa u Wadey

17 Qof ayaa arrintan Loo Soo Xidhay oo Gacanta Booliska Ku jiro Kuwaaso Sida u Boolisku Sheegay Ku edaysayn in Saliida dhacdey iyo Cuntada kale ba Ka soo Faqeen Meelihi Lagu Aasey Cuntada dhacdey Ee Magaalada Laga Ururiyay Sidaas Na Bulshada uga Gadi rabey

Runtii Waa Masiibo Weyn In Cunto Expired noqotey oo Bakharada laga Dadiyay Dib Godadkii looga soo Faqo oo Suuqa lagu soo Celiyo

FG: Xili Walba ood Wax Iibsaneyso Ha hilmaamin inaad Tariikhda Iska fiiriso Gaar ahaan Bilahan u Danbeeya Sanadka Si Gaar ah u Taxadara oo Hal Shay ha qadanin aadon Tarikhdiisa Firinin

Mohamed Elmi

Mohamed Elmi

01 Nov, 11:12


Qaybtii dhamaystirka ee qisadii Aatika RC๐Ÿ”ธ

Cabdalla Bin Abu Bakar asigoo ordaayo ayuu u tagay wuu u sheegay inuu soo celiyey, meeshii ayey noloshoodii quruxda badnayd ee mudadeeda gaabnayd kuwada qaateen, wuxuu ka dalbaday inay ka balan qaado haduu shahiido inay nin kale guursan doonin, way ka ballan qaaday markaasu wuxuu hadiyad ahaan u siiyey xadiiqad uu lahaa. Ka dib wuxuu Rasuulka ๏ทบ iyo asxaabta u raacay dagaalkii Tayif oo ahaa dagaalkii uu ku shahiiday.

Sayida Aatika RC waxaa loo soo sheegay inuu shahiiday ninkeedii, way calool xumaatay oo aad ayey u qaracantay intay cidada ay ku jirtay dhan oohin iyo calool xumo ayey ku sugnayd, markay mudadii u dhamaatay waxaa soo doontay Cumar Bin Khattab, waxay u sheegtay wacadkii ay gashay markaasu yiri wuxuu Ilaah kuu xalaaleeyey maa iska xaarantimeynee fatwa raadi, way baxday waxay u tagtay Cali Bin Abi Talib RC, qisada ayey u sheegtay waxay tiri aniga wacad ayaan galay beerna wuu isiiyey marxuumka, waxaa loo yiri markaas beerta reerkiisa u celi adigana qofkii kusoo doonto oo aad rabtid guurso, way celisay beerti waxayna guursatay Cumar RC .

Cumar RC asigana wuu u roonaaday, wuu dhaqaaleeyey xataa waxay ka baratay cilmigiisa iyo xikmadihiisa, waxay jeclayd inay masjidka u raacdo way ka dalban jirtay asigana wuxuu dhihi jiray waxyaabaha aan jeclahay ayaad baratay aniga maa kuu diidi karo soo bax uu dhihi jiray. Cumar waa laga dilay Abu Luโ€™Luโ€™a Al Majusi ayaa ku dhuftay toorey sumeysan, mar kale ayey gashay calool xumo iyo qaracan sedex bilood ayey isku celisay gurigeeda ka dib markay mudadii u dhamaatay waxaa soo doontay Zubayr Ibn Al-Cawam way guursatay, wuu masayr badanaa ayadana masjidka ayey aad u jeclayd inay aado wuuna u diidi jiray markaasey dhihi jirtay masjidkii Rasuulka ๏ทบ, Abu Bakar iyo Cumar aan kula tukan jiray maan masayrkaada dartiisa u joojinaa?

Markaasu yiri maya mar dambe makuu diidayi iska aad, wuu waysa qaatay wuu ka hor maray wuu baxay ka dib ayadana way baxday, banaankana mugdi ayuu ahaa gadaasheed intuu yimid ayadoo sii socoto qoorta ayuu ka taabtay. Wuu sii baxay masjidka ayuu sii aaday, ma taqaano ayadii waxa taabtay markaasey guriga isaga soo noqotay oo ay iskaga tukatay, markuu salaada soo bogay uu gurigii yimid ayuu wareystay maxaa dhacay maba kugu arkine masjidka? Waxa ku dhacay ay u sheegtay markaasey tiri umadii way fasaaday banaan mala aadi karo guriga inaan ku tukado ayaa iiga khayr badan, Waaba siduu rabay wuu farxay.

Al-Zubayr RC waa la dilay kuwa fidna waday ayaa khiyaanay asigoo fileynin oo salaad ku jiro ayaa la dilay, Aatika mar sedexaad ayey calool xumo aragtay oo ay asaay la xarootay, ka dib Cabdala bin Cumar wuxuu yiri qofkii inuu shahiido rabo Aatika ha guursado. Markay mudadii u dhamaatay waxaa soo doontay Cali Bin Abi Talib, waxay tiri maya Yaa Amiiral Muโ€™miniin adiga dadka mala mid tihid, waxaad tahay muslimiinta sayidkooda saas darteed waxaan ka baqaa hada inaad naga geeriyootid, waayahay uu yiri wuu ka tagay, mudo ka dib Al Xuseen Bin Cali ayaa soo doontay wuu guursaday, wixii la sheegaayey ayaaba run ahaa ay yiraahdeen oo wuxuuba ku shahiiday xasuuqii ugu waynaa ee Ahlu baytka loogu geystay Karbalaa.

Aatika goob joog ayey ahayd markuu shahiidaayey way soo qabatay madaxiisa daahirka ah ayey dhulka kasoo qaaday carada ka tirtay laabteeda ayey soo saartay way macsalameysay, ka dib guur dhan way diiday gurigeeda ayey isku celisay, tii Rabi intay ooga imaaneyso cibaadada ayey u goโ€™doontay. Nabad gelyo iyo naxariis korkooda hawada ahaatoโœ๐Ÿฝ

Mohamed Elmi

31 Oct, 16:29


#Saxaabiyadii Sharafta Lahayd, Aatika๐Ÿ”ธ

Aatika waxay la dhalatay Saciid Bin Zayd oo ka mid ahaa tobankii jannada loogu bishaareeyey, Cumar Ibn Khataabna aabaheed ayey ilma adeer ahaayen. Aatika markay islamka soo gashay waxay u haajirtay Madina si ay Rasuulka ๏ทบ iyo diinta uga ag dhowaato, waxay ahayd abwaanad geeraarka iyo gabayga ku dheereyso ragii ay guursatay xataa mid walbo markuu guursado sideeda oo kale ayuu abwaan u noqon jiray. Ibn Kathiir wuxuu ku tilmaamay dumarka mida ugu wanaagsan inay ahayd oo aad u cibaado badan.

Waxay guursatay Cabdalla Bin Abi Bakar RC, aad ayuu u jeclaaday heer uu waajibaadkiisa diiniga uu kala dhantaalmay, waqtiyada salaada wuu soo daahi jiray sidoo kale dagaaladana waa laga tegi jiray, Abu Bakar RC wuu baqay markuu ogaaday wiilkiisa culayska koray oo waajibkiisii diiniga uu la gudan laโ€™yahay inuu yahay jacaylka xaaskiisa iyo inuu guriga u badan yahay, wuxuuna u cabsaday wiilkiisa inuu Ilaah u caroodo, wuxuu goโ€™aan ku gaaray inuu jacaylkaas xabsiga isu bedelay inuu kasoo dhex saaro wiilkii si uu diinta iyo jihaadka waqti usiiyo maadaama uu is dhinac wadi waayey, markaasu ku amaray inuu furo xaaskiisa.

Cabdalla wuu diidi waayey amarka aabihiisa furiin ayaa dhacay, waa la kala fogeeyey laakiinse wadnahooda ayaa la kala fogeyn waayey, aad ayuu u jeclaa wuu geeraari jiray maalin maalmaha ka mid ah asigoo erayado calaacal iyo calool xumo ah ku geeraarayo ayuu maqlay Abu Bakar, markaasuu u calool xumaaday, wuu wacay wiilkii wuxuuna yiri jacaylkiina haduuba heerkaan gaarsiisan yahay soo cesho. Wuu farxay markaasu yiri Rajactu adigaa iiga markhaati ah farxad darteed isla goobtii ayuu wuxuu wacay wiilkii asiga khaadimka u ahaa wuxuu yiri bax waa ku xoreeyey, wuu orday dhinaca Aatika RC iyo gurigooda ayuu afka aadiyeyโœ๐Ÿฝ

Beri ayaan dhamaystireynaa Inโ€™shaaโ€™allaah markarka qaar waxaan ka baqaa qoraalada dhaadher inaa ka caajistaan๐Ÿ˜Š๐ŸŒน

Mohamed Elmi

29 Oct, 15:22


๐Ÿซก

Mohamed Elmi

29 Oct, 15:21


Mulkiilaha shabakada Tiktok ayaa noqday ninka ugu qanisan dalka shiinaha.

Zang Yimin ayaa hantida uu haysto lagu qiyaasay 49.3 bilyan oo dollar.
Shabakada the economic times ayaa ku warantay inkastoo shirkada maamusha Tiktok ay dacwado iyo xanibaado ka saaran yihiin yurub iyo mareykanka hadana dakhligeeda ayaa kordhay 110 bilyan oo udhiganta 30%.

Mohamed Elmi

29 Oct, 09:45


Bulshada Marin Habaabinta Halaga Daayo

Si aan uga jawaabno Tilifanada badan ee Na soo Weydinaayo Inay Ebirr Xidhmeyso Maamulka Sare ee COOP IYO KAAF ayaan la Xidhiidhney Waxay Noo Sheegen in Wararkaas Been Abuurka ah ee Diri dhabe kaliya ku kooban Inuu Sal iyo Raad laheyn Been abuurna yahay

Ebirr Waxay Tagaan tahay Heerka U Commercial Bank Tagan yahay oo Kale Marka loo Eego Qulqulka iyo Iskubadalka Lagaha

Marka Itoobiya loo ego Waxay ka awood badan yihin Intaaso Bangi oo Gaar loo lee yahay

Mohamed Elmi

26 Oct, 07:59


KURULUS OSMAN | Qaybta (167AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   12๐Œ

IMDb| 9.5/10

#Fanproj

Mohamed Elmi

26 Oct, 07:58


KURULUS OSMAN | Qaybta (166AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   21๐Œ
IMDb| 9.5/10

#Fanproj

Mohamed Elmi

26 Oct, 07:58


KURULUS OSMAN | Qaybta (165AAD) AFSOOMAALi(720_HD)
Year"๐’๐š๐ง๐š๐๐ค๐š"| 2024
Genres"๐๐จ๐จ๐œ๐š"| Drama History
Time"๐–๐š๐ค๐ก๐ญ๐ข๐ ๐š"|2๐ก   20๐Œ

IMDb| 9.5/10

#Fanproj
#Season6

Mohamed Elmi

22 Oct, 16:53


Haddi X Empire Suuqa Kusoo Galo Wax Ficaan Waxaan dib u Bilaabi Doona Airdrops-yo kala duwan oo Dhalinyaradu ka Fa'ideysto Niyad Jabkii Hamster na kaga soo Kamaan ๐Ÿ˜”

Mohamed Elmi

22 Oct, 16:39


Waa kuwa dadka isku diro, war xumo tashiilka, dadkana kala geeyo.

{ูˆูŽู„ูŽุง ุชูุทูุนู’ ูƒูู„ู‘ูŽ ุญูŽู„ู‘ูŽุงูู ู…ู‘ูŽู‡ููŠู†ู ุŒ ู‡ูŽู…ู‘ูŽุงุฒู ู…ู‘ูŽุดู‘ูŽุงุกู ุจูู†ูŽู…ููŠู…ู}

Qof maqan hadii khayr iyo wax wanaagsan laga sheego, in loo gudbiyo oo loo sheego waa dhif. Laakiin hadii xumaan laga sheego waxaa la helaa qof u gudbiyo oo u sheego.

Fadl ibn Abbas ayaa wuxuu yiri waxaan u tagay Wahab ibn Munabbih, anigoo la joogo ayaa waxaa u yimid nin wuxuuna yiri Yaa Wahab hebel ayaan u tagay ee wuxuu kaa sheegaayey wuu ku caynaayey. Wahabna ninkii ayuu u yiri oo shaydaanka ma waayey rasuul aan adiga ahayn.

Shaydaanka rasuul ha u noqonina โœ๐Ÿฝ

Waxaan kasoo xigtay buuga๐Ÿ‘‰๐Ÿฝ *ุฑุณุงุฆู„ ู…ู† ุงู„ู‚ุฑุขู†*

Mohamed Elmi

22 Oct, 08:25


Shirka BRICS ee sanadkan waxa uu ka dhacayaa magaalada Kazan, Ruushka, laga bilaabo maanta, Oktoobar 2024. Shirkan oo socon doona muddo dhowr maalmood ah ayaa waxaa ka soo qayb galaya madaxda 24 waddan, oo ay ku jiraan xubnaha rasmiga ah ee BRICS sida Shiinaha, Brazil, iyo Ruushka. Shirkan waxaa sidoo kale lagu casuumay 38 waddan kale oo doonaya in ay iskaashi la sameeyaan ururka BRICS.

Ajandaha shirka waxaa diiradda lagu saarayaa dhowr arrimood oo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin ballaarinta iskaashiga dhaqaale ee dalalka ka soo jeeda Koofurta Dunida, sidii loo yarayn lahaa ku-tiirsanaanta dollarka Maraykanka, iyo sidii loo adkeyn lahaa ganacsiga iyo maalgashiga iyada oo la adeegsanayo lacagaha maxalliga ah ee dalalka xubnaha ka ah BRICS.

Sidoo kale, waxa la filayaa in lagu lafa guri doono qaababka ay dalalkan ku samaysan karaan hay'ado iyo nidaamyo dhaqaale oo ka duwan kuwa reer galbeedka, iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinacyada kaladuwan ee ay dalalku wadaagaan. Shirkan wuxuu noqonayaa fursad kale oo muhiim ah oo lagu tijaabinayo saameynta Ruushka ee arrimaha caalamka, gaar ahaan xilligan ay sii xoogaysanayaan isbeddelada siyaasadda iyo dhaqaalaha adduunka.

BRICS waa urur la aasaasay 2006, waxaana markii hore ka mid ahaa Brazil, Ruushka, Hindiya, iyo Shiinaha, iyadoo Koonfur Afrika ay ku soo biirtay 2010. Waxaa dhawaan la ballaariyay xubnaha ururka iyadoo la kordhiyay wadamada sida Iiraan, Masar, Itoobiya, iyo Imaaraadka Carabta.

Mohamed Elmi

22 Oct, 08:19


Fursad shaqo oo ugaar ah dhalinyarada Cafimaadka baratey ee diri dhabe jooga

Mohamed Elmi

21 Oct, 18:33


Julaybib wuxuu ahaa maskiin aan waxba heysan, dharkiisa xataa ka muuqato faqriga, wuxuuna ahaa shakhsi gaaban oo madow, meelaha ayuu waxuu cuno ka raadsan jiray xataa rootiga qalaylka haduu meel ku arko wuu iska cuni jiray haduu waayo wuu iska soomi jiray. Intuu kabihiisa barkin ka dhigto ayuu seexan jiray barxada masjidka Rasuulka ๏ทบ maalin walbo wuxuu soo hor mari jiray Nabiga ๏ทบ iyo saxaabiyada oo isla fadhiyo, maalin maalmaha ka mid ah Rasuulka ๏ทบ asxaabta ayuu waydiiyey ma taqaaniin qofkaan? Qof la yaqaano tirsan oo magac leh ma ahan ee maya ay wada dheheen.

Rasuulka ๏ทบ wuxuu yiri waa Julaybib, markaasu intuu wacay ayuu suโ€™aal waydiiyey Yaa Julaybib ma guursaneysid? Rasuulka ๏ทบ uu fiiriyey markaasu yiri Yaa Rasuulallaah Julaybib oo maal laโ€™aan iyo qurux daro isku darsaday yaa gabar siisanaayo? Wuxuu ogyahay baniโ€™aadamka labadaas arin inay muhim agtooda ka tahay marka Ilaah ayuu talo saartay, wuu ka tagay wuu iska dhaqaaqay. Labo maalin ayuu Rasuulka ๏ทบ markuu arkabo isla suโ€™aashii uu waydiinaa asigana isla jawaabtii uu siina. Maalintii dambe suโ€™aasha markii la waydiiyey oo uu isla sidii ugu jawaabay ayuu Rasuulkana ๏ทบ u yiri bax guri hebel ansaari tag u dheh Rasuulka ๏ทบ ayaa isoo diray in gabadhiina aad ii guurisaan.

Gabadhana waxay ahayd gabadha ugu quruxda badan nasaarada meesha ku noolaa, wuu baxay albaabkii ayuu garaacay markii laga furay wuxuu yiri Rasuulka ๏ทบ wuu idiin salaamaayaa ka dib wuxuu idiinka dalbaday inaad gabadhiina igu dartaan, aabaheeda ayaa yiri laakiin maal iyo qurux midna ma lihid sideen kuugu darnaa gabadheena, hooyadii ayadana way qaylisay gabadheena oo saan u eg oo ladan sideen kuu siineynaa ay dhahday. Gabar muminad ah oo Qurโ€™aanka taqaanoo wanaagsan ayey ahayd gudaha ayey kasoo hadashay waxay tiri guurkeyga xalaal ayuu u yahay wuu i geeyaa waana ogolaaday, aabaheed ayaa qayliyey arag uu yiri siduu u eg yahay iyo dharkuu wato sidee u guursane qofkaan oo kale?

Waxay tiri Wallah caruus Rasuulka ๏ทบ ii soo diray inaan la celineynin, waa lagu daray isla habeenkii loo guurinaayey banaanka waxaa ka qaylinaayey oo uu maqlay nidaa in dagaal loo socdo, gabadhii oo lebisan oo weli fariisanin oo ay taagan yihiin ayuu ka dhaqaaqay, mujaahidiinta ayuu daba kacay dagaalkii markuu dhamaaday saxaabiyiinta waxay xisaabeen midka shahiiday iyo kan dhaawaca ah, magacyo ayaa la sheegay asigii qof yaqaan oo tabaayo ma laha. Markaasuu Nabiga ๏ทบ yiri qofaa ilowsan tihiin idinka? Markaasey dheheen yaa waaye Yaa Rasuulallaah? markaasu yiri xabiibi Julaybib markaasuu raadiyey, wuu helay wuxuu arkay asigoo dhaawac culus gaaray oo dhulka yaalo dhabankiisana dhiiqada kula jiro.

Wuu soo qabtay dhabankuu ka tiray dhiqadii markaasu garabkiisa shariifka ah uu ku tiiriyey uuna yiri Yaa Julaybib 7 kufaarta ka mid ah ayaad dishay adigana way ku dileen, markaasu sedex mar yiri adiga anigaad iga mid tahay anigana adigaan kaa mid ahay.

ุงู†ุช ู…ู†ูŠ ูˆุงู†ุง ู…ู†ูƒุŒ ุงู†ุช ู…ู†ูŠ ูˆุงู†ุง ู…ู†ูƒุŒ ุงู†ุช ู…ู†ูŠ ูˆุงู†ุง ู…ู†ูƒ.

Anas wuxuu yiri waa aasnay Julaybib xaaskiisiina markay cudadii u dhamatay saxaabada oo idil ayaa guurkeeda ku tartamayโœ๐Ÿฝ

ุตู„ูˆ ุนู„ู‰ ุงู„ุญุจูŠุจ ๐Ÿฉต

Mohamed Elmi

19 Oct, 18:42


X Empire meeqa heshay

Mohamed Elmi

17 Oct, 19:59


Ninka shahiidey Sinwar ma ahaan ee Waa Mujahidkan ayaa la lee yahay Ilaa Xamaas soo hadasho Warka yuhuda iyo Xulafadeeda lama qaadani karo

Mohamed Elmi

17 Oct, 18:23


Muuqaalkan Si Fican u firiyaa Yaxye Sinwaar Ma kula muuqda ๐Ÿ˜ฅ

Mohamed Elmi

17 Oct, 18:18


Muuqaal la soo bandhigay ayaa muujinaya meydka qofka shabaha Yaxye Sinwar , sida laga arkana iska horimaadka ay sheegeen inay ku dileen Sinwar wuxuu dhacay shalay ama waqti hore , illaa hadda Xamaas ayaan soo saarin wax hadal ah oo la xiriira dhimashada iyo nolasha Yaxye Sinwar

Mohamed Elmi

17 Oct, 09:30


๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข FURSAD SHAQO

Ka Fa'ideyso ama Share dheh Si ay U gaadho Qof Ka Fa'ideysto

Mohamed Elmi

13 Oct, 11:49


October 13
Gemz Airdrop [ Daily Combo! ]


#Gemz
#AirdropGames
#Gemz_airdrop
#Gemz_token
#GemzDailyCombo
#Gemz_Daily_Combo
#Gemz_Combo_C

Mohamed Elmi

13 Oct, 11:49


October 13
Gemz Airdrop [ Daily Code! ]

D โ€” โ— โ—
E โ—
L โ— โ€” โ— โ—
E โ—
G โ€” โ€” โ—
A โ— โ€”
T โ€”
E โ—


#Gemz
#AirdropGames
#Gemz_airdrop
#Gemz_token
#GemzDailyCode
#

Mohamed Elmi

13 Oct, 05:39


Join Us โ™ฅ๏ธ

Mohamed Elmi

13 Oct, 05:36


๐Ÿ“š'Dabinkii Lacagta"

Mohamed Elmi

12 Oct, 16:58


Seasons 2๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/empirebot/game?startapp=hero899640247