来自 / قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 (@qalbiyadeena) 的最新 Telegram 贴文

/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 Telegram 帖子

/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚
⟿☞☬ਊ #𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 ਊ🧠☜⇜
𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝘆𝗻𝘂 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗮𝗳𝗶 𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻 𝗳𝗶𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝘂 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗮𝗰𝗺𝗲𝗲𝗻 💔

\¹⁴/⁴/²⁰²¹
#owner @engmideye
16,274 订阅者
1,060 张照片
52 个视频
最后更新于 06.03.2025 09:52

/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 在 Telegram 上分享的最新内容

/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

14 Dec, 12:06

910

https://clapperapp.com/video/7xbEz9L4o0qprQwD?is_invite=1&r=qJ4AqLR7oQ&c=sh&m=co
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

14 Dec, 09:46

740

https://clapperapp.com/video/QE1Man6ZLDOarGK4?is_invite=1&r=qJ4AqLR7oQ&c=sh&m=co
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

12 Dec, 18:00

1,786

┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓ 
          🥇 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏 🥇
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛ 

🕋  𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜  🕋
✦•······················•✦•······················•✦
➠ @Diinteenna_Macaan 
➠ @Al_xakiim 
➠ @Quruxdaislaamka 
➠ @Hidaayatu_Rabi 
➠ @hogaan_Dumar 
➠ @Dhaqan_wanaag 
➠ @TAMARSIINTARUUXDA 
✦•······················•✦•······················•✦
🏅𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢  🏆
➠ @XikmadoSom 
➠ @Dhiiragaliye 
➠ @AishaAhmed99 
➠ @QalbiDhaye143 
➠ @kalimakariim 
➠ @xaqiiqadanolosha 
➠ @Albaanichannel252 
➠ @Ruuxda 
✦•······················•✦•······················•✦
🌹𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 🦋
➠ @Dareen_side 
➠ @Hasancaashaq 
➠ @Mohametahmed 
➠ @Noqoxiddig 
➠ @DunnidaSuugaanta 
➠ @Qalbiyadeena 
✦•······················•✦•······················•✦
🎓𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢  🎓
➠ @maanhage 
➠ @farsamada 
➠ @KobciAqoontaada2 
➠ @guuleyso11 
✦•······················•✦•······················•✦
📚𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚  📚
➠ @somalibooks 
➠ @Somalilibrary 
➠ @kobciyebooks 
✦•······················•✦•······················•✦
____
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
Hadda waxaad fursad u haysataa inaad adeegyadaada
ama badeecadaada u soo bandhigto dadweyne badan
oo ku jira kanaalada kala duwan. Haddii aad rabto
in xayeysiiskaaga lagu gaarsiiyo meelo badan,
nala soo xiriir. 👇👇

⌨️𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡

📧 @XayaysiisBot

💫 𝑲𝒖 𝑺𝒂𝒍𝒊 𝑵𝒆𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑺𝑪𝑾
╚═.·:·.✧ ✦ ✧.·:·.═╝
Sponsored by
https://t.me/dareenbulsho
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

01 Dec, 22:06

1,952

Cedii u bahan channel telegram

o free ah o wax wanagsan kuso gudbinayo o an ku warejinayo ownership ka luqa igala so xariri karta
👇👇👇👇
@a_shigshigow
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

01 Dec, 03:05

1,945

"Naftan lala jiciirtee
Aan joogin dunidaan
Kaa joojin waayee.

Sidaad tahay jiidhkaygiyo
Jeex wadnaha kuyaalaa
Laykaa jaxaasee
Nacabkay ha ii jabin"💔🥺

@Qalbiyadeena
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

25 Nov, 21:30

881

Qofki u bahan Share to share channel telegram luqa wad igala so hadli kartaa
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

25 Nov, 21:24

917

Cidii u bahan channel telegram oo iib ah channel kas o maryo 500kn

wana raqiis 😁

luqa ha igala so xariirto
👇👇👇👇
@a_shigshigow
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

24 Nov, 21:03

1,143

2022: single
2023: single pro
2024: single pro max
2025: single pro max ultra


adiga midke tahay😁
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

24 Nov, 12:43

1,103

So Koobid Buug📘📖📚

7 Cashar oo Ku Saabsan “Sida Loo Hogaamiyo Dadka Caqliga Badan: Hogaaminta Xirfadlayaasha” ee ay qoreen Arun Singh iyo Mike Mister
(
Leadership is not about being the smartest person in the room, but about making others smarter.)

1. Ku Shaqeey Hogaamin Wadajir Ah

Qoraagu wuxuu ku adkeeyay muhiimadda wadajirka iyo iskaashiga hogaaminta, gaar ahaan marka aad maamulayso asxaabtaada. Hogaamiye wanaagsan wuxuu abuuraa jawi ay xubnaha kooxdu isku dareemaan qiimeyn oo ay si firfircoon uga qaybqaataan fikirradooda iyo aqoontooda.


2. Horumari Garaadka Dareenka (Emotional Intelligence)

Fahamka iyo maareynta shucuurtaada iyo kuwa kooxdaada waa muhiim. Buuggu wuxuu tilmaamayaa in garaadka dareenka uu hagaajiyo isgaarsiinta, kalsoonida, iyo xiriirka kooxda, taasoo ka dhigaysa xirfad muhiim ah hogaamiyaha.


3. Isgaarsiinta Cad Oo Waxtar Leh

Isgaarsiin cad waa asaaska hogaaminta guuleysata. Singh iyo Mister waxay ku adkeynayaan in hogaamiyuhu si cad u qeexo himilooyinkiisa iyo filashooyinkiisa, si dhammaan xubnaha kooxdu ay u fahmaan doorkooda oo ay is waafaqaan.


4. Ku Hogaami Tusaale Fiican

Qoraagu wuxuu ku talinayaa in hogaamiyaha uu muujiya dhaqan uu jeclaan lahaa inuu ka arko kooxda. Hogaamiyuhu waa inuu tusaa daacadnimo, xilkasnimo, iyo dadaal adag si uu ugu dhiirrigeliyo xubnaha kooxdiisa inay la qabsadaan dhaqamadaas.


5. Ku Dhiirigeli Barashada Joogtada Ah

Abuuridda dhaqan barasho joogto ah waa lagama maarmaan si kooxda ay u horumariso. Buuggu wuxuu ku dhiirrigelinayaa hogaamiyeyaasha inay taageeraan koboca xirfadeed iyagoo siinaya fursado tababar, hagitaan, iyo horumarinta xirfadaha, taasoo sare u qaadaysa waxqabadka kooxda.


6. Abuur Dhaqan Kooxeed oo Wanaagsan

Abuuridda dhaqan kooxeed oo wanaagsan oo ku dhisan isku xirnaan iyo soo dhaweyn waa lama huraan. Qoraaga wuxuu soo jeedinayaa in hogaamiyuhu si firfircoon u dhiso jawi taageero leh oo xubnaha kooxdu ay si ammaan ah ugu dhiiradaan inay fikirkooda muujiyaan oo khataro qaataan.


7. La Qabsashada Qaab Hogaamineed Kala Duwan

Buuggu wuxuu adkeynayaa muhiimadda dabacsanaanta qaabka hogaaminta. Xaaladaha iyo kooxaha kala duwan waxay u baahan karaan habab hogaamineed oo kala duwan, hogaamiye wanaagsan waa mid awood u leh inuu qaabkiisa ku waafajiyo baahiyaha kooxdiisa iyo caqabadaha hortooda yaalla.


#FG

Casharadan waxay bixiyaan tilmaamo qiimo leh oo ku saabsan sida xirfadlayaashu ay u horumarin karaan xirfadaha hogaaminta una maamuli karaan kooxo u dhigma xirfadaha kala duwan ee goobaha shaqada.

@Qalbiyadeena
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

21 Nov, 18:02

1,108

🔰🔰𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰
𝗠𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗸𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝗮 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘂 𝗵𝗲𝗲𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗶d𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻 𝗰𝗼𝗻𝘁𝗲𝗻𝘁 𝗶d𝗶𝗻 𝗮𝗻𝗳𝗮𝗰𝗮.

☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
☠️👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿 ☠️
☠️👉🏿👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👇🏻👇🏻👇🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻👇👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿 👉🏾👉🏽 CLICK HERE 👈🏽👈🏾👈🏿 👈🏿☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻 👆👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👆🏻👆🏻👆🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👈🏿☠️
☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️

🟫🟨🟡JOIN ALL🟩🟥JOIN ME🔵🟦⬜️