Latest Posts from / قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 (@qalbiyadeena) on Telegram

/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 Telegram Posts

/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚
⟿☞☬ਊ #𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 ਊ🧠☜⇜
𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝘆𝗻𝘂 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗮𝗳𝗶 𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻 𝗳𝗶𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗾𝗮𝗹𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝘂 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗮𝗰𝗺𝗲𝗲𝗻 💔

\¹⁴/⁴/²⁰²¹
#owner @engmideye
16,274 Subscribers
1,060 Photos
52 Videos
Last Updated 06.03.2025 09:52

The latest content shared by / قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 on Telegram

/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

28 Feb, 19:57

398

Waxaan dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan ugu hambalyeynayaa dhalashada bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Bishan caawa noo billaabatay ee Ramadaan waa bishii Qur’aanka, waana bishii cibaadada iyo Raxmadda. Waxaan ilaahay ka baryayaa inuu dhamaanteen naga aqbalo camalka iyo cibaadada bisha Ramadaan, uuna nooga dhigo bil aan kaga faa’iideysano cibaadeysi iyo cilmi kororsi.

Ramadaan Kariim

@qalbiyadeena
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

20 Feb, 18:04

1,180

💛⛔️ тσƤ 𝐬𝑜𝔪ⒶĻ𝓘 ⛔️👍
♻️♻️ Somali Community 2025 ♻️♻️
¦ᵀᵒᵖ ᵀᵉˡᵉᵍʳᵃᵐ ˢᵒᵐᵃˡⁱ ᶜʰᵃⁿⁿᵉˡˢ¦

### 🕋 Diini 📿
- ⛓️🏅 @Al_xakiim 📜
- ⛓️🏅 @Quruxdaislaamka ☪️
- ⛓️🏅 @Hidaayatu_Rabi 📿
- ⛓️🏅 @hogaan_Dumar 🫅
- ⛓️🏅 @Dhaqan_wanaag 🕋
- ⛓️🏅 @TAMARSIINTARUUXDA 🕌
- ⛓️🏅 @Diinteenna_Macaan 🤲

🫡•○••○••○••○••○••○
### 🎓 Dhiirigilin & Xigmado 🏆
- ⛓️🏅 @XikmadoSom 🌸
- ⛓️🏅 @Dhiiragaliye 💝
- ⛓️🏅 @AishaAhmed99 ❤️‍🩹
- ⛓️🏅 @QalbiDhaye143 🫀
- ⛓️🏅 @kalimakariim 🌟
- ⛓️🏅 @xaqiiqadanolosha 😍
- ⛓️🏅 @Albaanichannel252 🤳
- ⛓️🏅 @Ruuxda 🥰
- ⛓️🏅 @dareenbulsho 👩‍❤️‍👩

🫡•○••○••○••○••○••○
### 💏 Jacaylka & Oraahyo 💏
- ⛓️🏅 @Dareen_side 💏
- ⛓️🏅 @Hasancaashaq 😘
- ⛓️🏅 @Mohametahmed 💭
- ⛓️🏅 @Noqoxiddig 🎶
- ⛓️🏅 @DunnidaSuugaanta 👩‍❤️‍👩
- ⛓️🏅 @qalbiyadeena 🫀

🫡•○••○••○••○••○••○
### 📚 Aqoon & Fasaaalo 👩‍🎓
- ⛓️🏅 @maanhage 🔐
- ⛓️🏅 @farsamada 🌱
- ⛓️🏅 @KobciAqoontaada2 🏃
- ⛓️🏅 @guuleyso11 📊

🫡•○••○••○••○••○••○
### 📜 Buugaag & Maktabad 📖
- ⛓️🏅 @somalibooks 📖
- ⛓️🏅 @Somalilibrary 📕
- ⛓️🏅 @kobciyebooks
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

13 Feb, 18:17

1,591

---

### 🌟 тσƤ 𝐬𝑜𝔪ⒶĻ𝓘 🌟
••○••○••○••○••○••○••○••○••○
🌍 Somali Community 2025 🌍
¦ᵀᵒᵖ ᵀᵉˡᵉᵍʳᵃᵐ ˢᵒᵐᵃˡⁱ ᶜʰᵃⁿⁿᵉˡˢ¦

---

### 🕌 Diini & Iimaan 📿
- 🔗 @Al_xakiim 📜
- 🔗 @Quruxdaislaamka ☪️
- 🔗 @Hidaayatu_Rabi 📿
- 🔗 @hogaan_Dumar 👑
- 🔗 @Dhaqan_wanaag 🕋
- 🔗 @TAMARSIINTARUUXDA 🕌
- 🔗 @Diinteenna_Macaan 🤲

---

### 📚 Aqoon & Xigmado 🧠
- 🔗 @XikmadoSom 🌸
- 🔗 @Dhiiragaliye 💝
- 🔗 @AishaAhmed99 ❤️‍🩹
- 🔗 @QalbiDhaye143 🫀
- 🔗 @kalimakariim 🌟
- 🔗 @xaqiiqadanolosha 😍
- 🔗 @Albaanichannel252 🤳
- 🔗 @Ruuxda 🥰
- 🔗 @dareenbulsho 👩‍❤️‍👩

---

### 💖 Jacaylka & Oraahyo 💬
- 🔗 @Dareen_side 💏
- 🔗 @Hasancaashaq 😘
- 🔗 @Mohametahmed 💭
- 🔗 @Noqoxiddig 🎶
- 🔗 @DunnidaSuugaanta 👩‍❤️‍👩
- 🔗 @qalbiyadeena 🫀

---

### 📖 Buugaag & Maktabad 📚
- 🔗 @somalibooks 📖
- 🔗 @Somalilibrary 📕
- 🔗 @kobciyebooks

---
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

07 Feb, 18:00

430

---
### 🌟 тσƤ 𝐬𝑜𝔪ⒶĻ𝓘 🌟 
   ••○••○••○••○••○••○••○••○••○ 
   🌍 Somali Community 2025 🌍 
   ¦ᵀᵒᵖ ᵀᵉˡᵉᵍʳᵃᵐ ˢᵒᵐᵃˡⁱ ᶜʰᵃⁿⁿᵉˡˢ¦ 
---
### 🕌 Diini & Iimaan 📿 
- 🔗 @Al_xakiim 📜 
- 🔗 @Quruxdaislaamka ☪️ 
- 🔗 @Hidaayatu_Rabi 📿 
- 🔗 @hogaan_Dumar 👑 
- 🔗 @Dhaqan_wanaag 🕋 
- 🔗 @TAMARSIINTARUUXDA 🕌 
- 🔗 @Diinteenna_Macaan 🤲 
---
### 📚 Aqoon & Xigmado 🧠 
- 🔗 @XikmadoSom 🌸 
- 🔗 @Dhiiragaliye 💝 
- 🔗 @AishaAhmed99 ❤️‍🩹 
- 🔗 @QalbiDhaye143 🫀 
- 🔗 @kalimakariim 🌟 
- 🔗 @xaqiiqadanolosha 😍 
- 🔗 @Albaanichannel252 🤳 
- 🔗 @Ruuxda 🥰 
- 🔗 @dareenbulsho 👩‍❤️‍👩 
---
### 💖 Jacaylka & Oraahyo 💬 
- 🔗 @Dareen_side 💏 
- 🔗 @Hasancaashaq 😘 
- 🔗 @Mohametahmed 💭 
- 🔗 @Noqoxiddig 🎶 
- 🔗 @DunnidaSuugaanta 👩‍❤️‍👩 
- 🔗 @qalbiyadeena 🫀 
---
### 📖 Buugaag & Maktabad 📚 
- 🔗 @somalibooks 📖 
- 🔗 @Somalilibrary 📕 
- 🔗 @kobciyebooks  

---
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

01 Feb, 18:29

1,732

Dhambaalka 1/300

Eebow, ila kulmi mid iga jecel naftayda!

Nebiga ﷺ ayaa maalinkii Xudeybiya arkay Salama bina Akwac oo aan hubaysnayn, dabadeeto gaashaan buu siiyay. Mar kale ayaa uu haddana isha ku dhuftay Salama oo faramadhan, ka dibna wuxuu weyddiyay: Salamow, mee gaashaankii aan ku siiyay? Salama ayaa ku yidhi: "adeerkay Caamir oo aan hubaysnayn baannu kulannay, dabadeeto hubki aad i siisay baan ugu deeqay! Nebiga ayaa qoslay oo ku yidhi Salama: waxaad tahay sidii qofki yidhi: Allahayow, ila kulmi mid iga jecel naftayda'!

Dadka ku dhiirri geli oo ku ammaan habdhaqanka togan. Ku dheh qofka u samafalaya waalidkiisa: waxaad tahay qof fiican oo ajar shaqaystay. U sheeg ninka naxariista badan in uu yahay gob la abaal-marinayo. U sheeg shaqaalaha aamminka ah in uu ku xus-uusiyay in ay wali sii nool yihün dadki dunta wanaagsanaa ee ammaanada lahaa. Ku dheh ardayga ku dedaalaya waxbara-shadiisa iyo insaanka ku guulaystay shaqadiisa: waxaad tihiin gob. U sheeg saaxibaddaada ku dheggan diinta in ay sugnaanteedani ku sugayso. Dadku waa sida balanbaalista oo mararka qaar ma arkaan qurunda baalashooda; sidaas awgeed ku bogaadiya meelaha ay u bilicdasan yihiin, waana dhaqan ay samayn karaan dadka qalbiyada fayoobi!

—DHAMBAALLADA NABIGA, B: 8

🧏 tiktok.com/@muhyadiin50
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

24 Jan, 08:11

2,178

Wanaaji maalintaada...

Maalin wanaagsan kuma timaado si kedis ah; waa go’aan aad adigu qaadato markaad hurdada ka kacdo. Waa inaad ku bilaabataa niyad wanaagsan, adigoo naftaada u sheegaya in maanta tahay maalin cusub oo fursado cusub la timid.

Ha u ogolaan wax kasta oo yaryar inay niyadaada dhaawacaan; xasuusnow inaad awood u leedahay inaad wax walba uga jawaabto si xasilloon oo hikmad leh. Samee hawlahaaga mid mid, oo naftaada ku ammaano dadaalkaaga.

Haddii wax qalafsanaadaan, hakad qaado. Xasuuso in hal dhibic oo kaliya aysan ahayn sawirka oo dhan, maalintaadu weli waxay leedahay fursad ay u noqoto mid qurux badan. Ha iloobin inaad naftaada la dhaqanto naxariis iyo jacayl.

Haddii aad qof kale caawiso ama hadal fiican ku tiraahdo, waxaad dareemaysaa xoog iyo farxad dheeraad ah. Dhamaadka maalinta, ku qanac dadaalkaaga, oo u mahadnaq waxyaabaha wanaagsan ee ku soo maray. Maalin wanaagsan waa hadiyad aad adigu gacmahaaga ku abuurto. Maanta fursad baa kuu ah; ka faa’iideyso!

Maalintaada waxaad uga dhigi kartaa mid wanaagsan adiga oo:

1. Bilawga subaxda si wanaagsan - Samee duco, fikir wanaagsan, jimicsi fudud, ama cabitaanka wax yareeya daalka sida shaah ama qaxwo.

2. U diyaar garow maalinta - Samee liis hawleed oo aad diiradda saarto shaqooyinka muhiimka ah.

3. Isku day inaad noqoto mid wax wanaagsan ku dhex abuura dadka kale - Qof hadal fiican ku dhiirrigeli ama qof kale caawi, xitaa si yar.

4. Jooji walwalka aad ka qabto waxyaabaha yar yar - Ku dadaal inaad waxyaabaha aadan xallin karin si daggan u aragto.

5. Ka hel waqti naftaada - Samee wax aad jeceshahay, sida akhriska buug, dhegaysiga heeso ama socodka dabiiciga ah.

6. Ku mahadnaq wixii wanaagsan ee kuu dhacay - Habeenka markaad gabagabaynayso maalinta, dib u milicso waxyaabaha kuu farxiyay.

Ku dhaqanka fikradahaas waxay kaa caawin karaan inaad dareento farxad iyo qanacsanaan.

@qalbiyadeena
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

19 Jan, 19:36

2,087

Abu Ubayd🗣️ afhayenka Guutada garan malitari i xamaas 🗣️ wareysi u bixiyay abad jobinti Gaza manta ka dhacday


Abu Ubayda🗣️: 471 maalmood tan iyo Dagaalkii Taariikhiga ahaa ee Duufaanta Al-Aqsa, kaasoo dhammeeyay qabsashada cidhib-taagta ah ee sii dabar go’aysa.

Abu Ubayda: Nafhurka iyo dhiigga shacabka naga daatay ma noqon doonaan kuwo lagu luminayo waxba.

Abu Ubayda: Dadkeenna waxay bixiyeen nafhur aan hore loo arag oo ku aaddan xorriyaddooda iyo difaaca meelaha barakaysan 471-kii maalmood ee lasoo dhaafay.

Abu Ubayda: Muqaawamada Gaza waxay soo bandhigtay tusaale gaar ah oo muujinaya awoodda dadka dhulka leh inay qaadaan tallaabo waxtar leh oo ay u adkaystaan xaaladaha adag.

Abu Ubayda: Dagaalkii Duufaanta Al-Aqsa wuxuu ka billowday xuduudaha Gaza, laakiin wuxuu beddelay wejiga gobolka oo soo bandhigay xisaab cusub oo ku saabsan halganka lala galayo hay’adda duullaanka ah.

Abu Ubayda: Waxaan abuurnay halyeeyn taariikhi ah oo aan adduunka looga baran. Salaan gaar ah ayaan u dirayaa dadkeenna Gaza, kuwa taajka madaxa ah, kuwa u kacay sidii Mu’tasim oo kale difaaca Quddus iyo dhulka.

Abu Ubayda: Waxaan u dagaallamnay dhammaan xoogaggii muqaawamada iyagoo isku saf ah meel walba oo Gaza gudaheeda ah, annagoo cadowga gaarsiinay jugo dhimasho leh.

Abu Ubayda: Mujaahidiinteennu waxay la dagaallameen geesinimo weyn iyo dhiirranaan ilaa saacadihii ugu dambeeyay ee dagaalka, annagoo ku dagaallamayno xaalado u muuqday kuwo aan macquul ahayn.

Abu Ubayda: Waxaan wajahaynay loollan aan sinnayn marka loo eego awoodaha dagaal iyo anshaxa dagaalka.

Abu Ubayda: Intii aan weerarro ku wadnay xoogagga cadowga, waxay fulinayeen habab cusub oo naxariis darro iyo xasuuq ah oo ka dhan ah dadkeenna.

Abu Ubayda: Muujinta weyn ee dagaalkan waxaa ka mid ah hoggaamiyaasha dagaalka oo safka hore uga baxay safka shuhadada, kuwaasoo ay hoggaaminayaan Haniyeh, Al-Arouri, iyo Al-Sinwar.

Degdeg | Abu Ubayda: Cadowgan dambiilaha ah waa asalka dhibaatada ka taagan gobolka, dhammaan dadaallada iyo qorshayaashuna waa in lagu wajahaa sidii loo xakameyn lahaa.

Abu Ubayda: Mas’uuliyadda dadka reer Daanta Galbeed maanta way sii kordhaysaa, waxaan salaam gaar ah u dirayaa Jenin, walaasha Gaza ee ku caan baxday geesinimada iyo adkaysiga.

Abu Ubayda: Gaadhista heshiiska joojinta gardarrada Yuhuuddu nagu hayso waxay ahayd ujeeddeenna bilihii badan ee lasoo dhaafay, xitaa tan iyo bilowgii duullaanka.

Abu Ubayda: Anaga iyo xoogagga muqaawamada waxaan si buuxda u caddeyneynaa inaan u hoggaansannahay heshiiska xabbad-joojinta, annagoo ku adkeyneyna in dhammaantani ku xirnaan doonto sida cadowgu u hoggaansamo.

Abu Ubayda: Waxaan mahad gaar ah u diraynaa walaalaheen Ansaar Allah iyo saaxiibadeen ku dagaallamay hubka ee Xisbullaah, kuwaas oo bixiyay qiimo culus oo ku saabsan dagaalkayaga.

Abu Ubayda: Waxaan salaamayaa Muqaawamada Islaamiga ah ee Ciraaq iyo walaalaheen Urdun ee xuduudda la soo gudbay cadowga.

Abu Ubayda: Waxaan dareemaynaa xanuunka weyn ee dadkeenna ay la kulmayaan, waana qiimaha laga bixiyo xornimada dhulka, dadka, iyo goobaha barakaysan.


@Qalbiyadeena ✍️
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

12 Jan, 15:52

2,082

Scw scw scw
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

02 Jan, 18:06

2,636

❀𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐩𝐫𝐨𝐦𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧❀
🌙💠𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ☪️💠🌙
➽ @Al_xakiim
➽ @Quruxdaislaamka
➽ @Hidaayatu_Rabi
➽ @hogaan_Dumar
➽ @Dhaqan_wanaag
➽ @TAMARSIINTARUUXDA
➽ @Diinteenna_Macaan
⟣⃟⸻⚀♦️
𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
➽ @XikmadoSom
➽ @Dhiiragaliye
➽ @AishaAhmed99
➽ @QalbiDhaye143
➽ @kalimakariim
➽ @xaqiiqadanolosha
➽ @Albaanichannel252
➽ @Ruuxda
➽ @dareenbulsho
⟣⃟⸻⚀♦️
🦋𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢
➽ @Dareen_side
➽ @Hasancaashaq
➽ @Mohametahmed
➽ @Noqoxiddig
➽ @DunnidaSuugaanta
➽ @qalbiyadeena
⟣⃟⸻⚀♦️
📚𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢
➽ @maanhage
➽ @farsamada
➽ @KobciAqoontaada2
➽ @guuleyso11
⟣⃟⸻⚀♦️
📖𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗
➽ @somalibooks
➽ @Somalilibrary
➽ @kobciyebooks
⟣⃟⸻⚀♦️
https://t.me/Somalienglish3
/ قلوبنا🌷 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐲𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚

30 Dec, 17:15

2,569

BAAQ NABADEED

1 Team somali Telegramers
waxa ay baaq nabadeed usoo jeedinayan umada soomaliyeed gaar ahaan deeganada maalmihii ugu dambeyay ay kaa socdeen dagaalo beeledyo macno la'aan oo la isku dilayo wax aan macno lahayn, dagaaladan sidan ah islaam ahaan uu alle naga xarantimeyay isagoo kitaabkiisa Qur aanka ku yiri :

وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدًا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمًا

"Qofkii qof mumin ah dila si ula kac ahne u dila abaalkisa waa jahanamo wuu ku waaraya oo ilaah baa u caroonaya ilaahey baa lacnadaya waxana loo diyaarinaya cadaab weyn"


Iyadoo aynu rumeesanahay ayaadas oo aynu sheeganeeno dad muslimiin ah hadane aynu isku dilno rer hibil waa wax ayaan daro ah

"Dagaal wiil kuma dhasho ee waa uu ku dhinta"

Dhalinyarada somaliyeed waxaan ugu baaqeyna in ay ka baqsadan hurinta iyo ka qeeb qadasha dagaladas socda taas badalkeeda ay ka qeeb noqdan sidey nabad ugu soo dabaali lahaayen dagalas socda

"Nabad ayaa naas la nuuga leh"

Ugu danbeyn waxaan alle ka baryeyna in uu walalahas somaliyeed qalbiyadooda isu dubo dagaladas socdane ay halkaas ku joogsadan insha'allah