☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤 (@muwaahipbuskudo) के नवीनतम पोस्ट टेलीग्राम पर

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤 टेलीग्राम पोस्ट

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤
السلام عليكم✋
-﷽
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa 𝕏𝕀𝕂𝕄𝔸𝔻 𝕀𝕐𝕆 𝕄𝕌ℝ𝕋𝕀__🥺🖤
-Waxaadna ka heli doontaan qormooyin:
●dhiira-gelin💞🥀
●xikmado💞🥀
●oraahyo💞🥀
●taloyin💞🥀
●qisooyin💞🥀

²³/¹¹/²⁰²²
@Buskudo_256
3,277 सदस्य
383 तस्वीरें
60 वीडियो
अंतिम अपडेट 10.03.2025 02:41

समान चैनल

Aisha Bintu Ahmed 💜✨
18,700 सदस्य
Xikmad badan
12,457 सदस्य
NUXURKA BUGAAGTA
4,065 सदस्य

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤 द्वारा टेलीग्राम पर साझा की गई नवीनतम सामग्री

☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

05 Jan, 07:09

454

https://youtu.be/jIMEnfZXt_w?si=JndetRgT5qnDCNdr
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

03 Jan, 16:41

474

💕 🍂Rajooyinkeena waxan ka rajeyneynaa Allahﷻ ee ma aha 2025

Ceebtana anagay nagu dhex jirtaa ee ma aha 2024

Qorashahaada Maanta Waa Furahaada Guusha 🥰

Hadaadan naftaada badalin ilaahy Kuma badalayo

Mar walbana xasuusnow aayadni
*﴿إِنَّ اللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُوا مَا بِأَنفُسِهِمْ﴾ *


#XIKMAD___IYO___MURTI 🫀💯❤️

@AYTULAHI🥰🙈
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

31 Dec, 21:24

515

Rajadeenu waxay ku jirtaa Ilaahay, ee ma aha sanadka 2025.

Qaladkuna waa annaga, ee ma aha sanadka 2024.

Waxaan joognaa adduun nacas ah oo u dabaaldegaya isbeddelka lambarada.

(Sidaa darteed, farriintu waxay tilmaamaysaa in dhibaatooyinka iyo xalku ay ku jiraan dadka oo aanay ku xirnayn sanadka cusub. Iyo ki tagayba)

#XIKMAD___IYO___MURTI 🫀💯❤️

@AYTULAHI 🥰❤️
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

31 Dec, 08:51

504

Patr Two 2 🥰🥰
Qeybtii Lawaad 2 🥰🥰


https://youtu.be/qrTYb-hGk58?si=U5E-8oUdbmRMJgcx
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

30 Dec, 07:44

430

https://youtu.be/MOMAQ_LqbmU?si=bDIh7aMPs_HlTtOO
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

25 Dec, 05:24

618

Be'ada aad ku NOOSHAHAY yaysan si dadban XUDUUD kuu samayn, ee adigu DOORO qaabka aad u rabto in aad u NOOLATO.

Dadka badankoodu JEEL ayay Maskaxda kaga jiraan xataa hadii aysan aamin sanayn.

Qofka marka uu xanuun qabto, dawaa la siiya.

Balse hadi aad isku fiirsato adiga ayaa isku ah Cudur iyo Daawo ba.

Adigoo xanuun sanayana cid kale Dhakhtar ma gayn kartid ilayood is raacdan mooye.

Ama Bukanka ayaan ka mid noqon ama cafimad qabka - adigana doorashada leh.

#Subax__Wanagsan🥰✌️

#XIKMAD___IYO___MURTI🫀💯❤️

@AYTULAHI 💯❤️‍🩹🫀
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

24 Dec, 06:14

523

Guushaada HORE yaysan CARQALAD ku noqon
Guushada DANBE.
Guushada HORE waxa kaa cawiyay Hab fikir.
Si aad Guul CUSUB u gaadhana waxad u bahan tahay
Hab fikir CUSUB oo ka duwan kii HORE.

Hal meela ha isku iloobin, wax CUSUB raadi, GARAADKAAGA kobci, xidhidh cusub dhiso.
Hadii ay MAANTA noqon lahayd MALINTI abid kuugu waxtar ka badnayd maxaad Qaban lahayd, sideed wax u qaban lahayd, yaad xidhiidh la dhisan lahayd ?
Sualahan naftaada waydii, jawabaha kaaga soo baxanaya isticmaal.

#XIKMAD___IYO__MURTI🫀💯❤️

@AYTULAHI

#SUBAX___WANAAGSAN 🥰❤️‍🩹💯
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

22 Dec, 07:42

596

Qaar kamid ah Xikmadaha Ustaad Muxiyadiin 🙈.

1: iskaba Foolxumow laakiin dantaada aqoonso uun hadii aan
Foolxumahay oo aanan cidna wax weydiisan dadka adaa ugu qurux
badan.

2: Soomaalida ayaa laga helaa qof Iphone sita oo leh bilaa Camal baan ahay.

3: Guul darradaadu waxay bilaabanaysaa marka aad qof kale guul darro urajayso ama dhib la jeclaato.

4: Gacantu haday Murkacato waa lasoo celin karaa bal Af
Murkacday sidee loosoo celin.

5: intaad Shaqo yasaysid meel ma gaaraysid Dawarsigaba waad ubareertee inaad tabcato maxaad kuu diiday.

6: Qofba Qofkuu ka waxtar yaryahay waa ka mixnad badanyahay oo
waa ka macan - gagsanyahay, Qofba Qofkuu ka waxtar
badanyahayna waa ka dabeecad wanaagsanyahay.

7: Guusha iyo Xasilloonidu waxay kujirtaa Amarka alle oo la qaato.
Hadaad Qof Far kufiiqdo isaga hal Far ayaad kufiiqday Saddexda kale xagay kujeedaan.

Midkee kugu cajiibsan?
Adna kudarso hal Xikmad oo aad kaqortay?

#XIKMAD__IYO___MURTI❤️

@AYTULAHI 💯🙈❤️‍🩹
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

20 Dec, 08:10

425

Subxanalah ilahay cadabta ha inaga badbaadsho
wamaxay ninkan in cadaab lagu galayo heesa girsan hadana waan dhagaystaa kule ilahay ha soo hanooniyo 😰😭.

Dharka cad cad khamiiska sheekh laguma nogdo sheekh nimadu waaa dilinta iyo cilmi labarto 😰😭.

#XIKMAD___IYO__MURTI🤚🫀❤️ 🫀🥺❤️

@AYTULAHI 😰🫀.
☘️𝐗𝐈𝐊𝐌𝐀𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐌𝐔𝐑𝐓𝐈 __🥺🖤

18 Dec, 18:59

415

Ogeysiis Ku Socda Daawadayaasha,

Asxaabta, iyo Qoysaska
Waxaa farxad weyn inoo ah in aan iclaamino shirweynaha Caalamiga ee ANSAARU SUNNAH Oo dhici doona laga bilaabo 23-ka ilaa 28-ka Diseembar
2024. Shirkan ayaa ka kooban muxaadarooyin xiiso leh oo lagu soo bandhigi doono English iyo Af-Soomaali.

Faahfaahinta Xafladda
Taariikhda: 23-ka - 28-ka Diseembar 2024
Luuqadaha: English iyo Af-Soomaali
Martida:
Muxaadarooyinka English-ka:
Dr. Zakir Naik
Fariq Zakir Naik
Sheikh Said Rageah
Sheikh Abdirahman Ishaq
And many more esteemed scholars
Muxaadarooyinka Af-Soomaaliga:
Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Sheekh Xuseen Cali Jabuti lyo culimo kale oo sharaf leh

Fadlan nagula soo biir oo keen asxaabtaada iyo qoyskaaga si aad uga faa'lidaysataan shirkan barakeysan. Ha moogaanin fursadan gaarka ah ee aad wax ku baran karto oo naftaada ugu roon!

#NAXRIIS@Naxriis_Badne

Muuqaalada kala Soco @https://youtube.com/@ogaalkabulshada6180?si=oNhnixb1BCOtGfoQ