Neueste Beiträge von ERAYO JACEYL (@erayojaceyl1) auf Telegram

ERAYO JACEYL Telegram-Beiträge

ERAYO JACEYL
KU SOO DHAWOOW OO NAGA HEL:
💋 ERAYO JACEYL
💋 ERAYO JACEYL
💋 ORAAH JACEYL
💋 XIGMAD JACEYL
💋 SHEEKO JACEYL
❤️ SHUKAANSI

KU SOO BIIR ❤️💋❤️ @ERAYOJACEYL1
19,273 Abonnenten
2,058 Fotos
18 Videos
Zuletzt aktualisiert 01.03.2025 10:25

Der neueste Inhalt, der von ERAYO JACEYL auf Telegram geteilt wurde.


🌙 || DAY 1 :

• Maalinteena 1aad ee bisha ramadaan :-

XASUUSINTA 1AAD

:• Maanta oo bisha kow tahay isku day inaad akhrisid juzkii qur'aanka ee sida maalinlaha loo aqriyo si aad bisha ramadaan aad ugu wada dhameysid qur'aanka 30ka maalmood iyo 30ka jus

• U Qaybi Shan Meelood (Salaad kasta Kaddib)

Waxaad akhrin kartaa 4 bog kaddib salaad kasta oo farad ah tusaale :-

- Salaadda Subax – 4 bog

- Salaadda Duhur – 4 bog

- Salaadda Casar – 4 bog

- Salaadda Maqrib – 4 bog

- Salaadda Cishaha – 4 bog


:• Sidaasna waxaad ku aqrisay juz qur'aan ah haddii aad bisha dhan sidaas ku wadid qur'aanka waad ku dhameyneysa bisha kaliya u aqri jaceyl iyo si soonkaaga uu kugu adkaado oo Allah Subxaana wattacaala raali kaaga noqdo naftaadana ay farxad udareento 💌

Asc Ramadan mubaarak ❤️

ʀᴀᴍᴀᴅᴀᴀɴ ᴍᴜʙᴀᴀʀᴀᴋ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ ᴜᴍᴀᴅ ᴍᴀᴤʟɪᴍɪɪɴᴛᴀ ɴᴇᴇᴋᴡʟᴘᴏ ᴀʏ ᴊᴏᴏɢᴀᴀɴ


@TEAM_OGAANSHO

"Waa jimcihii u danbeeyey ee bisha shacbaan' ilahayow nabad iyo caafimaad nagu gaarsii ramadaan nagana aqbal ducooyinka



🤲🤍

Qofka sida dhabta ku Jecel marnaba kaama tago xitaa haddey jiraan Boqolaal sababood uu kaaga tago wuxu hela hal sabab uu kula sii Joogo🥺❤️.

«اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ» .

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/IgPRnXkNVAA0NWI0

Agtaada waxaan kahelay farxad jaceyl naxariis kalsooni ii balan qaad inaadan iga dheeraaneyn

qalbi oo aad lajirkeyga ahaaneysid❤️🥺❣️

Qof kasta waa uu ogyahay halka naftiisa nafis ka dareento ee qofna haku qancin inaa farxadsiisid adi💮❤️

"Waxa ugu qaalisan ee uu qofku haysto;  Hooyadii"




🖤