• Maalinteena 1aad ee bisha ramadaan :-
XASUUSINTA 1AAD
:• Maanta oo bisha kow tahay isku day inaad akhrisid juzkii qur'aanka ee sida maalinlaha loo aqriyo si aad bisha ramadaan aad ugu wada dhameysid qur'aanka 30ka maalmood iyo 30ka jus
• U Qaybi Shan Meelood (Salaad kasta Kaddib)
Waxaad akhrin kartaa 4 bog kaddib salaad kasta oo farad ah tusaale :-
- Salaadda Subax – 4 bog
- Salaadda Duhur – 4 bog
- Salaadda Casar – 4 bog
- Salaadda Maqrib – 4 bog
- Salaadda Cishaha – 4 bog
:• Sidaasna waxaad ku aqrisay juz qur'aan ah haddii aad bisha dhan sidaas ku wadid qur'aanka waad ku dhameyneysa bisha kaliya u aqri jaceyl iyo si soonkaaga uu kugu adkaado oo Allah Subxaana wattacaala raali kaaga noqdo naftaadana ay farxad udareento 💌