Eng Hazazi | Dv Lottery

@enghazazi


Waxa Halkan kuso Gudbin Doona Warbixino Ku Saabsan Dv Lottery iyo Xogo Aad Muhiim u ah.

FOLLOW US

๐Ÿ‘‰tiktok.com/@enghazaazi

๐Ÿ‘‰instagram.com/enghazaazi

Eng Hazazi | Dv Lottery

06 Nov, 23:12


๐Ÿ”ดOGAYSIIS

Wa Malintii Udambeesay DV2025  Hala Xareysto Qofkaan Weli Xareninoo!

#NOV7

Eng Hazazi | Dv Lottery

28 Jun, 07:22


๐Ÿ“Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul adxa, aniga oo Alle inooga baryaya inuu inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee dulxaj.


Ugu dambayn, waxaan Eebbe Weyne ka baryayaa inuu ciiddan ciiddeeda kale inagu gaarsiiyo caafimaad qab, amni iyo barwaaqo. Farxad iyo nabad ku ciida dhammaantiin.

Ciid Mubaarak

Eng Hazazi | Dv Lottery

27 Jun, 07:31


๐Ÿ”ดAsc Dhamaan Asxaabta Halkan kujirta Ee Alle Dartii Usooman Manta Waan Idin Hambalyeynaya.

Waa Maalin Runti Aad U qiimo Badan Oo Qofkii Sooma Acmaal Wanaagsana La yimaada uu Alle Weyne Udambi Dhaafayo Sadankii Hore Iyo Kan Dambe.โ˜๏ธโ™ฅ๏ธ

Alle Ha igana Dhigo Kuwi Loo Dambi Dhaafay Acmaashodana La Aqbalay. Amiin Amiin. ๐Ÿคฒโš˜

๐Ÿ“Kaga Faaideyso Maalintan Qodobadan.๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

โœ… Soon
โœ… Salaad Qurux badan
โœ… Duco Badan
โœ… Sadaqo Badan
โœ… Xuska Alle

๐Ÿ“UGU DAMBEYN

Aan u Duceyno Walalheyn Maanta Gudanaya Waajibaadka Alle Inuu Ka Aqbalo Camaladooda Wanagsan Iyo Ducadooda. Anaga Naga Aqbalo Sanadkaan Sanadkisa Kale alle waxan ka Baryayaa Cimri Dheer iyo Cibaado Suuban Inuu nagu Gaarsiiyo.

Aamiin Aamin.โš˜๐Ÿคฒ


๐Ÿ”ดAQRISO DUCOOYINKAAN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Eng Hazazi | Dv Lottery

18 Jun, 09:45


Maalinta isniinta ee nagu soo aadan 19 jun 2023 waxaa inoo bilaabaneysa Bisha Dul -Hijjah waxay kamid tahay bilaha sida gaar ka ah ee xurmada u leh.

Ilaahey wuxuu ku dhaartay Tobankaan maalmood,
Wuxuuna yiri :
                   (ูˆุงู„ูุฌุฑ ูˆู„ูŠุงู„ ุนุดุฑ)
Nabigeena Muxamed ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…  wuxuu yiri ma jiro maalmo uu ilaahey ilaahey ka jecel yahay acmaal la sameeyo tobanka maalmood ee ugu horeysa bisha Dul-Hijjah.

Faaidooyinka 10-ka Maalin ee ugu horeyso bisha Dul-Hijjah.

1) Maalinta 1aad ee Bisha Dul-Hijjah waa maalintii loo dambi dhaafay Nabi Aadam CS, Qofkii sooma dambiyadiisa oo dhan waa loo dhaafa.

2) Maalinta 2aad ee Bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducada Nabi yoonis CS isla markaasna laha soo bixiyey calooshsha malaayga, qofkii sooma waxay ula mid tahay sida isagoo hal sano caabudaayey ilaahey oo aan ilBiriqsi ku caasin.

3) maalinta 3aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la aqbalay ducadii Nabi zakariya CS, qofkii sooma ducadiisa waa la aqbalayaa.

4) maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.

5)Maalintii 5aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi Muuse CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka badbaadiyaa cadaabta Qabriga

6) Maalinta 6aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii uu Alle Nabigiisa u furay albaabada kheyrka , Qofkii sooma wuxuu Alle ku fiiriyaa  il naxariis leh.

7)Maalinta 7aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la xirayo Albaabada Naarta, lamana furo ilaa ay ka dhamaato Tobanka maalin ee bisha Dul-Hijjah, Qofkii sooma ilaahey wuxuu ka xiraa 30 Al baab oo dhibaato ah, wuxuuna u furaa 30 Al baab oo Fudeed ah.

8) Maalinta 8aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta loogu magac daray (Tarwiya) Qofkii sooma wuxuu Alle siinaayaa ajir uusan ogeyn ilaahey mooyee.

9) Maalinta 9aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta la istaagaayo Banka carafa,Qofkii sooma ilaahey wuxuu u dhaafaa dambiyada sanadkii hore iyo sanadka soo sacdo, waana maalinta ay soo dagtay aayada Qu'aanka ee ( ุงู„ู’ูŠูŽูˆู’ู…ูŽ ุฃูŽูƒู’ู…ูŽู„ู’ุชู ู„ูŽูƒูู…ู’ ุฏููŠู†ูŽูƒูู…ู’ ูˆูŽุฃูŽุชู’ู…ูŽู…ู’ุชู ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุชููŠ ูˆูŽุฑูŽุถููŠุชู ู„ูŽูƒูู…ู ุงู„ู’ุฅูุณู’ู„ูŽุงู…ูŽ ุฏููŠู†ู‹ุง)

10) Maalinta 10aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalinta ciidul adxaa, qofkii Alle qurbaan ugu dhawaadana
wuxuu u dhaafaa dambiyadiisa.

Lawadaag wll aad qeryka ka jeceshahy
Sido Kale qoraalka lawadag umada Musliminta Ah.
Dhamaantiina waan idin jaclahay Allaha caafimaad Hanagu gaarsiiyo sanadkaan sanadkiisa cumri dheer iyo Caafimaad  Allaha nagugaarsiiyo

Aamiin Aamiin ๐Ÿคฒโค

Eng Hazazi | Dv Lottery

12 Jun, 13:25


โœ…DIGRIGA ALLE

๐Ÿ“Waqti Kooban Kaga Faideyso Digriga Alle oo Ajir Shaqeyso.
La Wadaag Dhaman Asxabtada Si Ad Ayagana Ajirkoda aad u Heshid. Mahadsanidin.

๐Ÿ”ด#CODSI DUCO ๐Ÿคฒ

DHAMAN ASXABTA IGU XERAN WAXAN IDINKA CODSANAYA INAD ISO DUCEYSAN SI UMURAHEYGA ALLE IGU FUDUDEYO INTI FATAXA ISO AQRIN KARTA & INTI IDUCEYN KARTA ABAAL BAN IDINKAGA HEYN DONA INSHA ALLAH.

DHAWANA FURSADO MUHIM AH AYAN IDINLA SO WADAGI DOONA HADU ALLE IDMO .

MAHADSANDINโ™ฅ๏ธ

Eng Hazazi | Dv Lottery

10 May, 13:37


๐Ÿ“Waxan Soo Diyariyay Video-gi aad iga wada Sugeyseen "SIDE LOO BUUXIYA DS260 FORM"

Ka Dawo Halkan:๐Ÿ‘‡
https://youtu.be/Idl8ku1xV24

SUBSCR8BE LIKE & SHARE
โœ…Wa ii Dhiiri-Gelin

Mahadsanidin

Eng Hazazi | Dv Lottery

07 May, 10:59


US Embassy Djibouti๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ
ADMINSTRATIVE PROCESS + TICKET BOOKING
Status: 221(g)
Case: single

DV2024 NASIIB WACAN

๐Ÿ”ดCONTACT ME:
instagram.com/enghazaazi

๐Ÿ”ดSUBSCRIBE: https://youtube.com/@Enghazazi

๐Ÿ”ดFOLLOW: https://vm.tiktok.com/ZMYpnHp7h/

Eng Hazazi | Dv Lottery

07 May, 10:56


Congratulations ๐ŸŽŠ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ
DV2024 Winners

Waxan Halkaan Ugu Hambalyeynaya Dhamaan Asxabti Ku Guleystay Dv-Lottery & intii Aan Ku Guleysan. Hadi aan Lagu Dooran Micnaheda Maha inu Nasiibkaga Xunyahay Ee Wa Tijaabi Nasiibkaga Markale.

โœ…HADII AAD KA MID TAHAY GULEYSTASHA IGALA SO XIRIIR INSTAGRAM-KA INA SO DIR CADEYN AH INAD GULEYSTAY SI AAN KUGU SO DARO GROUPKA WINNERS-KA AH

๐Ÿ”ดLINK:http://instagram.com/enghazaazi

#DV2024

Eng Hazazi | Dv Lottery

06 May, 09:29


โœ… Waxaa Waqti Badan La sugoba Ugu Dambeyn Saacada Kooban Ayaa Kaharay Natiijada. CAAWA 7:00PM

โœ…Dhamaan Asxabtayda Igu Xeran EE TEAM (ENG HAZAZI) Waxan Idin Rajeynayaa Guul Aad Ku Faraxdaan Wanan Idi  Sii Hormarinayaa Hambalyadiina HAMABALYO๐ŸŽŠ.

โœ…Hadii ay dhacdo Inaad Selected Noqon Weyso Haniyad Jabin Oo Sanadkale Tijaabi Nasiibkaga.
Igu Dambeun

๐Ÿ“UGU DAMBEYN.

Cawa Marki Uu Furmo Hal Sac Website-ka Wuxu Noqon Doona Mid Aad U Culees Ah Oo aan Lagali Garin Error-na Wa uu so Qori Doona.
Hadii aad taa aragto Ha walwalin Usig Ilaa Cawa 9.00 pm Kadib Fiiri.

Hadii ay Ciladi Ku Qabsato Wad Ila so Wadaagi Karta Si Gooni Ah.

โœ…Waxan Marwalbaba U taaganahy Wa Adinka Guushina Ilaa Intaa Visaha Ka Heleysan Wan Idin Garabtaagnantona Inshallah. HAMBALYO๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ๐ŸŽŠ

โœ… TELEGRAM GROUP: https://t.me/+SzkGr9Ogn2swMzRk

โœ…CONTACT ME:
instagram.com/enghazaazi

โœ…SUBSCRIBE: https://youtube.com/@Enghazazi

โœ…FOLLOW: https://vm.tiktok.com/ZMYpnHp7h/

Eng Hazazi | Dv Lottery

05 May, 18:31


๐Ÿ”ดDV LOTTERY โ€” 3 talo oo ku socota dadka guulaysan doona

1. In aad 'Lottery' ku guulaysato macnaheedu ma aha in aad laasim Maraykan tagi doonto. Waxa jira marxalado badan oo aad mari doonto. Dareemayaashaada xakamee illaa aad 'visa' helayso.

2. Form-ka la yidhaahdo DS-260 hore isaga buuxi, waxa uu kaa caawin doonaa in aad ballanta interview-ga hesho. Bishan May inta aanay dhammaan in aad form-kaas dirto ku dedaal. Si aad form-kan u buuxiso waxa aad u baahan tahay passport & Shahado in aad haysatid, documents kale u ma baahnid imika in ay diyaar kuu ahaadaan.



ยฉ enghazazi

Websiteka laga eeganayo ee saxda ahi waa kii markii hore laga xeraystay: dvprogram.state.gov

Eng Hazazi | Dv Lottery

03 May, 21:00


๐Ÿ“Waxan Habeen Dambe Soo Gali Doona Meeting Aan Suallihina kaga Jawabi Dono Saacadu Marki Ay Tahay ๐Ÿ”ด10:00PM ILAA 11:00
Kaso Qeyb Gal Wacan Insha Allah

โœ… TELEGRAM GROUP: https://t.me/+SzkGr9Ogn2swMzRk

โœ…CONTACT ME:
instagram.com/enghazaazi

โœ…SUBSCRIBE: https://youtube.com/@Enghazazi

โœ…FOLLOW: https://vm.tiktok.com/ZMYpnHp7h/

Eng Hazazi | Dv Lottery

01 May, 12:51


US Embassy Djibouti๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ
ADMINSTRATIVE PROCESS
Status: 221(g)
Case: Family

DV2024 NASIIB WACAN

๐Ÿ”ดCONTACT ME:
instagram.com/enghazaazi

๐Ÿ”ดSUBSCRIBE: https://youtube.com/@Enghazazi

๐Ÿ”ดFOLLOW: https://vm.tiktok.com/ZMYpnHp7h/

7,354

subscribers

45

photos

1

videos