Ciwaanka ugu weyn ee maanta lagu daabacay wargeysyada ka soo baxay UK.
Sir Alex oo Solskjaer runta u sheegay uguna baaqay in uu soo xusho ciyaartoydiisa kuwa ugu fiican misana uu iska daayo shaxda uu kulan walbo badalaayo.
Ma is leedabay Ole markaan indho badan ayaa ku soo jeestay?
-Maankiz