AQOON❤️‍🩹

@aqoon11


Ahow qof ay wax kasta kaga muhiimsan tahy qiimaha naftiisa.

ˢᵒᵒ ᵈʰᵒʷᵒʷ ˢᵃᵃˣᶦᶦᵇ🖤 𖠏
👇
@Aqoon11

AQOON❤️‍🩹

29 Aug, 19:33


Asc

AQOON❤️‍🩹

05 Mar, 09:03


Tiktok wuxu leehahy qaab fudud oo lacag looga sameeyo loona yaqaano (creative beat progarm💎)
  shuruudah way fudud yihiin:
1. 10k followers
2.1000 views
......
Haddab Somaliya ma leH oo loona furin haddab qaab fudud u furan kartida kuu hayaan haddi and ubaahan tahay inaad tiktok lacag💸 ka samaysida


nala soo xiriir


@CHAMA110 @CHAMA110 @CHAMA110


+2520906285395

AQOON❤️‍🩹

03 Mar, 11:29


Correct Score Cawda Waa Diyaar


Hubitan 100%


Damaanad buuxda leh ✅️


No Free ❎️ No After ❎️


La Xariir Ciwanka Hoos Yaalo👇👇


@CHAMA110 @CHAMA110 @CHAMA110

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Inaad waxbadan aqris wax badan bey ku bareysaa ,waxbadana oo aadan hore u fahansaneen ayey ku fahansiineysaa , waxey ku tusineysaa tilaabooyin cusub oo noloshaada hormarinaayo iyo aduunyo cusub🥰

Halkaan waxad ka heleysa ereyo jaceyl oo ku qanciyo


@sagal_cuud🌸

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Haddii aadan
kategiKarin wanaag kuu sii soconaya fadlan hakategin xumaan
kuu sii soconaysa markaad dhimato.

Xigasho

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Darren.......❤️
Murugo
Kali
Qalbi jab
Cabsi
An ku faraxsaneyn
Bukan
Jab
Kalia dheh alhamdulilaah 🥰🤍
.
.
.
.
.
#joinus
@waayahanolosha


#subaxwanagsan☺️🌻

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Khaladku waa khalad uun,xitaa haddii qof kastaa sameeyo!!.Sax/hagaag waa sax xitaa haddii cidi samaynnwaydo qofna. Waxaan caawa usoo qaatay,xikmadan qiimaha iyi qaayaha badan,waxaad arkaysaa dad badan oo odhanaya "Dadkoo dhan baa sameeya." Calaashaan waxay xalaashanayan ama bannaysanayaan wax ay rabaan in ay sameeyaan ama sameeyeen. Hadduu maqaalkanni sax kuula muuqdo walal noo soo dir calamada()haddii kale fikirkaaga nagu caawi. H&Hx⁴
#waayahanolosha

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


"Wakhtigu wuxu go'aamiyaa qofka aad nolosha kula kulmayso, qalbiguna wuxuu go'aamiyaa waa kuma qofka aad nolosha ugu baahantahay, dabeecadaaduna waxay go'amisaa qofka noloshaada baaqi kusii ahaandoona."

#waayahanolosha

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Mahanin mid ku cidlaysa☺️💫

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Jaceylka dhabta waa kan ay wadagaan labo qof kuwaas oo sameystey sharci kaas oo aanu meelna kaga jirin qodobka la dhaho khayaano 🥺🙏❤️X
#waayahanolosha

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


تُنسى كمصرع طائرٍ , ككنيسة مهجورة تُنسى.

- محمود درويش

Waxaa laydin illoobay sida shimbir dhintay oo kale, iyo sida kaniisad laga tegey oo la illoobay.
- Maxamuud Darwiish 💔😢

#waayahanolosha

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Inaan is fahanno oo is wanaajino waa wahel kaaso noo dhameestiri Karo wadista xiriikeyna natiijadiisu tahay Guur Lagu nagaado naxriista Astaan u tahay ❤️🧕🤴🫂
❤️💯✌️🤞

#waayahanolosha

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Had iyo jeer dhoola cadee, wali rajo ayaa jirta nolosha.😁

دائِـمـاً إبتسِم ، فما زال في الحياةِ أمل. 😁

Always smile, still hope in life. 😁

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Markan ku qiyaso riyoyinkayga, qalbigayga Maha mid udhigmo qarnigan.....💔😒


#joinus
@waayahanolosha

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Kuwii ii hanweynow
Marka aad I hoysaan
Hogga ii bannysaan
Waa in lay hogtaayo
Hiil waxan ka geli jiray
Ama hoo ka tari jiray
Hadhow lay xasuusta
Hebel la yidhaahdaa

😢

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Maxamed Ibraahim Warsame oo kumagac dheer (Hadraawi), waa mid kamid ah tiirarka fanka Soomaalida, waa abwaan ku caan baxay curinta Heesaha iyo Gabayada.

Maxamed wuxuu ku dhashay magaala madaxda gobolka Togdheer ee Burco sanadki 1943kii, waxa uu ka dhashay qoys faqiir ah oo ka koobnaa 9 carruur ah, hal gabar iyo siddeed wiil. Maxamed Ibraahim marki uu 10 jir ahaa wuxuu aaday dalka Yemen isagoo waqtigaa laga billaabo la nolaa adeerkiis.

Halkaas ayuu ka galay dugsi, iyadoo magaca uu ku can baxay ee Hadraawi uu halkaa uga baxay, waraysi uu bixiyay ayuuna ku sheegay magacu inuu asal ahaan (Abuu Hadra) oo uu macallinki dugsigu u bixiyay, maadaama uu ahaa nin ardayda aad ugu sheekeeya misana ka qosliya. Marki uu dugsiga ka baxayne wuxuu macallin ka noqday mid kamid dugsiyada hoose ee dalkaYemen.

Marki ay Soomaaliya xornimada qaadatay, gobollada waqoyi iyo koofurne ay midoobeen, Hadraawi Yaman wuu kasoo tagay isagoo dib ugusoo laabtay dalkiisa hooyo gaar ahaan magaala madaxda Muqdisho, isagoo halkaas mar kale noloshiisa ka billaabay, wuxuu ku biiray jaamacadda Umadda, ka qali jebiyay oo isla iyadana uu bare ka noqday, iyadoo ay bar-bar socotay inuu la shaqaynayay wasaaradda warfaafinta iyo Radio Muqdisho.

Hadraawi oo noqday gabyaa iyo heeso curiye caan ka ah bulshada dhexdeeda wuxuu ahaa nin aad uga soo hor jeeda maamulki militariga ahaa ee uu majaraha u hayay Jeneraal Maxamed Siyaad Barre, heeso iyo gabayo kasoo hor jeeday maamulki dalka oo uu tiriyay darteed ayaa sababtay in xabsiga loo taxaabo, waxaana lagu xeray magaalada Qansax Dheere oo ah magaalo 90km dhanka koofur galbeed ka jirta magaalo madaxda gobolka Bay ee Baydhabo, wuxuuna xabisag ku jiray 5 sano lagasoo billaabi 1973 ilaa 1978.

Hadraawi marki uu xabsiga kasoo baxay wuxuu kamid noqday maamulka Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta.

Xilliyadi billiwga burburka iyo dagalladi sokeeye Hadraawi wuxuu aaday Ingiriiska isagoo kaddibna safarro kuso maray inta badan waddamada Yurub iyo Maraykankaba, wuxuuna ka qayb galay xaflado faneed lagu dhigayay waddamadaas.

1999 ayuu Hadraawi ku laabta Hargaysa.

Heesaha ugu caansan ee lagu xasuusto Hadraawi waxaa kamid ah: Baladwayn oo uu qaaday fannaanka Xasan Aadan Samatar. Hooyo oo uu qaaday allaha u naxariistee fannaanki lagu magacaabay boqorka codka Maxamed Saleebaan Tubeec. Jacayl Dhiig Malagu Qoray oo iyadana ay qaadday allaha u naxariistee boqoraddi codka Xaliima Khaliif Cumar Magool. Suleekha oo uu qaaday allaha u naxariistee Fannaanki Maxamed Nuur Giriig. Iyo kuwa kale oo badan.

Qaar kamid ah heesaha uu sameeyane waxaa lagu tarjumay luqado kale.

Gabayadiisana waxaa kamid ah: Gudgude, Daalallay, Daba huwan oo ah gabay aad u dheer kana kooban ilaa 803 tuduc ama bayt. Silsiladdi Sinlay oo uu qayb ka ahaa, iyo kuwa kale oo badan.

Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi sanadki 2012 wuxu ku guulaystay abaalmarinta Prince Claus Fund oo uu ku mutaystay gabayada iyo heesaha waxtarka u leh bulshada ee uu sameeyay.

Hadraawi iminka wuxuu ku noolyahay  magaaladi uu ku dhashay ee Burco.

 
 18/7/2022😭

AQOON❤️‍🩹

27 Feb, 18:54


Eebe ha unaxariisto 😢