Walaalaha Qalbiga - Channel @walaalahaqalbiga Channel on Telegram

Walaalaha Qalbiga - Channel

@walaalahaqalbiga


Coming soon....... Blue Tick ✅️

https://telegra.ph/About-the-Heart-Sisters-Channel-01-06


𝗖ʀᴇᴀᴛᴇᴅ: 25 January 2022

Walaalaha Qalbiga - Channel (English)

Introducing 'Walaalaha Qalbiga' Telegram channel, a space created for Heart Sisters to connect, share experiences, and support each other. The channel is set to launch soon, promising a community of like-minded individuals who understand the importance of emotional well-being. With a blue tick verification symbolizing credibility and trust, 'Walaalaha Qalbiga' aims to foster a safe and welcoming environment for women to discuss matters of the heart. Whether it's relationships, self-care, mental health, or personal growth, this channel provides a platform for open dialogue and solidarity. Stay tuned for updates and join us in building a sisterhood that values compassion, understanding, and empowerment. Follow '@walaalahaqalbiga' to be a part of this inspiring journey. Created on January 25, 2022.

Walaalaha Qalbiga - Channel

12 Feb, 13:12


Waxba leegama qaban karo🔥

Walaalaha Qalbiga - Channel

10 Feb, 16:54


Dowaladda dhan seddaxle diyaarad ayay leedahay, waana ku faanee!
Anigaa soo gada kara😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

10 Feb, 15:29


Ma dulqaad mise doqonimo?
Waaba hadey run tahay

Walaalaha Qalbiga - Channel

09 Feb, 16:47


🅱:𝐃𝐨𝐨𝐝 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠🗣️🎤

Walaalaha Qalbiga - Channel

06 Feb, 15:12


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝐂𝐀𝐋𝐀𝐅 𝐃𝐎𝐎𝐍 𝐃𝐎𝐍𝐓𝐈 𝐗𝐔𝐁𝐈𝐆𝐀


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗖𝘂𝘀𝗺𝗮𝗻𝗶 𝗦𝗲𝗻𝗲𝘁𝗼𝗿🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗡𝗮𝗳𝗶𝘇𝘇𝗮𝘆🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

05 Feb, 22:50


Trump caadi ayuu u waashay wuxuu taagan yahay reer falastiin waxaan u raraa Somalia iyo maroco
Qazana maraykanka ayaa qabsanaya.

Walaalaha Qalbiga - Channel

05 Feb, 13:03


Sawab uu sheekha sas udhahay 😂😂

REAL Madrid Halal

Barcinola Haraam 😃

Walaalaha Qalbiga - Channel

04 Feb, 21:20


Dhalinyaradii waa is wada casilayaan😹🔥

Walaalaha Qalbiga - Channel

31 Jan, 05:39


Firts Jumu,ah Of Sha'ban

Allahumma Barik Lana Fu Sha'ban Wa Ballighna Ramadan

amiin amiin 🤲🤲🤲

Juma Kareem🌟

Walaalaha Qalbiga - Channel

30 Jan, 17:29


Asc Cimaamad baa i dhagaN triikh 2/2/2025


WalayL Hwnkaas dhiiga inaad i shubtaan filaa😭😂😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

26 Jan, 20:48


𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐬𝐭𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐥𝐢𝐨𝐧 𝐃𝐡𝐚𝐚𝐧🏆🥇

•Gudiga Tartanka oo isku duuban waxey hambaliyada La wadaagayan Guulestaha Bishan ee Walaalaha Qalbiga. Guuleste Waxaad Soo bandhigtay Cod Dahabi ah oo ay La dhaceyn dhageestayasha iyo sido kale Gudiga Qeybta Falanqeynta🔥🎤.

• Tartamahan waxuu Guusha Ku Qaday Kadib Markey codeeyen Dhageestayaasha Ka Qeyb Qadanaaye Barnaamijka 𝐓𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢 𝐂𝐨𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 iyo Sido Kale Gudiga Qeybta Falanqeynta.




⚫️🔛𝐇𝐀𝐌𝐁𝐀𝐋𝐈𝐘𝐎🔛⚫️

Walaalaha Qalbiga - Channel

26 Jan, 20:41


Barnamijka Cawa

🅱:𝗧𝗜𝗝𝗔𝗔𝗕𝗜 𝗖𝗢𝗗𝗞𝗔𝗔𝗚𝗔 🎙️🎧🥇

𝗗𝗮𝗱𝗶𝗵𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 : 𝗔𝗻𝘄𝗮𝗿 𝗛𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻

𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚
𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗥𝗼𝗺𝗶𝗼
𝗙𝗼𝗼𝗱 𝗖𝗮𝗱𝗲


𝗛𝗮𝗯𝗲𝗲𝗻 𝗪𝗮𝗰𝗮𝗻🌟🦁

Walaalaha Qalbiga - Channel

26 Jan, 19:20


BILOWGA BARNAMIJKA


TIJAABI CODKAAGA

Walaalaha Qalbiga - Channel

26 Jan, 18:33


Soosartay

Walaalaha Qalbiga - Channel

26 Jan, 15:55


𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐣𝐚𝐚𝐛𝐢 𝐂𝐨𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐍𝐨𝐪𝐨 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐬𝐭𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐖.𝐐🏆🥇.

𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐖𝐚𝐱𝐮𝐮 𝐋𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐚𝐡𝐚𝐝𝐨 𝐁𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐢 𝐬𝐢 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐋𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐲𝐚𝐲.


𝐃𝐚𝐚𝐝𝐢𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚: 𝐀𝐧𝐰𝐚𝐫 🗣️🎤.

𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐥𝐚𝐧𝐪𝐞𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚👇

1: @macalinka_campulo
2: @FOODDCADE

𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐞𝐲 𝐍𝐨𝐪𝐝𝐚𝐚𝐧 4 𝐐𝐨𝐟 𝐊𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐡.

𝐢𝐬 𝐃𝐢𝐰𝐚𝐧 𝐆𝐚𝐥𝐢 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐜𝐢𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫👇

@Nafyar7


𝐆𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚: 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚

𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚:10:00𝐩𝐦 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚.

𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚.


🔥𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧 🤝🔥

Walaalaha Qalbiga - Channel

24 Jan, 20:11


Barnamijka Cawa

🅱:𝐅𝐚𝐫𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚🔏📩𝐐𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐧💌✍️

D, ANWAR Hassan🌟

Walaalaha Qalbiga - Channel

23 Jan, 19:31


🔥

Walaalaha Qalbiga - Channel

23 Jan, 17:29


🌟 𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝐂𝐀𝐋𝐀𝐅 𝐃𝐎𝐎𝐍 𝐃𝐎𝐍𝐓𝐈 𝐗𝐔𝐁𝐈𝐆𝐀


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗞𝗜𝗡𝗚 𝗙𝗔𝗥𝗫𝗔𝗗🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗠𝗞🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN 🌟


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

22 Jan, 23:34


SOMALIA SOMALI BAA LEH

Walaalaha Qalbiga - Channel

22 Jan, 18:01


Macallin habeenkii oo dhan dhafray ayaa subaxdii fasalka soo galay isagoo caajis ka muuqda. Wuxuu miiska soo dhigtay ul, wuxuuna ardayda ku yiri:

Kii shanqar yar sameeya, 10 ul ayaan ku dhufanayaa.”

Kaddib wuxuu kursiga gadaal ugu seexday. Ardaydii oo dhan way aamusnaayeen

Intii uu macallinku hurdayay, maamulaha schoolka ayaa soo galay fasalka isagoo taagan ayu so toosay macallinkii aya ardaydi ku yiri

“Ma fahamteen qisada Asxaabul Kahfi ee Qur’aanku noo sheegay? Sidaa ayay Asxaabul Kahfi 300 sano u hurdayeen

Walaalaha Qalbiga - Channel

22 Jan, 14:40


@Cuthmani Hadan mar dambe turjumaan Kaa dhigto. Bakeyle Allaha ii ekeysiyo.

Walaalaha Qalbiga - Channel

19 Jan, 10:05


Ugu dambeyn Mareykanka 🇺🇸 ayaa si rasmi ah dalkiisa ugu xiray Application-ka Tiktok 🚫 ⚠️

175 milyan oo qof, oo isticmali jiray aaladda Tiktok ayaa waayay akoonadooda Tiktok-ga.


Dadkaa waxaan leenahay Kuso Dhawaada Telegram 😀.

Walaalaha Qalbiga - Channel

19 Jan, 07:15


Dhalinyro saladiina IlaaliYa🥺🫶

Walaalaha Qalbiga - Channel

16 Jan, 17:57


Xaliimoyinkiina ilahey ayaa idin ka weyn 🥲.

Walaalaha Qalbiga - Channel

16 Jan, 15:32


Xalay Waxa lagu dhawaqay IN Gaza Xabad joojin lagu sameyo Allahu Akbar Wax badan Waxa ay udul Qaten Xabado io Dilal Fol xun oo logesanayay ogu danben Falastin Xuriyadedi Way heshay

Waxana Manta Farxad Balaran la Qeebsanena Walalahena Musliminta Ah oo Wax badan Gaz ku dhibatesanayen.

Manta Rer Gaza waxay u aheen malin Ciide ah


ALLHU AKBAR🤲🤲

Walaalaha Qalbiga - Channel

14 Jan, 14:24


𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚
𝐥𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐧𝐠𝐥𝐢𝐬𝐡,𝐤𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐨𝐰 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐥 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐥𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐢𝐢𝐰 𝐤𝐮 𝐚𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐚𝐲𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐨𝐟 𝐰𝐚𝐥𝐢𝐛𝐚 𝐰𝐨𝐨𝐰 𝐥𝐚,𝐪𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 ) 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚𝐝𝐮𝐠𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚

☾︎1☽︎𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐞𝐫𝐞𝐲𝐚𝐝𝐚

☾︎2☽︎𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚  𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐤𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚

☾︎3☽︎𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐣𝐮𝐦𝐡𝐚𝐝𝐚

☾︎4☽︎𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐧𝐚𝐱𝐰𝐚𝐡𝐚

𝐖𝐚𝐱 𝐥𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐚𝐡  𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐥𝐞 𝐚𝐡 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐦𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐛𝐢𝐥 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡

𝐊𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚𝐛𝐢𝐱𝐢 $2 𝐨𝐨𝐝𝐡𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐢𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐡

𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫  𝐥𝐢𝐧𝐤𝐢𝐠𝐚𝐚𝐧
                   ☟︎︎︎
https://t.me/Muscabshuceyb

Walaalaha Qalbiga - Channel

14 Jan, 11:52


🕋waa nasteexo diinteena islaamka ah wax walbana alle ayaa garab nagu siiyy yaaa Allah shukran yaa rabi shukran🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

Walaalaha Qalbiga - Channel

14 Jan, 11:30


Suashan waxaa ku xusan lacag waxey rabto hano qotee qofka sheego waan siinayaa ogow lacag bixinta waxa ay ku egtahay 30 saqiiqo oo kaliya 30 daqiiqo ka dib wax lacag ah ma jirto  Sheeg masaajidkii ugu horeeyay ee uu dhisay Nabigeena muxamed N,N,k,H scw comment ku soo qor waxaa haysataa 30 daqiiqo


🕌nasiib wçn 🏆

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Jan, 19:21


Xaliimo iyo 💸lacag💸 maxa kale heesto



Ilove you mani 💸💵💶💸💸

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Jan, 10:00


۞ 𝐎𝐠𝐞𝐞𝐲𝐬𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐀𝐡 ۞

☞𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐀𝐑𝐎 𝐃𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀✁

•Waxaan wargelineyna Tartamayaasha iyo dhamaan walaalaha Ku xiran Hoyga { 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚 } in Xaflada {𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐃𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚} ay Dhaceyso 11-01-2025.


𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐡 2𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧!!









”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Jan, 05:05


@diiq_sedax_lugle midaan o kLe ma isku argtY😁

Walaalaha Qalbiga - Channel

02 Jan, 18:11


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝐂𝐀𝐋𝐀𝐅 𝐃𝐎𝐎𝐍 𝐃𝐎𝐍𝐓𝐈 𝐗𝐔𝐁𝐈𝐆𝐀


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗞𝗜𝗡𝗚 𝗙𝗔𝗥𝗫𝗔𝗗🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗦𝗜𝗠𝗢𝗢𝗡🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

02 Jan, 05:42


Elon musk wuxuu maamulaa shirkado waa wayn iyo lacag ka badan nus trillion dollar;
Sidaas oo ay tahay post ayuu soo dhigaa bartiisa x dadka postska ay soo dhigaan wuu ka fal celiyaa oo fursad ayuu u helaa; adigana Gabar aan waxba qaban ayaa ku dhahayso laba maalin waxaan kuula soo hadli waayay waan mashquulsanaa, adiguna waa rumaysanee!

Walaalaha Qalbiga - Channel

01 Jan, 19:20


@Lamahelaney09 🫶👸🤍

Walaalaha Qalbiga - Channel

31 Dec, 20:33


اللهم آمين يارب العالمين واياكم اجمعين

Walaalaha Qalbiga - Channel

31 Dec, 17:08


Intee goori goor thy ka gaar oo u sheego

Hadii kale waxaad maqli donta qofkaas
Ayuu xariir kale dhaxeeyaa

Ama aafo aqiil ayuu ku dhintay intee taas dhicin ka faaideeso wll

Walaalaha Qalbiga - Channel

29 Dec, 13:16


𝐐𝐨𝐟𝐤𝐚𝐬 Dhulka lagu jidaayo waa Somali kuwa jiidayana Waa Somaali. Waxa Sidas u galaayo waa dadki duugi/Aasi laha ama hadu dhib Qabsado hanti u aruurin lahaa.

𝐃𝐚𝐝𝐤𝐞𝐧𝐚 waxey u badan yihiin dad xita ataxyaadka salaada ilahey aan aqoon Lakin Qabilada iyo Qabyalada si Fiican Loo baray.

𝐢𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦 Diintena ma ahan ee Qabyalad ayaa diin inoo ah.

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 nahay soomaali isku af iyo isku Diin ah sido kale ehel iyo xigta ah ee aan joojino colaada Dhexdeena ah.

𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 intiisa badan Waxaa ka Socda dagaal beeleedyo khasaare nafeed sababay.


Langab majiro maan gaba bajira!

Walaalaha Qalbiga - Channel

29 Dec, 10:03


Wllhi waa run dumarka waa caruur wana dheeman💎waana tiir janada lagu galo

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Dec, 15:59


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝐃𝐎𝐐𝐀𝐀𝐆𝐀 𝐌𝐀 𝐀𝐇𝐀𝐘


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗔𝗡𝗪𝗔𝗥 𝗛𝗔𝗦𝗦𝗔𝗡🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗕𝗜𝗟𝗟𝗜𝗢𝗡 𝗗𝗛𝗔𝗡🥁🎼𝗶


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

27 Dec, 07:00


ا خر جمعۃ مں ھذ العا م

"Ilaahow malinka jumca waxaad naga yeeshaa kuwa aad cafiskaaga u fidiso kana raali noqoto danbigoodana aad dhaafto naartana aad ka xarrimto una qorto jannada.."🤲🥰
Aamin Aamin Aamin 🤲

Jumca mubarak ♨️


27,12,2024


اللهم صل على سيدنا محمد

Walaalaha Qalbiga - Channel

25 Dec, 21:02


𝐒𝐔𝐀𝐀𝐋 ?

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐞𝐞 𝐮 𝐭𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧𝐚 ?

Walaalaha Qalbiga - Channel

25 Dec, 18:12


Macalinka dhiira galinta

@ribajosmani 🥰🔥🤴

Walaalaha Qalbiga - Channel

25 Dec, 18:04


Su,aal.

Somalia ma carab baa mise waa african ?😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

24 Dec, 13:13


Time 16:00pm


Somalia vs ugaanda

Walaalaha Qalbiga - Channel

23 Dec, 19:21


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «https://www.facebook.com/share/p/19bhdBFWZ8/»

Walaalaha Qalbiga - Channel

23 Dec, 19:21


https://www.facebook.com/share/p/19bhdBFWZ8/

Walaalaha Qalbiga - Channel

06 Dec, 15:04


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝐂𝐀𝐋𝐀𝐅 𝐃𝐎𝐎𝐍 𝐃𝐎𝐍𝐓𝐈 𝐗𝐔𝐁𝐈𝐆𝐀


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗞𝗜𝗡𝗚 𝗙𝗔𝗥𝗫𝗔𝗗🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗡𝗔𝗙𝗜𝗭𝗔𝗬🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

05 Dec, 14:09


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗡𝗧𝗔

🅱::qiso🎶 iyo 🎸music🎹

𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗔𝗔𝗗𝗛𝗜𝗦𝗢 𝗔𝗟𝗜𝗜𝗡𝗔



ᗯᗩᒪᗩᒪᗩᕼᗩ ᑫᗩᒪᗷIᘜᗩ

Walaalaha Qalbiga - Channel

05 Dec, 08:50


𝐘𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡𝐡 𝐡𝐞𝐞𝐞

Walaalaha Qalbiga - Channel

04 Dec, 15:39


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝗟𝗢𝗩𝗘 𝗕𝗜𝗫𝗜❤️


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗠𝗢𝗛𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗞🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗥𝗜𝗠𝗔𝗔𝗦🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

04 Dec, 15:27


berigi hore markey martidu no timado waxa ay nawaydin jiren xagey qibladu naga jirta?  hadana waxey ku weydinayan posswordka internetka😂💔😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

03 Dec, 23:26


marka yaraa dadka iga wa weyn ayaa is aroosi jiray
marka weynaadeyna kuwii iga yar yaraa is guursanaya

noolashu waa wajiyo Badanthy mkkk

Walaalaha Qalbiga - Channel

01 Dec, 18:57


۞𝐎𝐠𝐞𝐞𝐲𝐬𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐀𝐡۞

☞︎︎︎𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐧𝐨 𝐣𝐢𝐫𝐨 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐫𝐨 𝐱𝐢𝐢𝐬𝐨 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮𝐧𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐱𝐞𝐞𝐲𝐨☜︎︎︎𝐁𝐨𝐲𝐬➪ⁱʸᵒ➪𝐆𝐫𝐢𝐥ˢ︎♧︎︎︎


︎𝐘𝐮𝐮𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐞𝐞𝐛 𝐠𝐚𝐥 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚 𝐭𝐞𝐚𝐦 𝐤𝐠 𝐮 𝐇𝐨𝐫𝐬𝐞𝐞𝐝🏆 

︎𝐃𝐚𝐚𝐝𝐢𝐡𝐢𝐲𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣 𝐤𝐚@hal_qalbi143

🅱☞︎︎︎Cʰᵃˡˡᵉⁿᵍᵉ🂱𝐖ᵃᵃˡⁱᴥ︎︎︎𝐴ʰ🤏

              10:00

𝐓𝐀𝐌𝐄 𝐊𝐀 𝐆𝐄𝐄𝐒𝐊𝐀 𝐀𝐅𝐑𝐈𝐂𝐀𝐌𝐀𝐑𝐊𝐄𝐄 𝐓𝐇𝐘
                                  10:00

             𝐇𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧 𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐂𝐚𝐰𝐚
🏆𝐆𝐮𝐮𝐛𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚𓃗Ⓦ︎.Ⓠ︎ 🇸🇴

     🅱☞︎︎︎Cʰᵃˡˡᵉⁿᵍᵉ🂱𝐖ᵃᵃˡⁱᴥ︎︎︎𝐴ʰ🤏

Walaalaha Qalbiga - Channel

30 Nov, 15:59


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️𝗔𝗳𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗪𝗮𝘅 𝗞𝘂 𝗗𝗵𝗮𝗰𝘀𝗼


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗠𝗢𝗛𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗞🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗥𝗜𝗠𝗔𝗔𝗦🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

30 Nov, 12:29


Daraasad Cusub : Qofka nolasha sare ku nool maalintii waxaa loogu talo galay inay ku baxdo 500$.

Qofka nolasha dhexe ku nool waxaa loogu talo galay inay maalinti ku baxdo ama uu qarash gareeyo 300$

Halka qofka nolasha caadiga ku nool loogu talo galay 200$ ilaa 150$.

Adiga Magaala Joogaaga maalintii meeqo $ ayaa kugu baxda ?

Walaalaha Qalbiga - Channel

29 Nov, 21:35


Qofkan geesi waye ma la dhihi karaa🤣

Walaalaha Qalbiga - Channel

29 Nov, 21:23


Raaliyada la sheego waa tan mkkkk

Walaalaha Qalbiga - Channel

29 Nov, 14:41


@mssmoqdisho nasro wllsheid😂❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

29 Nov, 08:57


Xikmad(anigu ma canaanto qof aan muhiim ii ahyn, haddii aad wayso canaantayda markaas muhiim iima tihid).

(Nazaar qabaani) Xikmad Yahan carbeed.

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Nov, 18:34


prank mia waxas ama run waye😂😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Nov, 16:17


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍


🅱: 𝐃𝐇𝐀𝐁 𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐋


𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E


@Cuthmani


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌



𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Nov, 15:43


Ma doneysaa iney xaskada jeceyl xad dhaaf ah ku qado jawabtu hadey haa thy wax yaro feer ah u qari

Walaalaha Qalbiga - Channel

27 Nov, 16:39


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝗟𝗢𝗩𝗘 𝗕𝗜𝗫𝗜❤️


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗠𝗢𝗛𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗞🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗥𝗜𝗠𝗔𝗔𝗦🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

25 Nov, 16:58


Qof walba nolosha wuxuu leeyahay sabab uu ugu farxo, adiguna waxaad tahay sababta ugu weyn ee farxadeyda.
Waa wax lagu mahadiyo inaan leeyahay qof nolosha ii qurxiyo waayo maalin kasta waxaad ii tahay ilayska nuurka iyo tamarta aan ka qaato.
Hadalladaada waa dhakhtar bogsiiyo qalbiga, dhoollacadayntaaduna waa u daawo niyaddayda.
Dabeecaddaada wanaagsan iyo naxariistaada ayaa ah waxa igu kalifa inaan kuu sii dhowaado, waayo waxaad ii tahay qof aan ka heli karin beddel.
Waan ku qadariyaa, waana ku jeclahay si aan sharraxaad loo heli karin. Waad mudan tahay in lagaaga mahad celiyo jiritankada


@ yad ku dhihi lehed

Walaalaha Qalbiga - Channel

25 Nov, 08:56


Balanta maa la wada ilaaliyo😂😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

24 Nov, 19:37


𝘊𝘈𝘞𝘌𝘠𝘚 ᴬᴬᴺ ᴸᴬᴸᴬ ᗷᗩᖇᗷᗩᖇDࠥHࠥIࠥGࠥNࠥ,HࠥAࠥBࠥEࠥNࠥAࠥDࠥAࠥ,ҚΛŁƐ💃👏

🅱: Cₐₗₐf❤️dₒₒₙ ᵢₒ Dₒₙₜₐ 🛶ₓᵤbᵢgₐ🫶

🥀𝐃𝐇𝐈𝐆Ii🥷LaMa 🫡HeLaaN⤵️


𝑫𝑨𝑨𝑫𝑰𝑯𝑰𝒀𝑬:🎤🫡@hal_qalbi143 🕺



ᴮᴱˢᵀ🎼🎸ᗪᒍ :🎼🪗: ᴳᴬᶜᴬᴹᴼ👈 ᗪᗩᕼᗩᗷ❤️‍🔥 Nafisyyy



ᶜᴼᴹᴱ👋 KIᑎG🕺 ᴼᴿ ᑫᑌEEᑎ💃


🙋‍♀ᗯE ᔕEE🫵 𝘛𝘰𝘨𝘦𝘵𝘩𝘦𝘳 🤳MY Family






ᶜᴼᴹᴱ👋 KIᑎG🕺 ᴼᴿ ᑫᑌEEᑎ💃


ᑕᗩᗰEᖇᗩ🦋ᗯOᗰEᑎ📸📷Hard Work 💃girl 💚


𝑮𝑶𝑶𝑩𝑻𝑨:: #WaLaaLaHaQaLBiGa𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘💋🫀

Walaalaha Qalbiga - Channel

24 Nov, 18:39


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝐂𝐀𝐋𝐀𝐅 𝐃𝐎𝐎𝐍 𝐃𝐎𝐍𝐓𝐈 𝐗𝐔𝐁𝐈𝐆𝐀


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔:𝗞𝗜𝗡𝗚 𝗙𝗔𝗥𝗫𝗔𝗗🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝:𝗡𝗔𝗙𝗜𝗭𝗔𝗬🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

22 Nov, 05:40


Hadii mar walba oo qalbiga lagaa jebiyo aad geed abuurto soomaaliya wada dhir noqo laheed

Walaalaha Qalbiga - Channel

21 Nov, 22:10


isbedelada ku imaada qofka Marka uu jaceel galo😂😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

21 Nov, 19:21


https://t.me/barodiintaada1

Walaalaha Qalbiga - Channel

21 Nov, 19:00


۞ 𝐁𝐀𝐑𝐎 𝐃𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀 ۞

•𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞𝐞𝐲𝐞®

•𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐑𝐨𝐮𝐧𝐝®

Walaalaha Qalbiga - Channel

21 Nov, 03:35


۞ 𝐁𝐀𝐑𝐎 𝐃𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀 ۞

•𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞𝐞𝐲𝐞®

•𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐑𝐨𝐮𝐧𝐝®


🤝𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐚𝐲𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧🤝


☞𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐮𝐭𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐂𝐢𝐪𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚☜

𝐆𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚: 𝐂𝐀𝐀𝐖𝐀
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚:𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚
𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚: 9:00𝐩𝐦 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚🌍


𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐚 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧⚖️.

Wadajirku waa Awood ”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️

Walaalaha Qalbiga - Channel

20 Nov, 23:06


ˣᵘˢᵏᵃ 21ⁿᵒᵛᵉᵐᵇᵉʳ 2024

Maansadan waxa tiriyey cabdirisaaq axmed cigaal(darwiish)

Macalinku waa furaha nolosha kaas oo dadka u iftiimiyaha aayaha nololeed sidoo kalena waa tilmaamaha ama horgalaha bulsho meel degan.

Hadaba isagoo qiimaha macalinka inoo soo tebinaya wuxu yidhi :

Madaxa dalka hooyiyo
Mudankiyo umadeeniyo
Mu’miniinta bulshadeeniyo
Muftigii diinta sidoow
Maansadu waa dhiniciinee
Maqla waanadan maanta.
Ilaahii maalig ahaayoow
Macbuudka na uumayoow
Allahaan magantiisa nahayow
Adigaan kuu maganahee
Muraadkiisa meel mari
Macalinkeena sharafta leh
Muu’min iyo gaaliyo
Muslim waa yaqaanaa
Maan lagu hanuuniyo
Masalooyin kala dhigan
Marin lagu hagaagiyo
Midho iyo hoobaan
Malabkiisa doorka ah
Iyo inu yahay muqadinkii
Madax ugu sareeyee
Maamuus ugu mudnaa iyo
Manhajkiisa gaarka ah
Macalinkeen alloow kaal
Macalinkiis allow kaal
Mid kale alloow kaal.
Macalinoow adigaa mudnaadoo
Maankiyo qalbigaba dega

Walaalaha Qalbiga - Channel

20 Nov, 20:13


Markee aduunyada ku rabto😹🏃🏾

Walaalaha Qalbiga - Channel

20 Nov, 17:34


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗪𝗔

𝗨𝗕𝗔𝗫🥀𝗗𝗛𝗔𝗚𝗔𝗫


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗘 𝗞𝗜𝗡𝗚 𝗙𝗔𝗥𝗫𝗔𝗗


ⁱⁿᵗᵃ ˣⁱʳᵃⁿ ᵗᵒˡ ʰᵃˡᵒ ˢᵃᵐᵉʸᵒ🤣

Walaalaha Qalbiga - Channel

20 Nov, 10:21


21 jir😁🧊

Walaalaha Qalbiga - Channel

20 Nov, 08:21


1 Qofka wanaagsan wuxuu iftiimiyaa meel walba oo uu maro, qalbigiisuna wuxuu noqonayaa mid saafi ah


2.Qalbiga nadiifka ah wuxuu leeyahay awood uu ku beddelo dunida ku xeeran


3.Quruxdu ma aha waxa aad aragto kaliya, laakiin waa waxa qalbigaaga dareemo."


4.Nolosha waxay ku saabsan tahay sida aad u wajahdo dhibaatooyinka, ma aha waxa kugu dhacaya.



5. "Aqoonta iyo xikmadu waxay ku jirtaa sida aad u aragto, marka aad la timaaddo dulqaad iyo xishood."

Walaalaha Qalbiga - Channel

19 Nov, 14:08


۞𝐎𝐠𝐞𝐞𝐲𝐬𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐀𝐡۞

☞︎︎︎𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐧𝐨 𝐣𝐢𝐫𝐨 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐫𝐨 𝐱𝐢𝐢𝐬𝐨 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮𝐧𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐱𝐞𝐞𝐲𝐨☜︎︎︎𝐁𝐨𝐲𝐬➪ⁱʸᵒ➪𝐆𝐫𝐢𝐥ˢ︎♧︎︎︎


︎𝐘𝐮𝐮𝐬𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐞𝐞𝐛 𝐠𝐚𝐥 𝐆𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚 𝐭𝐞𝐚𝐦 𝐤𝐠 𝐮 𝐇𝐨𝐫𝐬𝐞𝐞𝐝🏆

︎𝐃𝐚𝐚𝐝𝐢𝐡𝐢𝐲𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣 𝐤𝐚@hal_qalbi143

🅱☞︎︎︎Cʰᵃˡˡᵉⁿᵍᵉ🂱𝐖ᵃᵃˡⁱᴥ︎︎︎𝐴ʰ🤏

8:00

𝐓𝐀𝐌𝐄 𝐊𝐀 𝐆𝐄𝐄𝐒𝐊𝐀 𝐀𝐅𝐑𝐈𝐂𝐀𝐌𝐀𝐑𝐊𝐄𝐄 𝐓𝐇𝐘
8:00

𝐇𝐚𝐛𝐞𝐞𝐧 𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐂𝐚𝐰𝐚
🏆𝐆𝐮𝐮𝐛𝐭𝐮 𝐰𝐚𝐚𓃗Ⓦ︎.Ⓠ︎ 🇸🇴

🅱☞︎︎︎Cʰᵃˡˡᵉⁿᵍᵉ🂱𝐖ᵃᵃˡⁱᴥ︎︎︎𝐴ʰ🤏

Walaalaha Qalbiga - Channel

19 Nov, 09:26


Wxa liibanaY Ruxii naarTa ka badbaaDo🫶🏾🤝Qatumadeena allh no hagaagiyo dhamntena🍂🧊

Walaalaha Qalbiga - Channel

18 Nov, 15:18


HbnkaaN🥰

Walaalaha Qalbiga - Channel

17 Nov, 17:29


Asc Dadka Bidaarta leh🙌😂😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

17 Nov, 14:43


۞ 𝐎𝐠𝐞𝐞𝐲𝐬𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐀𝐡 ۞

•Waxaan wargelineyna Tartamayaasha iyo dhamaan walaalaha Ku xiran Hoyga { 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚 } in la baajiyay Kulanki Caawa ee {𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐃𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚} Kaaso ahaa Wareegi ugu dambeye Ee Tartanka.

•Waxaa Kulankaas Loo wareejiyay (21-11-2024) taas oo micnaheedu tahay khamiista habeen jimca soo galeyso.




”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️

Walaalaha Qalbiga - Channel

17 Nov, 03:56


۞ 𝐁𝐀𝐑𝐎 𝐃𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀 ۞

•𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐢 𝐔𝐠𝐮 𝐃𝐚𝐦𝐛𝐞𝐞𝐲𝐞®

•𝐅𝐢𝐧𝐚𝐥 𝐑𝐨𝐮𝐧𝐝®


🤝𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐚𝐲𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧🤝


☞𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐮𝐭𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐂𝐢𝐪𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚☜

𝐆𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚: 𝐂𝐀𝐀𝐖𝐀
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚:𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚
𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚: 9:00𝐩𝐦 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚🌍


𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐚 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧⚖️.

Wadajirku waa Awood ”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️

Walaalaha Qalbiga - Channel

16 Nov, 16:41


Gaarsii walaalkaa la dhiban bidaarta😂😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

16 Nov, 12:48


Sheeg magaca aad u taqaan xariga ratiga lugta ugu xiran😀

Walaalaha Qalbiga - Channel

15 Nov, 20:04


😁😁

Walaalaha Qalbiga - Channel

14 Nov, 11:39


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍


🅱: 𝐃𝐇𝐀𝐁 𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐋


𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E


@Cuthmani


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌



𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

12 Nov, 15:28


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍 🅱:𝐈𝐒𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E @Cuthmani 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM 𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️»

Walaalaha Qalbiga - Channel

12 Nov, 15:28


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍

🅱:𝐈𝐒𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎

𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E


@Cuthmani


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM

𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

11 Nov, 19:08


@Sayga_walan6 @WIIL_BRAZIL iso gada ama mardanbo midhihi kartin sanween😂🌚

Walaalaha Qalbiga - Channel

11 Nov, 15:56


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍



🅱:ʲᵃᶜᵉʸˡ.𝐤𝐠🫶ᵃᵐᵃ 🫶𝐣𝐚𝐜𝐞𝐲𝐥.ᵏᵃ🍁

𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E iyo 𝐃𝐀𝐀𝐃𝐈𝐇𝐈𝐒𝐀𝐃𝐀


@maskiinta7  @Hal_qalbi143


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌𝐏



𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

11 Nov, 09:13


Salmoyyyy🥺♥️ @Shaxshaxeyyy77

Walaalaha Qalbiga - Channel

10 Nov, 05:39


۞ 𝐁𝐀𝐑𝐎 𝐃𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀 ۞

֍𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐢 𝐒𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚֍


🤝𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐚𝐲𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧🤝


☞𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐮𝐭𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐂𝐢𝐪𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚☜

𝐆𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚: 𝐂𝐀𝐀𝐖𝐀
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚:𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚
𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚: 9:00𝐩𝐦 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚🌍


𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐚 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧⚖️.

Wadajirku waa Awood ”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️

Walaalaha Qalbiga - Channel

09 Nov, 18:10


Xasuuus❤️🥺

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Nov, 15:43


😁😁😁

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Nov, 12:38


🌴 فضل الصلاة على نبينا ﷺ ليلة ويوم الجمعة🌴

💡 قال تعالى-:

﴿ إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﴾.
[ سورة الأحزاب: 56]

قال النبي صلى الله عليه وسلمﷺ:

*« أكثروا الصلاةَ عليّ يوم الجمعةِ وليلة الجمعة فمن صلّى عليّ صلاةً صلّى اللهُ عليهِ عشرا ».*
[ حسنه الألباني في «السلسلة الصحيحة» برقم (١٤٠٧) ]

اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيد

أفضل الصلاة طهور الجمعة في جماعة

عن عبدالله بن عمر - رضي الله عنهما - قال: قال رسول الله ﷺ:

« أَفضَلُ الصَّلَواتِ عِندَ الله: صَلاةُ الصُّبحِ يَومَ الجُمُعَةِ فِي جَماعَةٍ ». ✍️🌷

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Nov, 12:01


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍 🅱:  𝐗𝐔𝐋𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘𝐄 @karfan_jeeb_malaha 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM 𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️»

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Nov, 12:01


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍


🅱:  𝐗𝐔𝐋𝐀𝐒𝐇𝐎


𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘𝐄 @karfan_jeeb_malaha


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM


𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Nov, 10:35


"Ilaahow malinka jumca waxaad naga yeeshaa kuwa aad cafiskaaga u fidiso kana raali noqoto danbigoodana aad dhaafto naartana aad ka xarrimto una qorto jannada.."🤲🥰


Aamin Aamin Aamin 🤲

Jumca mubarak ♨️😘

Walaalaha Qalbiga - Channel

07 Nov, 17:04


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍 🅱: 𝐃𝐇𝐀𝐁 𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐋 𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E @Cuthmani 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌 𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️»

Walaalaha Qalbiga - Channel

07 Nov, 17:04


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍


🅱: 𝐃𝐇𝐀𝐁 𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐋


𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E


@Cuthmani


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌



𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

07 Nov, 05:45


Markaad shukaansato Gabar 15 jir ah😂😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

06 Nov, 12:21


12malin oo dabal dag ah 🤣 wixi darbi kaboday markas loo soo jesana🤣

Walaalaha Qalbiga - Channel

05 Nov, 19:52


🅱:𝐈𝐒𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎

𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E


@Cuthmani

Walaalaha Qalbiga - Channel

05 Nov, 16:30


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍 🅱:𝐈𝐒𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E @Cuthmani 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM 𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️»

Walaalaha Qalbiga - Channel

03 Nov, 10:40


۞ 𝐁𝐀𝐑𝐎 𝐃𝐈𝐈𝐍𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀 ۞

֍𝐖𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐢 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐚֍


🤝𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐚𝐲𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐍𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧🤝


☞𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐜𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐮𝐭𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐂𝐢𝐪𝐚𝐚𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚☜

𝐆𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚: 𝐂𝐀𝐀𝐖𝐀
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚:𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐚
𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚: 9:00𝐩𝐦 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚🌍


𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐚 𝐔 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧⚖️.

Wadajirku waa Awood ”𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧✍️

Walaalaha Qalbiga - Channel

02 Nov, 11:00


TACSI ‎إنا_لله_وإنا_إليه_راجعون
‎ كل_نفس_ذائقة_الموت
‎إن الله ما أخذ وله ما أعطى و كل شيء عنده بأجل مسمى
Anagoo ah bahda walaalaha qalbiga Waxaan halkaan tacsiyo tiiraanyo leh ugu direynaa walaasheen nihaam oo maanta hooyadeed geeriyootay waxaan laanahay hooyo allaha unaxariisto kitaabkeeda gacanta midig allaha ka siiyo ehelka iyo qaraabadana ee ka baxday qalbiga allaha u qaboojiyo oo ey uhorey walaasheen nihaam
آللهم إغفر لها ورحمها

Walaalaha Qalbiga - Channel

02 Nov, 10:25


Avoid Procrastination wasted second is wasted life

Walaalaha Qalbiga - Channel

01 Nov, 20:58


Weligaa intaa Nooshahay 6-dan Waxyaabood Haka tagin Aniga Nafteeyda Xitaa Waa ii Muhiim.

1: ku Shugri Nimcada Haysato waxaa dhaceysa in Alle kuu biiriyo uu ziyaadiyo .
قال تعالي: لئن شكرتم لأزيدنكم"

2: Waligaa Ha dayicin haka tagin Ducada iyo baryada Alle, Alle wuxu kuu balan qaaday In uu kaa aqbalayo.
قال تعالي؛ ادعوني أستجب لكم"

3: Ku dadaal inaad badiso istiqfaarta Haddii ay taasi dhacdo Waxaa kamid noqoneysaa Dadka bad baaday.
قال تعالي: وما كان الله معذبهم وهم يستغفرون"

4: Waxaad kaalmeysataa Sabar iyo Salaada Haddi ey taasi dhacdo Alle ayaa la jirkaaga ah Mar waliba .

قال تعالي: إستعينو بالصبر والصلاة ان الله مع الصابرين"

5: Ha iloowin Xasuusashada Rabbi SWT waxaa dhaceysa in Adigane Rabbigu ku xuso uusan  ku ilooobin.
قال تعالي؛ فأذكروني أذكركم "

6: waxaad noqotaa qof cafin badan oo dadka iska saamaxa  Alle ayaa danbiyadaada dhaafaya

قال تعالي "وَلْيَعْفُوا وَلْيَصْفَحُوا ۗ أَلَا تُحِبُّونَ أَن يَغْفِرَ اللَّهُ لَكُمْ ۗ وَاللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ"..

Ilahay anaga iyo waalidiinteen ha noo danbi dhaafo hana noo naxaristo.

Jumca mubarak ♨️

Walaalaha Qalbiga - Channel

01 Nov, 14:02


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍 🅱:  𝐗𝐔𝐋𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐒𝐎 @Gacalisadii_jiliinKa 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM 𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️»

Walaalaha Qalbiga - Channel

01 Nov, 14:02


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍


🅱:  𝐗𝐔𝐋𝐀𝐒𝐇𝐎


𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐒𝐎 @Gacalisadii_jiliinKa


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM


𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

31 Oct, 12:45


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍 🅱: 𝐃𝐇𝐀𝐁 𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐋 𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E @Cuthmani 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌 𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️»

Walaalaha Qalbiga - Channel

31 Oct, 12:44


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍


🅱: 𝐃𝐇𝐀𝐁 𝐊𝐀 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐋


𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E


@Cuthmani


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌



𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

29 Oct, 08:20


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍

🅱:𝐈𝐒𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎

𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E


@Cuthmani


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM

𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

29 Oct, 07:33


Waa Halka mar ee aan is dhaho midoo cashada kuu karisa iska guurso😂😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Oct, 22:25


Rodri oo noqday laacibkii seddexaad ee taariikhda ku guuleystay abaal-marinta Ballon d'Or.


Real Madrid iyo Man City toona ma tageero lakin Waxaan is Leeyahay Vinicius Júnior ayaa Xaq u laha.


Ma u qalmay Abaal-marintaan Rodri?

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Oct, 20:47


𝗖𝗔𝘼𝙒𝘼::𝐈𝐎 𝐂𝐀𝐖𝐄𝐘𝐒 𝐊𝐋𝐄🦋 𝐈𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐋𝐈𝐁𝐀 👈

 
🅱:ʲᵃᶜᵉʸˡ.𝐤𝐠🫶ᵃᵐᵃ 🫶𝐣𝐚𝐜𝐞𝐲𝐥.ᵏᵃ🍁


🥀𝐃𝐇𝐈𝐆𝐎𝐎𝐃 𝐋𝐀𝐌𝐀 𝐇𝐄𝐋𝐀𝐀𝐍🫡⤵️

𝑫𝑨𝑨𝑫𝑰𝑯𝑰ʏ𝒆:①🎤
@hal_qalbi143🗣


𝑫𝑨𝑨𝑫𝑰𝑯𝑰sO②🎤
@Maskiinta7🗣
  


ᴮᴱˢᵀ🎼🎸ᗪᒍ :🎼🪗: ᴳᴬᶜᴬᴹᴼ👈 ᗪᗩᕼᗩᗷ❤️‍🔥 ᴅᴊ,FaaN🫡🧔‍♂

            ᶜᴼᴹᴱ👋 KIᑎG🕺 ᴼᴿ ᑫᑌEEᑎ💃

                 l ꙰ ᗯᗩᑫTI🧭ꋊꋬ꒒ꋬ🦋ᵟa‌a‌D҇o҇Σ

ᑕᗩᗰEᖇᗩ🦋ᗯOᗰEᑎ📸📷ẞæd💃,ǵ84ł💕


💑𝑾𝒂𝒂𝒉💃 𝒘𝒂𝒂𝒉💃 WaXaaBaa JeCeyl 💕🗣🌄 LaGaa DhaHaa🥰😘

📷

  ♡☞            ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

🫡𝕄𝔸ℍ𝔸𝔻𝕊𝔸ℕ𝕀𝔻𝕀𝕀ℕ 👏


❈❀💞❀❈┉┄  ⎋🔝⎋ ┄┉❈❀💞❀❈┉┄²⁸/¹0|²0²4

𝑮𝑶𝑶𝑩𝑻𝑨:💃:
#WaLaaLaHa__QaLBiGa💋

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Oct, 20:37


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗠𝗝𝗞𝗔  𝗖𝗔𝗪𝗔

🅱:ʲᵃᶜᵉʸˡ.𝐤𝐠🫶ᵃᵐᵃ 🫶𝐣𝐚𝐜𝐞𝐲𝐥.ᵏᵃ🍁


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗔𝗦𝗛𝗔 + 𝗗𝗝

𝗗1 @hal_qalbi143
𝗗2 @Maskiinta7
𝗗𝗝 𝗙𝗔𝗡𝗜


𝗛𝗔𝗕𝗘𝗘𝗡 𝗤𝗨𝗥𝗨𝗫 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡

ᗯᗩᒪᗩᒪᗩᕼ ᑫᗩᒪᗷIᘜᗩ🐅

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Oct, 19:30


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗠𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔

🅱:ʲᵃᶜᵉʸˡ.𝐤𝐠🫶ᵃᵐᵃ 🫶𝐣𝐚𝐜𝐞𝐲𝐥.ᵏᵃ🍁


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗔𝗦𝗛𝗔 + 𝗗𝗝

𝗗1 @hal_qalbi143
𝗗2 @Maskiinta7
𝗗𝗝 𝗙𝗔𝗡𝗜


𝗛𝗔𝗕𝗘𝗘𝗡 𝗤𝗨𝗥𝗨𝗫 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡

ᗯᗩᒪᗩᒪᗩᕼ ᑫᗩᒪᗷIᘜᗩ🐅

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Oct, 18:18


𝗕𝗔𝗥𝗡𝗔𝗔𝗠𝗜𝗝𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗪𝗔🔥

🅱️:𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔𝗚𝗔 𝗔𝗠𝗔  𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟


ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ


                                          {𝐓𝐢𝐦𝐞:22:00ᵖᵐ}


𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗬𝗔𝗛𝗔1:𝗞𝗜𝗡𝗚 𝗙𝗔𝗥𝗫𝗔𝗗🗣️🎤
𝗗𝗔𝗗𝗜𝗛𝗜𝗦𝗢 : 𝗕𝗜𝗟𝗟𝗜𝗢𝗡 𝗗𝗛𝗔𝗔𝗡🗣️🎤
𝗕𝗘𝗦𝗧 𝗗𝗝 : 𝗙𝗔𝗡 🥁🎼


KASO QAYBGAL-WACAN


♡              ❍ㅤ         ⎙         ⌲
ˡᶦᵏᵉ      ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ     ˢᵃᵛᵉ       ˢʰᵃʳᵉ

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Oct, 16:49


Daadihiso🎧



@Qalbidejiso

Walaalaha Qalbiga - Channel

28 Oct, 09:20


Nuura "Bilwalba $200 oo doolar ayaa iso gasho mana shaqeeyo wiilasha xirirka igala dhaxeeyo ayaan ka qadaa lacagtaas"

😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

22 Oct, 19:30


👇Halkaan kawac qofkii kugu horeyey aa ka baratay

W.Q

Is the best W.Q 🤍🫶

Walaalaha Qalbiga - Channel

22 Oct, 19:14


𝐆𝐑𝐎𝐔𝐏𝐊𝐀 𝐊𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀 𝐂𝐀𝐋𝐀𝐍 𝐔 𝐓𝐀𝐆𝐀𝐍🔥𝐅𝐎𝐎𝐐𝐀 𝐒𝐀𝐑𝐄 𝐄𝐄 𝐀𝐋𝐀𝐃𝐀

Walaalaha Qalbiga - Channel

21 Oct, 14:52


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «🅱:30second 9:00»

Walaalaha Qalbiga - Channel

21 Oct, 14:52


🅱:30second 9:00

Walaalaha Qalbiga - Channel

20 Oct, 19:25


BARO DIINTAADA🔥

Walaalaha Qalbiga - Channel

20 Oct, 18:41


Baro diintaada💚

Walaalaha Qalbiga - Channel

20 Oct, 16:33


Ma ogtahay in Bilaabashada Kulanka koowaad ee tartanka Baro Diintaada ka hartay 1:30 daqiiqo kaliya Diyaar garoow wacan i.a

Walaalaha Qalbiga - Channel

18 Oct, 14:23


KAARAAN WAA CHAMPIONS-KA GOBOLKA BANAADIR ku tuura Cimaamada

HAMBALYO HAMBALYO🏆🥇🏆🥇

Walaalaha Qalbiga - Channel

17 Oct, 09:47


😃✌️

Walaalaha Qalbiga - Channel

16 Oct, 10:07


Qofan so marin ma jiro fila😁🧊only Faaraxyazha

Walaalaha Qalbiga - Channel

13 Oct, 12:30


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned Deleted message

Walaalaha Qalbiga - Channel

12 Oct, 17:05


Tirada haweenka soomaaliyeed ee ku nool dhulka ay ka taliso dowladda fadaraalka soomaaliya ayaa gaaray 10 million oo haween ah
Aad ayay u badan yihiin!
lkn waxaa nasiib daro ah inaad iskaabulo tahay oo aad ka qadsan tahay nimcadaas alle dalkeena ku mannaystay😍😂

Walaalaha Qalbiga - Channel

11 Oct, 18:26


Gabdhaha telegramka jooga Marka ay leeyihiin:

(telegram rag ma joogo hadalkooda wax badan ayaa ka run ah).
Telegram waxaa buuxa
Niman anshaxa xumo inteey ka gaareen sagaashanka dumarka xitaa isku diraya!
Sharafta alle inika qaad oo duf ku baxa wuxuu jilicsanaa😳

Walaalaha Qalbiga - Channel

10 Oct, 23:02


Dad. Badan inaan shiikh ahhY ma rumeysnoH blse cadeen keen dhahaN kanaa afka ka galinaa😄😄

Walaalaha Qalbiga - Channel

10 Oct, 05:16


➥𝗦  𝗛  𝗔  𝗔  𝗖  𝗜  𝗡 👇
𝗫𝗮𝗳𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗗𝗮𝗮𝗵𝗳𝘂𝗿𝗸𝗮
𝗧𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗼 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮

𝗖𝗮𝗮𝘄𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗼𝗼 𝗷𝗶𝗿𝗮 𝗫𝗮𝗳𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗗𝗮𝗮𝗵𝗳𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗘𝗲 𝗕.𝗗

Caawa waxaa Xaflada qeeb ka ah Abaalmarino.

𝗪𝗮𝗹𝗮𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮 𝗤𝗮𝗹𝗯𝗶𝗴𝗮: oo aad horay uga barateen tartankan Ayaa sila caawa gurigeeda ku marti galin doonta markale.

𝗦𝗮𝗰𝗮𝗱𝗮: 9:00𝗣𝗠 𝗖𝗮𝗮𝘄𝗮
𝗧𝗮𝗿𝗶𝗸𝗵𝗱𝗮: 10/10/2024 𝗶𝘀𝗹𝗮 𝗖𝗮𝗮𝘄𝗮

𝗛𝗼𝘆𝗴𝗮 𝗪𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗤𝗮𝗹𝗯𝗶𝗴𝗮 -𝗪.𝗤

Walaalaha Qalbiga - Channel

09 Oct, 11:07


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍 🅱:𝐃𝐎𝐐𝐀𝐆𝐀 𝐀𝐌𝐀 𝐃𝐎𝐐𝐀 𝐃𝐀𝐃𝐖𝐄𝐘𝐍𝐇𝐀 𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E @Shaaxle 𝐃𝐉 @iqraaj 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌 𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️»

Walaalaha Qalbiga - Channel

09 Oct, 11:07


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍

🅱:𝐃𝐎𝐐𝐀𝐆𝐀 𝐀𝐌𝐀 𝐃𝐎𝐐𝐀 𝐃𝐀𝐃𝐖𝐄𝐘𝐍𝐇𝐀

𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E

@Shaaxle

𝐃𝐉

@iqraaj


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00P𝐌

𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Oct, 09:51


Walaalaha Qalbiga - Channel pinned «𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍 🅱:𝐈𝐒𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎 𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E @Cuthmani 𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM 𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️»

Walaalaha Qalbiga - Channel

08 Oct, 09:51


𝐂𝐎𝐌𝐢𝐍𝐆   𝐒𝐎𝐎𝐍

🅱:𝐈𝐒𝐁𝐀𝐑𝐀𝐒𝐇𝐎

𝐃𝐀𝐃𝐈𝐇𝐢𝐘E


@Cuthmani


𝐖𝐀𝐐𝐓𝐢𝐆𝐚 10:00PM

𝐆𝐎𝐁𝐓𝐀  𝐖.𝐐💜❤️