أن تعَي طريقة تفكيرك تجاه الأشياء والأشخاص.
أن تدرك نقاط قوتك، ونقاط ضعفك، وتفهم مشاعرك."🧡
"Si aad u fahamto aduunka kugu xeeran, waa inaad marka hore fahantaa naftaada
Ka fiirso sida aad wax uga fikirto iyo dadka.
Si aad u garato meelaha aad ku fiican tahay, meelaha aad ku liidato, oo aad fahanto dareenkaaga. ”🧡