DAARUL QUR,AAN @linkdaarulquraantv Channel on Telegram

DAARUL QUR,AAN

@linkdaarulquraantv


DAARUL QUR,AAN

DAARUL QUR,AAN (English)

Welcome to DAARUL QUR,AAN, your go-to destination for all things related to the Quran and Islamic teachings. This Telegram channel is perfect for those seeking to deepen their understanding of the Quran, learn about the teachings of Islam, and connect with a community of like-minded individuals. Who is DAARUL QUR,AAN? DAARUL QUR,AAN is a channel dedicated to sharing the wisdom and guidance found in the Quran. Whether you are a beginner looking to learn the basics or a seasoned scholar seeking to delve deeper into the teachings of Islam, this channel has something for everyone. What is DAARUL QUR,AAN? DAARUL QUR,AAN is a treasure trove of resources, including daily reflections on verses from the Quran, discussions on Islamic principles, and motivational reminders to help you stay connected to your faith. You can also find educational videos, articles, and recommended readings to further your knowledge and understanding. Whether you are looking to strengthen your relationship with Allah, gain a deeper understanding of the Quran, or simply connect with a supportive and like-minded community, DAARUL QUR,AAN is the perfect channel for you. Join us today at @linkdaarulquraantv and start your journey towards spiritual growth and enlightenment.

DAARUL QUR,AAN

10 Nov, 10:09


DAARUL QUR,AAN pinned «Allow xisaab la .aan jannatulfirdowsa nageli naartane naga badbaadi»

DAARUL QUR,AAN

06 Nov, 07:13


DAARUL QUR,AAN pinned «الهي من الذي دعاك فلم تجبه ومن الذي سالك فلم تطعه ومن الذي استعان بك فلم تعنه ومن الذي استجار بك فلن تجره ومن الذي استغاث بك فلم تغثه ومن الذي توكل عليك فلم تكفيه وغوثاه واغثاه واغثه اغثنا يا مغيث افعل بنا ما انت اهله ولا تفعل بنا ما نحن اهله انك اهل التقوى…»

DAARUL QUR,AAN

06 Nov, 07:13


DAARUL QUR,AAN pinned «الهي من الذي دعاك فلم تجبه ومن الذي سالك فلم تطعه ومن الذي استعان بك فلم تعنه ومن الذي استجار بك فلن تجره ومن الذي استغاث بك فلم تغثه ومن الذي توكل عليك فلم تكفيه وغوثاه واغثاه واغثه اغثنا يا مغيث افعل بنا ما انت اهله ولا تفعل بنا ما نحن اهله انك اهل التقوى…»

DAARUL QUR,AAN

06 Nov, 07:07


Allow xisaab la .aan jannatulfirdowsa nageli naartane naga badbaadi

DAARUL QUR,AAN

11 Sep, 17:53


" Sirtaada ha ahaato adi iyo rabigaa dhexdiina Hana ka cabsan faqri iyo geeri Usamafal labadaada waalid kaalmeyso rabigaa Oo ku dadaal salaada noqona qof samirbadan ha sheegin qofkii ku wanaajiyey iyo kii ku xumeeyay toona markasta noqo qof faraxsan Oo isku kalsoon janalkane nookalkiciya si aan Mel fog ugaarno


._.

DAARUL QUR,AAN

02 Sep, 16:45


بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين وبه نستعين على امور الدنيا والدين وصلى الله وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله واصحابه الاخيار وسلم تسليما كثيرا اما بعد
Maanta oo taariikhda miilaadiga ay mareyso /02/09/2024/
Mida hijriyada ayadane ay marayso/29/2/1446/ [maalinta aytahay maalin isniin]saacada ]2:30] mahad oo dhan waxay usuknaatay allaah allihii igu irsaqay gabadhayda aabe mcn alle hakaa dhigo midii diinteeda iyo waalidkeeda iyo dadkeeda iyo dalkeeda anfacdo aabe alle haku dhowro alle haku xafido alle haku barakeeyo midii na anfacdo alle hakaa dhigo aamin aamin aamin

DAARUL QUR,AAN

28 Aug, 07:47


Qeerka utartama allaahne dambidhaaf weydiista waad liibaanaysaan inshaa allaah

DAARUL QUR,AAN

23 Aug, 08:06


Bishaaro.         Bishaaro.          Bishaaro

Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha kanaal kamid ah çhannelada telegram wax ku soo gudbiya .,

Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto jaaniskan ... 😘

Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :-

1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay.

2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba.

3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda.

4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto.

5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirragalinta.

6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga.

7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo.

8 - Waa in aadan kadaba keenin marka  linkiyada la soo gudbiyo wax post ah.

9 -  Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo
balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshada.

10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo balaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo waxaad codsigaaga ku soo diri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa. 💟🥰

~ Halkan iigala soo xidhiidh si aan kuugu caleemo saaro admin ☞︎︎︎DAARUL QUR,AAN

DAARUL QUR,AAN

22 Aug, 12:02


Nabiga ﷺ wuxuu yiri: Xaqa Muslimku Muslimka kale uu ku leeyahay waa 6⃣

1. Haddii uu la kulmo waa salamaa.
2. Haddii uu u yeero waa ajiibaa.
3. Hadduu talo waydiisto waa la taliyaa.
4. Hadduu hindhiso oo uu ALXAMDU LILAAH dhaho YARXAMUKALLAAH ayuu u yiraahdaa.
5.Haddii uu xanuunsadana waa booqdaa.
6. Haddii uu dhintana janaasadiisa ayuu racaa.

DAARUL QUR,AAN

17 Aug, 06:14


Asc wll ku duceyso ducadaan waxaad dhahdaa allow ii naxriiso ii kaalmey ii gargaar I irzaaq maalxalaal ahna isii allow caafimaadka adigaa bixiyee caafimaad taam ahna isii waalidkaaga uducey muslimiintane waxaad dareemidoontaa isbedel weyn inshaa Allah anigane igu dar ducada wll

DAARUL QUR,AAN

16 Aug, 18:05


https://t.me/+dQ1w8Vl-mH81NzNk

DAARUL QUR,AAN

16 Aug, 16:45


https://t.me/daauud_ibraahim

DAARUL QUR,AAN

10 Aug, 18:22


الهي من الذي دعاك فلم تجبه ومن الذي سالك فلم تطعه ومن الذي استعان بك فلم تعنه ومن الذي استجار بك فلن تجره ومن الذي استغاث بك فلم تغثه ومن الذي توكل عليك فلم تكفيه وغوثاه واغثاه واغثه اغثنا يا مغيث افعل بنا ما انت اهله ولا تفعل بنا ما نحن اهله انك اهل التقوى واهل المغفره اللهم يا سريع الحساب ويا شديد العقاب يا غفور يا رحيم يا فالق الحب والنوى يا مفتح الابواب يا مقيل العسرات يا ولي الحسنات يا قاضي الحاجات اقضي حوائجنا واشفي مرضانا وارحم موتانا واستجب دعوانا وتب على اعيانا اللهم اغفر لنا ولابائنا ولامهاتنا ولجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الاحياء منهم والاموات انك سميع قريب مجيب الدعوات يا رب العالمين

DAARUL QUR,AAN

23 Jul, 16:56


Barashada Qur’aanka Kariimka waa waajib saaran dhammaan muslimiinta. Qur’aanku waa kitaabka ugu muhiimsan ee Islaamka, wuxuuna ka kooban yahay hanuun iyo xeerar nolosha hagaya. Barashada Qur’aanka waxay qofka muslimka ah u ogolaaneysaa inuu fahmo farriimaha Alle iyo habka uu uga faa'iideysan karo noloshiisa adduun iyo aakhiraba. Fahamka iyo ku dhaqanka Qur’aanka wuxuu qofka ku hogaamiyaa inuu noqdo mid akhlaaq wanaagsan leh oo ku dhaqma caddaalad, naxariis, iyo dulqaad.

Dhinaca kale, barashada Qur’aanka waxay kaalin weyn ka ciyaartaa kobcinta aqoonta diinta iyo midda guud ee qofka. Waxaa muhiim ah in caruurta lagu barbaariyo akhrinta iyo fahamka Qur’aanka si ay u yeeshaan saldhig adag oo diimeed. Macalimiinta Qur’aanka waxay door muhiim ah ka ciyaaraan gudbinta aqoonta iyo hanuunka Qur’aanka iyaga oo isticmaalaya habab waxbarasho oo kala duwan sida xifdiga, tafsiirka, iyo ku dhaqanka axkaamta kala duwan ee ku xusan Qur’aanka.

DAARUL QUR,AAN

22 Jul, 16:30


𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗧𝗘𝗔𝗠 📌📍

DAARUL QUR,AAN

09 Jul, 17:49


اللهم ربنا لا تدع لنا ذنبا الا غفرته ولا هما الا فرجته ولدينا الا قضيته ولا مريضا الا شفيته ولا ضالا الا هديته ولا عسيرا الا يسرته ولا حاجه من حوائج الدنيا والاخره الا قضيتها يا ارحم الراحمين

DAARUL QUR,AAN

05 Jul, 03:03


🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁

@Qalbitabat14

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14  ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/udQhvgq8MTQ1MDBk

DAARUL QUR,AAN

02 Jul, 06:04


Nabigu صل الله عليه وسلم wuxuu yiri halmar qofka aniga igu salliya illaahaybaa isaga 10jeer kusalliya

Faaidooyinka laga helo salliga xabiibkeena scw waxaa ka mida

1: Salliga nabigu wuxuu sabab unoqdaa qofka in uu kabaxa faqriga
2: Qofka badiya salliga nabiga in ducadiisa مستجابه noqoto 《ducadiisa la aqbalo》
3: Wuxuu sabab unoqdaa in danuubtaada oo dhan ladhaafo
4: Wuxuu sabab unoqdaa inaad hesho shafaacada nabiga scw
5: Salliga nabiga qofka waxa uu ka xoreeyaa dhibka iyo walwalka sidoo kale alle ayaa hammigaaga kaaga filnaanay

Ku quruxso maalinkaaga salliga nabiga qaasatan maalinka jimce iyo habeenkeeda

《Habeen wanaagsan》

DAARUL QUR,AAN

28 Jun, 06:46


Qormada 23aad ee barnamijka {QORMO}
📌 𝗪𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗼 ?

CIBAADO : waa magac kulminaayo wax kasta oo allah uu jeclyahay raalina uu kayahay waxaas ama  hamuuqdaan.ama haqarsoonaadaan

Cibaadadu waaba sabta naloo.abuuray oo allah swt nooma uusan abuurin wax aan.ka aheen inaan caabudno
قال الله سبحانه " وَمَا خَلَقْتُ ٱلْجِنَّ وَٱلْإِنسَ إِلَّا لِيَعْبُدُون "

inaat allah kacabsato waa cibaado
inaat allah wax karajeyso waa cibaado
Baryada allah waa cibaado

Fahanka  cibaadada ma ahan kaliya acmaasha waaweyn ee ah salaada iyo soonka ,sadaqada ee cibaadadu waa
Wax kutacaluqa nolosheena oo dhan ilaahey swt waxaa uu yiri
قُلْ إِنَّ صَلَاتِي وَنُسُكِي وَمَحْيَايَ وَمَمَاتِي لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ"

Waxaan ayadaan kabaran karnaa in cibaadadu aysan.aheen kaliya acmaasha waaweyn bal nolosheena oo dhan ay cibaado tahay .

Maa daama nolosheena oo dhan ay cibaado tahay si aan ajirkeeda uhelno waa inaan wax kasta oo aan sameyneyno aan lanimaano niyad 
__Hadaad guursaneyso uguurso inaat badineyso qoysaska islaamka oo niyeeso ajirkeeda maxaa yeelay waa cibaado
__hadaad shaqeyneyso oo aat kashaqeyneyso waxaan allah Cara galineynin niyeeso ajir maxaa yeelay waa cibaado
Qofka muslimka ah waxaa laga rabaa inuu shaqeysto oo uusan gaal.gacanta uhoorsan oo uu dhulka Camiro kheyraadka kujirana uu kalasoo baxo
Qofka muslimka ah  shaqadaas waxa ay utahay   cibaado kamida
cibaadooyinka shardigu waa haduu niyad layimaado

Hadii aan nolosheena oo dhan kadhigno cibaado xaqiiqatan nolasha aduunyana waxaan kunoolaaneynaa kheyr iyo  baraaro aakhirana jano  iyo raali ahaasho allah

Shiikhul islaam 𝙄𝙗𝙣𝙪 𝙏𝙖𝙮𝙢𝙞𝙮𝙖𝙝
Waxaa uu yiri :
"  إن في الدنيا جنة ، من لم يدخلها لن يدخل جنة الآخرة "
" Aduunyada dhaxdeeda jano ayaa taala qofka aan janada aduunka galina tan aakhiro magalaayo  "

Janada aduunka taalo waxaa kunoolaan kara oo sacaadada iyo kheyrkaas heli kara ruuxa nolashiisa oo dhan kadhiga cibaado 

Saaxibayaal inaan fahano maf-huumka cibaadada waxay kadhigantahay inaan fahanay sababta koonkan naloo keenay iyo sababta aakhiro jano iyo naar lagu mudeeysanayo

Allaha nasiiyo cibaado suuban walalayaal
Aan kunoolaano nolol wada cibaada ah si aan ugu noolaano janada aduunka mida aakhirana uhelno  insha allah

DAARUL QUR,AAN

07 Jun, 09:07


السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
(1) malinta 1aad ee bisha dull xijah wamalinti loodanbi dhaafay nabi aadan Cs. Qofkii soomaa danbi yadiisa dhan walaa dhafaa

(2) maalinta lawad ee bisha dull xijah waa malintii la aqbalay ducada nabi yoonis Cs. Isla markasne laga soobixiyay caloosha Malayga qofkii sooma wexey ula mid thy sida issagoo hal sano caabudayay ilahay oo aan ilbiriqsi ku casinin

(3) malinta sidaxad eebisha dull xijah wamalinti la aqbalay ducadii nabi zakariye Cs.qofkii soomaa ducadisa wa la aqbalaya

(4) malinta afarad eebisha dull xijah wamalinti ladhalay nabi.ciise Cs.qofkii sooma ilaahey wuxuu kadherenayaa quustin iyo faqri

(5) malinta shanad eebisha dull xijah wamalinti ladhaly nabi muuse Cs. Qofkii soomaa ilahay wuxuu kabadbadiyaa cadabta iyo qabriga

(6)malinta lixad eebisha dull xijah wamalinti uu alle nabigisa ufuray albabada qeyrka qofkii soomaa alle wuxu kufiriyaa il naxarisleh

(7) malinta 7aad eebisha dull xijah wamalinti laxiray albabada dharta lamana furo ilaa ay kadhamanto tobanka maalin ee bisha dull xijah qofkii soomaa ilahay wuxuu kaxiraa 30 albab oo dhibato ah wuxuu na ufuraa 30 albab oo fuded ah

(8) malinta 8aad eebisha dull xijah wamalinti loogu magac daray (Tarawiya) qofkii soomaa wuxuu alle siiya ajar uusan ogey alle moyee

(9) malinta 9aad eebisha dull xijah wamalinti la istagayo (BANKA CARAFA ) qofkii soomaa ilahay wuxuu udhafaa danbiyada sanadkii hore iyo sanadkan waa malintii ay soodedtay aayada qu,aanka ee
اليوم أكملت لكم دينكم وأتممت عليكم نعمتي ورضيت لكم السلام دينا

(10) malinta 10aad eebisha dull xijah wamalinti ciidul adxaa qofkii alle qurban ugu dhawada
Wuxuu udhadaa danbiyadisa

Aan kucamal falno allena hanaga aqballo

DAARUL QUR,AAN

31 May, 11:46


10 qof ee ugu horeeyso la Aqbalaa join dhaho 😊

DAARUL QUR,AAN

31 May, 11:46


https://t.me/Motivation_M9