Postagens do Canal βοΈππππππ πππ πππππ __π₯Ίπ€

Ψ§ΩΨ³ΩΨ§Ω
ΨΉΩΩΩΩ
β
-ο·½
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa πππππΈπ» πππ ππβππ__π₯Ίπ€
-Waxaadna ka heli doontaan qormooyin:
βdhiira-gelinππ₯
βxikmadoππ₯
βoraahyoππ₯
βtaloyinππ₯
βqisooyinππ₯
Β²Β³/ΒΉΒΉ/Β²β°Β²Β²
@Buskudo_256
-ο·½
-Soo dhawaada walaalayaal
Halkani waa πππππΈπ» πππ ππβππ__π₯Ίπ€
-Waxaadna ka heli doontaan qormooyin:
βdhiira-gelinππ₯
βxikmadoππ₯
βoraahyoππ₯
βtaloyinππ₯
βqisooyinππ₯
Β²Β³/ΒΉΒΉ/Β²β°Β²Β²
@Buskudo_256
3,277 Inscritos
383 Fotos
60 VΓdeos
Γltima Atualização 10.03.2025 02:41
Canais Semelhantes

25,165 Inscritos

6,818 Inscritos

4,065 Inscritos
O conteΓΊdo mais recente compartilhado por βοΈππππππ πππ πππππ __π₯Ίπ€ no Telegram
https://youtu.be/jIMEnfZXt_w?si=JndetRgT5qnDCNdr
π πRajooyinkeena waxan ka rajeyneynaa Allahο·» ee ma aha 2025
Ceebtana anagay nagu dhex jirtaa ee ma aha 2024
Qorashahaada Maanta Waa Furahaada Guusha π₯°
Hadaadan naftaada badalin ilaahy Kuma badalayo
Mar walbana xasuusnow aayadni
*ο΄ΏΨ₯ΩΩΩΩ Ψ§ΩΩΩΩΩΩ ΩΩΨ§ ΩΩΨΊΩΩΩΩΨ±Ω Ω ΩΨ§ Ψ¨ΩΩΩΩΩΩ Ω ΨΩΨͺΩΩΩΩ° ΩΩΨΊΩΩΩΩΨ±ΩΩΨ§ Ω ΩΨ§ Ψ¨ΩΨ£ΩΩΩΩΨ³ΩΩΩΩ Ωο΄Ύ *
#XIKMAD___IYO___MURTI π«π―β€οΈ
@AYTULAHIπ₯°π

Rajadeenu waxay ku jirtaa Ilaahay, ee ma aha sanadka 2025.
Qaladkuna waa annaga, ee ma aha sanadka 2024.
Waxaan joognaa adduun nacas ah oo u dabaaldegaya isbeddelka lambarada.
(Sidaa darteed, farriintu waxay tilmaamaysaa in dhibaatooyinka iyo xalku ay ku jiraan dadka oo aanay ku xirnayn sanadka cusub. Iyo ki tagayba)
#XIKMAD___IYO___MURTI π«π―β€οΈ
@AYTULAHI π₯°β€οΈ

Patr Two 2 π₯°π₯°
Qeybtii Lawaad 2 π₯°π₯°
https://youtu.be/qrTYb-hGk58?si=U5E-8oUdbmRMJgcx

https://youtu.be/MOMAQ_LqbmU?si=bDIh7aMPs_HlTtOO
Be'ada aad ku NOOSHAHAY yaysan si dadban XUDUUD kuu samayn, ee adigu DOORO qaabka aad u rabto in aad u NOOLATO.
Dadka badankoodu JEEL ayay Maskaxda kaga jiraan xataa hadii aysan aamin sanayn.
Qofka marka uu xanuun qabto, dawaa la siiya.
Balse hadi aad isku fiirsato adiga ayaa isku ah Cudur iyo Daawo ba.
Adigoo xanuun sanayana cid kale Dhakhtar ma gayn kartid ilayood is raacdan mooye.
Ama Bukanka ayaan ka mid noqon ama cafimad qabka - adigana doorashada leh.
#Subax__Wanagsanπ₯°βοΈ
#XIKMAD___IYO___MURTIπ«π―β€οΈ
@AYTULAHI π―β€οΈβπ©Ήπ«

Guushaada HORE yaysan CARQALAD ku noqon
Guushada DANBE.
Guushada HORE waxa kaa cawiyay Hab fikir.
Si aad Guul CUSUB u gaadhana waxad u bahan tahay
Hab fikir CUSUB oo ka duwan kii HORE.
Hal meela ha isku iloobin, wax CUSUB raadi, GARAADKAAGA kobci, xidhidh cusub dhiso.
Hadii ay MAANTA noqon lahayd MALINTI abid kuugu waxtar ka badnayd maxaad Qaban lahayd, sideed wax u qaban lahayd, yaad xidhiidh la dhisan lahayd ?
Sualahan naftaada waydii, jawabaha kaaga soo baxanaya isticmaal.
#XIKMAD___IYO__MURTIπ«π―β€οΈ
@AYTULAHI
#SUBAX___WANAAGSAN π₯°β€οΈβπ©Ήπ―

Qaar kamid ah Xikmadaha Ustaad Muxiyadiin π.
1: iskaba Foolxumow laakiin dantaada aqoonso uun hadii aan
Foolxumahay oo aanan cidna wax weydiisan dadka adaa ugu qurux
badan.
ο»Ώο»Ώ2: Soomaalida ayaa laga helaa qof Iphone sita oo leh bilaa Camal baan ahay.
ο»Ώο»Ώ
3: Guul darradaadu waxay bilaabanaysaa marka aad qof kale guul darro urajayso ama dhib la jeclaato.
ο»Ώο»Ώ
4: Gacantu haday Murkacato waa lasoo celin karaa bal Af
Murkacday sidee loosoo celin.
ο»Ώο»Ώ5: intaad Shaqo yasaysid meel ma gaaraysid Dawarsigaba waad ubareertee inaad tabcato maxaad kuu diiday.
ο»Ώο»Ώ6: Qofba Qofkuu ka waxtar yaryahay waa ka mixnad badanyahay oo
waa ka macan - gagsanyahay, Qofba Qofkuu ka waxtar
badanyahayna waa ka dabeecad wanaagsanyahay.
ο»Ώο»Ώ7: Guusha iyo Xasilloonidu waxay kujirtaa Amarka alle oo la qaato.
ο»Ώο»ΏHadaad Qof Far kufiiqdo isaga hal Far ayaad kufiiqday Saddexda kale xagay kujeedaan.
Midkee kugu cajiibsan?
Adna kudarso hal Xikmad oo aad kaqortay?
#XIKMAD__IYO___MURTIβ€οΈ
@AYTULAHI π―πβ€οΈβπ©Ή

Subxanalah ilahay cadabta ha inaga badbaadsho
wamaxay ninkan in cadaab lagu galayo heesa girsan hadana waan dhagaystaa kule ilahay ha soo hanooniyo π°π.
Dharka cad cad khamiiska sheekh laguma nogdo sheekh nimadu waaa dilinta iyo cilmi labarto π°π.
#XIKMAD___IYO__MURTIπ€π«β€οΈ π«π₯Ίβ€οΈ
@AYTULAHI π°π«.

Ogeysiis Ku Socda Daawadayaasha,
Asxaabta, iyo Qoysaska
Waxaa farxad weyn inoo ah in aan iclaamino shirweynaha Caalamiga ee ANSAARU SUNNAH Oo dhici doona laga bilaabo 23-ka ilaa 28-ka Diseembar
2024. Shirkan ayaa ka kooban muxaadarooyin xiiso leh oo lagu soo bandhigi doono English iyo Af-Soomaali.
Faahfaahinta Xafladda
Taariikhda: 23-ka - 28-ka Diseembar 2024
Luuqadaha: English iyo Af-Soomaali
Martida:
Muxaadarooyinka English-ka:
Dr. Zakir Naik
Fariq Zakir Naik
Sheikh Said Rageah
Sheikh Abdirahman Ishaq
And many more esteemed scholars
Muxaadarooyinka Af-Soomaaliga:
Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Sheekh Xuseen Cali Jabuti lyo culimo kale oo sharaf leh
Fadlan nagula soo biir oo keen asxaabtaada iyo qoyskaaga si aad uga faa'lidaysataan shirkan barakeysan. Ha moogaanin fursadan gaarka ah ee aad wax ku baran karto oo naftaada ugu roon!
#NAXRIIS@Naxriis_Badne
Muuqaalada kala Soco @https://youtube.com/@ogaalkabulshada6180?si=oNhnixb1BCOtGfoQ