Посты канала Jaceyl qore

@Wll_musab
•
Jacaylku waa hal-xidhaalaha jiritaanka, dadka kuma jiro qof aan jacaylka aqoon, mana jiro mid iyaga ka mid ah oo yaqaan waxa jacaylku yahay. Jacaylku waa dhibka maskaxda ee aan la xalin karin, laakiin waa runta weyn ee qalbiga.

24,474 подписчиков
1,825 фото
7 видео
Последнее обновление 06.03.2025 04:22
Похожие каналы

19,284 подписчиков

16,412 подписчиков

15,688 подписчиков
Последний контент, опубликованный в Jaceyl qore на Telegram
Jawigu waa mid aad qurux badan, jaceylkuna waa dareen aad u macaan laakin waa goortee? waa goorta aan aniga iyo adi jaceylka wadajir u daadihino.⚘🥀🌺🌼🌻🍁🌹🥰
QORSHAYAASHEENA NOLOLEED WAXA KA MIDA INAAN DHIBCAHA ROOBKA KU DHEELNO
Ilays shumac baxaayoo
Iftiinkii nalkaa tahay
Ubax soo dilaacoo
Aroor jooga baa tahay
Neecow udgoon iyo
Saxansaxo ayaa tahay
Garaad aaqil sare iyo
Dhal ugaas ayaa tahay
Boqortooyo aadmiga
Marwo Edeb leh baa tahay
Riyadii lasugayee
Lagu diirsadaa tahay.......♡........
Adiga iska leh......😁😅
Iftiinkii nalkaa tahay
Ubax soo dilaacoo
Aroor jooga baa tahay
Neecow udgoon iyo
Saxansaxo ayaa tahay
Garaad aaqil sare iyo
Dhal ugaas ayaa tahay
Boqortooyo aadmiga
Marwo Edeb leh baa tahay
Riyadii lasugayee
Lagu diirsadaa tahay.......♡........
Adiga iska leh......😁😅
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇
@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin
Admin - @Zaxiibka_nolosha

Maryan❤️
Ehel baad u tahay sharaf magac iyo isir haboon
Udug baad u tahay nolol iyo ileys kaah aan damin
Farxadaad u tahay udub iyo tiir adag oo aan jabin
Astaan baad u tahay qurux Xishood iyo asturnaan
Inkastood qof qura tahay Anaad ii tahay adun🌍✨

Jaceylku waa indho la,aan sababtoo ah hooyadey waxa ay ijcelaatay iyadoon i arag................... waxa xaqiiqa in hooyo walba ilmaheeda jaceshahay asagoon dhalan oo uurka ku jira.............😍❤️
Waxaad Qalbigeyga ka sameysatay mudul salkiisu adag yahay, hadana ay ka buuxaan xiiso, farxad iyo ififaalada hami nolol cusub.🌹❤️🌹
Raga laabtooda ayaa lagu seexdaa waayo waa amaano iyo asturnaan, dumarka dhabtoota ayaa lagu seexdaa waayo waa duggaal iyo daryeel
Raggu waxey jecel yihiin in ay Dumarka ka helaan Seddex Dabeecadood.
1. Gabar Dhowrsan, misana Asturan.
2. Gabar Af gaaban weliba Xishood badan.
3. Gabar leh Dhaqan wanaagsan iyo Dabeecad Daggan.
6. Dumarkuna waxa ay ka Siman yihiin Ragga in ay ka helaan Sedddex dabeecadood.
1. Nin Naxariis badan, misana uga Taxaddira sida Gabadha uu isaga dhalay oo kale.
2. Nin Dulqaad badan oo hadii la is qabto noqda kii u Sabra Xaaskiisa.
3. Nin Xushmad badan oo Xaaskiisa Qaddariya 🌹🌺⚘💐🌸