Últimas Postagens de Jaceyl qore (@jaceylqore) no Telegram

Postagens do Canal Jaceyl qore

Jaceyl qore
@Wll_musab


Jacaylku waa hal-xidhaalaha jiritaanka, dadka kuma jiro qof aan jacaylka aqoon, mana jiro mid iyaga ka mid ah oo yaqaan waxa jacaylku yahay. Jacaylku waa dhibka maskaxda ee aan la xalin karin, laakiin waa runta weyn ee qalbiga.
24,474 Inscritos
1,825 Fotos
7 Vídeos
Última Atualização 06.03.2025 04:22

Canais Semelhantes

Learn Arabic With Musab
15,508 Inscritos
DHIIRISO ❤️
9,176 Inscritos
FURAHA GUUSHA
5,175 Inscritos

O conteúdo mais recente compartilhado por Jaceyl qore no Telegram

Jaceyl qore

05 Mar, 10:57

482

Astaamaha kuwa aamusan waxaa ku jira waxyaabo jabay......💔🚶🏻 ♂️🥀
Jaceyl qore

05 Mar, 10:53

498

Midkay🚶🏻‍♂️
Naftu dooratee👩‍❤️‍👩
Waxaan kuu daynayaa 🫂
Jacayl qalbigayga ❤️
Dagay💋
Dookhaa igu kaa daroo👫
Dadkaad igawada xigtaaa👩‍❤️‍👩❤️👥


Writer
Queen mapzuud
Jaceyl qore

04 Mar, 10:56

841

Wuxuu ku yidhi: Miyaan kan wax wacdiyi jiray afku dhisanayn?!
- Waxay tidhi: Haa.
- Wuxuu yiri: Markaa, markaan ku soo waco, waxaan ku fekeraa inaan ku haysto oo keliya.!!
Waxay ku tidhi: Weli waan wareersanahay markasta oo aad i tidhaahdo erayo qurux badan..
Intuu dhegta u soo dhawaaday ayuu hoos ugu yidhi: Quruxdaadu weli erayadayda way wareerinaysaa.
Dabadeed wuxuu yidhi: Adigu hadhkayga ayaad tahay, hadhkuna waa ku filan yahay, waxaan ahay saaxiibkaa oo aan iftiin lahayn
Waxay tidhi, "Oh, khad! Waxaan qalinkaygii gashaday dhabarka asagoo meel lagu qarinaayo aan lahayn."


❤️❤️
Jaceyl qore

04 Mar, 10:52

767

Waxaan rabaa in aan kaa duubo indhaha makhluuqa
Oo aan ku joogo adiga qiimihii indhahayga ku siiyay ♥️..


Writer
Quen mapzud darajo
Jaceyl qore

03 Mar, 10:52

1,175

Waxa uu curcurka igaga xidhay jijin ubaxyo ah...ma oga in uu god ka qoday wadnaheyga ♥️..

Quen mapzud
Jaceyl qore

02 Mar, 17:12

1,232

https://t.me/addlist/ZC542lIyKs00NzZk








Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab




New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @TALOOYINIYODHIIRIGALIN
⭐️ @Muxadarooyinkashiikmustafe
⭐️ @aqoontaguud2
⭐️
Jaceyl qore

02 Mar, 17:03

435

وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Jaceyl qore

02 Mar, 10:52

1,262

Waxaa tahay farxadeyda waxaana ogaaday in aan haysto nasiibka ugu quruxda badan.
Jaceyl qore

01 Mar, 18:22

684

𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha
Jaceyl qore

01 Mar, 10:52

1,439

Waxaad nolashayda ugu soo birtay silama filaana🙅🏻‍♀️
Waxaadna noqotay qofka ugu qaalisan
Nolashayda
Eray walboo afkayga ka soo baxo ma sharixikaro 🗣️
Sida nolashayda muhiim ugu thy adiga 🫵🏻
I love you BaBE🫂🫶🏻🤌👫❤️l love you BaBE🫂🫶🏻🤌👫❤️l love you BaBE🫂🫶🏻🤌👫❤️Waxaad nolashayda ugu soo birtay silama filaana🙅🏻‍♀️
Waxaadna noqotay qofka ugu qaalisan
Nolashayda
Eray walboo afkayga ka soo baxo ma sharixikaro 🗣️
Sida nolashayda muhiim ugu thy adiga 🫵🏻
I love you BaBE🫂🫶🏻🤌👫❤️l love you BaBE🫂🫶🏻🤌👫❤️l love you BaBE🫂🫶🏻🤌👫❤️