Sahmiye Software Telegram Posts

Kanaalkan waxaa kahelaysaa waxyabaha laxarriro onlineka casharo free ah iyo adeegyo sarif ay kamidyihiin. Scholarships iyo fursadaha caalamka online-ka ah
4,989 Subscribers
384 Photos
5 Videos
Last Updated 06.03.2025 22:10
Similar Channels

12,816 Subscribers

9,919 Subscribers

9,176 Subscribers
The latest content shared by Sahmiye Software on Telegram
1k oo Somali 🇸🇴 ah oo kashaqeynaya mustaqbalkooda iyo danta guud nagusoobiir 20 days challenges 10 years of Experiences leadership
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood
Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog
□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood
Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog
□Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood
Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog
Fadlan ku Faafi Group yada iyo Dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. Quraankana dhamaynaysa. ɪsʜᴀ ᴀʟʟᴀᴀʜ ᴡᴀxᴀᴀɴ ʀᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀ ɪɴᴀᴀᴀᴅᴋᴀ ғᴀᴀ ɪɪᴅᴀʏᴢᴀɴ ᴅᴏᴏɴ Inshaa Allah

3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro
Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafir
2. Uu xanuunsado xanun daran
3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira
Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin #kusali xabibkeena #Mohmed N.n.k.h. scwscwscwacw.
Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona
habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood
Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog
□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari
Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog

Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:
1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba
Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:
1. Cunid & cabid
2.Jimaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman
Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka
Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda

Qaybta 4aad: Raaxada Qalbiga:
Waxa ugu weyn ee uu ku raaxaysto qalbigu, waa in uu helo jacayl joogta ah. Jacaylka waa waxa ugu quruxda badan ee la haysto. Sooma aad arkin marwalba oo aad fiirisid qofka aad jeceshahay, wajigaaga waxa ka muuqda farxad iyo dhoolla caddayn. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonaa:
Sida Jacayl qurux badan loo dhiso.
Sida Jacayl kaas quruxda badan loogu noolaado.
Sida loo doorto lammaanaha mustaqbalka.
Qofka sida dhabta ah kuu jecel waxyaabaha lagu garto.
Bankiga jacaylku waa maxay?
Sida uu Nabiga ula dhaqmi jiray xaasaskiisa.
Qalbiga sida loo nadiifiyo.
Qaybta 5aad: Raaxada Jirka:
Daryeelidda jirkaagu saamayn aad u weyn bay ku yeelataa ku raaxaysiga noloshaada. Nabiga scw wuxuu inoo tilmaamay in qofka naftiisa ay xaq ku leedahay. Qaybtani waxay si dhab ah kaaga caawin doontaa:
Sida aad u daryeeli lahayd caafimaadkaaga.
Sida aad ku heli lahayd dhammaan maaddooyinka jirka u baahanyahay.
Sida aad u ilaalin lahayd nadaafadda jirkaaga.
In aad maalin walba samaysid jimicsi fudud.
In aad heshid hurdo kuugu filan iyo daawada hurdo la'aanta.
In aad aaddid safar, si jirkaaga firfircooni u helo iyo faa'idooyinka uu leeyahay safarku.
Qabta 6aad: Ka farxi dadka:
In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa:
. Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale.
Sida aad u beddeli lahayd dabeecadaha aan wanaagsanayn.
Sida hadalkaaga aad ugu dari lahayd malab si dadka aad u soo jiidatid.
Waddada ugu wanaagsan ee lagu qurxiyo wajiga.
Sida aad ku noqon lahayd qof dadka oo dhan ay jecelyihiin.
Haddii aad jeceshahay inaad marwalba faraxsanaato oo noloshaada ku qaadato farxad, waxaad heshay fursaddii ugu weynayd! Akhri buuggan oo baro halka laga helo raaxada nolosha. __🌷💕

waa maxay sababta libaaxa loogu yeeray boqorka kaynta? design soodaahay laakiin xambaarsan xigmad! Guusha waxaa iskaleh kuwa ku dhiirada ee waxbixiya. Ku dhiirada macnaheedu waa geesinimo, hal-adaygnimo iyo u bareerida khatarta xisaabsan sida libaaxa. Libaaxu kaynta kuma noola. Wuxuu ku nool yahay dhulka seeraha leh laakiin waxaa loo yaqaan BOQORKA KAYNTA.
Libaaxu ma xayawaanka ugu dheer baa? (Maya) waa Geriga
Libaaxu ma xayawaanka ugu culus baa? (Maya) waa jeerta.
Libaaxu ma xayawaanka ugu weyn baa? (Maya) waa Maroodiga.
Libaaxu ma xayawaanka ugu dheereeyaa? (Maya) waa haramcadka. Haddana libaaxa waxa loogu yeedhaa boqorka kaynta sababtoo ah libaaxu waa mid leh geesinimo iyo hal-adaygimo. Libaaxu wuxuu qaataa khatar la xisaabiyay. kudayo libaaxa oo muuji geesinimo qaadana khatar laxisaabiyay.
✍️Idris Ahmed

Qaybta 1aad: Ha murugoon:
Lagama yaabo in uu qofku noqdo mid ku raaxaysta nolashiisa haddii uu murug dareemayo, sababta oo ah 2 dareen hal mar ma kulmaan; dareen farxad iyo dareen murug. Waxaan marka ugu horreeya ku billaabi doonaa safarkeenna quruxda badan ku raaxaysiga nolosha, in aan daawo u helno muruggada aan dareemayno. Waxaan qaybtan kuugu soo bandhigi doonnaa:
Sida aad maskaxdaada uga masaxi lahayd maalmo mugdi ah oo aad soo martay, uguna diyaarin lahayd maalmo nuur badan.
Muhiimadda ay leedahay in aad noolaatid HADDA.
Sida aad u qeexi (fahmi) lahayd dhibaatada ku haysata.
Sida aad ku oggaan lahayd asal ahaan halka ay ka timid dhibaatada.
Waxyaabaha aad ku xallin karto dhibaatada.
Ducooyin iftiiminaya noloshaada.
• Alle in uu kuu abuuray Farxad.
Qaybta 2aad: Raaxada Ruuxda:
Marka aan raadiyay waxa ay ku raaxaysato ruuxdu, waxaan oggaaday qofka kaliya oo ii sheegi kara jawaabtaas in uu yahay midka abuuray ruuxda iyo dadka oo dhan; Allaah, kadib waxaan ka baaray Qur'aanka iyo sunnada, waxaan oggaaday in ruuxda aysan raaxaysanaynin illaa marka ay u dhowaato midka abuuray, Allaah! Waxaan soo qaadan doonnaa qaybtan:
Macaanka uu leeyahay iimaanka iyo sida aan u heli lahayn macaankaas.
Raaxada salaadda laga helo iyo sida aad ugu raaxaysan lahayd salaadda.
• Deggenaanshaha qalbiga halka laga helo
Qaybta 3aad: Raaxada Maskaxda:
Inta aad nooshahay waxa ugu weyn oo farxad ama murug ku dareensiiya waa sida aad u fekerayso. Sababta aad ugu raaxaysan wayday noloshaada waa natiijad ka dhalatay qaabka liita ee aad u isticmaalayso maskaxdaada. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa:
Sida loo oggaado waxa si dhab ahaan kuu farxad geliya..
Sida aad u qaadan lahayd mas'uuliyadda nafsadaada.
Sida ugu fiican ee loo dejiyo hadafyadaada iyo sida degdeg loogu gaaro hadaf kasta oo aad leedahay noloshaada.
Sida aad ugu raaxaysan lahayd inta yar ee aad haysatid.
Sida aad ku oggolaan lahayd noloshaada.
Sida loo noqdo mid mar walba Alle u mahadceliya.
Sida wax walba dhinaca wanaagsan loogu fiiriyo.
In aadan is barbardhigin.
Sida aad u ahaan lahayd qofka adiga aad tahay, una joojin lahayd saamaynta hadallada dadka. ___🥰💗

Sababta buuggan:
Marka ay isoo weceen dad badan wiilal iyo gabdho oo i dhahaya: "Noloshan waan nacay waxba kuma haysto, jacayl ma haysto, cabsidaa igu badan, xanaaqa sanka ayuu iga saaran yahay, dhibaato weyn ayaa i haysata", qaarna dhahaya: "Abubakaroow marwalba oo aan isku deyo in aan dhoolla caddeeyo murugta ayaa iga awood badata waan ilmeeyaa!" Waxaan la kulmay dad maalqabeenno ah iyo ganacsato oo i dhahaya "Sideen ku heli karaa raaxada iyo degnaanshaha Qalbiga?"
Markaas kadib, waxaan arkay in baahi bulsho ah ka jirto loona baahanyahay in la qoro buug oo tallaabbo tallaabbo qofka ugu sheegi kara sida uu ugu noolaan lahaa nolol wanaagsan oo raaxo badan, una illoobi lahaa dhammaan murugta iyo welwelka haya! Waxaana isii dhiirrageliyay xadiiska Nabiga scw uu leeyahay: "Dadka Allah wuxuu ugu jecelyahay kuwooda dadka waxtar badan, camal la qabto waxaa ugu fadli badan in farxad la galiyo qalbiga qof mu'min ah".
Alle waxaan ka rejaynayaa in uu iga mid dhigo dadka uu jecel yahay. Ma jirto adduunka waxaan ka jecelahay in aan sabab u noqdo farxadda iyo dhoollacaddaynta qof Somaali ah, mana lasoo koobi karo farxaddayda marka aan arko in buuggani uu beddelay qof dhan noloshiisa! Maxaa ka qurux badan? Waxaan Alle swt ka rejaynayaa in uu buuggan ka dhigo buug suurta geliya in qofkasta uu ka helo aqoon ku filan si uu noloshiisa ugu raaxeysto. Lasoxo xalqada xigto. 💚👉