Sahmiye Software @islamicdigital Channel on Telegram

Sahmiye Software

@islamicdigital


Kanaalkan waxaa kahelaysaa waxyabaha laxarriro onlineka casharo free ah iyo adeegyo sarif ay kamidyihiin. Scholarships iyo fursadaha caalamka online-ka ah

Sahmiye Software (Somali)

Dhamaan waxa ay ku taalaan dabeecadaha iyo horumarinta xisaabtan ee sahmiye software, kan aad ugu jeceshahay adeega online-ka ee laxarriro ah. Waxaa jira waxyo lacag la'aan ah iyo adeegyo sarif oo ku saabsan isboortiga, waxbarashada, iyo waxyaabaha ka dhaxeeya da'wadaha. Kanalkan waxaa ku taalaa waxyabaha lagu heli karo fursadaha caalamka ee online-ka ah sida scholarships, kursiyada taariikhda, iyo adeegyo kale oo aad ugu jeceshahay. Hadii aad rabto inaad ka faa'iideysato fursadaha dhabta ah ee internet-ka, markaas kanaalkan "islamicdigital" waa meesha kuu muhiim ah. Xusuusnow, fursadaha waxbarasho iyo horumarinta ee ka soo baxa kanalkan si kastaba ha ahaatee kani waa meesha aad ugu talagal ah inaad ka heli karto waxyo iyo adeegyo ugu jecel.

Sahmiye Software

24 Jan, 17:53


𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Sahmiye Software

23 Jan, 13:31


Si aad u qanciso kuwa kale ha ujabin rulseskaaga farxadaadana adigaa abuuran adigaana buruburin karo ee ahow kan ugu farxada badan dunida, maxaa yeelay waa 2 maalin dunidu maalintaa dhalatay iyo maalintaa dhimaneeso, so marka shaqeyso camal wanaagsan oo naftaada anfacayo diini iyo duunyo ba taasi waa sir iga fakatay. Qofkii fahmo ha practice gareeyo.
https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

23 Jan, 06:04


Boom 💥 lagama samayn xaar maroodi coffee ☕️ geenaa
https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

22 Jan, 13:10


Next Design is the important of our coffee ☕️ 👀 https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

21 Jan, 17:53


4 important pillars in digital marketing
1. Content creating
2. Pay-per-click
3. Social media marketing
4. Search engine optimization (SEO)

Sahmiye Software

20 Jan, 17:55


One of our customers made logo

Sahmiye Software

14 Jan, 08:44


Two Templates from modern CV and Cover latter updated

Sahmiye Software

10 Jan, 11:42


3. 𝘽𝙖𝙧𝙣𝙖𝙖𝙢𝙞𝙟𝙮𝙤 𝘿𝙞𝙗 𝙪 𝙝𝙚𝙨𝙝𝙞𝙞𝙨𝙞𝙞𝙣𝙚𝙚𝙙: Dib-u-heshiisiinta waa tallaabo muhiim ah oo lagu dhammeyn karo colaadihii hore. Waxaa loo baahan yahay shirar dib-u-heshiisiin ah oo dhex mara dhinacyada isku haya, iyadoo la adeegsanayo hab-raac daah-furan oo ay taageerayaan dhinacyo dhexdhexaad ah. Tusaale ahaan, odayaasha dhaqanka, culimada iyo hay’adaha dowladu waa in ay hogaanka u qabtaan qorshayaashan.

4. 𝙃𝙤𝙧𝙪𝙢𝙖𝙧𝙞𝙣𝙩𝙖 𝘿𝙝𝙖𝙦𝙖𝙖𝙡𝙖𝙝𝙖: Horumarinta dhaqaalaha waa mid ka mid ah furayaasha ugu muhiimsan ee lagu xallin karo colaadaha. Saboolnimada iyo tartanka ka dhasha khayraadka dabiiciga ah, sida biyaha iyo daaqa, waxay ka mid yihiin sababaha ugu badan ee keena khilaafaadka. Iskaashiga dhaqaale ee qabiilada iyo deegaannada kala duwan waa in la dhiirrigeliyaa, si ay u wadaagaan khayraadka oo ay uga faa’iidaystaan si nabadeed.
Horumarinta dhaqaalaha ma aha oo kaliya xal lagu yareeyo colaadaha, balse waa jidka loo gaari karo nabad waarta iyo nolol miro-dhal ah oo bulshada oo dhan wada faa’iido u leh.

5. 𝙆𝙖 𝙝𝙤𝙧𝙩𝙖𝙜𝙖 𝙃𝙪𝙗𝙠𝙖 𝙎𝙝𝙖𝙧𝙘𝙞-𝙙𝙖𝙧𝙧𝙖𝙙𝙖 𝙖𝙝: Hubka sharci-darrada ah ayaa si weyn u fududeeya colaadaha. Dawlada dhexe iyo maamul goboleedyadu waa in ay taageeraan qorsheyaasha lagu xakameynayo hubka sharci-darrada ah iyo in hubka laga dhigo dadka rayidka ah.

6. 𝖳𝖺𝖺𝗀𝖾𝖾𝗋𝗂𝖽𝖺 𝖽𝗈𝗐𝗅𝖺𝖽𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝗆𝖺𝖺𝗆𝗎𝗅 𝗐𝖺𝗇𝖺𝖺𝗀𝖺: Dowladnimada iyo maamul wanaaga ayaa muhiim u ah nabada. Dowlada dhexe iyo maamul goboleedyadu waa in ay noqdaan kuwo si hufan bulshada ugu adeegaya si cadaalad ah, taasoo yareyn karta dareenka xaqiraada ee bulshooyinka qaar.

𝙂𝙪𝙣𝙖𝙖𝙣𝙖𝙙

Colaadaha ka jira deegaanada Soomaaliyeed waa caqabad weyn oo u baahan qorshe midaysan oo bulshada iyo dowladu ay iska kaashadaan. Wacyigelinta, dib u heshiisiinta, horumarinta dhaqaalaha, iyo cadaaladu waa tubta keliya ee nabada lagu gaari karo. Haddii qodobadan si sax ah loo fuliyo, waxaa la gaari karaa nolol xasilloon oo mustaqbal wanaagsan leh.

@AfricaHumanitarianInstitute

Sahmiye Software

10 Jan, 11:42


2. 𝙓𝙤𝙤𝙟𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙂𝙖𝙧𝙨𝙤𝙤𝙧𝙠𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝘾𝙖𝙙𝙖𝙖𝙡𝙖𝙙𝙙𝙖: Cadaalad-darradu waa mid kamid ah sababaha ugu weyn ee colaadaha keena. Waxaa muhiim ah in la dhiso nidaam garsoor oo hufan oo qof walba si siman u adeegsan karo. Maxkamadaha sharciyeed iyo kuwa dhaqameed waa in ay wada shaqeeyaan si loo soo afjaro khilaafaadka degdegga ah.

Sahmiye Software

10 Jan, 11:42


𝙎𝙄𝘿𝙀𝙀 𝙇𝙊𝙊 𝙔𝘼𝙍𝙀𝙔𝙉 𝙆𝘼𝙍𝘼𝘼 𝘾𝙊𝙇𝘼𝘼𝘿𝘼𝙃𝘼 𝙆𝘼 𝙅𝙄𝙍𝘼 𝘿𝙀𝙀𝙂𝘼𝘼𝙉𝘼𝘿𝘼 𝙎𝙊𝙊𝙈𝘼𝘼𝙇𝙄𝙔𝙀𝙀𝘿?

Colaadaha ka dhex socda deegaanada Soomaaliyeed waa caqabad weyn oo saameyn ku leh nolasha bulshada, horumarka dhaqaalaha, iyo xasilloonida guud ee gobolka. Xalka colaadahaasi wuxuu u baahan yahay qorshe ballaaran oo ku saleysan wada-hadal, cadaalad, iyo horumarinta dhaqaalaha. Qodobadan hoos ku xusan ayaa ah talooyin muhiim ah oo ka qayb qaadan kara yareynta colaadaha:

1. 𝙒𝙖𝙘𝙮𝙞𝙜𝙚𝙡𝙞𝙣𝙩𝙖 𝘽𝙪𝙡𝙨𝙝𝙖𝙙𝙖: Wacyigelin joogto ah oo bulshada lagu barayo muhiimadda nabadda waa tallaabo muhiim ah. Waxaa muhiim ah in culimada, odayaasha dhaqanka, iyo ururrada bulshada ay ka qeyb qaataan barnaamijyo lagu dhiirrigelinayo wada-noolaanshaha, iyadoo la adeegsanayo warbaahinta maxalliga ah iyo wacyigelinta heer degmo iyo tuulo.

Sahmiye Software

05 Jan, 08:45


Control is a management function which is the process of monitoring, evaluating and comparing planned results with actual results to determine the progress toward the project cost, schedule, and technical performance objectives, as well as the project's” strategic fit” with enterprise purposes. • It's role is more predictive than investigative and answers the question what may happen according to the management type than what has happened.
Read more>>>https//:idris100.blogspot.com

Sahmiye Software

27 Dec, 16:03


*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
*~:::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::~*

1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato ?
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba ? aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8. Ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
● _AQOON AMA SHAHAADO_
● _DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY_
● _MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU_

Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay
︎ *FADLAN _nagala so xidhiidh WhatsApp Number_*
*+252612809503*
....Mr.. Idris
soo dhawaada qofki shaqo raba.

Sahmiye Software

24 Dec, 13:05


Non-governmental organizations(NGOs) Firstly are fully financially supported by the public donations. Secondly, its programs are planned and implemented by the people who have established that NGO. The programs may be planned by professional or non-professionals. Thirdly, it has no accountability for its funds expenditures i.e. No check and balance. No one is authorized; even government cannot check their accounts. Fourthly, its staff includes more volunteers and less paid employees. Volunteers are the main force of NGOs.

Semi-governmental organizations are those which are started by the people. Firstly, the people realize a need for an organizational effort to lead a campaign against a social problem. Secondly, the government gives them a little financial support in the shape of grants, i.e. 30% government and 70% the organization itself. Thirdly,

Sahmiye Software

24 Dec, 13:05


it has an accountability system. It is accountable to the government. Fourthly, its staff includes more paid employees and less volunteers. The case work services are offered in all the three kinds of agencies. Read More>>>https://lnkd.in/enVjzVeq

Sahmiye Software

17 Dec, 18:47


The development and implementation of acquisition and movement of goods has become a critical issue in the organization and companies. This article will help the participant to understand the fundamental aspect in procurement and logistics operation including organization procurement practices, and logistics management system.
During this article we will explore, negotiation skill, risk management, warehouse management, inventory management vehicles and transportation management, office and communication management. Read more>>>https://lnkd.in/e_W4Qisp

Sahmiye Software

17 Dec, 18:34


Idris Ahmed is inviting you to a scheduled Zoom meeting.

Topic: OPP
Time: Dec 17, 2024 09:00 PM Mogadishu
Join Zoom Meeting
https://us05web.zoom.us/j/82772514735?pwd=G14HAbrjn1yTQ5sST6Sj3o2hLQomgL.1

Meeting ID: 827 7251 4735
Passcode: 1234

Waqtiga waa hada soogala.
Inaad guul kagaarto Tiens waxaa kahoreyso inaad fahanto nidaamkuu ushaqeeyo qaado tababar iyo aqoon bilaasha oo kugu filan.

Sahmiye Software

11 Dec, 17:16


Nagaraali ahaada live kii asbuuclaha ahaa caawa wuubaaqday

Sahmiye Software

10 Dec, 14:53


International Human Rights Day 10 Dec https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

09 Dec, 13:10


The real life of losers https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

09 Dec, 07:20


💊 FURSAD BILAASH AH .
Ku buro daawooyinka kaliya 7 dollar
!

Barashada daawadu waa mid naftaada iyo ta ehelkaagaba anafacaysa.

Ma rabta  inaad barato.
daawoyinka(pharmacology)si bilaash ah.
Kuliyada wayn ee al
ALfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada  daawooyinka .

💉💊Baro daawooyinka o ku shaqayso
💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee.
💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. 

Baro daawooyinka ooo baro mid kasta qaabka u haboon ee loo qaato iyo qaabka uhaboon ee  ay xanuunka u daawayso .

24 saac ayaad fursadan u haystaaa.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

Sahmiye Software

07 Dec, 14:34


1 post 100+ organic traffic perday adeeg laisku haleyn karo kasoodalbo Sahmiye Software

Sahmiye Software

04 Dec, 18:33


Kumahdsanidiin intii kasooqaybgashay waan karaali galinaynaa intii soocodsatay ee ladiiday sababa laxariira ilaalinta waqtiga

Sahmiye Software

04 Dec, 17:59


Hada

Sahmiye Software

04 Dec, 17:59


Sooqabso

Sahmiye Software

04 Dec, 17:59


https://meet.google.com/jjw-kwjr-qsm

Sahmiye Software

04 Dec, 17:32


Diyaar waatahay caawa

Sahmiye Software

04 Dec, 07:42


Have you ever met Mr.Idris and Mr.Adam?
Linkiga meeting ka kaliya Telegram ka ayaa lasoodhigi doonaa xilliga kulanka 2 daqiiqo kahor. Join siidheh Telegramkeena https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

02 Dec, 06:32


Hadii aad taqaanay tuug wadada ama xaafada kugu dhaco kan xeelad online ah ayuu kugu dhacayaa kataxadar balse sida deegaanka caadiga ah qatartiisu ubadantahay ayuuna online ka khatartiisu ubadantahay.

Sahmiye Software

23 Nov, 15:30


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Sahmiye Software

21 Nov, 16:12


🌹Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan🌹
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[🌱Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga🌱]                  
-------------   -----------   ------------- -----------

        🌙( Diini )🌙                                       
               ---------------------
🌻 @machadudarukheyrchanel
🌻 @AMirSHaCraWi
🌻 @WadadaToosan
🌻 @muntkhab
 🌹@In_jannah1
🌷 @quraan103
🌹@Wanaagmedi
🌷 @FIIRAAN


      🌾Sheeko--jacayl🌾
      -----------------------------------
🌺 @dareenfahan123
🌺 @qalbi_dhaye1
🌺 @tixjaceyl
🌺 @Manhadal
🌹 @Dareenjacel143
🌹 @hagahanolosha7
🌹 @AMirBUlShaWi
       ----------- ------------ ------- ------- --

  🌻Xulasho-wcn🌻
      ----------------------------------
🌸 @OGAANSHO12
🌸 @Dareenka_Guusha
🌸 @DhuuxJaceyl
🌸 @noloshuwaahalgaan
🌸 @ansarudacwah
🌸 @Sirtanolasham24
🌸 @ruuxdawanaagsan1
🌸 @RibaaxaAcademy
🌸 @hansidechannel
🌸 @Balaashaan
🌸@quraanonline1
🌸 @Naxriis_Badne
🌸 @ONLINE_MARKET_24

       🌴xulasho🌴
                    --------------
🌾 @dhigal
🌾 @zainasharafchannel
🌾 @hoygaxikmada7
🌾 @Kasdareen12
🌾 @Cawayskanolosha
🌾 @xabsijacayl12
🌾@xakamenaftaada

     Qural--xigmado🔦
      ------------  -------  ----------- ----
💐 @Q0RM0
💐 @wararkacusubeegaza
💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA
💐 @MURTISIDE
🌴@Abdirizakthoughts1
@islamicdigital
@murtimaal1
@Cajaa_ibta_dunida
@xikmaawimedia
@abditahad
@XARGO_JECEL
      -------- ----- ------ ------ ------- ---------

    📙xulasho📚
      -------------------------------------------
🌴 @xikmadjacayl
🌴 @dhiirigelin27
🌴 @BaroEnglish1
🌴 @oldwrite
🌴 @Bulshokaabmedia1
🌴@Murti_maal
🌴 @dhiirigalin100
🌴 @QALBIQOOYE1
🌴 @Besty_photos
🌻 @fududeeye209
🌻 @LAMPTECH
🌻 @MURTI_MADALO1
🌴 @httet0

🍀Xulasho🍀
     ---------------------------------
🌹 @KHATARCAAFIMAAD
🌹 @xikmadjacayl
🌹 @hamdimohamed44
🌹 @sahmiyedigital
🌹 @xikmad_channel
🌹 @Dacwah_Channel
    ---------------------------------

Alle ka cabsi ga ku dadaal, ogoow in Alle ku arko- اتق الله
  👇                                    👇
https://t.me/AlRaxmachannel


    ---------------------------
              💪Dhiira---Galin💪
     ------------------  ---------  -----------
🌹 @TALOOYINKANOLOSHA24
🌹 @kabtanhaaraxikmawi
🌹 @Murti_maal
🌹 @ustadAntonio✍️📚
🌷 @jiiladvert
🌹@Qataatow9
🌷 @HAGAHAJIILKA12
🌷 @wayahaadunka
🌷 @fardawsafiican1
🌷 @Abdirizakthoughts1
🌷 @noqomufakir
🌹 @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---

   hoyga--jacelka
-------------------------------------------------
💐 @jowharadi1ifeysay
💐 @qalin19
💐 @mirojaceyl
💐 @Jaceylkiilumay
💐 @tareenkanolasha
💐 @Daaruladham122
🌹@aadan123
🌹@koolkooliye6
🌹@AQOON_CHANNEL
🌹@Riyooyinkeena56
🌹@xikmado222
🌹@dhiiriye
🌷 @Dadweynha
🌹@XasUus_QoR_JecEYl

Channel ku darista iyo wixii faah faahin
Ah kala xariir 👉[@maxmeddeq]

Xulasho
-----------------------------------
🌹@XikmadoIslamic
🌹 @Gazanewsm25
🌹@dhuuxdren
🌹@xakamenaftaada
🌹@erayojacayl
🌹@OGAANSHAHANOLASHA67
🌹@murtimaal77
🌹@dhiirigalin7
🌹@fahanbooks
🌹@kabtanhaaraxikmaawi
🌹@Muslimdaaha
🌹@saaxiibka_Kheyrka
🌻Dhamaad-----end🌻
-----------------------------------


https://youtube.com/@alraxmachannel1696

Sahmiye Software

09 Nov, 13:24


Sponsor by qalinqore.com

Sahmiye Software

24 Oct, 18:18


Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/CypqC9cDPbK0qWlkoYXipx

Sahmiye Software

24 Oct, 18:09


🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐

[🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------

🌙( Diini )🌙
---------------------
🌻 @machadudarukheyrchanel
🌻 @AMirSHaCraWi
🌻 @WadadaToosan
🌻 @muntkhab
-----------------------
🌷 @quraan103
🌹@Wanaagmedi
🌷 @FIIRAAN
----------------------------------------------

🌾Sheeko--jacayl🌾
-----------------------------------
🌺 @dareenfahan123
🌺 @qalbi_dhaye1
🌺 @tixjaceyl
🌺 @Manhadal
🌹 @Dareenjacel143
🌹 @hagahanolosha7
🌹 @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- --
🌻Xulasho-wcn🌻
----------------------------------
🌸 @OGAANSHO12
🌸 @Dareenka_Guusha
🌸 @DhuuxJaceyl
🌸 @noloshuwaahalgaan
🌸 @UpdulGhazi
🌸 @Sirtanolasham24
🌸 @ruuxdawanaagsan1
🌸 @RibaaxaAcademy
🌸 @hansidechannel
🌸 @Balaashaan
🌸@quraanonline1
🌸 @Naxriis_Badne
🌸 @ONLINE_MARKET_24

🌴xulasho🌴
--------------
🌾 @dhigal
🌾 @zainasharafchannel
🌾 @hoygaxikmada7
🌾 @Kasdareen12
🌾 @Cawayskanolosha
---- -------- ------ ----------
Qural--xigmado🔦
------------ ------- ----------- ----
💐 @Q0RM0
💐 @wararkacusubeegaza
💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA
💐 @MURTISIDE
---------------------
@islamicdigital
@murtimaal1
@Cajaa_ibta_dunida
@xikmaawimedia
@abditahad
@XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------
📙xulasho📚
-------------------------------------------
🌴 @xikmadjacayl
🌴 @dhiirigelin27
🌴 @BaroEnglish1
🌴 @oldwrite
🌴 @Bulshokaabmedia1
------ ----- ---- -------
🌴 @dhiirigalin100
🌴 @QALBIQOOYE1
🌴 @Besty_photos
🌻 @fududeeye209
🌻 @LAMPTECH
🌻 @MURTI_MADALO1
---------------------------------

🍀Xulasho🍀
---------------------------------
🌹 @KHATARCAAFIMAAD
🌹 @xikmadjacayl
🌹 @hamdimohamed44
🌹 @sahmiyedigital
🌹 @xikmad_channel
🌹 @Dacwah_Channel
---------------------------------
💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale
Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday
Rabbigey La Kulankiisa💖
👇

🌹 https://t.me/AlRaxmachannel
------------------------------------------------
---------------------------
💪Dhiira---Galin💪
------------------ --------- -----------
🌹 @TALOOYINKANOLOSHA24
🌹 @kabtanhaaraxikmawi
🌹 @BIT108841
🌹 @ustadAntonio✍️📚
🌷 @jiiladvert
--------------------------------
🌷 @HAGAHAJIILKA12
🌷 @wayahaadunka
🌷 @fardawsafiican1
🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0
🌷 @noqomufakir
🌹 @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---
------------
hoyga--jacelka
-------------------------------------------------
💐 @jowharadi1ifeysay
💐 @qalin19
💐 @mirojaceyl
💐 @Jaceylkiilumay
💐 @tareenkanolasha
💐 @Daaruladham122
🌹@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈
🌹 @Suhayb52
--------- ------- ----- ----- ----------
🌹@bahjasooyaalka
🌹@Riyooyinkeena56
🌹@xikmado222
🌹@dhiiriye
🌷 @Dadweynha
🌹@XasUus_QoR_JecEYl
🌻Dhamaad-----end🌻
-----------------------------------
🌹@XikmadoIslamic
🌹 @Gazanewsm25
🌹@Sooyalmedia
🌹@SH_MAXAMAD_NUUR
🌹@erayojacayl
🌹@OGAANSHAHANOLASHA67
🌹@murtimaal77
🌹@dhiirigalin7
🌹@fahanbooks
🌹@kabtanhaaraxikmaawi

Youtube subscribers

https://youtube.com/@alraxmachannel1696

@Muslimdaaha
@saaxiibka_Kheyrka


https://t.me/AlRaxmachannel

Sahmiye Software

23 Oct, 14:32


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Sahmiye Software

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Sahmiye Software

20 Oct, 08:19


Fursad cusub iyo sanad cusub

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 10aad ee sanadka 2024
Oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) barashada Englishka.
4) barashada combuterka iyo isticmalkiisa.🖥
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7: Barashada caafimaadka 🧑‍⚕💊

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.


Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.

Halkan iska diwaan gali guji linkigan.
https://wa.me/252659169949

Sahmiye Software

18 Oct, 18:25


𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

Sahmiye Software

17 Oct, 17:15


🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a💐

[🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------

🌙( Diini )🌙
---------------------
🌻 @machadudarukheyrchanel
🌻 @AMirSHaCraWi
🌻 @WadadaToosan
🌻 @muntkhab
-----------------------
🌷 @quraan103
🌹@Wanaagmedi
🌷 @FIIRAAN
----------------------------------------------

🌾Sheeko--jacayl🌾
-----------------------------------
🌺 @dareenfahan123
🌺 @qalbi_dhaye1
🌺 @tixjaceyl
🌺 @Manhadal
🌹 @Dareenjacel143
🌹 @hagahanolosha7
🌹 @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- --
🌻Xulasho-wcn🌻
----------------------------------
🌸 @OGAANSHO12
🌸 @Dareenka_Guusha
🌸 @DhuuxJaceyl
🌸 @noloshuwaahalgaan
🌸 @UpdulGhazi
🌸 @Sirtanolasham24
🌸 @ruuxdawanaagsan1
🌸 @RibaaxaAcademy
🌸 @hansidechannel
🌸 @Balaashaan
🌸@quraanonline1
🌸 @Naxriis_Badne
🌸 @ONLINE_MARKET_24

🌴xulasho🌴
--------------
🌾 @dhigal
🌾 @zainasharafchannel
🌾 @hoygaxikmada7
🌾 @Kasdareen12
🌾 @Cawayskanolosha
---- -------- ------ ----------
Qural--xigmado🔦
------------ ------- ----------- ----
💐 @Q0RM0
💐 @kixkmad100
💐 @XIKMADAHA_NOLOSHAA
💐 @MURTISIDE
---------------------
@islamicdigital
@murtimaal1
@Cajaa_ibta_dunida
@xikmaawimedia
@abditahad
@XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------
📙xulasho📚
-------------------------------------------
🌴 @xikmadjacayl
🌴 @dhiirigelin27
🌴 @BaroEnglish1
🌴 @oldwrite
🌴 @Bulshokaabmedia1
------ ----- ---- -------
🌴 @dhiirigalin100
🌴 @QALBIQOOYE1
🌴 @Besty_photos
🌻 @fududeeye209
🌻 @LAMPTECH
🌻 @MURTI_MADALO1
---------------------------------

🍀Xulasho🍀
---------------------------------
🌹 @KHATARCAAFIMAAD
🌹 @xikmadjacayl
🌹 @hamdimohamed44
🌹 @sahmiyedigital
🌹 @xikmad_channel
🌹 @Dacwah_Channel
---------------------------------
💖*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale
Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday
Rabbigey La Kulankiisa💖
👇

🌹 https://t.me/AlRaxmachannel
------------------------------------------------
---------------------------
💪Dhiira---Galin💪
------------------ --------- -----------
🌹 @TALOOYINKANOLOSHA24
🌹 @kabtanhaaraxikmawi
🌹 @BIT108841
🌹 @ustadAntonio✍️📚
🌷 @jiiladvert
--------------------------------
🌷 @HAGAHAJIILKA12
🌷 @wayahaadunka
🌷 @fardawsafiican1
🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0
🌷 @noqomufakir
🌹 @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---
------------
hoyga--jacelka
-------------------------------------------------
💐 @jowharadi1ifeysay
💐 @qalin19
💐 @mirojaceyl
💐 @Jaceylkiilumay
💐 @tareenkanolasha
💐 @Daaruladham122
🌹@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
👉Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir👈
🌹 @Suhayb52
--------- ------- ----- ----- ----------
🌹@bahjasooyaalka
🌹@Riyooyinkeena56
🌹@xikmado222
🌹@dhiiriye
🌷 @Dadweynha
🌹@XasUus_QoR_JecEYl
🌻Dhamaad-----end🌻
-----------------------------------
🌹@XikmadoIslamic
🌹 @Gazanewsm25
🌹@Sooyalmedia
🌹@SH_MAXAMAD_NUUR
🌹@erayojacayl
🌹@OGAANSHAHANOLASHA67
🌹@murtimaal77
🌹@dhiirigalin7
🌹@fahanbooks
🌹@kabtanhaaraxikmaawi

Youtube subscribers

https://youtube.com/@alraxmachannel1696

https://t.me/AlRaxmachannel


Whatsap - baro English
https://chat.whatsapp.com/CypqC9cDPbK0qWlkoYXipx

https://t.me/AlRaxmachannel

Sahmiye Software

15 Oct, 04:22


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 9 dollar .
Mudadu waa 5 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali👇👇👇

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Sahmiye Software

14 Oct, 13:28


Sahmiye Software ka soodalbo Internet ka nuuc kaste Unlimited Data Internet Somtel.

Qalinqore.com website kaan button kiisa midig ayaad kahelee whatsapp keena ama emailkaan lasooxariir
[email protected]
kusoobiir Telegram keena iyo youtube keena
https://www.youtube.com/@Sahmiyesoftware

https://t.me/islamicdigital
🤑

Sahmiye Software

12 Oct, 13:05


Inaad traffic organic ah aad hesho waxay kaacaawineesaa in business kaaga gaaro caalamka iyo in Adsense kusoo aqbalo, ee nagasoodalbo adeeggaas waxaa si tayeesan kuuguqabanayo Sahmiye Software.
Qalinqore.com website kaan button kiisa midig ayaad kahelee whatsapp keena ama emailkaan lasooxariir
[email protected]
kusoobiir Telegram keena iyo youtube keena
https://www.youtube.com/@Sahmiyesoftware

https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

05 Oct, 16:30


Qalinqore.com kusoodhawaada maqaal qorid heer sare ah kasoo dalbo website kaas.

Sahmiye Software

26 Sep, 10:43


Internet raqiisa Hormuud Telecom unlimited adeega. qalinqore.com

Sahmiye Software

18 Sep, 18:48


Ma waxaad raadineesaa aqbalaada Google adsense ee websitekaaga ? Mid kamida talaabooyinka aad kuheli karto waa soobooqadayaal badan oo manual ( caadi ) ah ama waxa looyaqaano organic traffic hadaba waxaan idiin keenay adeeg nuuciisu sareeyo ee SEO laga hubiyay ee fadlan kasoodalbo whatsapp ka saaran website kaan button kiisa midig ee hoose qalinqore.com mahadsanid.
More go toTelegram
>>>>> https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

18 Sep, 16:25


2⃣ Buuggan aad hadda gacanta ku haysatid wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahantahay in aad qaaddo, si aad u hesho raaxada nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. Waxaadna ka baran doontaa sida loo nooleeyo rejadaada marka ay noloshaadu mugdi gasho!
Buuggan kuuma sheegi doono oo kaliya sida lagu gaaro raaxada nolosha, balse wuxuu kuu sheegi doonaa tallaabbooyin (practical) ah iyo talooyin waxtar leh oo aad ku dabaqi karto noloshaada. Dhammaan waxa ku qoran buuggan ma ahan mid ku dhisan qof fikirkiisa, balse wuxuu ka kooban yahay waxyaabaha saldhig (tiir) u ah farxadda.

Buuggan wuxuu ku dareensiin doonaa raaxada nolosha dhabta ah halka laga dhadhamiyo, waxaadna ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo dhammaan beddeli doonta qaabka aad u aragtid farxadda, wuxuuna ku tusi doonaa in aad tahay qofka ugu farxadda badan adduunka, balse aanan is ogeyn! Marka aad akhriso buuggan waxaad noqon doontaa qof aan la joojin karin, ilaa uu ku noolaado maalin walba farxad.r

Sahmiye Software

18 Sep, 16:10


Sarifka Hamze Exchange

Sahmiye Software

16 Sep, 05:44


Aan kuwada debaal degno dhalashada midkii u ilmeeyay aragtideenaa ( nebi Muxamed NNKH ) ee kubeegan maanta oo kale sanado kadib 12 ka rabiicul Awal 1446 nebi Allow annagana jaceylkaaga ayaan la ilmaynaa.
qalinqore.com
More >>>>> https://t.me/islamicdigital

Sahmiye Software

14 Sep, 09:03


Waa adeeg traffic website ah boom 💥 qalinqore.com halkaas whatsapp ka aad kahelee

Sahmiye Software

12 Sep, 06:30


وَآتَاكُم مِّن كُلِّ مَا سَأَلْتُمُوهُ ۚ وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَتَ اللَّهِ لَا تُحْصُوهَا ۗ إِنَّ الْإِنسَانَ لَظَلُومٌ كَفَّارٌ
1️⃣ "Haddii aad tirisaan nicmada Alle marna ma koobi kartaan badnaan awgeed".

Miyaad faraxsantahay? Ma tahay noloshan aad ku nooshahay, nolosha aad dhab ahaan u rabtay inaad ku noolaato? Haddaba, kaalay oo ila fuul doonta "Ku Raaxaysiga Nolosha", doontaas oo kaa qaadi doonta halka aad maanta taagan tahay, kuna gayn doonta jasiirad aad u qurux badan oo ay naftaadu raalli ku tahay. Waxaan aad ugu faraxsanahay oo aan kugu hambalyeynayaa, adigana isku hambalyee in aad gacanta ku hayso buugga "Ku Raaxayso Noloshaada" buug aad ka helaysid farxadda, ku raaxaysiga, macaanka, deggenaanshaha iyo quruxda nolosha. Waxaa hubaal ah in dad badan maanta adduunka ay raadinayaan farxad, deggenaansho iyo ku raaxaysiga nolasha. Waxaa haysta kadeed, murugo, welwel, xanaaq joogta ah, jaahwareer, in badan waxay taagan yihiin quus iyo rejo la'aan.

Sahmiye Software

29 Aug, 04:08


Ugu hagaag post gaan linkigaan https://www.facebook.com/share/p/YjRUxtZhtnKsbjap/?mibextid=qi2Omg

Sahmiye Software

28 Aug, 03:55


Humanitarian response to conflict and disaster management
What is a disaster?
● disaster is a serious problem occurring over a short or long period of time that causes widespread human, material, economic or environmental loss which exceeds the ability of the affected community or society to cope using its own resources.

TYPES OF DISASTER
NATURAL DISASTER
-Flood, Cyclone, Earthquake, Volcanic eruption, Epidemics, Tsunams.
MAN-MADE DISASTER
-Air crash, Sinking ship, Train accidents, Buliding collapse, Bridge collapse, Bomb blasts, Warfare (conventional, chem, bio, nuclear).

Sahmiye Software

20 Aug, 15:05


Inaad lahaatid astaan kuugaara (unique logo ) ganacsigaaga ama goobtaada waxbarasho waxay kaacaawinaysaa in sumcadda adeega aad bixineeso uu kasaro maro kuwaan lahayn astaan professional ah ee fadlan kadhexmuuqo kuwa tartanka kuulajiro si adeegaad bixiso uu ulahaado magac iyo logo sumcad lagu aqoonsado.

Diyaar baanu kuulanahay arrintaas inaan kuusameeno logo katurjumeeso adeegaaga.

Sahmiye Software

10 Aug, 13:36


💞kulmis one Community ++      ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k+ cilmi nafsi🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k+ 📘ibrahin geedi📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k+ 🪴xikmad badan 🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ Faafinta khayrka 🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.9k+♒️ Dareen dahsoon  ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

6.5k+ 💹 Xigmadle❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 maskax kaab  💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄
5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali  💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂


+4k 🔺Sahamiye software 💫
JOIN US 🆕
➡️➡️➡️Handise channel

💞 Kulmis publishing center💞

💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah .
Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah.
Halkan iska diwan gali👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Sahmiye Software

06 Aug, 14:03


Asc azxaabta xirfadleyda ee suuqa shaqada kujiro program 2 nuuc ah ayaan idiin diyaarinay...
1. 15 days challenges oo tababar iyo hagitaan aad helayso si aad ubarato qaabka loo ugaarsado hay'adaha shaqada bixiyo iyo company yada adoo awood uyeelanayo inaad CV samaynkarto, cover latter, linked in profile proffisonal iyo qaabkii aad shaqo kastana aad ugabaasayso interview geeda mid gudaha ah iyo caalami ah ba.
2. VIP oo aad kuqaadaneeso latalin kuugaara iyo codsashada shaqo kafiican taad joogta ama bilaabida shaqo aqoontaada uqalanto, waxaa siidheer inaad 15 days challenges kana free kuheleeso hadii aad tahay VIP member.

📝 " hadii aadan xirfad lahayn ee dugsiga sare kasoobaxday xitaa wey ku anfaceesaa "
7/8/024 ayay is bilaamayso kahor dedaal hadii lagaaro tirada larabo laguma qaban doono.
Lasooxariir wa.me//+252612809503

Sahmiye Software

04 Aug, 14:41


Sahmiye Software pinned Deleted message

Sahmiye Software

03 Aug, 05:24


Alle ha unaxariisto inagana Alle hainagasaaro dhibaatada.
Hadiiba aad Mogadishu joogto oo dhalinyaro tahay 2 doorasho ayaa kuufuran.
1. Inaad qoriga qaadato oo aad sharaf Islam tan ugu sareyso kushihiido intii uu eey cunilahaa hilibkaaga .
2. Inaad isaga tagto Mogadishu. Dhacdadii Liido 2/8/2024 waa qalbi jabkii iigu weynaa ee isoomara Noloshayda ilaa haatan.