Shalay oo khamiis ahayd waxa tababbar u furnay ardayda advanced ka ah, tababarkaasii oo socday 3 saacadood.
Tababarka waxa bixinayay teacher Pauline oo dhigaysay sida caruurta bilow ga ah English loogu dhigo, Coach Yasin Bowers oo isna dhigayay Speaking ka , Coach Sara yaduna writing ka training ku siisay.
Ardaydan waxaanu ka rajaynaynaa in ay noqdaan macalimiin luuqada dhigi Kara Iqra iyo meelaha kale ee English lagu dhigto. Ensha Allah.
Qofkii diyaar u ah ee advanced ah ama dhameeyay wuu Iman Kara, shuradaha hadii uu ka soo bixi karo. branch 3 - khamiis kasta 7:30 to 11:00.
@Sudaysijama
Waa markaagii.