Iqra College

@iqrafamily1


Speak Better English

Iqra College

16 Oct, 15:46


Ardaydii sida gaar ah loo balamiyay waxay imanayaan

8:00 subaxnimo hablo iyo inamaba.

Goobtuna waa Branch 3.

Ensha Allah

Iqra College

16 Oct, 15:46


https://www.facebook.com/share/p/HoxsLAA27SPoZvPn/

We are excited to announce that the Power English Seminar will be held tomorrow! The goal of this seminar is to enhance our students' speaking skills and boost their confidence through engaging activities and practical exercises. Join us and be counted

Iqra College

03 Oct, 19:08


https://www.facebook.com/share/v/EFBtoNQakXk8dPYu/


Waalid khamiista iyo jimcaha waxaad ka helaysaa jigjiga yar campus barnaamij English ah oo ay dhigayaan macalimiin khibrad u leh, una gaar ah ardayda Primary yada.

Wakhtigu waa 4pm to 6pm, English to English na waa lagu dhigaya.

Wixii faahfaahin ah nagu soo booqo xafiiska jigjiga yar campus ama la xidhiidh. Line 573888. Mobile 063-7555542

Iqra College

01 Oct, 16:39


https://www.facebook.com/share/p/pjzZizrLS8jLtd96/?mibextid=oFDknk


Phrases la isticmalo Marka roobku da' ayo

Iqra College

01 Oct, 15:25


https://www.facebook.com/share/v/6By8korBD3F3jwH7/?mibextid=oFDknk

It's raining cats and dogs

Iqra College

21 Sep, 17:53


Fursad shaqo


Hadii aad tahay macalin dhigi Kara fasalada grade 7 and 8 ee primary , waxa banaan fursad maadada English ka , waana mid ka mid ah primary yada Hargeisa. La xidhiidh number kan hadii aad wakhti hayso 0638217553

Iqra College

19 Sep, 18:18


https://www.facebook.com/share/v/dnrBCGo1cJ7Q24uW/?mibextid=oFDknk

Macalin Maryama iyo Ramsi

Iqra College

14 Sep, 19:27


Slm dhamantiin

Bari oo axada ah Iqra family qaybaha primary ga, college ka iyo online kuba waa fasax, dhalashada rasuulka scw awgeed

Waxbarashadu waxay dib u bilaabmaysaa isniinta ensha Allah

Iqra College

29 Aug, 10:27


Native English teacher or near native

Iqra College

22 Aug, 18:58


https://www.facebook.com/share/v/qi8KasGccRD7gzGZ/?mibextid=oFDknk

Iqra College

22 Aug, 18:55


https://www.facebook.com/share/v/qi8KasGccRD7gzGZ/?mibextid=oFDknk

Maanta dadaal barina naftaada anfac

Iqra College

02 Aug, 22:55


‎إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Alle ha u naxariisto dhamaan dhalinyaradaas lagu xasuuqay caawa Muqdisho.

مَن قَتَلَ نَفْسًا بغير نَفْسٍ أَوْ فَسَادٍ فِي الْأَرْضِ فَكَأَنَّمَا قَتَلَ النَّاسَ جَمِيعًا