أحدث المنشورات من ERAYO JACEYL (@erayojaceyl1) على Telegram

منشورات ERAYO JACEYL على Telegram

ERAYO JACEYL
KU SOO DHAWOOW OO NAGA HEL:
💋 ERAYO JACEYL
💋 ERAYO JACEYL
💋 ORAAH JACEYL
💋 XIGMAD JACEYL
💋 SHEEKO JACEYL
❤️ SHUKAANSI

KU SOO BIIR ❤️💋❤️ @ERAYOJACEYL1
19,273 مشترك
2,058 صورة
18 فيديو
آخر تحديث 01.03.2025 10:25

أحدث المحتوى الذي تم مشاركته بواسطة ERAYO JACEYL على Telegram


Asc

Meeqo maraa gaartay go'aan guur oo lagu af garan waayay?

" waligay joojin maayo inaan ku jeclaado!"♥️

_the best of me🎬

Waxaad tahay astaanta wax kasta oo wanaagsan oo nolosha ah. 𝒚𝒐𝒖 𝒂𝒓𝒆 𝒆𝒗𝒆𝒓𝒚𝒕𝒉𝒊𝒏𝒈🫶🦋🩷

Maalin maalmaha ka mid ah, qof ayaa ku jeclaan doona sida aad u qalanto in laguu jeclaado oo uma baahnid inaad u dagaallanto.

«اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ» .

Xasuusnow Markasta gerida Hadii Aad Maanta ka badbaadid baritoole inay ku Sugayso
Ogow isla markaana ku dadaal inaad markaste alle u toobadkeentid
allow toobaada naga aqbal🤲🏻❤️

waxaan wehel ka dhigtay darbiyada iyo dhagaxyada markaan ogaaday dhagaxyada iyo darbiyadu inay ka jilicsan yihiin qalbiyada dadka..

"Ciwaankayga iyo Nambarkaygaba ma aanan siinin iyada. Waayo, waxa aan ahay fuley! Kaliya si aan naftayda uga baajiyo cadaabta-sugitaaneed ee farriimaheeda!"

Bartahamaha saqdhexe
Kolka aan balbalo
Waxaan beegsadaa
Cuudkiyo bongaha

Dabadeed boggiyo
Halka laga burqado
....

Inkasta oon berriga
Ku bariisan oon
Aadmiga ka baqo

Bilan baan darteed
Bashar kaga mid ahay
....

Kolka aan bunkiyo
Bahwinkiyo qaxwaha
Beeqaamiyee
Kabankaygu baxo

Inta badan waxaan
Ku baraarugaa

Bowdhari halkuu
Ku barooran jiray
...

Ba'e nolosha guud
Waxaan ahay bukaan
Boodhkiyo cidlada
Bayhoofayoon
Cid bogsiisa jirin
...

Maal waxaan barkaday
Busta iyo go' qura,
Halka baydku yahay
Uskakii barjaha

Waqtiguna budkuu
Ii baaciyaa,
Iyaduna boggay
Basanbaasisaa
....

Barti kulamadiyo
Ballantii shalaan
Ubaqool idhaa

Kol hadii busayl
Caashaqu ibado