Aqoonyahan Cadnaan Daahir, Gudoomiyaha Shirkadda Soltelco iyo Mawduuc Qiimo badan "Wax-soosaarka Dhalinyarada /Productivity and Youths.."
Muuqaal qiimihiisa leh wax-soosaarka dhalinyarada, faa'idadeeda, technologyada iyo wax-soosaarka, barakada iyo kalahaadda, rolemodelka, Tusaaleyaal wanaagsan.
Dhalinyarada iyo balwadda, Aaminaadda nasiibka, dib u dhigista iyo caqabadaha wax-soosaarka dhalinyarada.
Waxa aad ii soo jiitay qaabka uu Gudoomiyuhu wax walba ugu salaynayo diinta islaamka iyo mabaadi'deeda.
Ilaahay haka abaaliyo. 🙏
https://youtu.be/7Rq5DqzwQ2M?si=PejsRW0ojqwpgJcy