Посты канала Bahja sooyaal♡

"Bahja sooyaal waa chanel aad kaheli doonto taarikho,xikmado,waraaqo turjuman,Qoraalo,iyo saliga nabigeena muxamed salalaahu calayhi wasalam , falanqaynta buugaagta ,aqoon guud iyo qayb kamid aH suugaanta"
Soo dhawaw mudane/marwo.🤍
Soo dhawaw mudane/marwo.🤍
9,267 подписчиков
189 фото
6 видео
Последнее обновление 12.03.2025 02:13
Похожие каналы

12,131 подписчиков

8,851 подписчиков

5,480 подписчиков
Последний контент, опубликованный в Bahja sooyaal♡ на Telegram
Dhalinyaro Service-kan hala faa'idaysto, channelkana inoo kala kiciya. 🙏❤️
Ku soo dhowow Ibnul-Qayyim ExamHub. 🎯✨️
Ibnul-Qayyim ExamHub waa madal casri ah oo kaa caawinaysa diyaarinta, habaynta, iyo qurxinta imtixaanada si xirfad leh. Waxaan bixinnaa imtixaano tayo sare leh, oo si habaysan loogu diyaariyey macallimiinta, dugsiyada, jaamacadaha, iyo macaahidda shareecada.
Adeegyada Ibnul-Qayyim ExamHub:
✅ Diyaarinta iyo Habeynta imtixaanaadka dugsiyada, Macaahidda, College-yada, jaamacadaha si tayo leh.
✅ Qorista iyo habeynta imtixaano tayo sare leh oo ku qoran Af-Soomaali, English, iyo Arabic.
✅ Abuurista imtixaano iyo Assignments leh qaab-dhismeed habaysan (Multiple Choice, Essay, True/False, Matching, iwm.).
✅ Imtixaano qurux badan oo waafaqsan qawaacidda luuqadda (grammar) iyo writing principles.
✅ Diyaarinta imtixaano si qurux badan loo habeyey oo la daabici karo.
✅ Diyaarinta imtixaano online ah oo lagu geli karo Google Forms, Microsoft Forms, iwm.
📌 Xalkaaga Imtixaanada – Xirfad & Qurux Wada Socda!
https://t.me/Ibnull_QayyimExamHub
📩 Nala Xidhiidh: [ 063-3102945 ]

Nin baa la wayddiiyay: maxay ku noolaadaan dadku? Wuxuu yidhi: danaynta ayay ku noolaadaan, qaddarinta ayay ku koraan, saamaxaaddana way ku xasilaan. Haddaba, si aad u hanato qalbiyada dadka, joogtee saddexdan qodob!❤
Abdixakin obsiye.
Abdixakin obsiye.
Dunidu cuudka ayay ku fududdahay, carruurtana waa ay ku macaan tahay, laakiin u fiirso waa qurux ee maaha qiime. Insaanku waxa qiimaha u yeelaa waa aqoontiisa ee maaha hayntiisa iyo hantidiisa. Waxa qiimaha u yeelaa waa waxa ku jira qalbigiisa, ee maaha jeebkiisa. Waxa qiimaha yeelaa waa naxariistiisa, ee maaha awooddiisa. Waa u tudhistiisa, ee maaha taagtiisa. Ha noqon sidii kuwii Qaaruun u quudhi waayay hantida, markii isaga iyo hantidiisii dhulka lala jarayna
xaqiiqada ku baraarugay. "Noqo qof dhugmo leh.
__ad'ham shaqraawi
xaqiiqada ku baraarugay. "Noqo qof dhugmo leh.
__ad'ham shaqraawi
7. Ku dadaal in ramadaanku kuu noqdo bar aad ka duusho ramadaanka kadib oo aad hore uga sii socoto, iskana ilaali inaad dib ugu laabatid sidaadii hore ramadaanka kadib.
8. Ka faa'idayso 10ka dambe ee ramadaanka waliba saalaatu laylka iyo ictikaafka.
9. Wax uun korodhso ramadaanka!
Ramadaanku waa bil barakaysan waxa dhexeeda la qabtaana waa wax barako leh ee ku dadaal inaad diinka alleh wuxuun ka baratid.
10. Ka qayb qaado birnaamijyada khayriga ah sida afurinta dadka sooman, iwm.
#Ramadan_kariim@Sabiil40