Dernières publications de أميرة بنفسها👸🥰 (@amiratu_binafsiha) sur Telegram

Publications du canal أميرة بنفسها👸🥰

أميرة بنفسها👸🥰
Aqoonta inta aYnu ka adeGsano aYunba ah inta Garadkena ku talalan ee aYnu haYno.! Halkan uGu imaw Qoralo Qalpigaga farxad Geliya io sawiro indhahaGa soo jita.

@Amiratu_binafsiha fadlan nagu soo piir oo join dheh,mhdzanid🙏❤️
1,422 abonnés
303 photos
261 vidéos
Dernière mise à jour 06.03.2025 09:46

Le dernier contenu partagé par أميرة بنفسها👸🥰 sur Telegram

أميرة بنفسها👸🥰

11 Nov, 15:48

167

Hadda ka hor baan wiil ku kala tagney Abaayo arooskeena 2024 aan ka dhigano ana maya 21 aa ka dhiganynaa dhahay hada aniga wali ma guursan isagana inuu single father yhy baan umaleynaa..😁
أميرة بنفسها👸🥰

11 Nov, 10:38

176

"Wali may dhacdey inta aad qof u xiistey ilaa heer ay gaadho inaad oydo.? 🤔😭💔

Ani: Haa waliba marar badan
أميرة بنفسها👸🥰

10 Nov, 18:40

200

" كل عائلة فقيرة لديها شخص يكسر سلسلة الفقر. قد تكون أنت ذلك الشخص ياصديقي ،، فأجتهد ."
أميرة بنفسها👸🥰

10 Nov, 16:05

219

ليت الأباء لا يشيبون ولا يمرضُون ولا يحزنون ولا يرحلون💔🥀

#رحم الله أبي
أميرة بنفسها👸🥰

09 Nov, 20:42

235

Sawir qaadaha wuxuu leeyahay, gaarigeyga ayaan soo ag istaagay, waxaan sugay muddo nus saac ku dhaw si ay usoo toosto, markii ay kici weysayna waxaan dalbaday taksi... Waxaan ka helay nabada ay ku jiifto, weyna ila xumaatay iyadoo uur leh, oo hurdo u baxeyso inaan qaso!

الراحمون يرحمهم الرحمن
أميرة بنفسها👸🥰

09 Nov, 20:27

207

Qof doonaya inuu arko xumaantada kuma qancin kartid wanagaga...

@Amiratu_binafsiha
أميرة بنفسها👸🥰

04 Nov, 10:58

302

Adaa dooqeyga iyo
Wixii darajeen lahaa
Dushaada macaan suree
Naftani dadka kuugu jecel
Sinaba yeey kaa dacwoon.
أميرة بنفسها👸🥰

03 Nov, 21:32

319

30jir markaan noqday 3shey baan arkay.

1- Majiro dunidan wax la dhaho saaxiib, dadkoo dhan danta iyo duruufta ayaa iskiin barta sidoo kalana idin kala geysa, markaad tahay dhakhtar saaxiibkaaga waa kan dhakhtarka kula ah, markaad tahay macallin saaxiibkaaga waa macallin, hadba meeshaad joogto qofka aad isku danta tihiin ayaa saaxiibkaaga ah.

2- Lacagtu waa awood, waxay keentaa xushmad, waxay kuu furtaa waxyaabo dad kale ka xiran, waxay ku ilowsiisaa inaad dadkale ubaahato, faqrigu waa cadaw, wuxuu ku baraa dad aanan kuu diir naxeyn, wuxuu kaa dhigaa baahane xiddigaha tiriya.

3- Cilmiga inuusan aheyn kan schoolka iyo jaamacadaha aan ku barano oo kaliya, waqtigu waa cilmi, dadku waa cilmi, noloshu waa cilmi, xanuunku waa cilmi, farxadda iyo murugta waa cilma, noloshoo dhan waa cilmi, waxaan bartay shey kasta inuu muhiim yahay misna cilmi xambaarsan yahay, waxkasta baro, naftaada ku quudi aqoon, ha isku darsan fudeyd, cilmi yari iyo akhlaaq yiri.

Goobaha shaqada mudanaha maahan walaalkaaga, shaqadaada qabso, lacagtaada qaado oo gurigaaga aad...
أميرة بنفسها👸🥰

29 Oct, 18:16

348

Afartan jirada iskaabulada ah, ee waliba ku qanacsan in ay sii ahaadaan, fadlan isbitaallada ha booqdaan, si ay u helaan adeeg caafimaad oo dhammeystiran...🙈

@Amiratu_binafsiha
أميرة بنفسها👸🥰

29 Oct, 18:04

364

Intaan gabadha fahanta nolosheeda wax weyn ayaa iska badalaya.

(Doorka ninka waa wax bixin, doorka gabadhana waa wax qaadasho)

Markaa doorki ninka oo wax bixinta aheed qaadatid oo jaceyl daryeel naxariis wax bixin kuli adiga siisid, waa hubaal ninkaas kulama sii joogi karo waayo nin sidiisoo kalaa ayaa noqotay wuxuuna raadinayaa gabar uu wax walba asaga u sameeyo oo ayadana ka qaadato, ma jiro nin xamili karo inuu qaato doorka gabadha waayo Alle ayaa u dhaliyay in uu masuul noqdo asi wax maamulo asiga wax bixiyo asiga naxariista iyo daryeelka iyo jaceylka bixiyo asiga loo baahdo asiga garab noqdo, halka gabadha ay tahay mid u sameysan in ay wax qaadato, ixtiraam wanaag daryeel qadarin jaceyl lacag wax walba ayada mudantahay in loo sameeyo.

Tusaale waxa kuugu filan maamada laheyd 15 nin ayaan guursaday mid walbana biil keen ma dhihi jirin aniga ayaa wax walba u sameyn jiray una soo xamaali jiray.

Doorkaaga haddaa xaqirto oo dhahdo aniga wax uma baahni oo doorki ninka qaadato waa hubaal gabar doorkeeda aaminsan oo wixi lasiiyo qaadaneysa ayaa la siinayaa waayo laba qof oo dhaqan nin isla leh reer ma wada dhaqi karaan.

Ninka raga ah waxa uu raganimadiisa dareemaa marka uu reerkiisa masuuliyadiisa asiga qaado oo wax walbo loo baahdo asiga la weydiiyo oo xaaskiisa iyo caruurtiisa uu asiga role model iyo super man u yahay ❤️

Wax uu isaga iska dhigayana ma ahan ee allaah ayaa u dooray in uu gabadha waa feertiisee ilaaliyo xafido dhowro wanaajiyo waayo kama maarmo, ayadana ay daryeel iyo naxariis ka hesho ninka waayo jirkiisa qeyb ka mid ah waaye oo kama maaranto.