Últimas Postagens de أميرة بنفسها👸🥰 (@amiratu_binafsiha) no Telegram

Postagens do Canal أميرة بنفسها👸🥰

أميرة بنفسها👸🥰
Aqoonta inta aYnu ka adeGsano aYunba ah inta Garadkena ku talalan ee aYnu haYno.! Halkan uGu imaw Qoralo Qalpigaga farxad Geliya io sawiro indhahaGa soo jita.

@Amiratu_binafsiha fadlan nagu soo piir oo join dheh,mhdzanid🙏❤️
1,422 Inscritos
303 Fotos
261 Vídeos
Última Atualização 06.03.2025 09:46

O conteúdo mais recente compartilhado por أميرة بنفسها👸🥰 no Telegram

أميرة بنفسها👸🥰

09 Feb, 18:07

152

قال الله تعالى:.
{ أَفَحَسِبْتُمْ أَنَّما خَلَقْناكُمْ عَبَثًا وَأَنَّكُمْ إِلَيْنا لا تُرْجَعُونَ }.
{ Ma waxaad moodeen inaan iska kiin Abuurney iney tahey ciyaar ma waxba
Idinka denbeynin miyaa }.

- hamigaaga Aakhiro hanoqdo meesha Ugu sareysa ee janada , tan aduunyadunu hanoqota waxa ugu quruxda badan.
أميرة بنفسها👸🥰

30 Jan, 03:31

239

Nabigu scw wuxuu yidhi:

❪Qur'aanka codadkiina ku qurxiya, waayo codka wanaagsani wuxuu u kordhiyaa Qur'aanka qurux.❫
أميرة بنفسها👸🥰

21 Jan, 09:36

255

waxaa la iidiiday nimcada ah in aad Ubad helo muddo dhoor sannado ah, ilaa ay dhakhaatiirtii rajo dhigeen, laakiinse waxaa yimid farajka Alle weyne markaas buu iyagii ka yaabsaday anigana kadis iigaga dhigay siismadiisa, Ilaahay baan ku dhaartaye ma helin oo ma arkin sabab ka weyn Istiqfaarta ee aan ku gaaray fadligaas.

لَوْلا تَسْتَغْفِرُونَ اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ..

Istiqfaarta badsada...📿
أميرة بنفسها👸🥰

19 Jan, 05:14

272

Nabigu SCW wuxuu yidhi

Xaqa uu qofka muslimka ahi, ku leeyahay muslimka kale waa lix

Haddaad la kulanto salaan
Hadduu ku yeedho ”casuumo ajiib/aqbal
Hadduu talo ku weyddiiyona la tali
Hadduu hindhiso oo Alxamdullilaah dheho, Adna yarxamkallah dheh,
Hadduu xanuunsado soo booqo
Hadduu dhintana, aaskiisa raac💕
أميرة بنفسها👸🥰

09 Jan, 14:08

317

Sagootintii ugu xanuunka badneed abid "waxaa lga yaabaa inanan idinla kulmin sanadkan kadib"...😢

Sagootintii uu sagootiyay nabiga scw saxaabada Rc...
أميرة بنفسها👸🥰

02 Jan, 11:54

348

Waxaa laga yaabaa adiga iyo risiqaaga inay buur dunuuba idiin dhaxayso astaqfaarso✨️
أميرة بنفسها👸🥰

02 Jan, 11:53

331

Indhuhu ceep ma arkaan hadii uu Qalpiga jeclaado Qalpiga kale ..
أميرة بنفسها👸🥰

01 Jan, 08:48

354

'Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sanadeedka hijriga waxayna ka mid tahay 4ta bilood ee xurmadao
goonida ah leh."

ilaaheey (swt) ayaa yiri: { مِنْهَا أَرْبَعَةٌ حُرْمُ }
"Waxaa ka mid ah (bilaha) 4 xurmo gaar ah leh."

Rasuulkuna (SCW) waxuu ku duceeysan jirey:-
[ اللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَشَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان.]

"Alloow noo barakee Rajab iyo Shacbaan, Oo na gaarsii Ramadaanka."
أميرة بنفسها👸🥰

29 Dec, 04:00

383

:ويأتيڪك جبر من الله ينسيڪك متاعب أيامڪك ❤️
أميرة بنفسها👸🥰

27 Dec, 01:50

412

اللهمَّ بِحُبِّكَ لِي فأغفِرلي...

Illahayow jaceelka aad I jeceshahay dartii iigu danbi dhaaf...🤲🤲