Publications du canal أميرة بنفسها👸🥰

Aqoonta inta aYnu ka adeGsano aYunba ah inta Garadkena ku talalan ee aYnu haYno.! Halkan uGu imaw Qoralo Qalpigaga farxad Geliya io sawiro indhahaGa soo jita.
@Amiratu_binafsiha fadlan nagu soo piir oo join dheh,mhdzanid🙏❤️
@Amiratu_binafsiha fadlan nagu soo piir oo join dheh,mhdzanid🙏❤️
1,422 abonnés
303 photos
261 vidéos
Dernière mise à jour 06.03.2025 09:46
Canaux similaires

3,910 abonnés

3,725 abonnés
Le dernier contenu partagé par أميرة بنفسها👸🥰 sur Telegram
- مَاذَا لَوْ كَانَ مَهركِ مُصْحَفًا، وَحَفْلَ الزِّفَافِ عُمْرَةً فِي مَكَّة؟!🕋🤍📿
Qof kastaa oo inaga Mid ah wuxuu jecelyahay laba wax:
1. Danbigiisa oo la dhaafo (Si uu janada ugu guulaysto nolosha danbe).
2. Wuxuu jecelyahay inuu helo, wuxuu necebyahayna laga dul qaado (intuu aduunyada ku noolyahay)
LABADAABA waxa lagu Helaa Salliga Xabiibka 🤍❤️
#صلوا على خاتم الأنبياء والمرسلين
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد🥰❤️
@Amiratu_binafsiha
1. Danbigiisa oo la dhaafo (Si uu janada ugu guulaysto nolosha danbe).
2. Wuxuu jecelyahay inuu helo, wuxuu necebyahayna laga dul qaado (intuu aduunyada ku noolyahay)
LABADAABA waxa lagu Helaa Salliga Xabiibka 🤍❤️
#صلوا على خاتم الأنبياء والمرسلين
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد🥰❤️
@Amiratu_binafsiha
"يارب حاجاتي إليكَ رفعتُها
ورضاكَ عنِّي أعظمُ الحاجاتِ."
ساعة إجابة..🌿
ورضاكَ عنِّي أعظمُ الحاجاتِ."
ساعة إجابة..🌿
Waligeyba waxaan ka cabsan jiray kelinimada hadana ayadaan ugu jeclahay waayo nafteydu ima qiyaamen doonto sidey ii qiyameyen oo kle...🥺
Qofka qof kle ula socda inuu ku daneysto uun waa aqasu naas dadka kuwooda ugu xun..💯
Illahay ha u naxariisto kuwa sujuuda dhexdeeda inoogu duceeya waliba inaga oo aanan ogeyn...
@Amiratu_binafsiha
@Amiratu_binafsiha
Mararka qaar in qof waa-hore kuugu dambeysay ku soo waco, kama dhigna in aadan xasuustiisa ka bixine, waxaaba suuragal ah, in uu kaa dhax arkay lambar uu baarayay ama raadinaayay magaca ugu qoran.🙈
Habeen wanaagsan, gacallayaal.🙏
Habeen wanaagsan, gacallayaal.🙏
𝗫𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱 𝘅𝘂𝗻 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗷𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗱𝗮𝘆𝗱𝗼 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗿𝗮𝗷𝗼 𝗯𝗲𝗲𝘀𝗵𝗼, 𝘅𝗮𝘀𝘂𝘂𝘀𝗼 𝗶𝗻 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘂𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗼 ,𝘀𝗮𝗯𝗮𝗿𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗸𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗶𝗶𝗰𝗮𝗻 𝘅𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀.
𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼. ⏰
𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗴𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗼. ⏰
لكل شخص في حسابي😊
أسأل الله ان يجعلني وإياكم من الذين
لا خوف عليهم ولاهم يحزنون 🤲
أسأل الله ان يجعلني وإياكم من الذين
لا خوف عليهم ولاهم يحزنون 🤲