Dernières publications de Yusuf Ali Mohamed (@yuucali143) sur Telegram

Publications du canal Yusuf Ali Mohamed  

Yusuf Ali Mohamed
Ce canal Telegram est privé.
Creative designer and software developer. Somalia at heart 🇸🇴
1,586 abonnés
27 photos
5 vidéos
Dernière mise à jour 12.03.2025 09:57

Canaux similaires

Yarimi University
42,172 abonnés
Cue Banks
10,313 abonnés
Tai Chi
6,861 abonnés
Xadiiska Maanta
3,304 abonnés
SportsTips
1,919 abonnés

Le dernier contenu partagé par Yusuf Ali Mohamed sur Telegram

Yusuf Ali Mohamed

26 Jul, 08:55

2,925

Mashruucii la dagaalanka NUURKA
Yusuf Ali Mohamed

07 Jul, 04:27

2,892

𝗫𝗮𝗹𝗮𝘆 waxaa noo dhashay 𝘀𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗰𝘂𝘀𝘂𝗯 ee islaamka 𝟭𝟰𝟰𝟲 𝗛𝗶𝗷𝗿𝗶, wax ka ogoow sanadka cusub ee islaamka, Tirsiga taariikhda hijriyada waxaa laga soo bilaawaa marki Nabi Muxammed صلي الله عليه وسلم ka hijrooday magaalada 𝗠𝗮𝗸𝗸𝗮𝗵, una hijrooday magaalada 𝗠𝗮𝗱𝗶𝗶𝗻𝗮. Taariikhda hijriyada islaamka waa bisha Allaah SWT cirka ka soo saaray ee aan tirsano kuna soono, ku xajino, zakadana aan ku dhiibno,
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 dhamaan ummada 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 ah meel walbo oo aad 𝗱𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮 ka joogtaan, Alle ha inooga dhigo mid wata caafimaad, nabad, amni, hormar iyo barwaaqo.

Hambalyo mar kale❤️
Subax wanaagsan.😊
1-Muxaram-1446 🎊🎉
Yusuf Ali Mohamed

30 Jun, 22:04

2,674

I am proud to be 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 🇸🇴❤️
Hambalyo 𝟭-da 𝗟𝘂𝘂𝗹𝘆𝗼.
Dalkeena ilaahay 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱 iyo 𝗔𝗺𝗻𝗶 hanooga dhigo.
Yusuf Ali Mohamed

15 Jun, 19:58

3,057

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡 𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗜𝗜𝗡 𝗪𝗔𝗟𝗔𝗔𝗛𝗘𝗘𝗬 𝗔𝗔𝗡 𝗝𝗘𝗖𝗟𝗔𝗛𝗔𝗬𝗢𝗢𝗪:
Farxad, Caafimaad iyo Nabad ku ciida meel walbo oo aad dunida 🌎 ka joogtaan. 🎊 ❤️
Inteena xanuunsan allaha caafiyo, dadkii qiimaha badna ee aan jecleen ee aduunka ka tagayna dhamaantood allaha u naxariisto.

Dalkeena NABAD allaha nooga dhigo.
Yusuf Ali Mohamed

30 May, 02:27

3,639

iLaahoow u gargaar walaalaheen reer falastiin.