Yusuf Ali Mohamed (@yuucali143) के नवीनतम पोस्ट टेलीग्राम पर

Yusuf Ali Mohamed टेलीग्राम पोस्ट  

Yusuf Ali Mohamed
यह टेलीग्राम चैनल निजी है।
Creative designer and software developer. Somalia at heart 🇸🇴
1,586 सदस्य
27 तस्वीरें
5 वीडियो
अंतिम अपडेट 12.03.2025 09:57

समान चैनल

CILMI RAADIS CHANNEL
20,433 सदस्य
Tafâçir Oustas Yahya Bâmâre
6,683 सदस्य
Guryosamo
4,200 सदस्य
XIT MUSIC 🎧
3,794 सदस्य
mohamed sharif muktar
2,564 सदस्य
Abhi Pharmacy
2,062 सदस्य
Muslims
1,341 सदस्य

Yusuf Ali Mohamed द्वारा टेलीग्राम पर साझा की गई नवीनतम सामग्री

Yusuf Ali Mohamed

08 Oct, 18:17


Yusuf Ali Mohamed pinned «Wuu furmay, waa kan website ka saxda ah ee doowlada leedahay kaas oo laga xareesto: 👇👇 https://dvprogram.state.gov/application.aspx»
Yusuf Ali Mohamed

03 Oct, 10:09

1,352

Waxaan la xareeyay walaalo gaarayo ilaa 17 qof oo kala duwan dhamaantoodna si guul ah noogu dhamaaday. Dadka kale ee aan wada hadalnay intooda badan waxaa ka maqan sawirka. Waxaan idiin rajeeynaa inta aan la xareeyay ilaahay idanki in aad heshaan insha allah. 🙏 waan ku faraxsanahay si bilaash ah oo walaaltinimo ah in aan diin caawiyay. ❤️
Yusuf Ali Mohamed

03 Oct, 00:15


Live stream finished (259 days)
Yusuf Ali Mohamed

02 Oct, 18:44

1,239

WALAALAHEEY INTA RABTO IN AAN LA XAREEYO WAXAAD SAMEESAAN HALKAAN KOMATIGA HOOSE IGALA SOO HADAL “Hi” AMA “Diyaar” II SOO QOR ANAA LUUQA KAALA SOO HADLAAYO INSHA ALLAH.
💻🫂
WAXAAN IDIIN RAJEEYNAA GUUL DHAMAANTIIN.
Yusuf Ali Mohamed

02 Oct, 16:28

1,168

Wuu furmay, waa kan website ka saxda ah ee doowlada leedahay kaas oo laga xareesto: 👇👇
https://dvprogram.state.gov/application.aspx
Yusuf Ali Mohamed

02 Oct, 15:48

1,082

𝗖𝗔𝗔𝗪𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗔 𝗙𝗨𝗥𝗠𝗜 𝗗𝗢𝗢𝗡𝗢 𝗗𝗩 𝗟𝗢𝗧𝗧𝗘𝗥𝗬 𝟮𝟬𝟮𝟲
Barnaamijkaan baqtiyaa nasiibka ah waa fursad bilaash ah oo ay dhici karto in aad heshid adiga oo aan wax qarash ah kaa bixin, kana mid noqon karro dad gaaraya ilaa 50,000 oo loogu talagaly in la siiyo fiisooyin.

Aniga nolasheeyda laba mar ayaan tijaabiyay yacni aan xareestay marna waan helay marna waan waayay, marka aan helay iima suurta galin in aan safaarada tago.

Hala iska ilaaliyo website yo waxaa jiro been abuur ah oo aan aheen midka doowlada mareekanka ee laga xareesto. Linkiga saxda ah waxaan soo galinayaa halkaan saacad kadib marki la furo.
Yusuf Ali Mohamed

27 Aug, 09:37

2,520

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee soo gudbay, waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa 10 ka arday ee kaalmaha hore soo galay, hambalyo dhamaantiin.

Sawirka waa saddexda arday ee ugu horeeyso.
Yusuf Ali Mohamed

12 Aug, 14:44

2,642

Sawirkaan waa kartoon wuxuu sidaa ama na tusinayaa fariin muhiim ah, ee adigu ma noo sheegi kartaa micnaha sawirkaan ama fariinta uu xambaarsan yahay?

Casir liiq wanaagsan. 🌆❤️
Yusuf Ali Mohamed

29 Jul, 20:13

3,048

Waxaad heesataa 𝟭𝟬𝟬 𝗸𝗶𝗶𝗹𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺 oo dahab ah, waxaad rabtaa in aad lacag ku badalatid, halki garaam qiimihiisana waa $𝟴𝟱.

Haddaba imisa lacagta 𝟭𝟬𝟬 ka kiilo garaam ee dahabkaas ah?

Ka jawaab adiga oo aadan qofna weeydiin ama aadan qashin, sidoo kale kaliya waxaa soo qortaa lacagta cadadkeeda bas, Tusaale: $2500 cml, wax faahfaahin ah ha soo qorin.

Tartiibkaaga 😊 waa galee anaa hubee.
Yusuf Ali Mohamed

26 Jul, 10:59

2,836

https://youtube.com/playlist?list=PLQ-ZZQxWO476ruIPQMzwxpGyiZZ77P7WE&si=Y7kBlbJW6lh1mfC-