Mushakal channel 🤣🌐 @wiiltuulo143 Channel on Telegram

Mushakal channel 🤣🌐

@wiiltuulo143


Mushakal channel 🤣🌐 (English)

Welcome to the Mushakal channel! Are you ready to laugh and explore the world at the same time? If so, you've come to the right place. This channel, managed by the user wiiltuulo143, is dedicated to providing you with a daily dose of humor and interesting content from around the globe. Whether you're looking for funny memes, hilarious videos, or fascinating facts about different cultures, Mushakal channel has got you covered. Join us today and be a part of our growing community of like-minded individuals who appreciate a good laugh and love to learn new things. Don't miss out on all the fun - subscribe now and let the laughter begin!

Mushakal channel 🤣🌐

20 Nov, 23:05


ˣᵘˢᵏᵃ 21ⁿᵒᵛᵉᵐᵇᵉʳ 2024

Maansadan waxa tiriyey cabdirisaaq axmed cigaal(darwiish)

Macalinku waa furaha nolosha kaas oo dadka u iftiimiyaha aayaha nololeed sidoo kalena waa tilmaamaha ama horgalaha bulsho meel degan.

Hadaba isagoo qiimaha macalinka inoo soo tebinaya wuxu yidhi :

Madaxa dalka hooyiyo
Mudankiyo umadeeniyo
Mu’miniinta bulshadeeniyo
Muftigii diinta sidoow
Maansadu waa dhiniciinee
Maqla waanadan maanta.
Ilaahii maalig ahaayoow
Macbuudka na uumayoow
Allahaan magantiisa nahayow
Adigaan kuu maganahee
Muraadkiisa meel mari
Macalinkeena sharafta leh
Muu’min iyo gaaliyo
Muslim waa yaqaanaa
Maan lagu hanuuniyo
Masalooyin kala dhigan
Marin lagu hagaagiyo
Midho iyo hoobaan
Malabkiisa doorka ah
Iyo inu yahay muqadinkii
Madax ugu sareeyee
Maamuus ugu mudnaa iyo
Manhajkiisa gaarka ah
Macalinkeen alloow kaal
Macalinkiis allow kaal
Mid kale alloow kaal.
Macalinoow adigaa mudnaadoo
Maankiyo qalbigaba dega

Mushakal channel 🤣🌐

19 Nov, 17:23


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Mushakal channel 🤣🌐

08 Nov, 10:35


"Ilaahow malinka jumca waxaad naga yeeshaa kuwa aad cafiskaaga u fidiso kana raali noqoto danbigoodana aad dhaafto naartana aad ka xarrimto una qorto jannada.."🤲🥰
Aamin Aamin Aamin 🤲

Jumca mubarak ♨️😘

Mushakal channel 🤣🌐

04 Nov, 17:36


Riyo laguma faane
Runta lagu rafaada
Rajo uun hafilanine
Ficil raaci sheekada
Fadhi laguma gaadho
Fudayd maaha guushuye

Mushakal channel 🤣🌐

02 Nov, 17:50


Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7

Mushakal channel 🤣🌐

02 Nov, 17:15


𝖠𝖺𝖻𝖾 𝖶𝖺𝖺𝗒𝖾𝗅 𝖠𝗁 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝗍𝖺𝗅𝖾𝖾𝖿𝗈𝗇𝗄𝗂𝗂𝗌𝖺 𝗀𝖺𝖼𝖺𝗇𝗍𝖺 𝗎 𝗀𝖾𝖾𝗒𝖺𝗒 𝗆𝗂𝖽 𝗄𝖺𝗆𝗂𝖽 𝖺𝗁 𝖽𝗎𝗄𝖺𝖺𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝗁𝖺𝗀𝖺𝖺𝗃𝗂𝗒𝗈 𝗍𝖾𝗅𝖾𝖾𝖿𝗈𝗈𝗇𝖺𝖽𝖺  𝗄𝖺𝖽𝗂𝖻𝗇𝖺 𝖿𝖺𝗋𝗌𝖺𝗆𝖺-𝗒𝖺𝗊𝖺𝖺𝗇𝗄𝗂 𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗄𝗎 𝗒𝗂𝖽𝗁𝗂 𝗈𝖽𝖺𝗒𝗀𝗂𝗂 𝖶𝖺𝖺𝗒𝖾𝗅𝗄𝖺 𝖺𝗁𝖺𝖺 "𝖳𝖺𝗅𝖾𝖾𝖿𝗈𝗈𝗇𝗄𝖺𝖺𝗀𝗎 𝗐𝖺𝗑𝖻𝖺 𝗄𝖺𝗆𝖺 𝗄𝗁𝖺𝗅𝖽𝖺𝗇𝗈 (𝗆𝖺 𝖼𝗂𝗅𝗅𝖺𝖽𝖺𝗒𝗌𝗇𝖺).
𝖪𝖺𝖽𝗂𝖻 𝗈𝖽𝖺𝗒𝗀𝗂 𝗐𝖺𝖺𝗒𝖾𝗅𝗄𝖺 𝖺𝗁 𝗂𝗇𝖽𝗁𝗂𝗁𝗂𝗂𝗌𝖺 𝗂𝗅𝗆𝗈 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝗄𝖺𝗌𝗈𝖽𝖺𝖽𝖺𝗍𝖺𝗒 𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗒𝗂𝖽𝗁𝗂,
"𝖧𝖺𝖽𝖺𝖻𝖺 𝗆𝖺𝗑𝖺 𝗄𝖺𝗅𝗂𝖿𝖺𝗒 𝖼𝖺𝗋𝗋𝗎𝗋𝗍𝖾𝖽𝖺 𝗂𝗇 𝖺𝗒𝗌𝖺𝗇 𝗆𝖺𝗋𝗇𝖺𝖻𝖺 𝗂𝗌𝗈𝗈 𝗑𝗂𝖽𝗁𝗂𝖽𝗁𝗂𝗇 ??

𝖶𝖺𝗑𝖺𝖺 𝗆𝗎𝗁𝗂𝗂𝗆 𝖺𝗁 𝗂𝗇 𝖺𝖺𝖽 𝗑𝖺𝗌𝗎𝗎𝗌𝖺𝗍𝗈 𝗐𝖺𝖺𝗅𝗂𝖽𝗄𝖺𝖺𝗀𝖺 𝗆𝖺𝗋𝗄𝗂 𝖺𝖺𝖽 𝗒𝖺𝗋𝖾𝗒𝖽 𝖼𝗂𝖽𝗅𝗈 𝗄𝖺𝖺𝗀𝖺𝗆𝖺 𝗎𝗎𝗌𝖺𝗇 𝗍𝖺𝗀𝗂𝗇 𝖾𝖾 𝖺𝖽𝗂𝗀𝗎 𝖼𝗂𝖽𝗅𝗈 𝗁𝖺 𝗎𝗀𝖺 𝗍𝖺𝗀𝗂𝗇 𝗆𝖺𝗋𝗄𝗂 𝖺𝗒 𝖽𝖺' 𝗇𝗈𝗊𝖽𝖺𝖺𝗇.

Mushakal channel 🤣🌐

12 Oct, 02:35


Weligaa intaa Nooshahay 6-dan Waxyaabood Haka tagin Aniga Nafteeyda Xitaa Waa ii Muhiim.

1: ku Shugri Nimcada Haysato waxaa dhaceysa in Alle kuu biiriyo uu ziyaadiyo .
قال تعالي: لئن شكرتم لأزيدنكم"

2: Waligaa Ha dayicin haka tagin Ducada iyo baryada Alle, Alle wuxu kuu balan qaaday In uu kaa aqbalayo.
قال تعالي؛ ادعوني أستجب لكم"

3: Ku dadaal inaad badiso istiqfaarta Haddii ay taasi dhacdo Waxaa kamid noqoneysaa Dadka bad baaday.
قال تعالي: وما كان الله معذبهم وهم يستغفرون"

4: Waxaad kaalmeysataa Sabar iyo Salaada Haddi ey taasi dhacdo Alle ayaa la jirkaaga ah Mar waliba .

قال تعالي: إستعينو بالصبر والصلاة ان الله مع الصابرين"

5: Ha iloowin Xasuusashada Rabbi SWT waxaa dhaceysa in Adigane Rabbigu ku xuso uusan  ku ilooobin.
قال تعالي؛ فأذكروني أذكركم "

6: waxaad noqotaa qof cafin badan oo dadka iska saamaxa  Alle ayaa danbiyadaada dhaafaya

قال تعالي "وَلْيَعْفُوا وَلْيَصْفَحُوا ۗ أَلَا تُحِبُّونَ أَن يَغْفِرَ اللَّهُ لَكُمْ ۗ وَاللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ"..

Ilahay anaga iyo waalidiinteen ha noo danbi dhaafo hana noo naxaristo.

Mushakal channel 🤣🌐

03 Sep, 21:17


Rajo kasto oo guuleystay waxeey sal iyo gudhig u tahay dadaal iyo usoo dhabar-aadegid nafsadeed,
Subax kastoo dhalato amase maalin walboo soo siyaaddo waxaa la siyaado ama la abuurmo kumanaan rajo oo mid walba ay wadato astaan iyo miisaan u gooni ah keliyanna waxeey rabaan in loo ajiibo lagana faa'ideysto nicmadda maalinkaas taalo.
Waad guuleysan kartaa hadaad si waafi ah Himilooyinkaas ula falgasho sharuudahaas subax/maalin walba ko horyaalo hadaad ula falgasho si aysana ku dheehneyn hagaar la'aan iyo niyad la'aan.

Waad guuleysan kartaa.

Mushakal channel 🤣🌐

30 Aug, 23:11


Dadku waxay dhahaan ma garan kartid qiimaha waxa aad heysatid ilaa aad ka weysid mooyaane.

Balse runtaa waxay tahay:

Waad taqaanaa qiimaha waxa aad heysatid balse adigaan moodeyn inaad waayi doonti

Mushakal channel 🤣🌐

30 Aug, 23:00


Ma jiraan wax siro ah oo guul lagu gaari karo, kaliya waxaa jira Diyaar garoow, shaqo adag, iyo qaladaadka oo wax laga barto.

Mushakal channel 🤣🌐

29 Aug, 16:51


Saliga Nabiga scw wuxuu Sabab u noqdaa in danbiyadaada la dhaafo
Saliga nabiga Scw wuxuu sabab u noqdaa in ducadaada la aqbalo
Saliga Nabiga scw wuxuu Sabab u Noqdaa in Uu Nabiga ku shafaco qaado

𝚓𝚒𝚖𝚌𝚘 𝚖𝚞𝚋𝚊𝚛𝚊𝚔 🌱🥀

Mushakal channel 🤣🌐

28 Aug, 10:10


Qofka Beni Adamka waa in uu noqda Goalkiisa kama danbay sata ahi !!
IIaahay siduu uraali gilinaayo !!
Janadaan intan la eg sidu u heli lahaa
Hadduu your goals dhamaantood!!
Ahdaaftada dhan ay kusoo koob maan
Guri yaro ballaaran oo sariir un kaga seexan doonto !!
Gawaari tiro badan oo aad mid un ka fuuli doonto iyo lacag tiro badan ku mashquuliso un
Alle dhammaanteen ha naga dhigo kuwii kuwada kulmay jannada ❤️❤️‍🩹🥰

Ku sali Nabiga S.C.W

Mushakal channel 🤣🌐

27 Aug, 12:52


Nolosha ayaa geerida weydiisay maxay dadka aniga iijecel yihiin adigana kuu neceb yihiin? Geerida waxay ku jawaabtay adiga waxaad tahay been qurux badan anigana waxaan ahay run xanuun badan.

Mushakal channel 🤣🌐

27 Aug, 12:10


Jawaab Qof xikmad badan bixiyay😍

Cumar binu cabdicasiis khaliifkii shanaad ee muslimiinta ayay qaar walaalihiis kamid ahi la taliyeen oo ay ku yidhaahdeen "hadii aad iska nasan laheyd wey fiicnaan la

Mushakal channel 🤣🌐

21 Aug, 12:22


Imaanka waa sida adiga oo diyaarad saaran oo kale, mar kasta oo aad kore sii aado sheeyada dhulka saarana way kula sii yaraanayaan.

Mushakal channel 🤣🌐

19 Aug, 12:48


SALAAN SAXIBAYAL

Haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye
Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dhereggu xaaraane
Dhedigaansho waa ceeb inaad dhamagsataa meele
Dhadhan malaha aadmigu wuxu kugu dhalliilaaye
Nin dharbaaxo quudheed dugsaday dhaqayaded maalye
Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abide.

Mushakal channel 🤣🌐

18 Aug, 15:40


Xisaabta waxaa suura gal ah ineysan na barin sida aan nolosheena farxad ugu soo kordhin laheyn ama murugo uga jari laheyn, balse waxay na bareysaa hal arin oo muhiim ah taasoo ah in problem kasta uu l

Mushakal channel 🤣🌐

17 Aug, 05:12


Hadaad heysato dhiira galin aad wax ku bilaabi kartid, waxaad heysataa dhiira galin aad ku guuleysan kartid.

Mushakal channel 🤣🌐

14 Aug, 11:28


𝐇𝐚𝐤𝐚 𝐟𝐢𝐤𝐢𝐫𝐢𝐧
𝗤𝗼𝗳𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗲 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻
𝙀𝙀 𝙠𝙖 𝙛𝙞𝙠𝙞𝙧 𝙦𝙤𝙛𝙠𝙖 𝙠𝙪𝙡𝙖 𝙟𝙤𝙤𝙜𝙞 𝙙𝙤𝙣𝙤
𝙞𝙇𝙖𝙖 𝙙𝙝𝙖𝙢𝙖𝙙𝙠𝙖 𝐍𝐎𝐋𝐎𝐒𝐇𝐀