Tafsiirka sh.Dirir @tafsiirka_sheekh_dirir Channel on Telegram

Tafsiirka sh.Dirir

@tafsiirka_sheekh_dirir


Waxa channelkan maamula markaka fasiila ⬇️
https://t.me/fasiila_center


Linkga cahnnelkeena 👇👇👇

Tafsiirka sh.Dirir (Somali)

Tafsiirka sh.Dirir waa channel ay ka dhigayaan fahamka macluumaadka tafsiirka quraanka kariimka ah, oo si gaar ah uugu faahfaahsanaya sheekh Dirir. Sheekh Dirir waa sheekh caan ah oo ka tirsan ururka Diinta Islaamka, oo ah mid ka mid ah culamadiisa ugu caansan. Channel-ka waxaa uu maamula marka la fasiila fasiilan oo aad u badan sidii loo fahmi lahaa tafsiirka quraanka. Wuxuu si toos ah ugu soo gudbiyaa macluumaadka luqadda carabiga ee quraanka, si aad u fahmi lahayd waxyaabaha maqalaadka iyo waxyaabaha aad ka heli lahayd kala tafsiirka tafsiirka sheekh Dirir. Hadaad rabto inaad wax badan oo cusub ka barato tafsiirka quraanka, halkan ayaad ku heli doontaa fursad furan oo aad ku barato.

Tafsiirka sh.Dirir

24 Jan, 03:56


🔖maalinkii 147aad ee muraajacada hoose:
سورة النمل :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6728.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6729.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

23 Jan, 03:41


Yutube ⬇️

Maryam: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali Biixi.

Tafsiirka sh.Dirir

23 Jan, 03:39


Yutubeka ⬇️

Maryam Hooyadeed: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali.

Tafsiirka sh.Dirir

23 Jan, 03:33


Qisadii maryam iyo hooyadeed.

Tafsiirka sh.Dirir

22 Jan, 04:38


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/7102.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/7103

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

22 Jan, 04:38


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة النور.

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

21 Jan, 05:19


🔖maalinkii 147aad ee muraajacada hoose:
سورة النمل :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6724.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6725.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

20 Jan, 04:53


https://t.me/fasiila_center/3960

Tafsiirka sh.Dirir

20 Jan, 04:53


Saaka waxa si rasmiyaa inoogu bilaabmaya Barnaamijkeeni نسائم رمضان sannadkiisi 4aad, alle waxaan inooga baryayaa inuu inoo noqdo mid aan wax badan ka faaiidno oo kaalmo inoogu noqda isbedelka aan sii samaynayno ramadaan ka hor.

Tafsiirka sh.Dirir

20 Jan, 03:47


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة الفرقان.

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

20 Jan, 03:47


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/7053.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/7054.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

19 Jan, 00:56


🔖maalinkii 147aad ee muraajacada hoose:
سورة النمل :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6722.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6723.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

18 Jan, 03:32


🔖maalinkii 146aad ee muraajacada hoose:
سورة النمل :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6666.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6667.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

17 Jan, 13:55


Channelkeenaa wuxuu soo dhigay barnaamijkaa oo isniinta bilaabmaya ⬇️

https://t.me/fasiila_center

Tafsiirka sh.Dirir

17 Jan, 13:55


Sannadkan waxan xooga saaraynaa xaga cibaadada iyo qalbiyadeena inaan sii jilcino si ramadaan inoogu dha dhanto, halku dhiga sannadkan 4aad waa :
{وَعَجِلتُ إِلَيكَ رَبِّ لِتَرضى﴾
Aayada quraanka ayaan kasoo qaadanay halku dhigeena.

Tafsiirka sh.Dirir

17 Jan, 06:12


🔖maalinkii 145aad ee muraajacada hoose:
سورة النمل :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6664.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6665.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

16 Jan, 07:01


Xalay qaza xabad joojinbaa laga sameeyay qofkii alle wax siiyay ee meel uu uugu dirana garanaya ka qayb qaado agoonta iyo dib udhiska qaza waxyar iyo waxweynba waxbay utarayaan.

Ha moodin soomalidu inaanay ummada muslimkaa wax ku darsan oo dalkeena mooye aanay meel kale shilin marin, qaza waaba inagu waajib inaan gacan qabano oo dib uula dhisno dalkaa la baabiiyay ee muslim oodhan gacmaha ka laabtay inuu uhiiliyo mar hadii illaahay cadawgii kajoojiyay baaruuda la dhacayay aan shilinkeena kaga qayb qaadano, hadaad awoodi kartaana dadka waaweyn ee culimada ama dawladaba ah qofkii ay suura gal utahay haku dhiiri geliyo gargaarka ummadaa muslimkaa inaga mudan yihiin.

Tafsiirka sh.Dirir

16 Jan, 06:57


Yutube ⬇️

Qaybtii 4aad Qisadii Suleykha: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali.

Tafsiirka sh.Dirir

16 Jan, 06:57


Yutube ⬇️

Qaybtii 3aad Qisadii Suleykha: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali.

Tafsiirka sh.Dirir

16 Jan, 06:55


Yutube ⬇️

Qaybtii 2aad Qisadii Suleykha: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali.

Tafsiirka sh.Dirir

16 Jan, 06:54


Yutube ⬇️

Qisadii Suleykha: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali.

Tafsiirka sh.Dirir

16 Jan, 06:52


Qisadii sulaykha :

Tafsiirka sh.Dirir

13 Jan, 02:49


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة الفرقان.

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

13 Jan, 02:49


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6992.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6993.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

12 Jan, 08:52


Markaskan channelkeenan tafsiirkana wuu hoos yimaadaa.

https://t.me/fasiila_center

Tafsiirka sh.Dirir

12 Jan, 08:51


Subax wanaagsan reer fasiila waxa jidka kusoo jira Baranamijkeeni نسائم رمضان sannadkiisi 4aad, waxan baranamijkan qadanaa mudo 40 maalmood ah oo aan ramadaanka usii diyaar garawno, mawduuca aan sannadkan xooga saarayno inshaa allaah usbuucan ayaan idinla wadaagaynaa, wuxuu inoo bilaabmyaa barnaamijku 20 bisha rajab wuxuuna inoo dhamaanayaa shacbaan dhamaadkeeda, markaasaa toos waxa uugu xiga Barnaamijkeeni أنوار رمضان ee aan ramadaanka qaadan jirnay.

Mudo 2 bikood iyo 10 maalmood ayaan cibaadada isku dhiiri gelinaynaa.

Noosoo duceeya in sannadkan alle na waafajiyo baraamij qurxo badan oo nolosheena waxbadan kusoo kordhida oo iimaankeena kor uqaada.

Inbadan ayay naga qadataa barnamijka inaan diyaarino oo baadhista wax soomali lagu duubay oo habaysan waqti badan ayaan gelinaa.

Usbuucan soo socda maalinka jumcaha gelinka danbe ayaan ogaysiiska [ ٤] نسائم رمضان idinla wadaagaynaa inshaa allah diyaar noo ahaada.

Tafsiirka sh.Dirir

12 Jan, 03:35


🔖maalinkii 144aad ee muraajacada hoose:
سورة القصص :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6346.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6347.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

11 Jan, 04:59


🔖maalinkii 143aad ee muraajacada hoose:
سورة القصص :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6341.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6345.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

10 Jan, 04:29


Qofkii raba inuu channelkeena groupyo ama dad la wadaago waakan linkgiisa ⬇️

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir

Tafsiirka sh.Dirir

10 Jan, 04:23


Shalaybay ahayd maalintaan bilownay muraajacada aan isku xidhayno 15 juz ee hoose hada waata wax yarbaa inoo hadhay alle wanaag ha inoogu dhameeyo.

Qofkastoo inagu soo biira waxba kuma dhaafin halkaa aan marayno nagala bilaabo anaku waanu iska muraajaco badanahy wiixi ku dhaafay mar kalaad ku laaban doontaa inshaa allaah.

Dadku nagu cusub kusoo dhawaada khayrka aadbaan idiin soo dhaweynaynaa beryahan dad badan ayaa nagu soo biiray.

Channeladeena kalana waan inooso bandhigayaa halkan ayaad ka akhrisan kartaa inta channel ee khayraa an leenahay ⬇️

https://t.me/fasiila_center/3900.

Dadka mar walba share gareeya channelkeena ee ummada usoo bandhiga abaalkaaga adiga iyo waalidiintaa janno alle haka dhigo guulayso aduun aakhiraba.

Tafsiirka sh.Dirir

10 Jan, 04:21


🔖maalinkii 142aad ee muraajacada hoose:
سورة القصص :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6276.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6277.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

09 Jan, 05:42


Ka faaiidaysi wacan.

Tafsiirka sh.Dirir

09 Jan, 05:41


Yutube ⬇️

Qaybtii 4aad Qisadii Balqiis: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali.

Tafsiirka sh.Dirir

09 Jan, 05:40


Yutube ⬇️

Qaybtii 3aad Qisadii Balqiis: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali.

Tafsiirka sh.Dirir

09 Jan, 05:25


Yutube ⬇️

Qaybtii 2aad Qisadii Balqiis: Haweenkii Quraanka Lagu Xusay Sh.Maxamed Cali.

Tafsiirka sh.Dirir

09 Jan, 05:24


Yutube ⬇️

Haweenkii Quraanka Lagu Xusay: Qisadii Balqiis Sh.Maxamed Cali Biixi.

Tafsiirka sh.Dirir

09 Jan, 05:24


Maanta waxan Bilaabanaynaa barnaamij lamagac baxay Haweenkii quraanka lagu sheegay || waxa soojedinaya:
Sh. Muxamad cali biixi.

Balqiis :

Tafsiirka sh.Dirir

08 Jan, 04:07


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة الفرقان.

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

08 Jan, 04:07


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6990.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6991.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

07 Jan, 05:23


🔖maalinkii 141aad ee muraajacada hoose:
سورة القصص :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6274.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6275.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

06 Dec, 03:23


🔖maalinkii 122aad ee muraajacada hoose:
سورة الأحزاب :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/3277.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/3279.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

05 Dec, 07:58


Labadan dersi dhexda markay marayaan ma idinka go'ayaan ?

Haa haday tahay [ 👍 ] warqadan saar.

Qaabka loo saaro hal mar hagacanta warqadan ku dhufo adaan ku cadaajinayn markaas ayay kuusoo baxaysaa.

Tafsiirka sh.Dirir

05 Dec, 06:13


Yutube ⬇️

X.8aad Ma La Nooshahay Quraanka S.Xassan Muxumed (Jaabir).

Tafsiirka sh.Dirir

05 Dec, 06:11


Yutube ⬇️

X.7aad: Ma a Nooshahay Quraanka Sh.Xassan Muxumed (Jaabir).

Tafsiirka sh.Dirir

05 Dec, 06:10


Xaqadii 7 iyo 8:

Tafsiirka sh.Dirir

04 Dec, 06:16


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة النمل.

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

04 Dec, 06:16


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6664.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6665.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

03 Dec, 01:28


🔖maalinkii 121aad ee muraajacada hoose:
سورة الأحزاب :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/3238.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/3239.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

02 Dec, 03:55


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة الشعراء.

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

02 Dec, 03:55


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6916.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6917.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

01 Dec, 15:16


Link ga channelkeena waakan ⬇️

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir

Tafsiirka sh.Dirir

01 Dec, 15:11


Maanta waxan gaadhnay 2kun oo qof .
🎉🎉🎊🎊🎊

Jeclaan lahaa 2kun inay maalin kasta tafsiirka dhegaysanyaan kuna camal falayaan oo aanay halkan uun isaga jirin.

Alle ha idin barakeeyo dhamaantiin .

Markastoo aad channelkeena dadka gaadhsiisaan waa markastoo aad ajar ka helaysaan qofka yimaada ee dhagaysta.

Xaliimo axmad ayaa buuxisay 2kun.🎉

Kun markaan gaadhnayna waatii gabadh ridwaan uugu qorantahay inoo buuxisay.🎊

Tafsiirka sh.Dirir

01 Dec, 02:00


🔖maalinkii 120aad ee muraajacada hoose:
سورة سبأ :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/3517.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/3518.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

30 Nov, 05:29


🔖maalinkii 119aad ee muraajacada hoose:
سورة سبأ :

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/3515.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/3516.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

03 Nov, 03:38


🔖maalinkii 104aad ee muraajacada hoose:
سورة ص:

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4032.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4033.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

02 Nov, 04:17


🔖maalinkii 103aad ee muraajacada hoose:
سورة ص:

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4030.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4031.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

01 Nov, 01:13


🔖maalinkii 102aad ee muraajacada hoose:
سورة ص:

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4028.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4029.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

31 Oct, 09:58


Ka faaiidaysi wacan.

Tafsiirka sh.Dirir

31 Oct, 09:58


Yutube👇

Ilayska Quraanka | Sh. Xasan Jaabir | Imtixaanka Alle Ee Aduunka| #11 | نور القرآن.

Tafsiirka sh.Dirir

31 Oct, 09:58


Yutube👇

Ilayska Quraanka | Sh. Xasan Jaabir | Nolosha Wanaagsan| #10 | نور القرآن.

Tafsiirka sh.Dirir

31 Oct, 09:57


Xalqada 10 iyo 11:

Tafsiirka sh.Dirir

30 Oct, 01:35


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة النمل.

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

30 Oct, 01:35


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6664.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6665.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

29 Oct, 05:48


🔖maalinkii 101aad ee muraajacada hoose:
سورة الزمر.

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4138.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4139.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

28 Oct, 01:31


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة القصص

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

28 Oct, 01:31


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6476.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6477.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

27 Oct, 05:46


🔖maalinkii 100aad ee muraajacada hoose:
سورة الزمر.

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4136.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4137.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

26 Oct, 14:43


Channelkeenaa wuxuu gaar uyahay sunnada nebigeena, saakana kitaabka رياض الصالحين ayaa ka bilowday ⬇️

https://t.me/xikma_1

Sabti iyo salaasa oo keliyaa lasoo geliyaa hal vedio.

Waa channeladeena fasiila hoos yimaada.

Tafsiirka sh.Dirir

26 Oct, 02:22


🔖maalinkii 99aad ee muraajacada hoose:
سورة الزمر.

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4134.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4135.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

25 Oct, 00:56


🔖maalinkii 98aad ee muraajacada hoose:
سورة الزمر.

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4099.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4100.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

24 Oct, 01:29


Ka faaiidaysi wacan.

Tafsiirka sh.Dirir

24 Oct, 01:29


Yutube👇

Ilayska Quraanka | Sh. Xasan Jaabir | Habka La Isu Salaamo | #9 | نور القرآن.

Tafsiirka sh.Dirir

23 Oct, 11:34


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6346.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6347.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

23 Oct, 11:34


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة القصص

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

23 Oct, 09:51


saaka hawlbaan yara galnay naga raali ahaada waan soo habsaanay.

Tafsiirka sh.Dirir

22 Oct, 01:42


Shalay muraajacdana aya ulahayd wana ilawnay oo muraajacadii kalaan soo dhignay.

Tafsiirka sh.Dirir

22 Oct, 01:41


🌻Halkan kasoo daawo ama kasoo dhegayso :

1. Vedio👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6341.

2.cod 👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/6345.

Ka faaiideysi wacan alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

22 Oct, 01:41


Maaanta waxaan muraajcaynaa
سورة القصص

Muraajacada sare.

Tafsiirka sh.Dirir

21 Oct, 01:29


🔖maalinkii 97aad ee muraajacada hoose:
سورة الزمر.

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4097.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4098.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

20 Oct, 04:29


🔖maalinkii 97aad ee muraajacada hoose:
سورة غافر.

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4243.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4244.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

Tafsiirka sh.Dirir

19 Oct, 05:47


Soo dhawaada wlllaha nagu soo biiray.

Qaabkan ayaan usoconaa:

Malinka sabti / Axad / salaasa / jumce .
Muraajaco ayaan soo dhigna aan hoos kasoo bilownay.


Maalinka isniin / arbaca waxan soo dhignaa muraajaco hore noogu socotay oo aan ku magacawna muraajacada sare .

Maalinka khamiista kolba waxyaabo quraanka la xidhiidha oo ay tahay inaan iska hagaajino dhiiri gelina inoo ah.

🔗waxan dhamaynay 15 juz markaa muraajacdaan isku soo xidhaynaa.

Suaalo ayaq jiri jiray iyo qoraalo aan sqmayno beryahan waan ka mashquulnay waan rajaynayna inaan kusoo laabano.

Tafsiirka sh.Dirir

19 Oct, 05:20


🔖maalinkii 97aad ee muraajacada hoose:
سورة غافر.

🔹Vedio / daawsho👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4241.

🔹Dhegaysi:👇

https://t.me/Tafsiirka_sheekh_Dirir/4242.

🔻 linkga ku dhufo si meesha uu yaalo kuu geeyo.

Alle ha inagu anfaco.

2,720

subscribers

1,202

photos

14

videos