Somali Background VIP โ˜”๏ธ @somalibackgroundvip Channel on Telegram

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

@somalibackgroundvip


Somali background vip , Hoyga Xigmadaha dhalinta somaliyeed ๐Ÿ’Ž

Somali Background VIP โ˜”๏ธ (English)

Are you interested in learning more about Somali background and culture? Look no further than Somali Background VIP โ˜”๏ธ! This channel is dedicated to providing its members with valuable information and insights into the rich history and traditions of Somalia. Whether you are a Somali expat looking to connect with your roots or simply curious about this fascinating culture, Somali Background VIP โ˜”๏ธ has something for everyone. From language lessons to historical anecdotes, this channel covers a wide range of topics that will deepen your understanding and appreciation of Somali heritage. Join Somali Background VIP โ˜”๏ธ today and embark on a journey of discovery and enlightenment!

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

05 Feb, 02:12


Subax wanagsan โค๏ธ๐Ÿ˜

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

05 Feb, 02:11


Channel photo updated

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

01 Feb, 14:02


ASC ๐Ÿค Team keyga TikTok Waa Igu Cidleysen idima arko ๐Ÿ™Œ๐Ÿซถ

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

26 Jan, 13:34


Channel photo removed

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

18 Jan, 00:40


Asc โค๏ธ

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

12 Jan, 22:50


Account keyga

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

12 Jan, 22:50


Waakan

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

12 Jan, 22:50


https://vm.tiktok.com/ZMkaL6Anr/

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

28 Dec, 16:47


https://chat.whatsapp.com/LFsGQ9hQWov1MVDN5G3Zdn

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

24 Dec, 19:47


Dadku ma sine isku si sirtaada ha usiin ๐Ÿ“ธโคโ€๐Ÿ”ฅ

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

23 Dec, 17:34


Biri waa bilowga qorsha Heena Inshallah dhalin yaro isla socod wanagsan

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

23 Dec, 16:55


Qeebtena what is app ka waxaan iskula wadagnaa wada shekeysi hadii aad xiiseneydo linkiga kore join kasoo dhaho


@Jacelow_70

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

23 Dec, 16:53


Day 1 _ biri inoo bilaabane intii tiro hore heysato iyo inta kale oo bilow ah ogaada waxaan rabnaa 2025 isbedel weyn oo muuqda

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

22 Dec, 09:41


Waakan group ka โค๏ธ๐Ÿ‘‡



https://chat.whatsapp.com/LFsGQ9hQWov1MVDN5G3Zdn

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

22 Dec, 09:41


Raga aan sxb nahay hadaad xishooto waa gooni. Kamid noqo team keyga 2025


Ee (Stop masturbation)

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

11 Dec, 14:14


Xigmad ๐Ÿ“š

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

08 Dec, 15:15


"Murugadu waa daruur, balse daruuruhu had iyo jeer roob bay wadaan

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

03 Dec, 20:22


Sad / Background

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

30 Nov, 10:57


Asc maalin wanagsan guys ๐Ÿ˜๐Ÿ‘

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

29 Nov, 05:14


Xigmad ๐Ÿ“š ๐Ÿ–Š๏ธ


"Ha quusan! Wadada guusha waa mid adag, laakiin adiga waad ku guuleysan doontaa! ๐Ÿ’ช

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

27 Nov, 07:01


Salaaman guys ๐Ÿ˜๐Ÿ‘

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

25 Nov, 17:56


2โƒฃ xigmadood oo cajiib ah


"Marka dadka kale kaa aamusan waa marka ugu fiican ee aad naftaada ka maqasho." Xaqiiqda

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

25 Nov, 17:55


2โƒฃ xigmadood oo cajiib ah


"Kalinimada ma ahan ciqaab Ee waa fursad aad naftaada Ku bareyso Adkeysiga

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

25 Nov, 16:09


Su,aal ? ๐Ÿ˜‚


3โƒฃ "Haddii noloshaada laga dhigi lahaa filim, magacee ayaad u bixin lahayd?"

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

25 Nov, 16:04


Su,aal ?๐Ÿ˜‚


2. "Ka soo qaad $10,000 ayaa hadda lagu siiyay, laakiin lagugu xidhay shuruud aanad 24 saac cunto ku cunin, ma aqbali lahayd?"

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

25 Nov, 16:02


Su,aal ?๐Ÿ˜‚



1. "Haddii aad hal doorasho hayn lahayd inaad waqti dib ugu noqoto ama mustaqbalka aado, kee dooran lahayd, sabab ?"

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

24 Nov, 12:45


Xigmad cajiib ah โค๏ธ


Dadka Xun Xun Waxey Ku Bari Doonan Qiimaha Ay Leyihin Dadka Wangsan

๐Ÿซก

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

24 Nov, 05:38


Xigmad profile ka ๐Ÿ”ฅ

La Saran Karo ๐Ÿ˜



Albaabka Qalbigeyga Marna Isma Xeri Doono Kaliya ,Adiga Ayaa Ka Lumi Doono Albaabka Saxda Ah

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

22 Nov, 21:14


Xigmada Caawa ๐Ÿ“š


"Nolosha waa safar leh halis iyo fursado, haddii aadan si taxadar leh u soconin, waxaad ku dhacaysaa meel aanad rabin

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

22 Nov, 21:13


Xigmada caawa ๐Ÿ–Š๏ธ ๐Ÿ“š


"Qofka guuleysta ah maaha kan aan dhicin, balse waa kan mar kasta istaaga oo dib u bilaaba ๐Ÿ“š

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

22 Nov, 06:51


BIG XIGMAD NOLOSHA ๐Ÿ“š




Nolosha waa dagaal joogto ah, laakiin guusha waxaa hela kuwa aan ka quusan mar kasta oo ay ku dhacaan

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

18 Nov, 16:32


Xigmad nolosha ๐Ÿงฌ๐Ÿงฌ




"Noloshu waa sida buug, bog kasta wuxuu xanbaarsan yahay cashar kuu gaar ah."

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

18 Nov, 11:18


Xigmad nolosha ๐Ÿงฌ๐Ÿงฌ


Ma arkin waxaan ugu baahi badanahay muruqa xooga badan ee gacanteyda ๐Ÿ“š๐Ÿ“š

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

17 Nov, 15:45


Xigmad dhiiri gilin ah



"Guusha waa mid ku timaada sabir iyo dadaal joogto ah, ee ha quusan mar haddii aad jidka saxda ah ku socoto."

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

17 Nov, 15:42


Xigmad jaceyl



"Jacaylku waa luqadda ay fahmaan qalbiyadu xitaa markay aamusan yihiin."

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

17 Nov, 07:10


๐Ÿ˜

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:59


Iga soo qabo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘


@Jacelow_70

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:46


Xigmad


Hadii Uu waqtigu adag yahay waxaa adkeyey rabigii abuurtay adna ku abuuray adoonow

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Dhisida naftaada ka bilow 5 ta salaadod si ay kuwa kale fudeed unoqdaan Waqtiga xiga

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Xeerka Ayaa Qoraya Inaadan Raga Kaga Duwanaan dhqanka iyo Labiska Si kalaba U Qaldanow

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Qalinku waa nafis markaat ku qoreyso dareenkaga hadana aadan cidna la wadaagin adigu mooye ๐Ÿ“š

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Noqo Hantiile Ama hanti Haaye ๐Ÿ’ท
EE Ha Noqon Hanti Xade ๐Ÿ™Š

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Nacas ka noqo wax walbo oo aan shaqo ku laheyn adiga
Ee Nacas Haka Noqon Dantaada

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Marak ay cid kasta ku qimeyn doonin adiga waa marka aad Qiimaha naftaada garan weyso โค๏ธ

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Ubaxa waa uu qurux badan yahay waxaana lasiya Shaqsiyaad gaar ah โค๏ธ

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Awoowe Nooga Shekey Qisadii Markaa Dhulka Ku Dhacdo Aysan Waxba Ku Gaari Jirin ๐Ÿ˜‚

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Yeelo shaqsiyad adag waayo noloshu wey adkaan kartaa waqti kasta ๐Ÿ“š

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Nov, 19:44


Sugitaanka Ruuxan ku Rabin Iyo Tagida Sab Aan Lagaa Wicin Sumad Xumaa Lagala Kulmaa ๐Ÿ“š

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

18 Oct, 18:20


Hello my team ๐Ÿ‘โค๏ธ

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

17 Oct, 22:14


Dhaman inta ku jirta chanel ka wey mahad San yihin waxan dib u bilaabi Donaa howsheena backgrounds ka ๐Ÿ‘

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

16 Oct, 20:17


We all came back be ready guys

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

05 Oct, 13:40


Macquul matahay inan dib u midowno sxbyaal ๐Ÿ˜

Somali Background VIP โ˜”๏ธ

22 Jul, 10:10


Channel created

3,718

subscribers

69

photos

9

videos