dhabar adayg 🌏 @onolosha Channel on Telegram

dhabar adayg 🌏

@onolosha


Wixi aad joogteyso wey ku joogteyaan 🧠📚🕯️🤍✍️✍️


The expert at anything was once a beginner.” – Helen Hayes


@oNolosha

dhabar adayg 🌏 (Somali)

🌏 dhabar adayg waa saldhig ka mid ah Telegram channel-kaaga iyo wararka caalamka ee ugu dambeysa. Kan ayaa siinaya macluumaad wax ka bedelka ah oo ku saabsan arimaha ugu muhiimsan ee caalamka

onolosha waxa uu ka mid yahay kuwa aad joogteyso, ku joogteyaan, iyo ku maqan. Waxa uu ku taallaa wararka ugu dambeysa ee caalamka waxaana ka mid ah waxbarashada, suugaanta, diinta iyo waxyaabo kale oo badan

Dhigiska channel-ka waa mid dhab ah, waxaana loo marayaa maalin kasta oo waxyaabo badan laga helo oo qorsheed ah. Sidoo kale, waa inaad dhaqaaqdo isla waqtigaaba, si aad uga faa'iideysato wararka iyo macluumaadka la xiriira. Hadda, waxaad ka helaysaa hormarinta iyo fayraska aad u baahantahay, isla markaana ka ahaanaysa mid jilicsan oo aad u joojin kartid

Soo booqo @oNolosha haddii aad rabto inaad ka faa'iideysato macluumaadka ugu dambeysa ee caalamka iyo waxbarashada.

dhabar adayg 🌏

26 Jan, 11:19


"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA

dhabar adayg 🌏

26 Jan, 04:22


🍂

Waqtigu wuu roorayaa
Cidnaba lama aha walal
Wuxu Sugayaana jirin
Waxaa rabto kuuma sido
Guushadana sooma wado
Dadaalka wadoo ha jarin
Kalsoonida wehel ka dhigo
Waxbaa si yar noqon karee
Ha wiiqin hankaa laheyd
.

🍂



@AnfacNaftaada23

dhabar adayg 🌏

26 Jan, 02:43


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

26 Jan, 02:40


⛅️ من أذكار الصباح والمساء

عن أبي هريرة قال: كان النبي ﷺ إذا أصبح قال : (اللهم بك أصبحنا وبك أمسينا وبك نحيا وبك نموت وإليك النشور). وإذا أمسى قال : (اللهم بك أمسينا ، وبك أصبحنا ، وبك نحيا ، وبك نموت ، وإليك المصير).

dhabar adayg 🌏

24 Jan, 14:36


C/laahi binu mascuud r.c wuxuu yiri:Ugamaan murugoon wax sidaan uga murgooday maalin cadceedu ay dhacday cimrigaygiina uu yaraaday camalkeyguna uuna siyaadin .

Ilaahey ha naga dhigo kuwa waqtigooda ka faaideysta🤲

dhabar adayg 🌏

24 Jan, 14:36


asxaabeey hala booqdo galabta channel kaas wax badan baad ka faaideysaane 🤗


@AnfacNaftaada23

dhabar adayg 🌏

24 Jan, 14:30


ku qurxiyo galabtiina🤎

﴿إن الله ومَلائكته يُصلون على النَّبي يا
أيُها الذين آمنُوا صَلوا عليه وَسَلِّموا تَسليمًا﴾..

dhabar adayg 🌏

23 Jan, 05:51


Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy

1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

dhabar adayg 🌏

23 Jan, 03:24


🍂 Ducada aad ku ducaysato markaad sujuud santahay waa waxa qalbigaaga sida dhabta ah urabo,waa meesha kaliya aysan fikradahaaga ka awood badin Karin dareenkaaga.


🍂


🫵 @AnfacNaftaada23 🥀

dhabar adayg 🌏

22 Jan, 19:54


https://t.me/AnfacNaftaada23❤️🍂

dhabar adayg 🌏

21 Jan, 17:56


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

21 Jan, 14:20


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

20 Jan, 10:16


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Hadii aad ubaahan tahay kanaalo telegram oo iib ah ila soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo


©️⬇️KU BIIR ⬇️®️

https://t.me/addlist/iZ20cRltPNZkMGE0

dhabar adayg 🌏

20 Jan, 09:54


"Qofkey noqonayso ruuxdu
Wakhtiga adag baa qorsheeya."🖤

~Guuleed Rayga
l

dhabar adayg 🌏

20 Jan, 09:49


🍂Waxey ummadi hagaagtaa marka ay maamuusto kooda wax tara

dhabar adayg 🌏

19 Jan, 03:19


♦️الأدعـية اليومـية:

🔸اللهمُ اغفر لي وأرحمني وأهدني وعافني وأُرزقني
🔸 اللهُم إني اسألك توبة نصوحة قبل الموت
🔸 اللهُم إني اسألك حُسن الخاتمـة
🔸اللهُم يا مُقلب القلوب ثَبت قلبي على دينك
🔸 ربي إجعلني مُقيم الصلاة
🔸 ربي اغفر لي ولوالدي والمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمين الأحياء منهم والاموات
🔸اللهُم إني اسألك الفردوس الأعلى من الجنة بلا حساب ولا سابق عذاب

dhabar adayg 🌏

19 Jan, 03:19


‏‌ #صباح_الخير⁩

‏ في ‌ #الصباح⁩
‏تفاءل بحدوث أشياء جميلة , أخبار سعيدة
‏مستقبل أفضل🕊️
‏ فالثقة بالله تجلب كل خير

‏‌ #صباح_الأشياء_المُشرقة⁩ 💕.

dhabar adayg 🌏

18 Jan, 16:02


"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA

dhabar adayg 🌏

18 Jan, 14:16


"Waxaan Soo gaadhey dad waqtigooda sidey ugu dedaali jireen ka adag tahay Adinka sidaad lacagta ugu dedaalaysiin "


~Imaam Xasan Albasri🍂

dhabar adayg 🌏

18 Jan, 14:11


🍂
Saaxiibka saadkiyo
Sarifkiyo adduunkow
Ila joog sareedada😏

🍂


~ Weedhsame

dhabar adayg 🌏

18 Jan, 14:05


كل لحظة......🍂

dhabar adayg 🌏

17 Jan, 11:10


🍂ku asteysnow hadal iyo ficil iswaafaqsan

dhabar adayg 🌏

17 Jan, 11:08


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

17 Jan, 11:07


نورٌ بين الجُمعتين🤍

dhabar adayg 🌏

16 Jan, 18:42


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaan heynaa kanaalo telegram oo iib ah nagala soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️

https://t.me/addlist/ArM6oMtUs6I5NzBk

dhabar adayg 🌏

15 Jan, 03:48


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

15 Jan, 03:47


‏- سُبحان الله
- الحَمد لله
- لا إله إلا الله
- الله أكبر
- أستغفِرُ الله
- لا حَول و لا قوة إلا بالله
- سُبحان الله و بِحمده
- سُبحان الله العَظيم
- اللهُمَ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبارِك على نبينا مُحمد ﷺ
- لَا إِلَهَ إِلَا أَنتَ سُبحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظالِمِينَ

dhabar adayg 🌏

13 Jan, 10:17


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

dhabar adayg 🌏

13 Jan, 02:24


⛅️ من أذكار الصباح والمساء

عن أبي هريرة قال: كان النبي ﷺ إذا أصبح قال : (اللهم بك أصبحنا وبك أمسينا وبك نحيا وبك نموت وإليك النشور). وإذا أمسى قال : (اللهم بك أمسينا ، وبك أصبحنا ، وبك نحيا ، وبك نموت ، وإليك المصير).

dhabar adayg 🌏

12 Jan, 15:03


❤️🫵🍂

dhabar adayg 🌏

12 Jan, 08:10


"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA

dhabar adayg 🌏

10 Jan, 11:17


Allah is the best planner❤️

dhabar adayg 🌏

10 Jan, 08:50


🤲❤️

dhabar adayg 🌏

10 Jan, 08:49


﴿إن الله ومَلائكته يُصلون على النَّبي يا أيُها الذين آمنُوا صَلوا عليه وَسَلِّموا تَسليمًا﴾..

dhabar adayg 🌏

10 Jan, 08:49


نورٌ بين الجُمعتين🤍

dhabar adayg 🌏

09 Jan, 18:15


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

dhabar adayg 🌏

05 Jan, 13:43


التوحيد
🍂❤️

dhabar adayg 🌏

04 Jan, 04:00


♦️الأدعـية اليومـية:

🔸اللهمُ اغفر لي وأرحمني وأهدني وعافني وأُرزقني
🔸 اللهُم إني اسألك توبة نصوحة قبل الموت
🔸 اللهُم إني اسألك حُسن الخاتمـة
🔸اللهُم يا مُقلب القلوب ثَبت قلبي على دينك
🔸 ربي إجعلني مُقيم الصلاة
🔸 ربي اغفر لي ولوالدي والمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمين الأحياء منهم والاموات
🔸اللهُم إني اسألك الفردوس الأعلى من الجنة بلا حساب ولا سابق عذاب



᷂الباقيات،الصالحات
- ᷂سبحان،الله.
- ᷂الحمدلله.
-  ᷂لا،اله،الا،الله.
- ᷂الله،أكبر .
-  ᷂لا،حول،ولاقوة،الا،بالله.

dhabar adayg 🌏

04 Jan, 03:59


صبَاحُ الخَير 🤍

ويكتب الله خيرًا أنتَ تجهله
‏وظاهر الأمرِ حرمان من النِّعم

dhabar adayg 🌏

04 Jan, 03:58


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

03 Jan, 09:21


❤️🌺

dhabar adayg 🌏

03 Jan, 09:20


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

03 Jan, 09:17


🤲❤️

dhabar adayg 🌏

02 Jan, 18:16


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0

dhabar adayg 🌏

02 Jan, 05:37


2/365

🍂Waxaa hadalladiisa ka mid ahaa Ibnu caqiil :

" Wax Ilaahay loogu dhawaado OO waqtiga lagu dhameeyo waxaa ugu wanaagsan barashada Cilmiga "

maalinkaga haba yaraatee cilmiga waqti u jaangooy Isagaa ku anfacaya labada daaroode🍁

dhabar adayg 🌏

02 Jan, 03:56


صبَاحُ الخَير 🤍

ويكتب الله خيرًا أنتَ تجهله
‏وظاهر الأمرِ حرمان من النِّعم

dhabar adayg 🌏

01 Jan, 13:24


Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy

1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.

Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq

dhabar adayg 🌏

01 Jan, 08:17


1/365

maanta iyo fursad kale uu Alle ku siiyey ka faaideyso OO dheh Alx 🍁

" hadday murugadu laabtayda cidhiidho waxa aan ka weheshadaa OO aan isku dhaafiyaa xanuunka waayaha kitaab iyo shamac aan la hoos fadhiisto marka aan akhriyaayo "


~ Ahmed ibnu faaris

dhabar adayg 🌏

05 Dec, 17:51


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/Nx8yzuvP7vtmOWQ0

dhabar adayg 🌏

05 Dec, 08:26


Fursadii Qarniga🎯

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 12aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.

5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda  oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)

9) public health (caafimaadka bulshada)





Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado  dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.


Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

dhabar adayg 🌏

02 Dec, 10:07


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
Hadii aad heysid kanaalo beec ah ama aad iska gadeysid ila soo xiriir. @Gud_Kooxda_Midnimo
©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/cWuyKTjauCE1Zjg0

dhabar adayg 🌏

29 Nov, 05:03


❤️

dhabar adayg 🌏

29 Nov, 05:02


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

25 Nov, 14:27


🍂❤️

dhabar adayg 🌏

24 Nov, 08:26


🍂

dhabar adayg 🌏

23 Nov, 15:30


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

dhabar adayg 🌏

23 Nov, 14:26


Marna ha ka qoomameyn in aad xidhiidhka u jartay qof isagu kellifay goynta xidhiidhkaas🍂


Nafteydaay gacalo

dhabar adayg 🌏

23 Nov, 14:19


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

23 Nov, 14:19


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

18 Nov, 09:50


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/pS1XLscL1r00ZTVk

dhabar adayg 🌏

17 Nov, 05:39


Diploma in public health.
Arday kasta oo xiisaynaya barashada caafimadka bulshada waxaanu usoo kordhinay kooraskan fa'idada badan oo uu ku qaadan doono caafimaadka guud.kaas oo ah kooras bulshadeenu aad ugu baahi qabto.
Qiimaha koorasku waa 15 dollar .
Mudadu waa 7 bil.
Casharada waxa lagu qaadanaya aalada telegram .
Shahadadu waa diploma.
Fg: markaad dhamayso kooraskan jaamacad upgarading ah ayaanu ku haynaa ood ku biiri doonto adoo qaadanaya shahadada jamacada ee degree.

Ka faa'idaysi wacan.
Xagan hoose iska diwaan gali👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

dhabar adayg 🌏

12 Nov, 07:01


Akhrisku Waxa uu i Baray Dulqaadka.

Akhrisku, badi waa shaqo adag, oo u baahan badhi, fahan iyo fikir. Afkaarta baalasha buugga ku qoranina, waxay u baahan tahay rarid, rogrogid iyo rasayn. Aragtiyaha aad akhriyaysid, waxay u baahan yihiin qalid, qorid iyo qiimayn. Intaasiba waxay ku baraysaa oo kaa dalbaysaa dulqaad.

Akhrisku waxa uu i baray jaadadka jahliga, noocyada dadkiisa, dabciyada aadanaha iyo ashyaa’da. Aqoontaasi, waxa ay ii saamaxday, inaanan qof kastaa la doodin, haddaan la dooddana aan la fogaan, haddaan la fogaadana, aan fami karo halka uu ka imaanayo. Akhrisku waxa uu i baray, mar wal oo uu bato ogaalkaaga ku aaddan dabciyada dadka iyo sababaha ficilladooda horseedi kara, waa mar wal oo aad u dulqaadan karayso, sababtoo ah, aadanuhu uma dulqaato waxa aanu ogayn sababta ay u dhacayaan. Culimadu waxay odhan jireen: ومن اتسع علمه اتسع صدره

Qofka ay aqoontiisa badato, waxaa ballaadha laabtiisa (dulqaadkiisa).

Akhrisku waxa uu i baray, qof waliba in uu nolosha daaqad ka soo eegayo oo uu marar badan xagal kaliya nolosha ka arko, si sawirka oo dhammaystiran loo arkana, aad u baahan tahay inaad nolosha kasoo eegto dadka kale daaqadahooda (xagalladooda). Akhrisku waxa uu i baray inaan kaadsiimo yeesho oo aan ku degdegin sawir aan ii dhammaystirnayn.

Akhrisku, waxa uu noofallada iyo sheeko-faneedda dhexdeeda igu baray, in qof wal uu nolosha halgan iyo dirir kula jiro, sidaa daraaddeedna ay tahay inaad naxariis iyo dulqaad u muujiso. Waayo, ma dareemi kartid, mana ogaan karaysid xaaladda uu qofku immikadaa ku sugan yahay in aad u cudurdaarto mooyee.

#Taxanaha akhrisku waxa uu i baray
— Mubarak Hadi

dhabar adayg 🌏

12 Nov, 06:59


🍂

dhabar adayg 🌏

07 Nov, 17:44


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

dhabar adayg 🌏

02 Nov, 03:44


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

02 Nov, 03:44


👆🍂

dhabar adayg 🌏

01 Nov, 04:09


اللَّهُم مَا أَصْبَحَ بِي مِنْ نِعْمَةٍ أَوّْ بِأَحَدٍ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحْدَكَ لا شَرِيكَ لَكَ فَلَكَ الْحَمْدُ وَلَكَ الشُّكْرُ.

Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo  dhib kugu ah aduun iyo aakhiro. 

..  أذكار_الصباح_والمساء

dhabar adayg 🌏

01 Nov, 04:08


🤲🤲🤲❤️

dhabar adayg 🌏

01 Nov, 04:07


إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَـٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ ۚ يَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ صَلُّوا۟ عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا۟ تَسْلِيمًا

dhabar adayg 🌏

31 Oct, 17:13


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk

dhabar adayg 🌏

30 Oct, 04:02


اللَّهُم مَا أَصْبَحَ بِي مِنْ نِعْمَةٍ أَوّْ بِأَحَدٍ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحْدَكَ لا شَرِيكَ لَكَ فَلَكَ الْحَمْدُ وَلَكَ الشُّكْرُ.

Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo  dhib kugu ah aduun iyo aakhiro. 

.. أذكار_الصباح_والمساء

dhabar adayg 🌏

30 Oct, 04:00


🎵❤️

dhabar adayg 🌏

30 Oct, 04:00


🍂❤️

dhabar adayg 🌏

29 Oct, 16:39


(=Fursad qaali ah=) course English
=Ku baro luuqada English qab online ah muddo kooban casharadaas oo ka kooban
=Beginner lessons (cashirda bilow ah )
=intermediate lessons ( cashiro dhax dhaxad )
# ku zoo biir course online si aad u hesho raac link hoose👇
https://api.whatsapp.com/send?phone=+252618125909

dhabar adayg 🌏

24 Oct, 19:27


▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Qalbitabat14 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/EmavOCHyRIY1NGJk

dhabar adayg 🌏

23 Oct, 13:13


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

dhabar adayg 🌏

22 Oct, 16:08


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

20 Oct, 17:54


"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.

Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA

dhabar adayg 🌏

20 Oct, 13:44


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

dhabar adayg 🌏

18 Oct, 09:21


﴿إن الله ومَلائكته يُصلون على النَّبي يا أيُها الذين آمنُوا صَلوا عليه وَسَلِّموا تَسليمًا﴾..

dhabar adayg 🌏

18 Oct, 09:19


نورٌ بين الجُمعتين🤍

dhabar adayg 🌏

11 Oct, 15:10


وفي يوم الجمعة :
اللهُم حصّن قلوبنا من هموم الدنيا وأوجاعها
وافتح لنا أبواب الفرج والتوفيق
وارزقنا رزقاً طيباً من حيث لا نحتسب
اللهُم أتمم علينا  نعمتك وعافيتك
وسترك في الدنيا والاخرة يارب.

dhabar adayg 🌏

11 Oct, 15:10


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

10 Oct, 13:21


سَيُهْزَمُ ٱلْجَمْعُ وَيُوَلُّونَ ٱلدُّبُرَ ٤٥

dhabar adayg 🌏

10 Oct, 13:19


🫵🍂

dhabar adayg 🌏

10 Oct, 13:17


🍂

damiirku hadduu qalalo
hadduu dufan raadisyehe
daliilka hortiisa yaal
waxa kaga beegan daah
😳



AUN Abwan Hadrawi

dhabar adayg 🌏

06 Oct, 13:01


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

30 Sep, 16:03


˚˚
‏﴿ وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَىٰ تَنفَعُ الْمُؤْمِنِينَ ﴾
‏- سُبحان الله .
‏- الحَمد لله .
‏- لا إله إلا الله .
‏- الله أكبر .
‏- لا حَول و لا قوة إلا بالله .
‏- سُبحان الله و بِحمده .
‏- سُبحان الله العَظيم .
‏- أستغفِرُ الله الْعَلِيُّ الْعَظِيم وَأَتُوبُ إِلَيْهِ.
-لا إِلَهَ إِلا أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ.
-اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ.
-يا مقلِّبَ القلوبِ ثَبِّتْ قلبِي على دينِك

dhabar adayg 🌏

27 Sep, 13:54


🤲❤️

dhabar adayg 🌏

23 Sep, 16:51


❤️

dhabar adayg 🌏

22 Sep, 17:49


Ma og tahay, qofka oo hawl si luxdan u qabta (Deep work), in ay ka mid tahay awoodaha sare (super powers) ee qarniga 21-aad. Marka la isku eego fadhiga dheer ee ay hawlaha iyo mashaariicda  mudani inaga doonayaan, iyo xaddiga  dhabqiyeyaasha iyo jeediyeyaasha  (distractions)  innagu hareeraysan, waa wax aad u adag maanta in qofku meel saacad iyo labo isku soo xidhi karo.

Hase ahaatee, si aad u qabato ama u soo saarto waxqabad tayo sare leh, oo adna magac, maal ama mansab kuu ifka kuu gooya, aakhrina wanaag, waxaad u baahan tahay inaad waqti dheer hal shay  dhugmadaada iyo diirad-saaryadaada oo dhan isugu gayn karto, adigoo isla jeerkaasna ka jeesanaya jeediyeyaasha.

— Mubarak Hadi

dhabar adayg 🌏

22 Sep, 14:06


(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

dhabar adayg 🌏

19 Sep, 08:01


❤️🍂

dhabar adayg 🌏

13 Sep, 19:31


"Ma jirto Cid ka ballan oofin badan Ilaahay! qofka samaha samaynayaana, naftiisa ayaa uu ka ilaalinayaa xumaanta"




~ dhambaalada quraanka

dhabar adayg 🌏

13 Sep, 14:12


🍂❤️

dhabar adayg 🌏

09 Sep, 12:46


🍂🌺

dhabar adayg 🌏

26 Aug, 15:36


🤲❤️

dhabar adayg 🌏

26 Aug, 15:34


❤️🍂