[ وَبَشِّرِ ٱلْمُؤْمِنِينَ - 2 ]
عَنْ أَبِي بُرْدَةَ بن أَبِي مُوسَى الأشعري رَضِيَ اللهُ عَنْهُما أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ بَعَثَ مُعَاذًا وَأَبَا مُوسَى إِلَى الْيَمَنِ فقَالَ:
( يَسِّرَا وَلاَ تُعَسِّرَا، وَبَشِّرَا وَلاَ تُنَفِّرَا، وَتَطَاوَعَا وَلاَ تَخْتَلِفَا. )
رَوَاهُ البُخَاريُ ومُسلِم.
—————
☀ Xadiithka Maanta ☀
[ U Bishaaree Mu’miniinta - ]
Waxaa laga weriyay Abuu Burda bin Abii Muusaa Al-Ashcari (Alle ha ka raalli noqdee) inuu Nabigu ﷺ u diray Mucaad iyo Abuu Muusaa dhanka Yaman, isagoo ku yiri:
"Dadka u fududeeya, hana ku adkaynina; u bishaareeya, hana kala ceyrinina ; wada shaqeeya, hana kala tagina."
Waxaa weriyay Bukhaari iyo Muslim.