Kaabe form four✍📚 (@kaabeformfour) Kanalının Son Gönderileri

Kaabe form four📚 Telegram Gönderileri

Kaabe form four✍📚
"Channelkani khaas u yahay Secondary Somaliland"
💡📖The more that you read, the more things you will know, The more that you learn, the more places you'll go))
wixii Caawin ah La xidhiidh;
@kaabeAdmin
4,152 Abone
250 Fotoğraf
42 Video
Son Güncelleme 09.03.2025 23:55

Benzer Kanallar

Post Files 📖
2,491 Abone
Nazrein
1,664 Abone

Kaabe form four📚 tarafından Telegram'da paylaşılan en son içerikler

Kaabe form four📚

04 Mar, 17:58

421

₍⎙ᴛᴜꜱᴍᴀᴅᴀ ɪᴍᴛɪxᴀᴀɴᴀᴅᴀ Buugta ⎙₎
ⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋ
⏞⏞⏞⏞⏞⏞⏞⏞
@ⓚⓐⓐⓑⓔ᚛ⓕⓞⓡⓜ᚛ⓕⓞⓤⓡ⤾
⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏋
         بســـــــــــــــــــــم الله الرحمن الرحيم 
--------------------------
☛Riix⤵️

EXAM 2019 FORM FOUR =

EXAM 2018 FORM FOUR =

EXAM 2020/2021 FORM FOUR =

EXAM 2015/2016 FORM FORM =

EXAM 2015.Form four =

EXAM 2017 Form four =

EXAM 2022  FORM FOUR =

physics Assignment (BDFS) =

Beology Assignment (Bdfs) =

RELIGION & ARABIC (pdfs) =

History (pdfs)

GEOGRAPHY ASSIGNMENT (pdfs)

ENGLISH ASSIGNMENT (PDFS)

SOOMAALI ASSIGNMENT (pdfs)

Maths Assignment (pdfs) =

Buugta Kaabe Form four (BDFS)

BUUGTA KEYGA FORM 4:

Maths 2018 Answers (jawabo)

(Syllabus form four Hema Book:
(Form four Manhjka S/land Books)

Buuga Arabica: syllabus4

Gal imtixaan. Tijaabo ah M/Tarbiyaha:

EXAM 2023

Summary, Note  Q&A Geography

Summary, Note Q&A Biology

Biology Examination 2021 Tijaabo

Biology Examination 2022 Is Tijaabi

Biology Examination 2019 Is Tijaabi

Video English Grammar

Exam 2024


☛Channelka Kaabe form four =
☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟ share Dheh;
┃Ѻ https://t.me/Kaabeformfour
☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟
📖📖📖📖📖📖📖📖📖
۩ஜـــــــــ❀۩📒۩ஜــــــــ❀۩
Bartan waxaad ka helaysaa:
☆Kaabe books
☆ Examination Key books
☆ Exams Kala duwanaa
☆ Summary Chapters
☆ Workbooks
☆ keyga 4
☆ Lesson Books
☆Bookta Manhajka f4
☆Exam Tajiaabo ah & IWM.
..iyo Wax kaste aanu u aragno inay anfacayaan.
   ••┈•◈◉❒  ❪📚❫  ❒◉◈•┈┈┈┈••


⦅Sii Gaadhsii Ardayda Kale⦆
https://t.me/Kaabeformfour

               ‌🇫Facebook»
   ••┈•◈◉❒  ❪📚❫  ❒◉◈•┈┈┈┈••
        «🏆𝐺𝑂𝑂𝐷 𝐿𝑢𝑐𝑘𝑦🏆»
            «🏆Waad Guuleysanysaa🏆»
Kaabe form four📚

10 Feb, 09:19

1,440

Erayo la fasirayo:
1- Dhito: wax la dhigay ama la kaydshay sida caanaha.
2- Dharab-orodka: dharab waa sayaxa ama yaxniga. Haddii xooluhu iyagoo ku faraxsan hadba dhinac ugu yaacaan (dharab-orod) bahalladay halis u yihiin.
3- Dhedo: ceeryaamo culus oo ay adag tahay in wax la arko.
4- Dhantaal: wax isku dubbaridnaa ama isku toosnaa oo la kala tuuro ama la naaqisiyo.
5- Dhadhaab: dhagax culus oo ay adag tahay in la hinjiyo.
6- Dhuub: xirmo ama wax xoogaa ah.
7- Dhamac: waa dab aad u qaxmay ama shidmay amaba qorrax aad iyo aad u kulul.
8- Dheeha: halkaan waa hal magaceed.
9- Dhaameel: magac geed.
10- Bullaale iyo Dhoobaale: waa ceel-biyoodyo ku yaal dhulka Soomaali Galbeed.
11- Dhaayaha: indhaha ama xubnaha aragga.
12- Dhur sugaaya: ku samraaya ilaa aan helo waxaan sugaayay.
13- Dhan-saar: wax sida dhaliil oo kale ah oo la iska duway oo dhinac kale la saaray.

FG: Erayadan qaarkood macnaha lagu fasiray kuma filna, qaar kalana, macaani dhawr ah oo kale, ayaa ay leeyihiin, waanse soo xigtay, oo waxba kuma aanan darsan.
Kaabe form four📚

06 Feb, 12:23

1,678

₍⎙ᴛᴜꜱᴍᴀᴅᴀ ɪᴍᴛɪxᴀᴀɴᴀᴅᴀ Buugta ⎙₎
ⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋ
⏞⏞⏞⏞⏞⏞⏞⏞
@ⓚⓐⓐⓑⓔ᚛ⓕⓞⓡⓜ᚛ⓕⓞⓤⓡ
⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏋
         بســـــــــــــــــــــم الله الرحمن الرحيم 
--------------------------
Riix⤵️

EXAM 2019 FORM FOUR =

EXAM 2018 FORM FOUR =

EXAM 2020/2021 FORM FOUR =

EXAM 2015/2016 FORM FORM =

EXAM 2015.Form four =

EXAM 2017 Form four =

EXAM 2022  FORM FOUR =

physics Assignment (BDFS) =

Beology Assignment (Bdfs) =

RELIGION & ARABIC (pdfs) =

History (pdfs)

GEOGRAPHY ASSIGNMENT (pdfs)

ENGLISH ASSIGNMENT (PDFS)

SOOMAALI ASSIGNMENT (pdfs)

Maths Assignment (pdfs) =

Buugta Kaabe Form four (BDFS)

BUUGTA KEYGA FORM 4:

Maths 2018 Answers (jawabo)

(Syllabus form four Hema Book:
(Form four Manhjka S/land Books)

Buuga Arabica: syllabus4

Gal imtixaan. Tijaabo ah M/Tarbiyaha:

EXAM 2023

Summary, Note  Q&A Geography

Summary, Note Q&A Biology

Biology Examination 2021 Tijaabo

Biology Examination 2022 Is Tijaabi

Biology Examination 2019 Is Tijaabi

Video English Grammar

Exam 2024


☛Channelka Kaabe form four =
☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟ share Dheh;
┃Ѻ https://t.me/Kaabeformfour
☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟
HAGAHA ARDAYGA =

https://t.me/Hagahaardeygaformfour
📖
۩ஜـــــــــ❀۩📒۩ஜــــــــ❀۩
Bartan waxaad ka helaysaa:
☆Kaabe books
☆ Examination Key books
☆ Exams Kala duwanaa
☆ Summary Chapters
☆ Workbooks
☆ keyga 4
☆ Lesson Books
☆Bookta Manhajka f4
☆Exam Tajiaabo ah & IWM.
..iyo Wax kaste aanu u aragno inay anfacayaan.
(Sii Gaadhsii Ardayda Kale)
https://t.me/Kaabeformfour

               ‌🇫Facebook»
   ••┈•◈◉❒  ❪📚❫  ❒◉◈•┈┈┈┈••
            «🏆Waad Guuleysanysaa🏆»
Kaabe form four📚

05 Feb, 18:39

1,348

#Imtixaanka wax looma qaybo se Aad Naftaada akhiro iyo adduun aad ku anfacdid ayaa loo Bartaa
‌🇰‌🇦‌🇦‌🇧‌🇪‌🇫‌🇴‌🇷‌🇲‌🇫‌🇴‌🇺‌🇷‌🇨‌🇭‌🇦‌🇳‌🇳‌🇳‌🇪‌L
Kaabe form four📚

05 Feb, 18:10

1,149

https://t.me/Kaabeformfour
Kaabe form four📚

05 Feb, 18:10

1,180

Kaabe form four
Kaabe form four📚

05 Feb, 18:10

971

Kaabe form four
Kaabe form four📚

05 Feb, 17:48

1,017

Kala deg dhamman Imtixaanadki 2024 iyo waliba 2023kii↷
⇨https://t.me/Kaabeformfour/1609
᚜𝒌𝒂𝒂𝒃𝒆 𝒇𝒐𝒓𝒎 𝒇𝒐𝒖𝒓 ᚛
Kaabe form four📚

15 Jan, 11:06

639

₍⎙ᴛᴜꜱᴍᴀᴅᴀ ɪᴍᴛɪxᴀᴀɴᴀᴅᴀ Buugta ⎙₎
ⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋⵋ
⏞⏞⏞⏞⏞⏞⏞⏞
@ⓚⓐⓐⓑⓔ᚛ⓕⓞⓡⓜ᚛ⓕⓞⓤⓡ
⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏜⏋
         بســـــــــــــــــــــم الله الرحمن الرحيم 
--------------------------
Riix⤵️

EXAM 2019 FORM FOUR =

EXAM 2018 FORM FOUR =

EXAM 2020/2021 FORM FOUR =

EXAM 2015/2016 FORM FORM =

EXAM 2015.Form four =

EXAM 2017 Form four =

EXAM 2022  FORM FOUR =

physics Assignment (BDFS) =

Beology Assignment (Bdfs) =

RELIGION & ARABIC (pdfs) =

History (pdfs)

GEOGRAPHY ASSIGNMENT (pdfs)

ENGLISH ASSIGNMENT (PDFS)

SOOMAALI ASSIGNMENT (pdfs)

Maths Assignment (pdfs) =

Buugta Kaabe Form four (BDFS)

BUUGTA KEYGA FORM 4:

Maths 2018 Answers (jawabo)

(Syllabus form four Hema Book:
(Form four Manhjka S/land Books)

Buuga Arabica: syllabus4

Gal imtixaan. Tijaabo ah M/Tarbiyaha:

EXAM 2023

Summary, Note  Q&A Geography

Summary, Note Q&A Biology

Biology Examination 2021 Tijaabo

Biology Examination 2022 Is Tijaabi

Biology Examination 2019 Is Tijaabi

Video English Grammar

Exam 2024


☛Channelka Kaabe form four =
☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟ share Dheh;
┃Ѻ https://t.me/Kaabeformfour
☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟☟
HAGAHA ARDAYGA =

https://t.me/Hagahaardeygaformfour
📖
۩ஜـــــــــ❀۩📒۩ஜــــــــ❀۩
Bartan waxaad ka helaysaa:
☆Kaabe books
☆ Examination Key books
☆ Exams Kala duwanaa
☆ Summary Chapters
☆ Workbooks
☆ keyga 4
☆ Lesson Books
☆Bookta Manhajka f4
☆Exam Tajiaabo ah & IWM.
..iyo Wax kaste aanu u aragno inay anfacayaan.
(Sii Gaadhsii Ardayda Kale)
https://t.me/Kaabeformfour

               ‌🇫Facebook»
   ••┈•◈◉❒  ❪📚❫  ❒◉◈•┈┈┈┈••
            «🏆Waad Guuleysanysaa🏆»
Kaabe form four📚

10 Jan, 11:52

734

Suugaanta Soomaaliyeed waa kaydka dhaqan, xikmad, iyo hal-abuur ee Afka Soomaaliga waxaana lagu cabbiraa afka oo ah mid hodan ku Luuqada.
Suugaantu waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah nolosha bulshada, waxaana loo adeegsadaa in lagu muujiyo farxad, murugo, dhaliil, ammaan, iyo weliba in lagu xalliyo khilaafaadka.

> Noocyada Suugaanta Soomaaliga:

Suugaanta Soomaaliga waxaa loo qaybiyaa noocyo waaweyn, oo ay ka mid yihiin:

1. Gabay

Waa nooca ugu sareeya ee suugaanta Soomaalida.

Gabayga wuxuu caan ku yahay inuu yahay mid culus, hodan ku ah erayada iyo fikradaha, waxaana inta badan laga dhex heli karaa xikmad iyo talo.

Tusaale: Gabayada Hadraawi iyo Cilmi Boodhari.

2. Geeraar

Waa nooc fudud marka loo eego gabayga, waxaana loo isticmaalaa in lagu muujiyo dareen sida ammaan ama talo.
Geeraarku wuxuu inta badan leeyahay xawaare degdeg ah oo fudud.

3. Jiifto

Waa suugaan si fudud loo qaadan karo, waxaana badanaa loo adeegsadaa kaftan, ammaanta, iyo sheekada gaaban.


4. Buraanbur

Waa gabay ay haweenku ku takhasuseen, waxaana loo adeegsadaa farxadaha, aroosyada, iyo munaasabadaha kale ee bulsho.


5. Hees

Waa qaybta suugaanta loo isticmaalo madadaalada, shaqada, ama sheekada.

Heesaha Soomaalidu waxay leeyihiin noocyo badan sida:

Hees-hawleed: Shaqooyinka sida falidda ama rarista.

Hees-cayaareed: Dhaqanka iyo madadaalada.



6. Maahmaah

Waa xikmad gaaban oo laga soo dheegtay dhaqanka iyo waayo-aragnimada bulshada.

Tusaale: "Ninba tuu taliyo ayaa loo tolaa."

7. Sheeko iyo Hal-xidhaaley

Sheekooyinka iyo hal-xidhaaleyaasha waxaa badanaa loo adeegsadaa madadaalo iyo waxbarasho.

Waxay ka tarjumaan caqliga iyo aragtida Soomaalida ee ku saabsan nolosha

Sifooyinka Gaarka ah ee Suugaanta Soomaaliga:

1. Suugaantu waxay isticmaashaa erayo badan oo macno qotodheer leh.

2. Qaab-dhismeed Xooggan

Gabayada iyo heesaha waxay leeyihiin hab-dhismeed gaar ah, sida tirinta xarfo isku mid ah (miisaanka iyo qaafiyadda).


3. Xikmad iyo Talo



Suugaantu badanaa waxay xanbaarsan tahay talo, dhaliil, ama xikmad loogu talagalay inay hagto bulshada.


4. Ka-turjumidda Nolosha iyo Dhaqanka


Waxay si qoto dheer uga hadashaa xaaladaha nololeed sida colaadda, nabadda, jacaylka, iyo barwaaqada.


5. Cod iyo Luuqad Hodan ah

Suugaanta waxaa inta badan lagu ladhayaa cod qurux badan iyo dhaqdhaqaaqyo muujinaya dareenka.

✒️kaabe form four