Jaceyl qore (@jaceylqore) Kanalının Son Gönderileri

Jaceyl qore Telegram Gönderileri

Jaceyl qore
@Wll_musab


Jacaylku waa hal-xidhaalaha jiritaanka, dadka kuma jiro qof aan jacaylka aqoon, mana jiro mid iyaga ka mid ah oo yaqaan waxa jacaylku yahay. Jacaylku waa dhibka maskaxda ee aan la xalin karin, laakiin waa runta weyn ee qalbiga.
24,474 Abone
1,825 Fotoğraf
7 Video
Son Güncelleme 06.03.2025 04:22

Benzer Kanallar

Cadaado sports
10,611 Abone
ÀQOON KORDHIYE
7,871 Abone

Jaceyl qore tarafından Telegram'da paylaşılan en son içerikler

Jaceyl qore

28 Feb, 10:49

1,765

Rabiyoow Ha iga lumin qofkii aad iga arzaaqdey oo aan nolosha kula soo arkay, markaasaan u soo noqday, markaasaan jeclaaday ilaa aan ka noqday farxad, cudud iyo qoys, qoyskeyga.
Jaceyl qore

27 Feb, 20:49

1,711

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

⬇️KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/IgPRnXkNVAA0NWI0
Jaceyl qore

27 Feb, 10:48

1,862

-
Rabbiyow, waxaan ku wakiishay mida aan jeclahay iyo jacaylka ina dhex yaal, guurkeena, faracayada iyo wax kasta oo aad nagu abuurtay, i maamuus 🤲🏻💍💚.
#allahow naga ilaali Xadhigaaga Adag, kaydkaaga lama lumin, Alloow nooga dhig qalbiyo isjecel#oo isku dheel-dheelitirn, Kun allahow naga fogeey qiyaanada kun Quluubteena u dhaxaysa.........
Alla hadaan talo saarano waxaan heleynaa jawaab qurux badan, allahow inasii xiriir dhab ah qurux badan oo xalaal ah,allahow adigaa leh Mudanaanta iyo Maamuus # iyo karaamo 🤲🏻💍💚.
Jaceyl qore

26 Feb, 10:42

2,063

Sal u dhig waxaa u tahay noolashayda mcn


Sanku neefla oo idil adigaan kaa soocdoo waan kula sidaaa


Suradaada qurxoon iyo sinaha iyo laaf yaha markaan saa u eega la igu saqaa oo adigaan kaa soocday dumar



Sadka alle qoray iyo sacadu way socotaa anigana adiga kula sidaa oo qlbigaad ku saaqday


Sabankan aynu joogno qof kula sima cashaqa ama kula sadaliya waa saxar oo haba seegin aniga kula sideee



Suldamadan calmadayeey qlbigayga ku saaqday waliga igu siloon oo sacada ilaali qlbiga ku saaq 😍😍😍😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💋💋💋💗💟💗💟💟💟💟💟🧡💟🧡🧡🧡💝💗💝💓💓💟💓💟💓💙💓💙💓💙💓💙💓💙💓💙💓💙💓
Jaceyl qore

25 Feb, 10:41

2,247

Maqnaanshiyaha dadka aad jeceshahay aad ayay u dheertahay, qalbigaagu waxa uu u hanqal taagayaa in uu la kulmo oo uu kala hadlo sababta maqnaanshahooda, laakiin arrinta cabsida leh iyo waxa kaa argagaxaya ayaa ah in aanay dib u soo laaban oo aanay mar kale ku kulmin arrintan. aduun iyo shirkuna aakhir dib loo dhigo.
Jaceyl qore

24 Feb, 10:38

2,557

Wali magacaaga waxaan ku qorayaa gidaarka daaqadaha, my love ♥️..
Jaceyl qore

24 Feb, 10:05

1,484

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaan kuu heyna kanaalo telegram oo iib ah kuwaas oo buuxshay shuruudaha lacag kooga sameyn karo. 💸 halkaa ka dalbo.👉 @Gud_Kooxda_Midnimo

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/QabaknCVF0MyM2Q0
Jaceyl qore

23 Feb, 17:12

2,479

https://t.me/addlist/SgnXwveX64dkN2M0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7
Jaceyl qore

23 Feb, 17:02

1,118

وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Jaceyl qore

23 Feb, 10:38

2,506

Kaliya adiga ayaa mar walba soo jiita dareenka qalbigayga ♥️..