أحدث المنشورات من Jaceyl qore (@jaceylqore) على Telegram

منشورات Jaceyl qore على Telegram

Jaceyl qore
@Wll_musab


Jacaylku waa hal-xidhaalaha jiritaanka, dadka kuma jiro qof aan jacaylka aqoon, mana jiro mid iyaga ka mid ah oo yaqaan waxa jacaylku yahay. Jacaylku waa dhibka maskaxda ee aan la xalin karin, laakiin waa runta weyn ee qalbiga.
24,474 مشترك
1,825 صورة
7 فيديو
آخر تحديث 06.03.2025 04:22

قنوات مشابهة

LAMAANE📮🦋
23,747 مشترك
DHIIRISO ❤️
9,176 مشترك

أحدث المحتوى الذي تم مشاركته بواسطة Jaceyl qore على Telegram

Jaceyl qore

09 Jan, 05:17

4,059

Bilowga xidhiidhka waxa uu u muuqdaa mid ka macaan dhammaadka sababtoo ah waxa uu xambaarsan yahay dareen cusub, xiiso leh, iyo farxad. Wakhtigan, labada qof waxay ku jiraan marxalad ay isku muujiyaan dhinacyadooda ugu wanaagsan, taas oo xidhiidhka ka dhigaysa mid sahlan oo qurux badan. Waxa kale oo jirta rajo wanaagsan iyo filashooyin farxad leh oo ku saabsan mustaqbalka xidhiidhka.

Hase yeeshee, marka xidhiidhku sii socdo, caqabadaha nolosha iyo faham-darrooyinka soo baxa waxay sababi karaan in dareenkii macaanaa uu yaraado. Taasi waa sababta ay muhiim u tahay in laga shaqeeyo xoojinta xidhiidhka, iyadoo la adeegsanayo qodobadan:

1. Isku tanaasul: Xidhiidh kasta oo guuleysta waxa uu ku dhisan yahay awoodda labada dhinac ee inay isu tanaasulaan marka ay khilaafaad yimaaddaan. Mar kasta waa muhiim in la raadiyo xalka dhexdhexaadka ah.

2. Dulqaad: Nolosha waxa ku lammaan qaladaad iyo is-maandhaaf. Dulqaadka ayaa ah furaha loo baahan yahay si loola tacaalo xaaladaha adag ee xidhiidhka.

3. Daacadnimo: Daacadnimo ayaa ah tiirka ugu weyn ee xidhiidhka. Markasta oo labada qof ay isu daacad noqdaan, kalsoonida ayaa sii kordheysa, taasoo xidhiidhka ka dhigaysa mid xooggan.

4. Is-faham iyo ixtiraam: Waa in la isku dayo in la fahmo aragtida qofka kale oo la ixtiraamo dareenkiisa. Tani waxay muhiim u tahay ka fogaanshaha muranada aan loo baahnayn.

5. Wada-hadal joogto ah: Xidhiidh kasta oo wanaagsan waxa uu ku xidhan yahay isgaadhsiinta furan. Hadalka iyo dhageysiga laba-dhinac waxay ka caawin karaan in lagu xalliyo dhibaatooyinka.

Haddii qodobadan si joogto ah looga shaqeeyo, xidhiidhku ma aha oo keliya inuu ka macaanaado bilowgii, balse waxa uu noqon karaa mid joogto ah oo guuleysta.
Jaceyl qore

08 Jan, 19:13

4,022

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7
Jaceyl qore

08 Jan, 19:01

799

وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Jaceyl qore

07 Jan, 03:29

3,681

Aan uwada duceyno alle hacaafiyo wiilkan aabihiisa

Inta kale oo xanuunsan alle hacaafiyo ayaguna.....
Jaceyl qore

07 Jan, 03:28

3,828

Please aabahay xanuunsan ee 40 qof ducadooda waala aqbalaa ee igu Soo duceeya buro maskaxda looga sheegay ..........
Jaceyl qore

05 Jan, 17:07

428

https://t.me/addlist/GEbwy9wFelhkNjg0





Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Suuqgeynta
↪️ @Global_learning1
↪️ @Iibiye_online
↪️ @samow_techonolgy
↪️ @OGAANSHAHANOLASHA67
↪️ @Hamzaatii0845
↪️ @hadasamee
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Balaashaan
↪️ @xadiith_maalinle
╚═══════ - ════════╝
↪️ KURULUS OSMAN
↪️ @Abdirizakthoughts1
@udhawoow_allaah
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

New friends
╚═══════ - ════════╝
⭐️ @Balaashaan
⭐️ @Murti_iyo_gabayo
⭐️ @Ur_amaley
⭐️ @hoygaxikmada7
Jaceyl qore

05 Jan, 17:03

182

وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Jaceyl qore

02 Jan, 10:19

1,360

Yartaan wadnaheyga iyo
Naftaba wada siiyay oo
Qalbiga wehelkii eheyd
Calafka iga weeciyoow
Walaal iyo iima tihid
Widaaygeeygee idaa
Idhaaf ha i waalinee😢

Muddaan wada joognayoo
Wanaag baa ina dhax maray
Misana Alle weeyne baa
Is waaygeynii Qadderay.🥺

Hal-Abuur Cishqaawi
Jaceyl qore

01 Jan, 10:19

1,336

"Jaceylku Wuxuu Ku Hellaa Adigoon Diyaar U aheyn wuxuuna Kaa Tagaa Markaad Ugu Baahi Badan Tahay 🥺

Jaceyl 💔

#Dr__Ak
Jaceyl qore

23 Dec, 10:12

140

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
    🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/npty4u0KCgFiYzg0