Iqra - Examination Department @iqraexamcenter Channel on Telegram

Iqra - Examination Department

@iqraexamcenter


Iqra - Examination Department (English)

Are you a student looking for reliable resources to help you prepare for your exams? Look no further than Iqra - Examination Department! This Telegram channel, with the username @iqraexamcenter, is dedicated to providing students with valuable study materials, tips, and guidance to excel in their examinations. Whether you are preparing for a school exam, university entrance test, or professional certification, Iqra has got you covered. Who is Iqra - Examination Department? Iqra is a team of experienced educators and examiners who have come together to support students in their academic journey. With a deep understanding of the exam process and requirements, they curate and share high-quality study materials that are sure to help you succeed. What is Iqra - Examination Department? Iqra is your one-stop destination for all your exam preparation needs. From past papers and practice questions to study guides and exam tips, this channel offers a wide range of resources to help you ace your exams. Whether you need help with a specific subject or are looking for general exam preparation advice, Iqra has the expertise to guide you through. So, why wait? Join Iqra - Examination Department on Telegram today and take the first step towards acing your exams! Let Iqra be your partner in success and unlock your full academic potential. With Iqra by your side, nothing can stop you from achieving your goals. Good luck and happy studying!

Iqra - Examination Department

30 Jan, 18:12


Isdiyaaro barnaamijkii speak to inspire oo bishan february bilaabmaya , socon doonana ilaa Ramadaanta.


Ramadaanta maa la dhiganaya?

Haa jadwalka Ramadaanta oo qorshaheeda fasal kasta waa lala soo wadaagaya, haday tahay kuwa levels ka dhamaynaya iyo kuwa bilaabayaba, sidoo kale goorta ay tahay xafladu sidoo kale waanu idinla so wadaagyna

Dadaal oo qorshe samayso ramadaan ka hor maxaan faa idaysan Kara, imisa kalmadood bartay, imisa book akhriyay, fahankayga macalimiinta Kenyan ka sare ma u qaadmay?


Juma Mubarak dhamaantiin, saliga nabigana Badiya scw❤️

Iqra family

Iqra - Examination Department

28 Jan, 13:33


Jadwalka imtixaanka ee khamiistan 30-01-2025

Iqra - Examination Department

27 Jan, 09:43


Hambalyo Fahima Ahmed Hussein oo ku guulaysatay fursadii shaqada ahayd ee Iqra primary

Fahima waxay ka mid ahayd ardayda subaxii.

Iqra - Examination Department

23 Jan, 19:27


https://www.facebook.com/share/v/19pgVmfZ2x/

Sports day

Iqra - Examination Department

20 Jan, 10:44


Waalid waxa ha si habsami leh u socda waxbarashadii fasalka.

Fasal kasta oo kG ah waxaanu u samaynay laba macalin , macalimad u dhigta Quraanka, Higaada iyo Ducooyinka.

Sidoo kale waxa diyaara macalinkii English ka, maths and Environmental u dhigaysa.

Natiijo la taaban karo ayaanu rabnaa in ay gaadhan ardaydu ka hor term ku inta aanu dhamaan ensha Allah.

Wixii warbixin ah kala xidhiidh 0637555544

Iqra - Examination Department

16 Jan, 06:36


Natiijada imtixaanadii la qaaday 02-Jan-2025.

Iqra - Examination Department

16 Jan, 06:32


Fiiro gaara u yeelo ardayow qodobadan.

Iqra - Examination Department

16 Jan, 06:30


Goor dhow halkan kala soco imtixaanadii la qaaday 02-Jan-2025 iyagoo ay la socodaan evaluation-kii ay qaadeen macalimiintu.

Iqra - Examination Department

08 Jan, 18:44


https://www.facebook.com/share/v/14nM3rfz2C/

Iqra - Examination Department

08 Jan, 18:44


Iqra KG and Primary school

Iqra - Examination Department

07 Jan, 19:38


A great teacher opens a mind and touches a heart.

Iqra - Examination Department

03 Jan, 10:46


Halkuu ku yaala Iqra KG?

Iqra - Examination Department

01 Jan, 14:49


اللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَشَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان.

"Alloow noo barakee Rajab iyo Shacbaan, Oo na gaadhsii Ramadaanka."

Iqra - Examination Department

31 Dec, 10:47


Xafiiska Iqra Primary School waxa ka socda diiwangalinta ardayda term ka labaad.

Iqra waxay ku diyaarisay macalimiin tayo leh.

Goobtu waxay ku taala xaafada Daloodho waqooyiga start box, ardayda goobta ka fog waxa loo diyaariyay basas soo qaada.
Kala xidhiidh wixii faahfaahin ah 0637555544

Iqra - Examination Department

31 Dec, 10:46


https://www.facebook.com/share/v/18HKNAi8rg/

Iqra kG and primary

Iqra - Examination Department

31 Dec, 09:27


Jadwalka imtixaanka khamiista 02-01-2025.

Fiiro gaara
Pre-advanced-ku waa 10: 00 subaxnimo

Iqra - Examination Department

29 Dec, 18:43


Xafiiska Iqra Primary School waxa ka socda diiwangalinta ardayda term ka labaad.

Iqra waxay ku diyaarisay macalimiin tayo leh.

Goobtu waxay ku taala xaafada Daloodho waqooyiga start box, ardayda goobta ka fog waxa loo diyaariyay basas soo qaada.
Kala xidhiidh wixii faahfaahin ah 0637555544

Iqra - Examination Department

24 Dec, 18:54


Iqra KG and Primary School is hiring a Quran, Arabic, and Tarbiya female Teacher.

Requirements:

Hafiza (Memorized the Quran)

Fluent in Arabic

Minimum of 2 years of teaching experience

Ability to teach Quran, Arabic, and Tarbiya


Deadline: December 27, 2024

Interested candidates should send their information to the WhatsApp number: 0654107238.

Iqra - Examination Department

15 Dec, 08:39


Goor dhow halkan kala soco imtixaanadii la qaaday 05-Dec-2024

Iqra - Examination Department

30 Nov, 05:38


Jadwalka Imtixaanka ee khamiista 05-Dec-2024, fadlan assignment-kana ka qaado maktabada maanta oo sabtiya.

Iqra - Examination Department

28 Nov, 18:44


https://www.facebook.com/share/v/15eB5TVCy3/

Mam farxiya iyo Hablaha Iqra

Iqra - Examination Department

21 Nov, 14:17


Waxa wali dhiman aanu iyaga soo galinaynaa natiijada imtixaanadii la qaaday ee upper-inter iyo Pre-advanced

Ardayow hadaad magacaaga ku aragto khuruud in la mariyey faah-faahinta qoraalka page udanbeeya ku qoran ka akhri

Iqra - Examination Department

21 Nov, 14:00


Goor dhow halkan kala soco imtixaanadii la qaaday 06-11-2024 natiijadoodii.

Iqra - Examination Department

19 Nov, 10:08


Maanta oo salaasa ah waxa toos u bilaabmay waxbarashadii.

Arday walba waxa la faraya in wakhtiga uu ilaaliyo siina diyaar sado agabkiisa wax barashada

Iqra - Examination Department

16 Nov, 15:08


Beri oo axad ahayd kuna beegnayd maalinti aynu dib ugu soo noqon lahayn college, waxa xalay geeriyooday madaxwaynihii hore ee JSL siilaanyo.

Sidaas daraadeed waxay wasaarada waxbarshadu soo saartay fasax laba cisho oo baroor diiq qaran ah dhamaan goobaha waxbarshada.

Inaguna waxaynu fasax ahaan doonaa labadaa cisho ee ay soo saartay waraasada waxbarashadu.

Waxay dib isagu soo laaban doonaa maalinta saalada oo beegan 19-Nov-2024 insha allah.

Iqra - Examination Department

12 Nov, 19:32


https://www.facebook.com/share/v/1Sqws2NyL6/

Sara iyo doorashada

Iqra - Examination Department

08 Nov, 13:46


Ogaysiis dhamaan ardayda kala duwan ee iqra college, waxa la ogaysiinayaa in ay inagu soo fool leedahay maalmihii doorashadu sidaas awgeedna college la sii dhigan doono uun bari oo sabti ah iyo axada.

Fasaxu wuxuu inooga bilaabmi doono maalinta isniinta ee ku beegan 11-Nov-2024.

Iqra - Examination Department

06 Nov, 07:46


Jigjiga yar branch iyo barnaamijka English ah ee u gaarka ah ardayda primary ga.

Fursadan hadii aanad helin markad yarayd uga faa idee walaalada.

Iqra - Examination Department

04 Nov, 05:04


Qaabka fee-ga loo bixinaayo bishan Nov 2024 madaama oo sarifkii is badalay.

Iqra - Examination Department

04 Nov, 05:03


Jadwalka imtixaanka ee maalinta arbacada la qaadayo 06-11-2024.

1. Ardaydii galinka hore : 8:30 Subaxnimo ayey galayaan imtixaanka

2. Ardaydii galinka danbe 4:30 Galabnimo. ayay galayaan imtixaanka.

3. Hadii aanad fee-ga bisha Nov bixin maalintaa imtixaanka laguu ogolaan maayo.

Iqra - Examination Department

01 Nov, 06:05


https://www.facebook.com/share/v/EFBtoNQakXk8dPYu/

English ka caruurta ma helaya?

Haa khamiista iyo jimcaha waxaad ka helaysaa jigjiga yar campus  barnaamij English ah oo ay dhigayaan macalimiin khibrad u leh, una gaar ah ardayda Primary yada.

Wakhtigu waa 4pm to 6pm, English to English na waa lagu dhigaya.

Wixii faahfaahin ah nagu soo booqo xafiiska jigjiga yar campus ama la xidhiidh 573888.

Iqra - Examination Department

24 Oct, 18:18


https://www.facebook.com/share/p/u2LYafqHWGTMHLzr/

Power English Seminar

Iqra - Examination Department

23 Oct, 16:38


https://www.facebook.com/share/v/CkHzZoFjj2AWZGSA/

Power English seminar

Iqra - Examination Department

16 Oct, 15:46


Ardaydii sida gaar ah loo balamiyay waxay imanayaan

8:00 subaxnimo hablo iyo inamaba.

Goobtuna waa Branch 3.

Ensha Allah

Iqra - Examination Department

16 Oct, 15:45


https://www.facebook.com/share/p/HoxsLAA27SPoZvPn/

We are excited to announce that the Power English Seminar will be held tomorrow! The goal of this seminar is to enhance our students' speaking skills and boost their confidence through engaging activities and practical exercises. Join us and be counted

Iqra - Examination Department

12 Oct, 17:03


Goor dhow halkan kala soco imtixaanadii u danbeeyey ee la qaaday 03-10-2024, ardayda magacayadooda la mariyo midabka huruuda ah waxay toos utagayaan level-koodi hore.

Iqra - Examination Department

07 Oct, 16:22


*Baafin ID CARD Lumay

Ardaygan sawirkiisi halkan ma muuqo waxa loo helay I'd card-kiisii oo ka lumay.

Hadaba ardaygaasi hakala xidhiidho maktabada bugaagta.

Iqra - Examination Department

03 Oct, 19:07


https://www.facebook.com/share/v/EFBtoNQakXk8dPYu/


Waalid khamiista iyo jimcaha waxaad ka helaysaa jigjiga yar campus barnaamij English ah oo ay dhigayaan macalimiin khibrad u leh, una gaar ah ardayda Primary yada.

Wakhtigu waa 4pm to 6pm, English to English na waa lagu dhigaya.

Wixii faahfaahin ah nagu soo booqo xafiiska jigjiga yar campus ama la xidhiidh 573888.

Iqra - Examination Department

03 Oct, 13:05


*Baafin ID CARD Lumay

Ardaygan sawirkiisi halkan ma muuqo waxa loo helay I'd card-kiisii oo ka lumay.
Hadaba ardaygaasi hakala xidhiidh number-kan +252 63 4326305.

Iqra - Examination Department

02 Oct, 16:46


Jadwlka imtixaanka beri 03-10-2024 goobaha lagu galaayo iyo wakhtiga la galaayo halkan ka eego level-kaaga.

Iqra - Examination Department

01 Oct, 16:40


https://www.facebook.com/share/p/pjzZizrLS8jLtd96/?mibextid=oFDknk


Phrases la isticmalo Marka roobku da' ayo

Iqra - Examination Department

14 Sep, 19:27


Slm dhamantiin

Bari oo axada ah Iqra family qaybaha primary ga, college ka iyo online kuba waa fasax, dhalashada rasuulka scw awgeed

Waxbarashadu waxay dib u bilaabmaysaa isniinta ensha Allah