Latest Posts from Halganka nolasha 📝✍️ (@halgnka) on Telegram

Halganka nolasha 📝✍️ Telegram Posts

Halganka nolasha 📝✍️
╔════❰𝐖𝐄𝐋𝐂𝐎𝐌𝐄❱═════❍⊱❁۪۪
║┏━━━━━━➣
║┣⪼ahoow mid qiimaha naftiisu kal
weyntahay wax weliba !! ilaa aad gaadho
heer ay noloshu waxba kaa bedeli weydo

WaXaaD ka helesa

║┣DHIRIGALIN
║┣⪼QISOYIN
║┣⪼ORAAHYO
║┗━━━━━━➣THNKS
╚═════════════════❍
25,165 Subscribers
2,152 Photos
129 Videos
Last Updated 28.02.2025 21:44

The latest content shared by Halganka nolasha 📝✍️ on Telegram


KOLLAY WAAD CIDLOOTEE☹️ MAAD CAWAYSAY🌌 DABADEY🔙💔

Shahaado jaamacadeed, afar buug iyo boqolaal maqaal ayaan qoray, haddana weli khaladaad ayaan sameeyaa markaan akhriyo adoo iiso qorayo 'subax wanaagsan' anna waxaan u akhriyaa 'waan ku jeclahay'."

Leh-Mohamuud darwish

@AKHUUYA77

U doorista hooyo wanaagsan caruurtaada baa aad uga wanaagsan u doorista xaas qurux badan naftaada habayn wanagsan

Choosing a good mother for your kids is more important than choosing a beautiful wife for your life good night

@AKHUUYA77

Waa subax kle o qurux badan
Waa fursad kle o alle ku siiye
Dheh alxm
Rabow danbigeena io danbi walidkeen allow dhaf
Yarabi no naxaristo anqiro io aduunba ☪️🤲🤲🤲
Rabow gaftena io geerideena ha kulmin 🤲
ءمين يارب 🤲

hadii ay laabtaadu ahaan laheed meel bukaa nada lagu daweeyo waxaan kuu ahaan lahaa bukaan adiga kuu qaas ah inaan ku arko iskadaayee waxaa farxad iigu filan kista yar oo magacaaga qalbigeyga ku soo dhacaayo💕🥺😇

Allah S.w.t.c. waxa Uu Yiri Isku Naxriista Inta Ad Dhulka Joogtan aniga waxan Idinkugu naxriisanaa Samada yaa allah Nagu arzaaq rax madaada🥹🤲
Jimco kariim 🕋 ♥️

Noloshu aad bey u Gaaban thy oo uma qalanto cuqdad,xaasidnimo,nacayb,iyo uur goyn , beritu waxey noqoneysa xasuus geeriduna ma’ahan mid ku samaxeysa ee dhoolacadey oo cafi kuwii ku xumeeyey..!🤍

Waxaan jognaa xili cajiib ah oo
Beentii loo bixiyay Prank
Dhaqan xumadii loo bixiyay Update
Halistii loo bixiyay challenge
Caydii loo bixiyay Emotional damage
Xishood daradii lo bixiyay no face
Qawanantii loo bixiyey no face adigana wax kudarso✍️👈

Aabo gadashaa qof waliba an walid ka dhigte wey xumeye in aan oyo ayey sabbb u noqdeen😢😢😢😢

WAXAAN DAAWADAA XIDIGAHA
SI AAN U EEGO QURUXDOODA

CIDNA MADAREEMI KARTO NAF WAX JECEL HADANA BAQANAYS😍😢💔