Последний контент, опубликованный в Halganka nolasha 📝✍️ на Telegram
Halganka nolasha 📝✍️
28 Feb, 20:52
63
Ramadan mubarak ☪️ Ramadaan kariim umada muslimiinta Ah gaar ahaan iyo guud ahaanba Alle khayrkeeda ha ina siiyo 🤲 Ramadaam kariim 🌙
Halganka nolasha 📝✍️
28 Feb, 12:24
295
Waxa aan jecelahay in aan dadka oo dhan u jirsado masaafo aamin ah, ma noqdo mid aad ugu dhaw oo la dhibsan karo, mana ihi mid aad uga fog heer la ilaawi karo. Waxa aan ahay mid joogta haddana maqan sida cadceed dhaca oo kale. Waxa aan ahay mid joogta inta loo baahanyahay, sidoo kale na tegi karta marka aan joogitaankeedu qiimo weyn lahayn🙄🤐💞
Halganka nolasha 📝✍️
28 Feb, 04:02
358
Mararka qaarkood waa la iska indho tiraa, qaladaadka yar yar oo ay dadku kugu sameynayaan, sababtoo ah, waxaad heleysaa deggenaansho, waxaad ogaataa in aadan beddeli Karin dadka, laakiin waxaad beddeli kartaa sida aad ku aqbaleyso iyaga.
Halganka nolasha 📝✍️
26 Feb, 07:09
832
Dadku hal qalad oo aan ka galay sababtiisa ayey iiga fogaadaan, Rabbigeyna ceeb walba oo aan lahaa inta uu igu aqbalay ayuu haddane ileeyahay "Adoonkeygiyoow ha iga quusan"😢🥰🥰