Zamzamsooyaal @zamzamsooyaal Channel on Telegram

Zamzamsooyaal

@zamzamsooyaal


Igala soco Qormooyin, Gabayo, Xikmado, IWM

Zamzamsooyaal (Somali)

Waa maxay 'Zamzamsooyaal'? Zamzamsooyaal waa kanal telegraf ah oo ka faallooda qormooyinka, gabayada, xikmadooyinka, iyo wararka caalamiga ah. Kanalkani waa goob doon ah oo ku taal markabka kala duwan ee wararka caalamiga ah ee bulshada Soomaaliyeed. Zamzamsooyaal waxaa loo yaqaanaa goob lagu sharaxay ama loo muujinayaa kala duwanada qormooyinka, gabayada, iyo xikmadooyinka Soomaaliyeed, sida xulashooyinka caalamiga ah, khayraadka iyo waxyaabaha kale ee aan mar walba aad u baahanyahay inaad ogaato. nnKanalka Zamzamsooyaal waxaa lagu darayaa dad badan oo ku jira bulshooyinka Soomaaliyeed ee xirfaddooda ka dhexeeya qormooyinka iyo gabayada ayaga oo ka faa'iideysanaya inay heli karaan wararka, aqoonta, iyo xogta caalamiga ah ee uu sahlayaa. Xiligii aad ku cusubtan kanalka Zamzamsooyaal, waxaad ka heli doontaa qormooyin cusub oo ku saabsan arrimaha caalamiga ah, gabayada cusub, xikmadooyin cusub, iyo adiga oo fahmi kara dhammaan xulashooyinka iyo maqalada qormooyinka iyo gabayada aan soo saari karo. nnHaddii aad tahay qof Soomaali ah, ku dari kara kanalka Zamzamsooyaal si aad u hesho macluumaad cusub oo ku saabsan qormooyinka, gabayada, iyo xikmadooyinka Soomaaliyeed. Ku hadal qof Soomaali ah oo kuu ah dadka wanaagsan oo ka gudubka ah wararka caalamiga ah iyo khayraadka dhammaantood.

Zamzamsooyaal

22 Sep, 11:02


la igama baran inaaa qof dhaawaco wxn ahay badd weynta oo kale qofkii i bartaa igarta kaan i aqoon ayaa quusta muhiimad iima laha sida aad ii taqaanto lkn wxaa diirada saartaa sida aan isku arko ani👍

Zamzamsooyaal

30 Jul, 07:48


Qofka dareemi waaya maqnaanshahaaga ogaw joogitaankaagana ma dareemaayo❤️

Join @mulkisharaf

Zamzamsooyaal

27 Jul, 05:40


Maalin un way kuu rumoobi doonaan Dhamaan rajooyinkaaga iyo riyooyinkaaga iyo duco kasta oo aad ku ducaysataa
INSHA'ALLAH❤️

Zamzamsooyaal

25 Jul, 14:10


Dadka waxey Dhahan 🗣️
Qalbiga wnagsna mar waliba farxad ayuu la kulmaa ❤️😂
Lkn Qalbiga wangsan Waqtiyad intisa ugu badna wuxu la kulmaa dhawacyo fara badna💔😱✌🏼

@mulkisharaf

Zamzamsooyaal

24 Jul, 11:33


Ilaashada kuwa idin jecel waayo kuwa aad jeceshihin lama oga iney idin jecel yihiin iyo in kale.❤️😊💕

Zamzamsooyaal

23 Jul, 15:36


Dabeecada wanaagsan lama iibiyo, lama soo iibsado, mana lasameeyo, balse waa hibo uu Eebe siiyo qofka uu jecelyahay waxa ayna kamuuqataa qofka isaga oon afkiisa dhaqaajin

@mulkisharaf

Zamzamsooyaal

16 Jul, 09:26


Waxaan jabiyay kun darbi si aan adiga kuu helo kaliya, laakiin adigu ma garanaysid waxaan ka ahayn sida loo jabiyo qalbigayga.💔😥

@mulkisharaf

Zamzamsooyaal

07 Jul, 06:11


Iska jiri dadka aan laheyn hiil aan ilaahy swt ahayn hubkoodun uu yahay baryada❤️😊

Zamzamsooyaal

04 Jul, 09:10


Si kata oo aad daciiftinimo iyo murugo aad u dareento marnaba ha u xiisin qof adiga la,aantaa ku nool raaxo


@mulkisharaf

Zamzamsooyaal

02 Jul, 17:10


Run ahantii aad ayee u qurux badan tahay marka uu qof dadaal adag u sameynayo si uu kaaga qosliyo darteed!.🫀💋🥹💕

@mulkisharaf

Zamzamsooyaal

01 Jul, 17:29


Daruurta iyadoo dusheena taagan ayey meelkale ku da'da
Sidaas oo kale ruuxa aad umaleyso inuu ku garab taagan yahay cidkale ayuu daneeyaa 😣🥀


I'm com back

@mulkisharaf

Zamzamsooyaal

01 Jul, 12:02


Somaali❤️😍☺️

Zamzamsooyaal

05 May, 18:33


Dagaalka ugu wayn ee ruuxu galo waa kan uu naftiisa la galo.

Nafteenu haday hogaanka inoo qabato nolasheena aduun iyo aakhiraba waxay noqotaa shalayto iyo hoog is barkan oon dhammaad yeelan doonin, hadii aynu innagu hogaaminana waxaynu ku naaloon doonaa farxad iyo degaansho.

Riyooyinka aynu leenahay waxaynu gaadhi karnaa maalinta aynu nafsadeena gacanta ku dhigno.

Ogowna ma jirto cid intay inoo timaado inna badalaysa,ama innagaa boodhka ka kici ama habaaskaas baynu dhex jiifi doonaa ilaa wadku inoo yimaado.

إِنَّ اللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُوا مَا بِأَنفُسِهِمْ ۗ

" Ilaahayna ma dooriyo wax dad ku suganyahay intay ka doorinayaan waxa naftooda ku sugan".

Zamzamsooyaal

04 Apr, 08:57


Ku raaxayso waxyaabaha
yaryar nolosha, maalin
maalmaha ka mid ah ayaad
dib soo fiirin doontaa kadibna
aad ogaan doontaa in ay
ahaayeen waxyaabaha
waaweyn. waan hadalka kaliya aan nafteyda ku dhiiriyo una qalma inaan ka fikiro cufnaantiisa....SYL

Zamzamsooyaal

09 Dec, 08:00


maxan u rajeyay mansab muunad leh masuul sare io caqil muuqda munadisa
mxuu rajedeyda kayeelay mugdi madow
mxuu madaxeyga duugay maalin cad
yaa nacas mooday masuul maqaam leh
moolacyada ugu duceyay io maqaawiirta
mooday maalin uun maciinsanaayo harkii
maan laheen mansabkiina ayuu ku ciyaari
maan rajeynin wax maankeyga wiiqa goor
😢😢Sooyaal😢😢

Zamzamsooyaal

03 Dec, 07:00


Dharaaro io Dhiganihiisa

Dharaaraha susumayow dheeree
Noloshaa dheelineysay dhabow
Dhaxuu dhib jiraa dhammaaday
Dhamacyada i gubaayow dhamaaw
Dhalashada dhalaannimadeydii
Dhoolacadeenta hadba dharaaro
Dhabo jexidi labo wada dhalatay
Tusmada dhalin io dhalaankodi
Dharaaro nolol dhalaaleysay oo
Dhammaan dhidabada loo tagay
Dhashii lagu dhalay baan ahaa
Dhacdadii dhacday dabadeeed
Qof dhantaalan oo dhuntay baan ahaa
Daryeel waalid dhashiisa dhoorta
Dhiirigalin hooyo dhiiran oo karti eh
Dhashee barbaarisaan dhinac ahay
Farxadi dhammaatay waqti dheer Dhalaan ilaa dhallinyarnimo
Dhidabada dib u dhilay baan lahaa
Dhalaanimadeyda wixi i dhaafay ayaa
Dhalinta maanta la dhilayaa ee dheeho
Dhiganaha weyne ayaa la dhinac ahay
Qalbi dhibkiisa qexin ayaa dholocadeya
Dharaaro isoo maray ayaa ka dhiidhiyaa
Dhalintaa dhashooda u dadaalaa
Dhemanki i dhalay muu dheehan
Dhalinta maanta dhinaca aan ka joogo
Dhuuxaba dib ayuu u dhilaaa dhiigga
Dhibane dadka kale dhibkoda arko
Ka dhiidhiya oo dhiiriya baan ahay.
........Sooyaal

Zamzamsooyaal

14 Oct, 11:16


1992-023 mxaa farqi ah oo u dhaxeeyo iney dadkeena u dhintaan baahi, wax baan baranay, wn shaqeynay, waliba soomaliya cilmiga u baddan eey bartaan waa caafimaadka. Hadaba mxaa khaldan sideena loo sixi karaa🥲

Zamzamsooyaal

26 Aug, 07:11


Dunidu waa cajiib mar bey kaa qoslisaa marna wey kaa ooyisaa, qof aad jeceshahay ayaa ilbiriqsi ku nacdaa qof aad necebtahay ayaa ilbiriqsiyo ku jeclaataa! Noloshu waa meerto runtii😇 SOOYAAL

Zamzamsooyaal

20 Aug, 07:34


Ogaa alla ogee wacnanta muqeda
Garashada maanka sare muunadiisa Miisaaniyada qofkii mudnaa doorka
Halyeeygii laga meeray xaqiisa
Ayaa u dooda oo loo maraa .
SOOYAAL