2. Mararka qaarna qof ex-kaagii ah baa kuu soo laabanaya, sababtoo ah intii aad kala maqneydeen oo dhan, waxa uu sugayay in khilaafkii/dagaalkii idin dhex maray uu wakhti ka soo wareegto, oo aad dib isku maqashaan xilli la wada hadli karo.
Xikmadaha Nolosha ❤️✌🏻 Telegram-Beiträge

“Our life is too short and i want to live forever 📖🕯.”
1,600 Abonnenten
592 Fotos
16 Videos
Zuletzt aktualisiert 06.03.2025 08:45
Ähnliche Kanäle

36,678 Abonnenten

4,182 Abonnenten

2,236 Abonnenten
Der neueste Inhalt, der von Xikmadaha Nolosha ❤️✌🏻 auf Telegram geteilt wurde.
1. Mararka qaar qof ex-kaagii ah baa kuu soo laabanaya, sababtoo ah waxa uu soo waayay qof adiga kula mid ah, oo uu kaaga maarmi karo.
2. Mararka qaarna qof ex-kaagii ah baa kuu soo laabanaya, sababtoo ah intii aad kala maqneydeen oo dhan, waxa uu sugayay in khilaafkii/dagaalkii idin dhex maray uu wakhti ka soo wareegto, oo aad dib isku maqashaan xilli la wada hadli karo.
2. Mararka qaarna qof ex-kaagii ah baa kuu soo laabanaya, sababtoo ah intii aad kala maqneydeen oo dhan, waxa uu sugayay in khilaafkii/dagaalkii idin dhex maray uu wakhti ka soo wareegto, oo aad dib isku maqashaan xilli la wada hadli karo.
Intelligence alone is not nearly enough when it comes to acting wisely.! 🤔
Waayihii hore, si ay lammaanaha is qabaa Soomaalida dhexdeeda uga noqdaan kuwo lagu daydo (role model), waxaa khasab ahaan jirtay in ay noqdaan lammaane ah siyaasiyiin, aqoonyahanno, ganacsato, wadaaddo, u dhaq-dhaqaaqayaal bulsho, ama kuwo kal adag oo nolosha samir iyo dedaal kaga gudba.
Hadda laakiin, lammaanuhu si ay u noqdaan kuwo lagu daydo, oo dad malaayiin ahi taageeraan, waxaa muhiim ah keliya in ay yihiin labo doqon, oo si anshax xumo leh meediyaha (media) ugu baahiya muuqaallo muujinaya qooq, diin la’aan, xishood xumo, iyo niiko bes.
Taasi waxa ay ka dhigan tahay in ay dadku berigii hore inta badan ka fekeri jireen aakhiro, nolol, hormar iyo mustaqbal, halka ay hadda ka fekeraan gogol iyo raaxo bes!

Waxa jira, dad ku ixtiraama iyaga oo aan dan gaara kaa rabin, ku maamuusa iyaga oo aanad ka sharaf badnayn, ku dhagaysta adiga oo aan ka cilmi badnayn, ku caawiya iyaga oo aan kuu tar sheegan, ku dhiirrigaliya iyaga oo aan qabiil iyo wax kale kuugu xilanaynin. Dhammaan wanaagyadaasi waa kuwo xujo ah, oo u baahan inaad adiguna intaa in leeg amma ka badanba samayso. Haddii aanad gudi karin abaallada laguu galay, ugu yaraan adiguna caawi inta kaa hoosaysa ee garabka iyo gaashaanka u baahan.
Nolosha waxa xurmo iyo xeerin ba iga mudan qof kasta oo wuxuun i taray amma qalbigiisa wanaag iigu haya.! 🥰

Waxaad dadka waanisaa
Xumaanta ka weecisaa
Dhalliishaaduna wax-sheeg
Wanaagsan ahaan kartaa
Markay weedhaada iyo
Uurkaagu is waafaqaan.
Xumaanta ka weecisaa
Dhalliishaaduna wax-sheeg
Wanaagsan ahaan kartaa
Markay weedhaada iyo
Uurkaagu is waafaqaan.
.
Maalin baan Farmasi( Pharmacy) tegey waxaanna ku idhi "isii farihii hooyaday" wuxuu igu yidhi; maxay yihiin faraha hooyadaa? Waxaan ku idhi "markii aan yaraa haddii ay hurdo la'aan igu dhacdo,oo aan iskaba waayo wax hurdo ah,madaxa ayay ii masaxi jirtay(salaax) kedibna waan seexan jiray.
~Ad'ham Sharqaawi.

Jacaylka dhabta ah.
((إِنِّىٓ أَخَافُ أَن يَمَسَّكَ عَذَابٌ مِّنَ ٱلرَّحْمَٰنِ))
Jacayl midka ugu qiimaha badan waa inuu qofka kugu dhiirigeliyo adeecidda Alle. qofki aysan aakhiradaada muhiim u eheyn kuma kala jecla, haddii qof saaxiibkaa ah aad xumaan ku aragto oo aadan ka waanin ogoow inuu jacaylkaaga qabyo yhy.
Dadka qaar ayaa leh waxaan ilaalinayaa dareenkiisa, waa tahaye in aad dareenkiisa ilaaliso iyo in aad naar ka badbaadiso yaa fiican?
Cumar Bin Khaddaab wuxuu dhihi jiray: haddii aad aragto in aan waddada xaqqa ah ka lumay, xoog ii soo jiid oo igu dheh: Cumarow Alle ka baq, waad dhimaneysaa!

Caasinnimo xarga goosatay, waalidkaa mic🎤 loo qaadanoya!
Sheikh baa waxaa so wacay nin ka cawanaya aabihi, sheikhi bu kuyiri “Aabahay waxuu igula dhaqmaa xidhiidh ka kooban shan erey oo ah cay, bahdil, duudsiin, xanuun, baadiyayn.
Waxaan macaansada inaan inkaaro Aabahay inuu ilaahay soo saaro asagoo indha’la’ su uusan u arkin naxariista eebe, ma ii bannaantahay inaan habaaro Aabahay madaaman dulmane ahay? Sheikhow hana i dhihin baari u noqo”
Shiekhi baa yiri “Ninkii wuu i afdaboolay intaanan jawaabin, wuxuuna igu yidhi, "Ha i dhihin baari u noqo…waxaan ku dhahayaa hadal aan kaa farxin doonin….Aabaha haba ahaado nin saa u xun, adiga xaalkaaga maka duwan yahay ilaah sow kuma farin inaad baarinimo iyo axsaan u fasho waliba adigoo naftaada ugu raaxeynaya.
Kaalay Qur’aanka kariimka aan ku tusaaleeye…Aabaha ma waxuu ka gaalnimo Iyo Dulmi Darnaa Aazar Nabi ibrahim Aabihii
hantidisa miyuu kuu diiday, guriga miyuu kaa soo saaray haduu sameeyay xatta dab inu ololiyay miyuu usoo banbaxay ayadoo dadka oo idil arkayo waliba adigoo gacma xeran inu dab kugu xooro, Nabbi ibrahim intaa Aabihi ayaa ku sameeyay waliba xaq asagoo ugu yeeraya
saa oo ay tahay aayada badan baa kuso arooray nabi ibrahim sida uu aabihiisa ugu hadal jilcanaa asagoo dhahayo “aabow aabow”
Ilaa marki uu mari waayay uu yidhaahdo ilaah baan dambi dhaaf ku waydiina…waliba xitta asagoo gaalnimo ku dhintay ilaah dambi dhaaf u waydiiyay.
Sheikhi oo hadalka wataa yiri “ waxay ahyd inaad ilaahay barido si uu uso hanuuniyo aabahaaga, oo khaatumo wanaagsan uu siiyo, oo saa sheegaty waliba aabahaa waayeel yahay, waxuu xaq kuugu laa cod dheer iyo mid hoosaba inaad ugu duceeso….doodkasto iyo dhibkasto aad ka tabanaysana ilaah kaliya kusiin karra asaga kaliya!”
Ilaahay nama fitneeyo caasinimo xarga goosatay baa socota.

Qof kasta oo si uun ugu jira nolosheenna farriin ayaan u reebnaa ama ay noo reebaan. Qof ayaa weli sheegaya kaftan uu kaa bartay. Qof ayaa weli isticmaalaya ereyo uu kaa maqlay oo isugu jiri kara kuwo wanaagsan ama xun. Qof ayaa weli dhegeysanaya ama daawanaya muusig; heeso, filin ama macluumaad kale oo aad bartay ama la wadaagtay. Qof aad caawisay ayaa weli garawsan abaalkii aad u gashay. Qof ayaa weli dhoollacaddeynaya marka uu xasuusto waqti aad wada qaadateen. Qof ayaa weli adeegsada talo ama waano aad maalin siisay. Qof ayaa meel kasta oo uu joogo weli ku dhaata saameyntii aad ku lahayd noloshiisa. Qof ayaa kaa bartay sida wax loo jeclaado ama fanka waxdiidista. Kuwo ayaa kaa bartay deeqsinimo iyo nafhurnimo. Kuwo ayaa kaa bartay xumaan oo idil. Dad waxaa jira aad noloshooda oo dhan si uun ugu milan tahay, ayada oo laga yaabo in aysan kuu sheegin balse farriintaada si uunugu daabacan tahay noloshooda. Waxa aan si joogto ah ugu mahadnaqaa qof kasta oo wax wanaagsan ama xun i baray, waayo, qof kasta waxa uu gudbiyaa sida uu u qaabaysan yahay, sirtuna waa in uu wax uun i baray oo aan laga ii sheekeyn ee aan tijaabiyay.
“لا حول ولا قوة إلا بالله”
Markaad tiraahdo “لا حول ولا قوة إلا بالله,” waxaad ka qiraysaa inaad ka baxday itaalkaaga oo aad u wareegtay xooggii Alle,
waxaad ka baxday tabar yaridaada oo aad u wareegtay awoodda weyn ee Ilaahay, waxaadna ka tagtay faqiirnimadaada oo aad u wareegtay hodantinnimada kaydka Alle , waayo kaliya Isaga ayaa awood u leh inuu xaalad walba ku beddelo hal kelmad oo ah “Kun” (Noqo! wayna noqon).
Macnaha “لا حول ولا قوة إلا بالله” waa in addoonku u gudbo xaalad ilaa xaalad kale isagoo ku tiirsan kaliya xoogga Alle. Waa eray weyn oo ka mid ah khasnadaha Jannada! Haddii arrin ku adkaato, aduunyaduna cidhiidhi kugu noqoto, oo dhammaan waddooyinku kugu xidhmaan , ha ka daalin inaad tidhaahdo :
“لا حول ولا قوة إلا بالله”
waxaad arki doontaa waxyaabo layaab leh oo mucjiso ah, idamka Ilaahay.