DAARUL CILMI ONLINE

@daarulcilmii


DAARUL CILMI ONLINE

10 Oct, 12:00


Asc Waxaynu bilaabaynaa casharo insha allah diiniya.

DAARUL CILMI ONLINE

03 Oct, 13:38


Asc walal Hadaad rabto inaad barato qaacidatu nuuraaniya qaab fudud ilasoo xidhiidh
https://wa.me/2520634964567

DAARUL CILMI ONLINE

20 Sep, 13:08


Halasoo qabsado

DAARUL CILMI ONLINE

20 Sep, 13:07


Live stream started

DAARUL CILMI ONLINE

16 Sep, 10:04


Asalamu calaykum walalaha muslimka ah meelkasta oo ay joogaan waxaanu bilawnaw cours cusub oolagu baranayo quraanka iyo xifdigiisa maca tajwiid iyo bilaw habfudud sidookale waxaa lasocota higaada waxaanu kuu baraynaa hab tayadeedu sarayso mudo afar bilooda waana labo kiitaab kitaabkasta waxaanu ugu talagal nay ardayga labo bilood kitaabka kowaad waxa uu ardayga barayaa xarakada iyo qaabka ay ugasho haday tahay xaraf ama kalimad subaxa arbacada iyo khamiista waxaa lagaqaadi imtixaan casharkaaga hadaadka gudubto waxaa lagudhihi soo akhri casharkale oo aadan dhigan balse casharkaaga ay iskumid yihiin inta lagusoo diro cod ahaana usooduub hadaad dhamayso afartaa bilood waxaa lagusiin ashahaado

faahfaahina kala xidhiidh
Dheeraada saa uhesho maamulaha madarasada la xidhiidh

https://Wa.me/+252634964567

DAARUL CILMI ONLINE

10 Sep, 15:40


Qaaciidatu nuuraaniya ayaa jira oo course ah isna kusoobiir fasalkan oo iska diwaan gali👇

https://chat.whatsapp.com/CaZ0SvxFcIjH0EfImv8n5N

DAARUL CILMI ONLINE

10 Sep, 12:10


asc walalaha dhamaan kuxidhan barteena waxaan idin xasuusinayaa
Inaanu bilawnaw cours cusub oolagu baranayo higaada  waxaanu kuu baraynaa hab tayadeedu sarayso mudo afar bilooda wixii faahfaahina kala xidhiidh
0634964567 ama 0634979075

Ama kusoo biir fasalka isdiiwaan galintu kasocoto ee whatsapp

https://chat.whatsapp.com/CaZ0SvxFcIjH0EfImv8n5N

DAARUL CILMI ONLINE

21 Aug, 03:14


Madoonaysay Inaad Barto Xifdiga Quraanka kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah iyo maadigaba Hadaba Kabaro Hada
MADARASADA DAARUL CILMI ONLINE 📙 📖

= MAADOOYINKA

↗️ Barashada Xifdiga Quraanka kariimka

↗️Barashada Tafsiirka

↗️Barashada Higaada

↗️Barashada Carabiga

↗️Barashada Siirada Nabiga

↗️Barashada Soomaaliga

↗️Barashada English ka

↗️Barashada Xisaabta

➡️Barashada sida dadka loo gujeediyo muxaa darooyinka

Halkan igalasoo xidhiidh
https://wa.me/2520634964567

DAARUL CILMI ONLINE

17 Aug, 09:01


asc walalaha dhamaan kuxidhan barteena waxaan idin xasuusinayaa
Inaanu bilawnaw cours cusub oolagu baranayo higaada  waxaanu kuu baraynaa hab tayadeedu sarayso wixii faahfaahina kala xidhiidh
0634964567 ama 0634979075

Ama kusoo biir fasalka isdiiwaan galintu kasocoto ee whatsapp

https://chat.whatsapp.com/CaZ0SvxFcIjH0EfImv8n5N

DAARUL CILMI ONLINE

15 Aug, 20:03


Kitaabka alcarabiyatu bayna yadayk hadaad ubaahan tahay sadexdiisa qaybood ama luuqada carabiga ilasoo xidhiidh
https://Wa.me/+252634964567